U duceeya shakiira dhamantiin in Alle ubad khayr qaba siiyo 🤲🤲🤲🤲😢😢
@gasirasheikhhassan65847 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲oo maxaad hablaha uga reebtay baryada ilaahay awlaad khayr qabta ilhaahay haku siiyo waligaa hala caytamin dadka ayaan ku odhn lahaa wllo
@ImanHassan-w6z7 ай бұрын
Allah Ubad khayr qaba shakiiraay haku siiyo
@sahraJibril-es6ze7 ай бұрын
Amiin amiin amiin ilahay shakira ubad khar qaba hakusiiyo ❤❤❤
@ImanHassan-w6z7 ай бұрын
Amiin
@casalasal64667 ай бұрын
ASC WLSHEY SHAKIIRAY SAMIR OO ALLAHA WEYN EE XAQSOORAHA AH KU DAA WLLO AWLAAD BADAN MATAANO DEG DEG AH OO BARAKEYSAN CAAFIMAD QABA ALLAHA KU SIIYO ALLAHA WEYN AYAAN KUU BARYEYNAA BAAYO CAD LA XOORO IYO CEEB MA LIHID IL IYO CAWRI KUMA HALEESHO WLLO DAR ALLE AYAAN KUU JECLAHAY CAAY NAAG STRESS HAYO WAXBA KUU DHIMIMEYSO EE YEY KU WASAQEYN KA ROONOW RUUX FIYOW MAAHA NAAG WAALID CAAYEYSO
@Zurich5277 ай бұрын
Shakira ilahey caruur qeyr qabtay ha siiyo insha Allah