FAADUMO SHEEKKO AAD U ADAG

  Рет қаралды 15,520

Abdikadir Royel

Abdikadir Royel

Күн бұрын

Пікірлер: 69
@farduusxasan5073
@farduusxasan5073 Жыл бұрын
Ilahay qalbiga haku qaboojiyo reerkaga cusubana Alle haku barkeeyo ubad bariyaaana hakugu arsaaqo ninkagan Alle hakaga dhigo mid ad ku ilawoodo xuman kasta oo ad soo martay🥺
@najmaomar8847
@najmaomar8847 Жыл бұрын
Ilaahay qalbiga ha u qaboojiya gabadha hooyadeed iyo aabaheedna alle u naxariisto guurkaagana ilaahay mid barakooba hakaaga dhigo aduunka waa iska imtixaan saliga nebiga aqri farxad baad ka helaysaa
@ladan3208
@ladan3208 Жыл бұрын
Ilaahay wax ka farxiya oo aad ku nasato ha ku siiyo dumaashidana waa qof fiican oo nasab ah ee Ilaahay jannada ha geeyo.
@herotac2430
@herotac2430 Жыл бұрын
Alle subxaanuhu watacalaa ha ku caawiyo wllo dadkana hooyo iyo aabo ha kaaga dhigo ninkaaga cusub alle ha iskuun barakeeyo caruur wanaagsan ha ku siiyo aamin
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Жыл бұрын
Waa Adeer keed iyo nin keedii Iyo kuwuu abtiga u ahaa Allah waxan u tuugay ifka in lagu Ciqaabo aakhirona lagu Cadaabo
@SahroCaday-e9y
@SahroCaday-e9y Ай бұрын
Alle qalbiga haku qabojiyo reerkagana haku wanajiyo aamin
@HodonCawil-eu3ct
@HodonCawil-eu3ct Жыл бұрын
Ax subxaana alllah bal dul migaa eega iyo ciqaabtaa Waxaaba waxaa iiga daran dulaystahan haarka qaba ee inanta duruufta kaga fa ay daystay ee waliba intuu xaas kiisii ka dhigtay ee hadana rikaatada ku haya ilaaahay waxaan uga bar yayaa cudur aan dawo lahayn ku rido oo ifka ku ciqaabo insha allah Habaar qabaha adeerkeed iyo kii qabayba ee dalkii sil silada ugu xidhnayd iyo intii tacadiga kuugu gaystabayba in ilaaahay ifka haku ciqaabo hooyadeedna ilaaahay haw naxriisto inkastay ilmaheeda dhibta la dareemi wayday Lkn waxaa oodhan waxaa usababa odaygaa habaarka qabee adeer keed wuuna mari wuxuu soomariyay hooyadeed iyo iyadaba Inan aan asxaab nahay bay isku magac yihiin siciido Waad mahdsantahay siciidooy gcliso ilaaahay qalbiga hakuu qaboojiyo wixii aad soo martay oo dhan hakaa masaxo Faraxad aan dhamaan hakuugu badalo iyo caafimaad cibaado suuban gadhaa wanaagsanee sababta unoqotay inaad dhibkaagii sheegtay ee dumaashidaa aad baan usalaamayaa noolaw Walaal inankaa aad nolosha lawadaagtay ilaaahay haysu kiin bara keeyo kii garab kuu noqda dib iyo dheefba kula wadaaga haka dhigo insha allah waaba qof wanaagsane Guulayso farxad caafimaad kuwaar waad uqalntaa inaad faraxdee oo aad ku noolaato nolol tan ugu quruxda badan Aad baan kuu jecelahay gacaliso siciiidooy
@shukriahmed7404
@shukriahmed7404 Жыл бұрын
Ilahay haka farxiyo oo awlaad khayr qabana ha siiyo
@KaafiyaMohamed-vr9cz
@KaafiyaMohamed-vr9cz Жыл бұрын
alleh qalbiga haku qaboojiyo gacalo gurigii aadku nasan lahayad alleh ha kaaga dhigo nolol ta ugu saraysa ayaaa uqalantaa waad nasiib badan tahay wlhi wll wayo aakhiray ku sheqeeyan kuwii ku dhibay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ZahraNur-x6l
@ZahraNur-x6l Жыл бұрын
Kuwi ku dhibaateeyey cuquuba ALLAHA ku sallido Adduun iyo Aakhiro.
@basrahaji4518
@basrahaji4518 Жыл бұрын
Walal qalbiga kaga duceyay Allah dadka hooyo iyo aabo hakaga dhigo abayo mcn
@siciidoaxmed3420
@siciidoaxmed3420 Жыл бұрын
Illahay faraj khayr qaba Ha u furo isaga weyneee 🤲🏻😔. Waa qofkii u horeeye aan maqlo magacayga lehe Alle kurbada haysaa farxad Ha ugu badalo isaga weynee 😢🤲🏻💔
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Жыл бұрын
Allah Cawad khayer qaba haku siiyo Awolaad khayer qabata hahu siiyo
@shadowonyt669
@shadowonyt669 Жыл бұрын
Alle ha ilow siiyo waxii ay soo martay oo dhan ninkeedanna alle haku asturo aamin yaarabi ❤
@Sankaxaji-r7g
@Sankaxaji-r7g Жыл бұрын
Ilaahow kaaga dhig reer Ikii lagu raago dhibdanbana ale kuma tuso walaalo ragu ma wadda xuma adi danbi malihid lakiin alaa kaaga jari aduunkan waa laga tagaaye aqiro la aadi hoyana alaha u naxariisto
@FadumonuurAbdullahi
@FadumonuurAbdullahi Жыл бұрын
Aamiin aamiin yaarabi
@Khadra143
@Khadra143 Жыл бұрын
Abaayo gabar wanaagsan aya thy i.a nolol qurux bdn aya kudanbenesa if iyo aqiro siniyada kuku duceyo❤
@aragsansharaf3520
@aragsansharaf3520 Жыл бұрын
Abayo wakaxumahay wixi kugudacay iskuday ina book kuqortir sida daremisit waadnafisesa anigabo hoyaday kaligay bee idhashay wena dhimatay Allh haunaxaristo abahay na wudhintay kalinimada wan kuladaremaya lakin waxa ogada in Allah uu wehelkenay yahay iskuday ina kahadashit oo cawimad therapy’s ad heshid abayo remember what ever does not kill u make u strong
@themuun5305
@themuun5305 Жыл бұрын
I’m so very sorry this happened to you sis. However what your ex husband is doing is criminal offence; it’s called revenge porn and he will go to prison for that. I hope you and your husband press full charges. My love, prayers and positive energy are with you 🤲🏾❤️💕 As a member of team Adkaatay, I’m your sis ❤❤❤
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Жыл бұрын
Allah qalbiga ha kuu qaboojiyo ninkaagana nin wanaagsan allah ha kaaga dhigo arimahaagana Illahay u dhiibo isku xidh 😢
@sacdiyahassan6498
@sacdiyahassan6498 Жыл бұрын
Sorry abaayo horay u soco wax danbi ah kuma laheyn illaahay qalbiga ha kuu qabojiyo dhib danbana kaa xafido guur qeyr qaba owlaad salixiin ah kugu irsaaqo saygaagana mid marwalba kaa ilaalyo dhibta kaaga dhigo Aamiin
@hoyojama8230
@hoyojama8230 Жыл бұрын
Congratulations walaaley ilaahow Qalbiga kuu Qabooji oo ilaahow awlaad Qayr Qabta ku sii amiin yaa rabi Amiin
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 Жыл бұрын
Qofka wuxuu doortay ayaa ceeb ah waxyaabaha kugu dhacay waa qadar in sha allaah noloshaada dambe illaahey haku hagaajiyo
@halimaahmed6710
@halimaahmed6710 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔 sorry inanta yar
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 Жыл бұрын
Isma dhaman labaduba waa arin cajib ah
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 Жыл бұрын
Walahi anigu adeer waalid uma arko
@maryanruun3351
@maryanruun3351 Жыл бұрын
Ax wlhi wan ka naxey allaha farxad kugu badalo abayo
@istarlinalimohamed3872
@istarlinalimohamed3872 Жыл бұрын
Haa
@Sankaxaji-r7g
@Sankaxaji-r7g Жыл бұрын
Balmaxay uqarsanee ayadoo mareykan joogta oo haysata baruuf maa looyar u qabsatit kasoo kale xabsi baa lagashaa gabarey nolosha mar sadaxad god ha galin ha qarsan xumantiisa
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 Жыл бұрын
Waba markey ugu dar neyd
@nafisakhalif8686
@nafisakhalif8686 Жыл бұрын
Yaaalaah
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Жыл бұрын
Allah Caquubo idin ku Rid Raga Soomaalida waxa ka buuxa bahalo Wadan kee waxa gubayaa waa Taasoo kaleSubaxanallah
@SacdiyoCabdulaahi-by5wd
@SacdiyoCabdulaahi-by5wd 7 ай бұрын
😢😢😮😮
@hamdi27889
@hamdi27889 Жыл бұрын
Deeq iyo deeqo prt 24
@tressahassan8947
@tressahassan8947 Жыл бұрын
Subxanallah. Inanta.n.waxas.odhib.ah.ayadaa.isku.keentay.waayo.hoyadaa.qofkii.dalaya.maxa.kuraciyay.hablow.iska.jira.dhibatada😢😢😢😢
@nafisoabdi7549
@nafisoabdi7549 Жыл бұрын
Haa waan ku maqlaa
@ZahraNur-x6l
@ZahraNur-x6l Жыл бұрын
Farhad aan dhamaan ALLAHA ku siiyo ADDUUN IYO AAKHIRO ALLAAHUMMA AAMEEN. Awlaad Saalihiin ah ALLAHA idinku IRZAAQO. Hooyana ALLAHA u naxariisto. ALLAAHUMMA AAMEEN.
@hoyojama8230
@hoyojama8230 Жыл бұрын
I am very sorry walaaley alha kuu fududeeyo
@madamhasmah2771
@madamhasmah2771 Жыл бұрын
Waan ka qirooday wlhy ax ax sorry sister guurka mid khayrka leh Allah ha kaga dhigo farxaad ku waar wllo tasbiixda iyo dikriga badso xbbti ❤❤❤❤
@Tufaax1403
@Tufaax1403 Жыл бұрын
Haaa
@umafnaan5197
@umafnaan5197 Жыл бұрын
Abayo ilahay haku boga dhayo noloshana dib kuma xumeeyso farxaad warta rabi Subxanallah waa tacala hakaga dhiigo ❤
@idrisshossein2074
@idrisshossein2074 Жыл бұрын
Massallah, my sister
@nafisoabdi7549
@nafisoabdi7549 Жыл бұрын
Haa tamaandho
@sucadbileahmed8004
@sucadbileahmed8004 Жыл бұрын
Wll usheek ninkaga siduu Kuu caawiyo
@hodenmalin5841
@hodenmalin5841 Жыл бұрын
Hadey marekanka jogto ha dacweso ninka
@suhurhaji3095
@suhurhaji3095 Жыл бұрын
Illahayow qalbiga wuu qaboji nolasha inta kaa dhiman faraxad ugu dhame
@amxaar
@amxaar Жыл бұрын
Maa. Dacweesid. Odayga. Xun. Sheekada. Waxbaa. Ka qaldan
@noramohamedibrahim7208
@noramohamedibrahim7208 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ikranhaji2241
@ikranhaji2241 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@Qadraibrahim
@Qadraibrahim Жыл бұрын
Haa walagy maqlaa
@cawralacasoowe2072
@cawralacasoowe2072 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢
@sucadbileahmed8004
@sucadbileahmed8004 Жыл бұрын
Alle haku gargaaro ninkana Rabi xaqa ha garansiiyo
@fardowsoahmedmuse1881
@fardowsoahmedmuse1881 Жыл бұрын
noloshu kumaciisho mardanbe abyo 😢
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 Жыл бұрын
Aduunka ader ayan ugu nec bahay xuman ay ixu meyen maha ee wa she koyinka lagaga caba nayo ayan ku nacay
@Qadraibrahim
@Qadraibrahim Жыл бұрын
Asc wr wb
@hoyojama8230
@hoyojama8230 Жыл бұрын
Umaqalantid Qumayga adeerka ahaa uma qalantid uma qalantid qomaamo iyo ciil uma qalan uma qalad kan kugu dhacay
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@xadiyoxadiyo4644
@xadiyoxadiyo4644 Жыл бұрын
Maxaad ukala qarin xaaladdaada beri buu suuqa kamaqlaayaa in ninkaas sawiro kaa haayo
@fardowsamohamud9701
@fardowsamohamud9701 Жыл бұрын
Illahow gabadhaa u gargar
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 Жыл бұрын
Gab dhaha waxan uga yabay balwad ban bartay mad mel iska soo sartid maxa balwad kuuge yey dowon 😊
@manaalcarap8196
@manaalcarap8196 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭🥹🥹🥹🥲
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 Жыл бұрын
Yaa allah ilaahow u gargar
@dajiyaatteyehwais9630
@dajiyaatteyehwais9630 Жыл бұрын
Deeq iyo deeqa part 24
@hoyojama8230
@hoyojama8230 Жыл бұрын
He cant do that your in America there's a low you grow up in America i am sorry but you should know better baayo
@ZaraOmar-u6u
@ZaraOmar-u6u Жыл бұрын
Haa
@fatoumahdi5188
@fatoumahdi5188 Жыл бұрын
Haaa
@ZaraOmar-u6u
@ZaraOmar-u6u Жыл бұрын
Haa
CARUURTII LA DAYACAY FAADUMO SHEEKO MURUGO AH
1:14:25
Abdikadir Royel
Рет қаралды 14 М.
FAADUMO SHEEKO AAD U ADAG
1:50:37
Abdikadir Royel
Рет қаралды 15 М.
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,1 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
FAADUMO SHEEKADII SHEEKOOYINKA
1:44:11
Abdikadir Royel
Рет қаралды 24 М.
NINKII TUUGA AHAA FAADUMO
2:11:12
Abdikadir Royel
Рет қаралды 22 М.
SHEKH CABDI RAHMAAN OO DHULKA LAGU JIIDAY CEEB MABA KARTO NINKA
7:42
QISO FAADUMO WAA QISO MURUGO BADAN OO KA BILAABANTAY MIIGA
3:32:09
Sagal media 24k
Рет қаралды 20 М.
FAADUMO LABO SHEEKO OO ADAG
2:24:05
Abdikadir Royel
Рет қаралды 30 М.
FAADUMO SHEEKO CULUS
2:02:16
Abdikadir Royel
Рет қаралды 17 М.
FAADUMO NINKAYGII AYAY II DIIDEEN iyo Caruurtii
44:19
Abdikadir Royel
Рет қаралды 6 М.
FADUMO/QISO  AAD LA YAABI DOONTO, NINKII AY WALASHEED  KA QAADEY AYAA QABA...
1:06:14
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,1 МЛН