F. ROOBLE | XOGTA DAHSOON DFS | ITOOBIYA | TURKEY | MASAR | KG

  Рет қаралды 52,110

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 161
@saidahmed3524
@saidahmed3524 Ай бұрын
Faysal Rooble haloo duceeyo in Allah cimrigiisa u barakeeyo,waa faro ku tiriska soomaali ku siihadhey ee aqoonta iyo dhaqanka iyo diinta Soomaaliyeed aadka u yaqaan. Waayo aragna ah wax badana og. Faisal is very proud person.
@zalwadjama3037
@zalwadjama3037 Ай бұрын
@@saidahmed3524 Amiin wll
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar Ай бұрын
Waar kani waa Munaafaq wayn oo beenaale ah MOU-GA dhexmaray Somaliland iyo Ethiopia ayuu ka xun yahay iyo horumarka reer Somaliland Ethiopian nacayb iyo shisheeye nacayb midna kama aha
@saidahmed3524
@saidahmed3524 Ай бұрын
@@Abdiqadir_Omar hadaad adigu jaceyl uqaadey itoobiya gurigA aabahaa sii oo albaabka hore ee banaanka ah seexo oo waardiye u noqo, dhaxalkii awoowyaashaana adeeradaa itoobiyaan ha siiyaan, howshaa markaad soo qabato, markaas ayaa lagugu kalsoonaan karaa.adeer muusana aad difaaci kartaa hadii kale waa munaafaqad ayaad wadaa.
@alinoor6515
@alinoor6515 Ай бұрын
Feisal roble prof ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@alinoor6515
@alinoor6515 Ай бұрын
Abdi hafid plse always bring prof roble aleays
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Ай бұрын
Professor Roble markasta noo keen waa nin uqalma inlawareysto Maanshaa Allaah ❤❤❤❤
@Alankiika
@Alankiika Ай бұрын
I salute you, Sir, Feysal you are the best Somali political analyzer
@ra-lk8yv
@ra-lk8yv Ай бұрын
Faysal rooble next president of Spmaaliya, we need him
@AbdiMohamed-zd1no
@AbdiMohamed-zd1no Ай бұрын
Allow Ethiopia Jabi Somalidana Quwee Yarabiiiiii🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@faah-l2d
@faah-l2d Ай бұрын
ilaahay idin jabii idinka aaamiiin
@drhamdawarsame6180
@drhamdawarsame6180 Ай бұрын
Aamiin Allah ha jabiyo Ethiopia iyo gaalo oo yuhuudi u horrayso
@khalidqawdhan3265
@khalidqawdhan3265 Ай бұрын
allow somalia jabbi
@abdirahmanas2583
@abdirahmanas2583 Ай бұрын
Asc brit som iyo mr- faysal rooble waana mas'uulka aan xiiseeyo sharaxaadiisa mahadsanidiin dhammantiin soo daa abdi hafid😊👍
@jaabirmohamed7523
@jaabirmohamed7523 Ай бұрын
We need this man offer here 🙏 he is so special thank
@OsmanHaji-ig7tr
@OsmanHaji-ig7tr Ай бұрын
Professor F. Rooble aad iyo aad ayu u mahadsan yahay . Kheer Allah siiyo.
@AbdulahAbdurahman-yh2vm
@AbdulahAbdurahman-yh2vm Ай бұрын
Thank you
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 Ай бұрын
Wa professor aan aad ujeclahay in an wareysigiisa dhegeeysto si caqligal ah ayuu uhadlaa Allah ha xafido
@Yusuf-se9us
@Yusuf-se9us Ай бұрын
Mahadsanidiin weriye iyo aqoonyahay. Shaqo fiican bbaad umadda u haysaane
@Khalif-f1v
@Khalif-f1v Ай бұрын
Prof feysal rooble xog ogaal great job wadani dhaba
@abdihassan8244
@abdihassan8244 Ай бұрын
AQOONYAHANKA CAANKA AH SOMALIYEED DR FAISAL ROOBLE aad ban kusalamaya manshallaah tabarakallaah
@RosaSants
@RosaSants Ай бұрын
Masha allaah alle ha xifdiyo aqoon yahan feysal
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Mnsha allah faysal waa ku mahadsanyahay warbixinta guud ee qiimaha badan ,Brit.somali Tv waad ku mahadsantahay sida aad u soo casuuntay faysal,waayo waa aqoonyahan geëscaleerd africa aad ula socdo ,siiba arimaha hada socdo
@abdirahmanmoalim5562
@abdirahmanmoalim5562 Ай бұрын
Thank you so much feysal rooble si fcn ayaad inoogu sharaxday
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
C/xafid ,profesor ka aad baa loogu baahan yahay warbixintiisa,pls casuumaada faysal soo badi insha allah
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
❤ noolow Feysal rooble nin aragti dheer from hargeysa
@CaamirMuuse-qd5hw
@CaamirMuuse-qd5hw Ай бұрын
Masha allah Mr rooble iyo c/xaafid ❤
@Fardowsa-ql3mr
@Fardowsa-ql3mr Ай бұрын
Masha Allah aderkan Somaliyed wa inu madaxwayne isuso shaxaa asagokale ayaa somaliya wax kabadali kara❤
@maryanxuseen5620
@maryanxuseen5620 Ай бұрын
Mashaa Allah Mr Fayisal Allah haku xafido
@ahmedsalah3462
@ahmedsalah3462 Ай бұрын
we need more of Faysal Rooble air time pls
@KolomboMaalin
@KolomboMaalin Ай бұрын
Maashallah Feysal Rooble aqoonyahan aad u wanagsan
@abdullahhassan1059
@abdullahhassan1059 Ай бұрын
Nin culus f.rooble sln sare❤❤
@AliBaashe-iq8jy
@AliBaashe-iq8jy Ай бұрын
Somalia guul
@CabdiCagjar
@CabdiCagjar Ай бұрын
Mnsha allh mudane faysal wxbadan ayuu iftiimiyey
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 Ай бұрын
Iyo Imaadaaka
@ra-lk8yv
@ra-lk8yv Ай бұрын
Dr Faysal Rooble Next president of Somalia... haduu tartamo he will win, he is the real deal
@alifarah5262
@alifarah5262 Ай бұрын
Mowjad hoose ayaad ka hadleysaa
@AbdiAgood
@AbdiAgood Ай бұрын
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida 🎉😂❤❤🎉😂❤❤
@RosaSants
@RosaSants Ай бұрын
Guuuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@heesosomalicusubchannel9263
@heesosomalicusubchannel9263 Ай бұрын
Professor rooble soobadi waraysiyadisa wa nin qabiira waxbadana og
@Ibraahincabdiabiib
@Ibraahincabdiabiib Ай бұрын
Fafalaqaynta barafasor Faysal Rouble Wanxiseya
@kbpost6947
@kbpost6947 Ай бұрын
Waraysi emotional ah sidaas miyaa aqoon yahanimo ah markaa, wxd jeceshay uun baa ka hadashay facts ka hadal
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 Ай бұрын
Faysal rooble guul iyo gobanimo
@AbdiAgood
@AbdiAgood Ай бұрын
Asc Faysa Rooble wuu Mahadsanyahay Soomaali siyaasi Daacad ah oon jirin Iyo Nidaam awood Qaybsi oon jirin DF iyo Dawlad goboleedyada Sharci kala haga ma leh
@MahamedMohamed-q9u
@MahamedMohamed-q9u Ай бұрын
Guul Dawladda Soomaaliya❤
@IssackMohamedsSheikh-ji4yu
@IssackMohamedsSheikh-ji4yu Ай бұрын
Professor Feysal Rooble wuxu ku wanaagsana wasiirka dibada
@ra-lk8yv
@ra-lk8yv Ай бұрын
wuxu ku si wanagsana madaxweynaha Somaalya. Faysal R
@TheAlishire
@TheAlishire Ай бұрын
Faysal rooble wasiir fiqi hadal wasiir kuma hadlin
@mustafesaluute6237
@mustafesaluute6237 Ай бұрын
Indho iskar, Somalilamd bada leh, iyadaana la heshiisay Somaliland ethopia , waxay aydaan lahayn ayaa ku haysataan ethoipia .
@saidahmed3524
@saidahmed3524 Ай бұрын
Guriga aabaana ee aad degan tahey waxaad sii saa qof Ethiopiën ah, adiguna banaanka seexo oo waardiye u noqo. Caqliga aad ku hadleysaa waa noocaas,adeerkaa dhaxalkii awoowgaa haku wareejiyo Ethiopiën…………………
@saidohassan8376
@saidohassan8376 Ай бұрын
Nin waalan walaalkii baa u fiyow,
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 Ай бұрын
Kani wuxu wanag iyo heshiis dhex dhigi kari waayay reerkiisa iyo abtiyaashii (gk iyo jaarso), markasad aqoon iyo caqli bidaysaan waa nin cuqdadaysan
@mayo3607
@mayo3607 Ай бұрын
@@abdifataahdeyibseid3269 Jaarso ma aha abtiyaashii. Bartire,Absame ayaa Abti u ah.
@GuledAbdi-jn6tc
@GuledAbdi-jn6tc Ай бұрын
@@abdifataahdeyibseid3269 benale ayad thy oo tuga oo orom ah
@shamsudiinfahiye7966
@shamsudiinfahiye7966 Ай бұрын
Waxa orom afsomali bartay ka ahow
@sidalifido5353
@sidalifido5353 Ай бұрын
Maasha Allah soomaali nin kan oo kala Allaha u badiyo
@XassanAli-h4z
@XassanAli-h4z Ай бұрын
Somaliya waxan urajena guul
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx Ай бұрын
Salaan sare wariye Abdihafid iyo professor faisal iyo bahda BRTSOMALITV.
@farhiyamh
@farhiyamh Ай бұрын
Waa nin aqli iyo wadaninimu isku hasta Allah xiftiyo
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye Ай бұрын
Waa runtii f.rooble
@AmiiraCadey-y6q
@AmiiraCadey-y6q Ай бұрын
Hero faisal roble
@faah-l2d
@faah-l2d Ай бұрын
ilaahay ha burburiyo maafiyada somalia isku sheega ah
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Ай бұрын
Ascm salansare profs faysal
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 Ай бұрын
Waa arin fiican hadii abiye joojin waayo fara gelinta waa leys faragelin
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj Ай бұрын
ASC Walaal c xaafid aad baan u dhageystaa BR Somalia khaasatan wareysiyada Walaal Aqoonyahan Wadani Feisal Roble fadlan 8daa bog EE uu soo wado bal noo soo bandhig aniguba qoraa baan ahay
@MrSultaan99
@MrSultaan99 Ай бұрын
CULUSOOW DOWLAD MAYAQAAN , WADANKIINA ASAGA IYO GABADHIISAA BOOB KUHAYA.
@al-qaasimichannl2281
@al-qaasimichannl2281 Ай бұрын
Ilaaaheyba na ilaaliyey kaligiis
@MustafeAhmed-n5r
@MustafeAhmed-n5r Ай бұрын
Waqooyiga ha .aqoomsadeen markaa hawshu way dhamaanysaa
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 Ай бұрын
Yaarabbi jabka iyo tafaaraaruqa uu nala damacsan yahay abii isaga ku celi
@Yaxyeyasin-k3v
@Yaxyeyasin-k3v Ай бұрын
Madaxweyne xasan shekh haduurabo in uu itoobiya kahortago maamulgobaleedada sidhaba ha ulaheshiiyo yuusan indhaha kalalin
@mussejama311
@mussejama311 Ай бұрын
Igu shubo Somali politics
@Xiirey2013
@Xiirey2013 Ай бұрын
Good f rooble
@abdihakimmohamoud8357
@abdihakimmohamoud8357 Ай бұрын
Muddo dheer ayaan Eng Faysal Roble ku xidhanahay, waa Authority Geeska Afrika ah. Ma jiro qof la xog iyo falanqayn ah oo sidaa u taqaan Geeska Afrika. Gaar ahaan Arrimaha Ethiopia iyo Soomalida Dhulka Ethiopia haysataba. Faysal 1972 ayuu bilaabay inuu soo saaro Article cilmi ah oo arrima Geeska kaga hadlayo. Waa dadka dhifta ah ee Soomali ahaan loogu yedhi karo Falanqayee. Analyser.
@ahmedgele113
@ahmedgele113 Ай бұрын
Xuduuda Ethiopia iyo Somalia waa halkee maraa
@ayaanabdi4504
@ayaanabdi4504 Ай бұрын
Adeer waxba hanaga cabsiin xabashi waa iskaga filananhay maamul goboleedna nama celin karo. Ninkasta inta aanu xil loo dhiibin waa wadani waxba carrabka ha calacin af wax cunay xishooye😢😡
@akh8501
@akh8501 Ай бұрын
Haddaan unity ama Midnimo gudaha Somalida la helin Somali khatar bay ku jirtaa. MW Hasan waa kala deri...DULI ALLE KU BAD
@faah-l2d
@faah-l2d Ай бұрын
waaba yaab dadkan aan xamaar oo keliya wada maamuliin ee somaliland u soo ooyayaa so soco siradaay
@jacfar571
@jacfar571 Ай бұрын
Waxa isoo baxday waxa somalia meel la gaadhi wayday sow qoslaaye iyo axadkan waxuu jecel yahay inooga dhigaaya warka iyo xogta ayaa u professoro ah😅😂😂😂 Faysal rooblow heshiiskii wuu fulayaa 💪🏾💪🏾💪🏾💯e xadhko sii diyaarsada intiina bukaan socodka ahi👀
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket Ай бұрын
Ethiopia wa regional hegemony cidkasta ha iska hadashe
@AbdiAgood
@AbdiAgood Ай бұрын
😂❤ kkkkkk koofiyad dhuubtii ahaayeen😂
@AbdiAgood
@AbdiAgood Ай бұрын
Dawlad Goboleedyada ladhaha maxay u aamuseen? 1- M/w yaashii hore Sheekh shariif iyo Farmaajo dhib 2 wasiiradii iyo Hoggaamintii shalay inta Badan 80% kiiba wax danta dalka ka hadllaya ma jiro ???
@aliosmanyususuf6101
@aliosmanyususuf6101 Ай бұрын
Asc.Rooble taariikhda DDS ma Soo koobikaraa iyo dagaalladii ka dhici jiray?
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj Ай бұрын
Waxaan jeclaadaa marka uu leeyahay waan ka gaabsanayaa inaan hor dhoco. Iyo marka uu ka hadlaayo taariikhdii hore ee jigjiga iyo SYL xuseen giire ayuu isoo xusuusiyay iyo rag kale walaahi
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket Ай бұрын
Itoobiya Somalia ciid & dhul kuna haysato ee waxay heshiis la gashay intent jira oo sharci ah
@MahdiAliHussein
@MahdiAliHussein Ай бұрын
Xoog buu u buunbuuninayaa faysal, subjective news
@heerqaran580
@heerqaran580 Ай бұрын
Fiqi rag dheh waa ciyaalka xaafada qaniinyaa qaniinyo laa fujiso Ehtiopia waligeedba lalama xifaaltamin siyaad barre kadub marka lafa dabaalyaqaan mashiidan Soomali waa uun soomali adeer isma dhiibno
@faah-l2d
@faah-l2d Ай бұрын
1977 geesiyadii dagalamay waxay ahayeen reer somaliland waanu ka raalii gelinaynaa Ethiopia waayo waaanu ka gardarayn cag dheeex bilaa abaaal ah oo la adoonsado buu rabay af wayne in wuu xoreeyo waayo waa daarood somalida kale naxariis umuu hayn
@jibeise1
@jibeise1 Ай бұрын
Feysal Roble iyo Aqoonyahanada la midka ah maxa Siyaasada iyo HOGAAMINTA Dalka BanaanJooga ka Dhigay?????
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Ай бұрын
Runtii somalilan hadanay soomaliya aqoonsan umalayn maayo soomali inay hagaagaso waayo taariikhda waxaa lagabartaa wax cid kasta way kadkaan lahayeen umada soomalid haday noqon lahaye labariijin oo walaalo ah xitaa waxa midoobilaa soomalida kale eedariska kujirtaa alow umada heshiisii
@shamsudiinfahiye7966
@shamsudiinfahiye7966 Ай бұрын
Adigana somaliland dadka wada dagan oo wada ogal inay somali ka goostan wey adkanaysa adiga isaqa inad somali kala goyso
@alijama6723
@alijama6723 Ай бұрын
Weli waxa keliya ee fahanka u baahan waa inaga iyo itobiya maxaan ka wada had laynaa ? Ma bad inaga dhexaysa sidii kiinya ayaa lay nooga gar naqayaa ?
@laylabirjeeb9559
@laylabirjeeb9559 Ай бұрын
waa in etobia laga dacweeyaa meel kasta xasuuqii soomaali galbeed ingriiska waa in ladacweeyaa isagaa dadka u shirqooley in laxsuuqo free soomaali galbeed
@AliHaybe-w1y
@AliHaybe-w1y Ай бұрын
Aqoonyhyka somalida ma waxay noo sheegayaan itoopiya burburaysa iyo habaar only ay itoopiya ay ku habaarayaan, waar itoopiya danteeda ayey wadata WAXA is haystaa somalida, ee ka shaqeeya sida Somalida u heshiin lahayd, balse waxaad ku hadlaysa waa kala fogeyn iyo colaad hurin, caqli xumada somalida waa taas 👈👈👈👈👈👈👈
@jammane3880
@jammane3880 Ай бұрын
Faysal Rooble: if you ask me Diinta islaamka wadanka ma lagu dhiqikaraa I would say No
@Abdifatah-j7d
@Abdifatah-j7d Ай бұрын
😊
@yusufhassan1175
@yusufhassan1175 Ай бұрын
Hubkii Culusow ka soo iibsaday Itobiya ee lagu bililiqaysta Galmudug kama aadan hadal. Maxaa P/Land hubkeeda kaaga hillacay nacasyohow, hunguraanka ah.
@AhmedHussein-ze4pe
@AhmedHussein-ze4pe Ай бұрын
Duli iswaraysta warkii igadheh
@John-mu3vy
@John-mu3vy Ай бұрын
Ahmed khaniis futo balaaran uff
@AbdulaJamal
@AbdulaJamal Ай бұрын
Foolish is born as stuped
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 Ай бұрын
Ilaahay swt ayaa na ilaaliya oo aanu ka barinay inuu naga qabto cadawga Ethiopia somalia way u midiobaysaa dagaalka cadawgeeda
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p Ай бұрын
😂😂😂😂 Bada cas yaa leh waxaa iska leh Jamuuriyad barakeysa ee soomaaliland guuuul cadowgii Soomaaliland xaarkiib ka dhamadey 😂
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂cabaadka idinka ayeyba nika dhamaatay amxar raac duluf duluf 😂😂😂😂😂😂😂
@saidahmed3524
@saidahmed3524 Ай бұрын
Guriga aad degan taheyna amxaaro ku wareeji adiguna banaanka seexo oo waardiye u noqo .wiil caqli badan ayaad tahaye
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev Ай бұрын
@@saidahmed3524 adigane sidokle daba dhilif Amxaaro raac somali diid
@KhadarCawil-r6c
@KhadarCawil-r6c Ай бұрын
Odeygani waa nas dhawr jeer ban dhegeystee su aalolaha weydiyo cidla kale ayuu u cararaa war waxan somalia yadaa wadeen ma ogashaybin laga wado hadlo oo kibirka layska daayo anagaa xukuna kone ilaa koone kale
@craxmanaadan1481
@craxmanaadan1481 Ай бұрын
Ninkani ma yaqaano waxan uu ka waramayo
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Ай бұрын
Khilaaf majiree Ethiopia sicad ayeyy dhhulka soomaali iney kuqqdato oo soomaali baabiiso rabtaa
@Asad-h1q
@Asad-h1q Ай бұрын
can’t WAIT❤
@buraale8530
@buraale8530 Ай бұрын
C/xafid wariye baad tahay faysal rooble maaha qof dawlad u shaqeeyay mase hubo markaan eegay hadaladiisa waxaanse is leeyahay ethopia uma shaqeeyo soomaalina uma shaqeeyo. Shu,aadaydu waa faysal waa kuma?
@ismailadam3425
@ismailadam3425 Ай бұрын
Cabdi xaafid ninkani waa beenaale basaas itipiana oo ma aha muwaadin soomaali ah wuxuuna hoosaasinaa soomaaliya ee maxaad ku aamintay
@AbdulaJamal
@AbdulaJamal Ай бұрын
Idoor yakabeenbadan adig ooah yahuud
@nuuraadanwarsame7485
@nuuraadanwarsame7485 Ай бұрын
Waryaaaa hee c xaaaafid waxan markaad dadka horkeenayso ma waxaad wayday hal qof oo dhaaama ma kanaad mooday qof jira انالله c xaaagidow ilaaahaybaanu kugu daynay meeeshaanu ka dhimanay waa xagiina wariya yaasha maxaaa ka diin xun
@AbdullahiSheikhmohamed-t2i
@AbdullahiSheikhmohamed-t2i Ай бұрын
Peace liberty and unity for all. War can't be the solution. The solution is advice. And the wright's of the people should be protected. As well as the immigrants. If two bulls fight s the grass will server.
@billowweyt9196
@billowweyt9196 Ай бұрын
Labo nin oo qaraabo ah oo iaku jiibanayo iga dheh
@faah-l2d
@faah-l2d Ай бұрын
rooble baahanee duufkisuu cunayaa
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 Ай бұрын
Kan adoonka ah ey caloshi u shaqaystaha weyn ah ey afka huuradaley wareyjinaya ey ka hadhay rajiimkii afweyne ey lagu faatixaystay 40sano ka hor iyo kan iska naaxay sidi sac dix ku dhex jira oo cawska daaqaya labaduba waa laba qudhun oo wali inu nool yahay afweyne u qaba laakin cidlow gidaya marka iska neyfsada sida dameer ciyey oo kaley
@cartanyusuf21
@cartanyusuf21 Ай бұрын
AS CAXFIID NINKAN FASAL.OO. KALE WAA NIN AQOONYAHAN AH DEGANA MASUUL AHMA MARKA DOQONKII DARAAD AHAY EE AAD WARAYSATAY. AMNASADOR CAALIM FINLAND QABOWGA LAFAHA KA BUDAAJIYAY HANOO KEENIN MAR DAMBR AWALBA FARMAAJO KA DHIGAY QUNSUL AQOON MALAHAN QAAB QABIIL.KU TAHAY MEELAHAS
@abdurahmanyusuf5012
@abdurahmanyusuf5012 Ай бұрын
WAX CUSUB MA HAYSAA
@saidmirehersi174
@saidmirehersi174 Ай бұрын
Suaal. 2 baabuur oo hub ah ayaa Ethiopia soo gelisay maanta Faysal ma og yahay?
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 Ай бұрын
Waar Kani waa beenaale Waliba kaaga darane Ridoobay oo qowmu luud ah
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf Ай бұрын
🙏🏻🌹💕💋💔👍 KING ABIIY AHMED AND MUUSE BIIXI ETHIOPIA AND SOMALILAND BROTHERS DID YOUR DREAM COME TRUE ONE DAY NEAR BAY BROTHER S8 WEY SOCOTAY
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u Ай бұрын
😂aby Ahmad nagtisay orod gurigisa edeb ku joog yahudka anaga meshena kabax oromo urtoyeey
@AbdulaJamal
@AbdulaJamal Ай бұрын
Nomore Somaliland but idoor land maybe?
@Adnanjama-er5lm
@Adnanjama-er5lm Ай бұрын
Kani waa faataale siduu u hadlaya ka garanysa 😁
@MOAb-xp4hx
@MOAb-xp4hx Ай бұрын
Dawlada Somaliya bal qeex? Xagee xukuntaa? Sharcigee ku shaqaysaa? Yaa maaamula ? Ma hal qoys baa qaran ah? Faysal waa nin Ruwaayad ku jira laakiin aan sugno.. Masar baa dalka la keenay ayadoon Baalamaan la gayn marka waa MUSQUL XASSAN MAAMUUSHO ...KUWA MARAN KU SHUB FAYSAL. SOMALI WAA JIRTA BAA DAWLAD AH
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA: IRAN | RUSSIA | SOMALIA
29:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 92 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY | DAGAALKA  HEZBOLLAH | ISRA
9:26
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 28 М.
amazing#devil #lilith #funny #shorts
00:15
Devil Lilith
Рет қаралды 18 МЛН
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 3,9 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 196 МЛН
БУ, ИСПУГАЛСЯ?? #shorts
00:22
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,3 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA BARIGA DHEXE | SOMALIA
34:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 2,6 М.
WAR AAD OGA FARXIYAY SHACABKA REER FALASTIIN | FILAN-WAA
11:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.
FAYSAL: OO KASHIFAY SIRTA ITOOBIYA | KHILAAFKA SHIRKA GWQ  🔥
36:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 59 М.
'SIRTA KA DANBAYSA EE LA QARINAYO WAATAA | WAA FASHILUU'
12:57
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 20 М.
WAR DEG DEG AH: WEERARKA IIRAAN - XAALADA OO FARAHA KA BAXDAY
52:44
HBN Online TV
Рет қаралды 59 М.
DHIBAATADA HAYSATA QOXOOTIGA SOMALIYEED EE JARMALKA | XOG CUSUB
22:57
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 32 М.
QORSHAHA HALISTA AH EE KACBADA LAGULA WAREEGAYO MA LA SOCOTAA?
17:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 27 М.
amazing#devil #lilith #funny #shorts
00:15
Devil Lilith
Рет қаралды 18 МЛН