FAAH FAAHIN XAALADDA SSC KHAATUMO DAGAALKA CEERIGAABO WARARKII UGU DANBEEYEY

  Рет қаралды 21,385

Madani Production

Madani Production

Күн бұрын

Пікірлер: 202
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 15 сағат бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga meel dheer gaadhsii Mahadsanid❤️
@FardusFardusElmi
@FardusFardusElmi 11 сағат бұрын
Ssc guuul marwlba difc dalka waa muqadis walhi
@mcnncm1318
@mcnncm1318 8 сағат бұрын
Ina XAAWA BADHI CAD BACARARSAME FATAKAX
@iwarsame946
@iwarsame946 14 сағат бұрын
Guul dhulbahante forever inshallah ❤🎉💪🪖
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 сағат бұрын
walle dhulbahante ilaahay geesinimo wuu ugu deeqay oo ugu ronaaday iyo tayo iyo tabarba maashaa Allaah bal dir waqooyi oo dhan ba iskugu tagtay ilaahay guusha dhulbahantu siiyay
@zarcah9147
@zarcah9147 14 сағат бұрын
@@firdowsmusay-ze9gs Aammiin🤲
@doroogo6811
@doroogo6811 12 сағат бұрын
Cabaas Madani My Chief Garaad 👑👑👑💪🏾💪🏾💪🏾
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 11 сағат бұрын
Allaha Gusha xaqa ah loo midoobo Qulubta Dadka Harti mideyo.walala yaal yaana laidin kala fur furin.waayo khawarijta waa cadow aan idin kala soceyn.
@ahmedtaajir5434
@ahmedtaajir5434 14 сағат бұрын
Absolutely Garaaaad in halgan 2bo jibaaar laga dhigo waaaye
@usstarlogistics600
@usstarlogistics600 11 сағат бұрын
Waa Xaqiiq dab ah Mahadsanid
@FadumoLiban-n2l
@FadumoLiban-n2l 12 сағат бұрын
Cabaas waxaa ilaahay ina siiyey guul goojacade ayaan ku hawshoon khilaaf dhexdooda nimankaan way soo diyaar garoobeen
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w 12 сағат бұрын
Hartiweynow qadiyadiinu mid ha ahaato difaaca dhulkiina laabta ka ogaada guul iyo gobanimo ssc khaatumo state of soomaaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤
@BahjoSaid-m3s
@BahjoSaid-m3s 10 сағат бұрын
Wax harti ladhoho majirtoh falastiin xaarka iyo baroorta hajoojiso
@mohamedhussein634
@mohamedhussein634 10 сағат бұрын
GUUL GUUL GUUL SSC WAR KAAGA AAD BAAN U DHAGEESTAA RUN SHEEG BAA TAĤAY., GUULEYSO WARYE
@abdishirwa9554
@abdishirwa9554 8 сағат бұрын
Dawladda dhaliisheeda hoos udhiga -All Khatumo Force -Will Win
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 13 сағат бұрын
👍👍RAGANIMADU sidaas weeye, HOOS isugu soo NOQOSHADA maamulka ama HARTI hadda looma baahna, WAQTIGEEDIINA maaha ee MIDNIMO iyo WADAJIR baa loo baahan yahay oo inoo BALLAN ah. GUUL INSHA-ALLAAH 🇸🇴⚔️🐎🇸🇴
@alishaafi9380
@alishaafi9380 6 сағат бұрын
Sax weeye way jiraan qaal cadaystaycayda reer ssc marka waxan u arkay u jeedadsdisa ka manta doonaya cidla in uu iga helo lakiin waan ka horeya
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 14 сағат бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 waa ruunteda Eedo Allaha ka aqbalo GUUL Cidanka Darawiish Harti SSC Khatumo Staat 5 D 💯🇸🇴 GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🦁💯🌹😘👌❤🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hamsahassan280
@hamsahassan280 10 сағат бұрын
M.a❤❤❤❤❤❤
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 9 сағат бұрын
Maaa shaaa alaah laaquwata ilaabilaah alaah subxaanahu watacaala habarakeeyo haguuleeyo ha xiftiyo jamahiirta xaq udirirka
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 12 сағат бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu SSSCCC khatomo GUUUUL insha guuleyasta aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲 butland🇸🇱👍☝️☝️☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️♥️♥️♥️
@kaafikaafi
@kaafikaafi 10 сағат бұрын
Dagaalka Sokeeye Halajoojiyo. Cadowga Soomaaliyeed, Waa Xabashi iyo Mareeykan Iyo Yuhuud Iyo Kenya. Ee Iyaga Iskaxoreeya.
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 13 сағат бұрын
That’s true guuleyso Guusho waa SSC khaatumo 💙💙💙💙👍
@abdinur9475
@abdinur9475 13 сағат бұрын
asc talaada hiis ugu sheek ssc shacbka iyo dowlada iyo waxa garatka iyo garadyada,this is good idea ,iidoorka waa cadogeena iiska ilaleya
@alishaafi9380
@alishaafi9380 6 сағат бұрын
Diyaar weeye dhan kasta cadow iga jiro waan aqaan
@Mahmeedahmed-b5z
@Mahmeedahmed-b5z 13 сағат бұрын
guuulesty guuuul ssc ❤ ssc guuuul ssc ❤ ssc guuul ssc ssc❤ darrrrrdo medoba ❤❤❤
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh 12 сағат бұрын
Urursamaale lagu eegaya Dhulbahante 👺😤😤👿👺
@jonyar701
@jonyar701 8 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂 Musa Ismail is not easy wallahi
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 13 сағат бұрын
Cadowga argagixisada SNM idoor calacalka baroorta madayan Hala soo afjaro ceerigabo waxa joga
@Burcawi24
@Burcawi24 11 сағат бұрын
Hhhhhhhhhhhhh ceergaabo ragi lagaa baa haysa waati laga baacsaday😂😂😂😂😂
@zarcah9147
@zarcah9147 14 сағат бұрын
Ilaahay cadowga hajebiyo,... Ssc guul inshaa allaah....
@MaxamedaliHaybe
@MaxamedaliHaybe Сағат бұрын
Kkk adoo jabay oo kaa hayno sarakil bad dadka soo khaldaysa😂😂😂😂😂😂
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 9 сағат бұрын
Waxay ilatahay isimada reer ssc waxay qaateen hadalkii aha iska amusa oo mamulk udaaya talada lakin hada waa wakhti godii ayalajoogaa
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h 3 сағат бұрын
Mj Puntlander ah dawlada SSC 10 dhaliil a u haya lakin wa laqay wayo Idoor a iga daran
@CabdiXasan-cu5ch
@CabdiXasan-cu5ch 11 сағат бұрын
Af nooli waa hadlaa Eyna waa hadlaa Il mada iskadu 😂😢😅
@majeedqorashi4724
@majeedqorashi4724 4 сағат бұрын
Xaar wayne 😂😂😂😂😂
@Umo580
@Umo580 13 сағат бұрын
Wadhab inaan kaguulesaney mamul 34 sano kaguulesany 💪💪💪💪👌👌👌👍👍👍🫶🫶🫶✌️✌️✌️✌️🫶🫶🫶⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️
@MrkeepgoingTrueman
@MrkeepgoingTrueman 14 сағат бұрын
Cabaas niyad jabka ka daa Jamaahiirta oo guulaha aanu gaadhnay ka hadal oo Ceeriigaabo qabsanay sheeg ha qarin😢😢😢😢😢
@BahjoSaid-m3s
@BahjoSaid-m3s 10 сағат бұрын
Rer ssc khatumo waayoh marka khaatumo beykasheekeynayaan warsangalinah weey kubaroorsnayaan. Doelad shidaslkii shubankariweysay waaqosol😂😂
@ismaaciilcabdulahi3343
@ismaaciilcabdulahi3343 15 сағат бұрын
Masha.allah abti❤cabas❤guuul in sha.allah wan galeyna dagaalka❤
@Burcawi24
@Burcawi24 11 сағат бұрын
Ceergaabo ka huleele hagar aadanki hoobalayn jiraye
@AbdirizakmohamedAbdilaahi
@AbdirizakmohamedAbdilaahi 3 сағат бұрын
Xaaladdo dhulbahante waa galigiia waa wax aad looga xumaado
@SuadaDahir-l7u
@SuadaDahir-l7u 6 сағат бұрын
Warsangali balayada ku dhacday oo ay dagaali u fail waayeen maxaa waaye uff Guul SSC
@HidayaAli-u1d
@HidayaAli-u1d 11 сағат бұрын
Hawiye ayaa ku jira
@xamseyaasiin4594
@xamseyaasiin4594 13 сағат бұрын
Aar heedhe ma waxba idiin hadhay walahi waa laydinka dharginayaa dagaal somalilnad waa mid ❤
@KowsarCumar-p6c
@KowsarCumar-p6c 6 сағат бұрын
Labadeena adaan waxkuu hadhin wax kle kusoo guur
@IsmailHasan-w6o
@IsmailHasan-w6o 6 сағат бұрын
Fariidkii wu calaacalyaa manta adeer putlanad iyo somaliland mid uun iska xaadiri
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h 8 сағат бұрын
True story about us
@abdilahiayuu4362
@abdilahiayuu4362 12 сағат бұрын
Nabad Nabad Nabaad Wax Dhaamaa Ninka Hayaa Halaag. Haw Diyaargaroobo
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 11 сағат бұрын
Cabaas waa inaa qirataa guusha kula ma dhan
@abdulrahmanmohammed8608
@abdulrahmanmohammed8608 13 сағат бұрын
Adiga iyo kuwa cuqdadaysan ayaa danbika dadka qaxay iyo kuwa dhintay la weydiin doonaa 😂😂😂
@MrkeepgoingTrueman
@MrkeepgoingTrueman 14 сағат бұрын
Cabaas waa ku xun yahay in halganka uu soo afjar may 😢😢😢😢😢😢
@abdirazakkhalifkarshe
@abdirazakkhalifkarshe 14 сағат бұрын
Khatuumo state guul Sscguul ❤❤❤❤
@abdulrahmanmohammed8608
@abdulrahmanmohammed8608 13 сағат бұрын
13:07 dhimashada ayay ka ordeen ma waxaad ku leedahay wada dhinta 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waar ileen reerkaaga waad necebtahay 😂😂😂😂😂😂😂😂
@samirr546
@samirr546 12 сағат бұрын
Isaga ayaaba dhimasho ka soo tahriibay,oo meel fog soo istaagay sidii uu u ordayey ilaa somaliya!!!
@maryananshur5732
@maryananshur5732 11 сағат бұрын
Waa runtaa waa in aynu dhulkeena difaacanno
@MohamudOmar-bf7fv
@MohamudOmar-bf7fv 12 сағат бұрын
CABAAS XOOLAAD TAHAY CAQLINA MA JIRO WAXAAD TAHAT DOQON ABAAL LAAWE.NINKA YIRI ODAYDA CUMAR MAXAMUD HABEENKII BAY ISKU XAARAAN BAQDIN HAWIYE. WAJIGAAGA AYEY DOQONIMADU KA MUUQATAA!!!
@muhumedAbdi-m3l
@muhumedAbdi-m3l 13 сағат бұрын
Ssc halagu galo onnly iska daaya maakhri wakhalad hadhow halaheshiiyo marka hore wa inlagu gala ssc
@FaadumoMaxamed-mb5os
@FaadumoMaxamed-mb5os 13 сағат бұрын
Taariicdaa hailaawin
@FaadumoMaxamed-mb5os
@FaadumoMaxamed-mb5os 13 сағат бұрын
Madani yoow Warakamar kaadsoogelineey so kudar taariicda
@somfunsays8617
@somfunsays8617 13 сағат бұрын
Kuwa dhulbahante rogey waa kan oo kale 😂😂😂
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 12 сағат бұрын
Ader laascaano puntland baa xoraysay ceergaaabo Haddii ayaan qaban warsanagali iyo dhulbahante ma xoraynkaraan Isuma dhigmaan ssc iyo somaliland Iyagoo ssc kabka dhaqaalaha puntland siinayso Intaa ay haystaan ayey difaacikaraan Ilaa waqti 😊 Markii laascaano lagu dirirayey 750 tickinko ayaa puntland u dirtay. Ayku jiraan ciidankii dhulbahante oo puntland 😊😅
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 7 сағат бұрын
16 wiil oo mj ah ku dhimatay laascaanood 700 wiil oo dhulbahante baa dhiiga shubay savaayada iisoo dub adigu
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 9 сағат бұрын
Middakale anagu waanshakiyey ee masixir baajira maxay u aamusan yihiin isimadii iyo dadkii waxgaradka ahaa dagalka ceerigabo
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 13 сағат бұрын
kuwa halakan guul ku haya ma naagaa mise waa caruur guuldarada caawa taal ninka guush soo qoraya habeyn ma jiro
@jamladane1891
@jamladane1891 14 сағат бұрын
garaad guul InshaAllah
@AxmedDuufaan-uw3sb
@AxmedDuufaan-uw3sb 14 сағат бұрын
Cabaasow inadeer maamulka iyo hogaanka khaatumo dhaliilaha ka muuqda maaha mid ay ka ilduufeen ee waa ku talagal waayo dhibaatada dadkeena reer ceerigaabo muddo dheer bay socotaa ma markaan guuldaretsano ayaan la xisaabtameynaa?
@FarxaanDirac-s6b
@FarxaanDirac-s6b 13 сағат бұрын
S.s.c..telesom...ha.iskasaarto..weey.guuleeleyesanaysaa.s.s.c
@BahjoSaid-m3s
@BahjoSaid-m3s 10 сағат бұрын
Tktok baaubadanahy kulahaa aangaab faanayah bal maxeeysookordhineysaa😂
@shire1212
@shire1212 14 сағат бұрын
Dhulbahante nacayb majeerten u dhimo
@AnisoAbdi-i3b
@AnisoAbdi-i3b 12 сағат бұрын
Tolkey waad isoo duceysen mansha alaah waan cafimadey inyar moyane naag tole iga dheh maansha alaah tolkey dhulbahante waa dhulbahantihii dhaladka ahaa nag tole iga dheh ay live you awowgey idhal tolka nasabka ahi gabdhaha ma bacsadan cawradooda wax walba hadey ku tirahdo dankama galan cayiska daaye kabhadey la dul istagto iskama khabtane waycararan dadka nasabka ahi waa kaa reer dhan oo gabadh cawradeeda bacsanaya waa mid dhib ka sameynaya iyo mid ku faraxsan waligey waxan oo kale ma arag waa yeyey cadow gamurey ah xolahagey kugu dilayan xitaa haday xolahaga iyo hantidada kugu soo weraran oo khoryo kusoo khatan adiguna Khoriga la soo baxdo oo hantidada difacto oo markas xaqdaradii khof kaga dhinto kuligod baroor bey khabsanayaan inkas casarkii nafta lagadhimayso dagalku haduu barqadii dhacey reer dhan baa ninkii ku dulaya umada somaliyed dad badan baan jeclen dulmiga markan duco ka dalbado iduceya idinkana jasakalaa kher baan idin leyahey khofkii awlad leh siiba Gabdho leh oo ale kacabsi leh gabadh la xume yey waa uu ka danqanayaa becows waxa uu heystaa waa Gabdho marka dadka wan wanagsan ee ilahey kacabsada walahey dulmigu wuu Tabtaa jidh kodu dulmiga ma khadan karo becows jidh kisii baa islanimo ku jirtaa
@simbarelaxing-music1564
@simbarelaxing-music1564 14 сағат бұрын
United national waa in qoladii qabilsanayd waa inay bilawdaa shaqadii hore😢😢😢
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 12 сағат бұрын
Dadka harti weyne xogiisii iyo walalnimadi shalay markii laga wada aamusay iyagu dhiiga isu sheen meeshii kalsoni iyi jacal kadhalan lahayad loo kal orday dadki shalay indhaha kafirsanaye Aman ugudhaqaqay walakodna cay ugu dhaqaqay dhigii oo quyan kuwasna ya runta u shegaya butland 🤔🤔🤔
@MohamudMuse-x4k
@MohamudMuse-x4k 12 сағат бұрын
Dhulbahantow talo maalin bay idinka hoos baxday waa Barqadii aad isaaq oo cararaya aad ka hadheen oo aad salinta fariisateen, waxay ahayd in aad qabsataan degaamo ay degaan si ay muran u galaan nabadgelyaduna usoo dhowaato.
@ummuisra6721
@ummuisra6721 14 сағат бұрын
Maamulkuu wuu hurdaa maxaa khaldan waa inay sheegaan in dadkeenna ceerigaabo jooga la xasuuqay lana bara kiciyey
@alishaafi9380
@alishaafi9380 6 сағат бұрын
Cadowga awood siiyay
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 14 сағат бұрын
dhulbahante isaaq waa midoobey firdhiye beautiful waa kala kaxeeyey baxaabiis baa leyna ka hayaa tikn8ko badan baa la qabsadey jiidihii waa laga soo cararey bahararsame baana sabab u aheyd yarkaan cabaas baa been lafadhiya
@FaadumoMaxamed-mb5os
@FaadumoMaxamed-mb5os 13 сағат бұрын
Masuulsare ❤fadlin
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 13 сағат бұрын
War iska aamus wax wa og ma ahida😊
@abdiasmigaud2647
@abdiasmigaud2647 13 сағат бұрын
Guul iyo Gobanimo SSC Khaatumo.
@hodanabdi6497
@hodanabdi6497 14 сағат бұрын
Hanbalyo. Ciidamadayada. Geesiyada ah. Guulaysta. Markasta guushu waadhankiina. Gumaada. Cadowga. Ssc khaatumo
@MaxamedAmo-z5q
@MaxamedAmo-z5q 13 сағат бұрын
Kafdanku cabaasoiw uu kaa xidhanyahu ee iska aamu walaal indha aseg waxbz mstaro
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 сағат бұрын
ilaa garaad jaamac garaad ismaacil garaadnimada laga xayuubo oo layska qabto dhulbahantow idoor quusan maayo midakale waba horgal caadiya ee dhulbshantow dhiiginu wuu kaqiimo badanyahay caadifad iyo horgal afmacaan
@YusufAbdille-s8n
@YusufAbdille-s8n 13 сағат бұрын
Aaway yolks Warsame gali Hali Gambian dhulbahante
@ahashi7828
@ahashi7828 12 сағат бұрын
Asc Somaali Illaahay ha ka baqato Somaali waa walaalo gaar ahaan ISAAQ iyo Dhulbahante waa wiil iyo Abti waa dad islaam ah oo xoola dhaqato waa kaa dhimay oo kugu dhimay fadlan dagaalka ha la joojiyo oo ha lawada hadlo.
@khaalid6828
@khaalid6828 13 сағат бұрын
Faqash faqash dhashay
@mahamudnuur7850
@mahamudnuur7850 12 сағат бұрын
CALAACAL IYO OOHIN IYO YAA HARTI HADHOWNA AAD XAAR IGU SAYRTO ADEER UMA BAAHNIYE WAX ISKA CELI
@BahjoSaid-m3s
@BahjoSaid-m3s 10 сағат бұрын
Cabaas waakuooyayaa caawA maxaaloozooshegay awalbah gutadiina mjeerteen baadifaacayy shalay waxii xaar iyo kaadi lasoosawirayy waalayaabay
@khatumo2023
@khatumo2023 12 сағат бұрын
Wax fiican in dhalisha hos wax logu shego Anoha gabadh rer cerigabo
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 8 сағат бұрын
Waxan kutalinlahaa in ay isimadu in ay shirdeg ah isugu yimaadan iyo waxgaradku sigo aamo ded ah loqaato dadkana lojaheeyo qur an badanna hala akhirsto
@MohamedNurJaddid
@MohamedNurJaddid 12 сағат бұрын
Erya mamulka.
@Itzmojii
@Itzmojii 13 сағат бұрын
Cadowgiina barta ogaada
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 сағат бұрын
ssc khaatumo shacab iyo ciidan iyo maamul boodhka iskajafa oo ciidanka geesiyada ssc khaatumo garab siiya oo taageera
@warsamehussien
@warsamehussien 11 сағат бұрын
Kkk yaa cadow idinku ah
@FaadumoMaxamed-mb5os
@FaadumoMaxamed-mb5os 13 сағат бұрын
Sicaan ulasocno wakhtigu
@hodangeele8610
@hodangeele8610 12 сағат бұрын
Cabaas wa lagu bartey dhulbahante walabartey MJ u maleyn mayo in kugu kadsomi Don isdifaac dhiga MJ bilash maha
@khaalid6828
@khaalid6828 13 сағат бұрын
Waad baahantay
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 4 сағат бұрын
Samir. Iyo garab istaag. Ayaa. Loobaahan yahay
@CibaadoCali-d5c
@CibaadoCali-d5c 2 сағат бұрын
cadow genu waà badaa ninja tooreyda kukudhifta iyo kakugu liiliijiya waa iskumi
@Salamin77
@Salamin77 14 сағат бұрын
Aaway Xildhibaanadii SSC.
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 12 сағат бұрын
Ceerigaabo waa meesha ay wax kastaa waadix ku noqonayaan mustaqbalka 1.puntland ( siyaasada)waxay is leedahay hadii dhulbahante Hanan waayo degaankiisa cerigaabo iyo sanaag buuxin maayo maamul goboleed sidaas ayayna khasab ugu noqonayaan puntland oo puntland waxay dhulbahante u isticmaalaysaa siyaasad ah naafayn khaatumo 2. Cirro iyo garxejis waxay is leetihiin hadii ceerigaabo la idinla xukumo daciif baad ku noqonaysaan hargaysa markaa waa in ay micyo mukulaal la soo baxaan oo puntland kula heshiiyaan jabka khaatumo 3..warsangeli suldaankoodu wuxuu dantiisa ka arkay in uu degaankiisa ka dhigo buffer zone uu hargaysa iyo garowe kaga qaata leasing money ama lacag ijaar Dhamaadka dhulbahante wuxuu ku khasban yahay in degaankasta oo uu dego uu calankiisa ka taagto arintaasi waa lama huraan waa jiritaanka dhulbahante cid uu u joojinayo ama hor istaagi kartaana ma jirto😮
@MohamedRoble-s1u
@MohamedRoble-s1u 11 сағат бұрын
PUNTLAND Xoolo kaama haysato Kuumana baahno Awrkaa haku qaado isku tasho😂😂😂
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 11 сағат бұрын
Aniguba ma rabo in ay puntland ii baahato in ay barato keli istaaga ayaan rabaa😆👍
@abdulahmad2368
@abdulahmad2368 10 сағат бұрын
Puntland aa ku waalateen nimanyahoow maxaa rabtaan
@LipaanMohamed
@LipaanMohamed 12 сағат бұрын
Cabasow furinta Ana jooga broplemku waa dadka shacabka ah oo aan tabo bar lahyn Amar qadanayn oo cidaanka hor yacaya qasaraha labada mal mood tasa keentay talo ahaan dadka heer sanag tabo bar halo furo mahad sanidin Waxaan talo ahaan
@farahmohamed6966
@farahmohamed6966 13 сағат бұрын
Guul iyo Gobanimo
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 8 сағат бұрын
Maxay dadkuwax soodiran mabajiro ababulkii iyo Account yadiii amal ee lacagta lagusoodiyey lama iclaamin waxwayn qaldan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 сағат бұрын
garaad jaamac garaad ismaacil ba shirqoolay hartiga cerigaabo iyo reer ssc ba oo watu meel fagaaro kasheegay cerigaabo war fiican ba kahayne kaxeexda saa subixiba idoor werer soo qaaday
@mahamoodyasiin342
@mahamoodyasiin342 14 сағат бұрын
Hadlkago waa xafis garad
@The-informed
@The-informed 14 сағат бұрын
Guushi hore majerten la’antod maydan gaadheen ayagiina waad ku abaaldhacden markad Xassan magafe iyo xitaa eylaygii odhan jiray waa ansax hoos fadhiisaten
@lail111
@lail111 11 сағат бұрын
Abaalka u bahanthay wamaxay meel walba abaal abaal ba la tagantihiin imisa gor bu Dhulbahante ku hiilyie waligiba abaal myiu ku weydeystay? Hadaana waxba nuga darsan kariin af xumadada nagala tag. waxadu wll nimo ma aha ee wa faan.
@The-informed
@The-informed 11 сағат бұрын
@ afxumo nabad na way kaa kaxaysaa colaadna wax kaagama tarto, saqiir iyo kabiir culumo iyo caamoole puntland/majerten iyo Deni waa cadowgena adinka la’idinka hayaa misna hoos fadhiya Hassan culusow oo markaanu garabka iyo gaashaanka idiin aheyn duulaanka kula socday muuse iyo Ismail maantana waxaad u leef leefaysan kuxumeeya puntland. Maalinta aad puntland hiil karabtaan walaal baynu nahay maalinta xaaladu degantahay na cadowgiin ban nahay??? Iskuxishooda tolow
@AlleyaqanMtaani
@AlleyaqanMtaani 14 сағат бұрын
Warkaasi war war sugan
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
NAXID JEESJEES XASASKA  SHIIKH IYO FARMAAJO. IYO DHALINTAN YAABAN
15:25
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 14 М.
Degmada Raydab Khaatumo warbixin ku sabsan
2:51
MAGAN Advocacy Channel
Рет қаралды 5 М.
Dhacda Hargeysa ee labada Meyd ee Gaadhiga laga dhex helay.
1:30
Galaydh Media
Рет қаралды 3,5 М.
MAREEXAAN IYO MW XASAN SHIIKH (5200)
2:06:18
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 7 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН