Faaiidada Ay Leedahay Salaatu Laylka Sh,Barbaraawi

  Рет қаралды 106,884

Baraarug Media

Baraarug Media

5 жыл бұрын

Пікірлер: 151
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 Жыл бұрын
Haqiiq waaye habeen baan anigoo aad u da yar hada naag masuul ah baan ahaye ayaan bilaabay inaan kaco safar baa niyada iiga jiray waxaan ale ka baryay in uu safarkaan haduu shar iiyahay ale iga celiyo haduu qeyr ii yahay ne rabi ii qadaro alx rabi wax idhiba ima tusin bisalaamo ayaan ku tegay meeshaan u socday alxm calaa nicmatul islaam
@Hanad979
@Hanad979 4 жыл бұрын
Waa salaad aad cajiib u ah ninkii fahamsan Qofkii salaatuleyka u kac waa qof ilahay jacelyahay ayaa dadak karsiiya ee ilahay waxaa ka baryi in uu nawaafajiyo salaatuleyka
@saxaneofficial2546
@saxaneofficial2546 4 жыл бұрын
Aamiin wll qlia
@mohammed12751
@mohammed12751 4 жыл бұрын
masha Allah i
@ismahaanpaio8781
@ismahaanpaio8781 4 жыл бұрын
Aaaaamiin
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 жыл бұрын
Alle hyna waafajiyo salaad aad uqiimo badan weyan
@axmedosman980
@axmedosman980 4 жыл бұрын
Amiim amiin aamin waa runtaa wallal allaa nawafajiyo
@saxaneofficial2546
@saxaneofficial2546 4 жыл бұрын
iLaahayoow nakici salaadaa kana abaalmari sheekh Aamiin noodhibyaree Aamiin Aamiin yaarabi
@wacanmohamed8788
@wacanmohamed8788 4 жыл бұрын
I so duceya wlalayal in illahay I fududeyo salatulaylka.
@wasiirawasiira4662
@wasiirawasiira4662 4 жыл бұрын
Allaah hakuu fudaydiyo adiga iyo anagaba
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin wll amba sida ahay wllhy hdn xooga tukado wnka seexanaya
@mohamedabdi9789
@mohamedabdi9789 4 жыл бұрын
Alaah hakufududeeyo
@axmedosman980
@axmedosman980 4 жыл бұрын
Amiiiiiin wallal waa salaad qeyr badan
@ayaannuura2457
@ayaannuura2457 3 жыл бұрын
Illahay noofudaayow
@fouzan1244
@fouzan1244 4 жыл бұрын
Illahay salaatul laylka hanawada waafajiyo dhamaanteen
@ilyaaali9490
@ilyaaali9490 5 жыл бұрын
Ilaahow inta leylka ukacdo nagudar aamiin
@faisachannel6160
@faisachannel6160 4 жыл бұрын
Allaahyow noo fuday saaltu laylka amiiin
@ayaanapdi5030
@ayaanapdi5030 4 жыл бұрын
Mnshll sheekh barbaraawi ilaahayow noo fududee oo naga aqbal yaa rabbi
@aishuabdi7125
@aishuabdi7125 4 жыл бұрын
Ameen ya rabi
@ismailyusuf8683
@ismailyusuf8683 4 жыл бұрын
Mansha allah ilaahaw janaan ku waydiisanay cadaabna waan kaa magan galay.
@nimcomohamedabdi8885
@nimcomohamedabdi8885 4 ай бұрын
Ilaahow salaatu laylka noo fududey ya rabi🤲🤲🤲
@layliinaqalbidhaya3030
@layliinaqalbidhaya3030 Жыл бұрын
Isooduceeya Muraad baan leeyahay inuu ifududeeyo ilaahay dartiis igu sooduceeya🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@abdirahmanbulaale176
@abdirahmanbulaale176 Жыл бұрын
Ilaahay hakuu fududeeyo
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 Жыл бұрын
Yaarabi kuu fududeey
@waberihassan7867
@waberihassan7867 3 жыл бұрын
Machaallah jazzakallah ramadan karim waa 24 maanta 06:05:2021 illahayow sanadka sanadkisa caafimad iyo bash bash iyo barwaqo nagu qaadhsii 🤲🏼🕌🕋🌙❤️
@hoodomaxamedjamac1904
@hoodomaxamedjamac1904 Жыл бұрын
Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaa rabi ilaahow ducada Naga aqabal
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Жыл бұрын
@@hoodomaxamedjamac1904 amin jazzakallah walal qaali wan ku salamay meel kasto oo adunka kaga noshahay 🌹🙏🏻
@nuuramaxmed-jm7pl
@nuuramaxmed-jm7pl 2 ай бұрын
Cawa ayan so boqday ramadan mubarak 20keda 30/3/2024 hadad noshaahy illahy cimri dher iyo caafimad taam ah ayan ku waydiy3y hadaad dhimatayna in illahay janatul firdaws kugu casumo 3:57 subaxnimo
@waberihassan7867
@waberihassan7867 2 ай бұрын
@@nuuramaxmed-jm7pl amin walal wan nolahay illahay aya mahad iska leeh
@user-vq3fy4sk6i
@user-vq3fy4sk6i Ай бұрын
Masha Allah ilaahow noo fudaydi oo noo aqbal yaa rabi
@fatimaabshir8238
@fatimaabshir8238 4 жыл бұрын
MashAllah,JazakaAllh sheekhanaa ilaahay denbigaga ha dhaafo
@user-pv5mt4tf3v
@user-pv5mt4tf3v 4 жыл бұрын
M.a allow Khyr ku sii sh. Jasakala khyer🙏🙏
@Nihaalkhaliif8964
@Nihaalkhaliif8964 3 жыл бұрын
Ilahow salatu leylka inoo fududey😢
@alidhoodhe4975
@alidhoodhe4975 5 жыл бұрын
جزاك اللهخيرا 😍
@aishamohamed5614
@aishamohamed5614 3 жыл бұрын
Yaa allaaah anigu ma tukado ilaayahow iwaafaji yaa raxmaan adigu igu Hal yaa jaliil yaabjabaar
@aishamohamed5614
@aishamohamed5614 3 жыл бұрын
Qiyaamu laylka
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 жыл бұрын
Allahayow na waafaji cadaab naga dhawr jannana nabad galyo nagu gee🤲
@mawliidahmad6320
@mawliidahmad6320 2 жыл бұрын
aaaamin yaa allaha
@ilyaazabdi1379
@ilyaazabdi1379 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@abdifataax1491
@abdifataax1491 2 жыл бұрын
Yaa rabi salaatulaylka noo fududee
@hindahasan1977
@hindahasan1977 4 жыл бұрын
جزاك الله خيراا جزا و نور الله قلبك ؤ قبر ك
@nasrialnasrijama781
@nasrialnasrijama781 3 жыл бұрын
Ilaahay khayr hakusiiyo yaa shiikhanaa
@xirsicawaale5808
@xirsicawaale5808 4 жыл бұрын
جزاك اللهُ‎
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 Жыл бұрын
Walayaaloow markaan haaf dhegeysto baa layga tuurayaa Dabeed sheekhii iyo wacdigiiba waan Waayayaa Subxaani laah
@user-qr2lr8pp9w
@user-qr2lr8pp9w 6 ай бұрын
M.allah jazakalah she qunaa
@muluemebetfassil5266
@muluemebetfassil5266 3 жыл бұрын
ale nasohadee jazakalahu khyraa sheikh barbaraawi
@jimcaalefarax2506
@jimcaalefarax2506 2 жыл бұрын
Salalaahu alaihi wasalam
@hiboosman5488
@hiboosman5488 3 жыл бұрын
Masha allah sheikh barbaraawi
@anisocabdulahi4037
@anisocabdulahi4037 4 ай бұрын
Alle ha nagu hanuniyo❤🤲🤲
@sheikhabdinasirsugulle7498
@sheikhabdinasirsugulle7498 4 жыл бұрын
Masha alaah sheikh jasaakalaah khayr
@uvjvuf17meeday22
@uvjvuf17meeday22 4 жыл бұрын
Ilahay ha naga aqbalo
@uvjvuf17meeday22
@uvjvuf17meeday22 4 жыл бұрын
Yaaa rabi noo aqbaal
@mkhaarjano8268
@mkhaarjano8268 4 жыл бұрын
Mansha allah sheekh barbaraawi
@safiyoaden9023
@safiyoaden9023 4 жыл бұрын
جزا ك لله خير يا شيخونا
@seynab5
@seynab5 5 жыл бұрын
Allow na waafaji
@canabmanshaalaahalaahhaygu3770
@canabmanshaalaahalaahhaygu3770 5 жыл бұрын
jasaa kulahu khayra yaa shaykhuna
@Layla6793
@Layla6793 Жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 Жыл бұрын
Wll yaal isoo duceeya in rabi ubad baari ah igu arsaqo waxaan idanka codsanayaa duco
@abdirahmanbulaale176
@abdirahmanbulaale176 Жыл бұрын
Allaha kuu sahlo caruur baaari ah adiga iyo annagaba dhamaan umada muslimiinta
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 Жыл бұрын
@@abdirahmanbulaale176 amiin amiin yaa alh wll qaliya
@moha-hi6dg
@moha-hi6dg Ай бұрын
Walal allah hakugu irsaaqo ubad khayr qabo insha allah
@hussindahir3557
@hussindahir3557 3 жыл бұрын
Mashallah
@istaahilabdillahi5506
@istaahilabdillahi5506 3 жыл бұрын
MashaaAlllh
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 Жыл бұрын
Masha alh
@mohamedabdulkadirali8487
@mohamedabdulkadirali8487 3 жыл бұрын
Allh ina wa fajiyo
@husseincaska7698
@husseincaska7698 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@user-sm1nm3vm8i
@user-sm1nm3vm8i 2 ай бұрын
Scw scw scw
@ayaanahmed7083
@ayaanahmed7083 3 жыл бұрын
Masha alah
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
Isoo duceeya saladi oo dhan waa laygu adkeeyey
@naarimaansaafi1996
@naarimaansaafi1996 3 жыл бұрын
Alle hakuu fududeeyo wlshy
@abdinasirdool7233
@abdinasirdool7233 2 жыл бұрын
Wallh iska tuko hal hadee idhfto waan cabsadaaa eee is atkee tuko waa bad baadeeee🙏🙏🙏🙏
@mohamedabdi6928
@mohamedabdi6928 Жыл бұрын
Masha alahu
@khadrafaisal2458
@khadrafaisal2458 5 ай бұрын
جزاك الله
@rodamohamed8026
@rodamohamed8026 2 жыл бұрын
Mansha allah
@abdirizakderie6791
@abdirizakderie6791 4 жыл бұрын
Mashaallah
@hoodomaxamedjamac1904
@hoodomaxamedjamac1904 Жыл бұрын
Ilaahow noo fududay salaatul laylka
@mustafajimcaale7861
@mustafajimcaale7861 4 жыл бұрын
mansha alah
@faraxfarah5460
@faraxfarah5460 4 жыл бұрын
Masha allaah allooow no fudude
@hoodoibraahim275
@hoodoibraahim275 4 жыл бұрын
mashalah sheekh alle haku xafido miisanka xasanadkana hakugu daro lkn sheekh su aal banku waydinaya waa maxay xukunka salatu tasaaabix ma banaantahy inla tukado
@maxamedsiidow4460
@maxamedsiidow4460 Жыл бұрын
𝐦𝐬𝐡𝐚𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐡 𝐚𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐤𝐮 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐝𝐨
@safiyanuura3531
@safiyanuura3531 4 жыл бұрын
Masha allah tabarakalah
@faadumoshiikhow4547
@faadumoshiikhow4547 2 жыл бұрын
Aaaaaaaaaaaa
@faadumoshiikhow4547
@faadumoshiikhow4547 2 жыл бұрын
Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
@faadumoshiikhow4547
@faadumoshiikhow4547 2 жыл бұрын
Aaaaàaa
@faadumoshiikhow4547
@faadumoshiikhow4547 2 жыл бұрын
Aààaàaa
@faadumoshiikhow4547
@faadumoshiikhow4547 2 жыл бұрын
A1aàa1a
@hoodomaxamedjamac1904
@hoodomaxamedjamac1904 Жыл бұрын
AAAAMIIIIN AAAAMIIIIN YAA RABI
@abdallemahamed6807
@abdallemahamed6807 2 жыл бұрын
Jasakalaah shekhana
@c.fataaxofficialprogram6347
@c.fataaxofficialprogram6347 3 жыл бұрын
M A sheekhaygii
@aishagaras4532
@aishagaras4532 3 жыл бұрын
M.a
@ayuushdescssfulldy5235
@ayuushdescssfulldy5235 4 жыл бұрын
Asc. Macalin adho mahadsan. Salatulaylka. 2:00Am malatukani kaara?
@hawadahir9560
@hawadahir9560 4 жыл бұрын
Habeen ka 3 meelood markii loo qeybiyo meesha dambo ayaa ufadli badan marka 8saac 9saac 10saac intaas ugu fadliga badan hadaa soo kici karto sorry hadaan xili dambe kuuso jawaabey 😊✌
@ruqiyaahmed502
@ruqiyaahmed502 3 жыл бұрын
Haa wll waaad tukan kartaaa
@Daaris7
@Daaris7 3 жыл бұрын
@@hawadahir9560 wll kawrn 02:30 Matu kankaraa ileen 30 kaaa daqiiqo weeyso iyo Caday Qaadaneeysaa
@shukrinuur2540
@shukrinuur2540 3 жыл бұрын
@@hawadahir9560 abayo wad mahadsantahay
@futumamahamedali6452
@futumamahamedali6452 Жыл бұрын
اللهم صل على محمد) الله اكبر الله اكبر) الحمد لله رب العالمين ) جزاك الله خير جزاء 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍😂😂😂
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 2 жыл бұрын
Rabiyoow naga aqbal
@siciid666
@siciid666 4 жыл бұрын
maaasha alaah tabarakalah ilahayow culumadeena danbigooda iyo kii waaalidkoodba dhaaf aaad bay saameysay muxaadaradan
@falisgalar468
@falisgalar468 2 жыл бұрын
Adbn ujeclahy salatulayka illow iwafaji
@salebanciise5123
@salebanciise5123 2 жыл бұрын
Scw Scw. SCW.......
@salebanciise5123
@salebanciise5123 2 жыл бұрын
Halaga faaidaysto Waliba waxaan ku boorinayaa Dadka dhafra inay Ka faaidaysan Ee wax yaabaha. Aan faaidooyinku inoogu jirin.
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 2 жыл бұрын
Shugran wll haye xiliga salaatu leylka aad dukato isoo ducee
@zahraziyaad6019
@zahraziyaad6019 2 жыл бұрын
Hadan dukaday illhey baryay Wll yaal murad lehay isoo ducey 🤲 waxaa laag yaaba inuu ducadiina illhey I aqbale
@siriyocaad9858
@siriyocaad9858 2 жыл бұрын
Ilhy haku sahla muraad kaada wll
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 Жыл бұрын
Yaarabi muraadkaga kuu zahal
@zahraziyaad6019
@zahraziyaad6019 Жыл бұрын
Thanks wllo qaliya❤❣🙏
@AmatuallahMohamed
@AmatuallahMohamed 4 ай бұрын
الشيخ بربري pdf download free
@safiyoxasan9123
@safiyoxasan9123 Жыл бұрын
Yaarabi naga aqbal
@qadiijaabdi5676
@qadiijaabdi5676 3 жыл бұрын
Masha allaha
@qisaasknolasha7798
@qisaasknolasha7798 4 жыл бұрын
M.a kuwii ku camal fala alle hanaga dhigo
@user-uf5zv4im8v
@user-uf5zv4im8v Жыл бұрын
Maaa
@yasmiinaragsan4582
@yasmiinaragsan4582 2 жыл бұрын
2 rakaco matukan kara plz ishega hadan salatu leylka turakaco tukado cadi miya 😭😭😭😭😭
@djduura4323
@djduura4323 2 жыл бұрын
Haa wa tukan kartaa lakiin 1 rakac oo witri ah in aad kusoo gaba gabeyso weye walashy
@mohacade4025
@mohacade4025 2 жыл бұрын
Haaa abaayo waad dukan kartaa 2 rakcod wayo iyada ayaa ugu yar wana ka badsan kartaa hadaa awodo
@Msshodan4455
@Msshodan4455 3 ай бұрын
​@@mohacade4025 2 iyo halka maka badasan karaa
@rodamohamed8026
@rodamohamed8026 2 жыл бұрын
Shekh imisa.ragcadood sunaha latuka daa
@maxamedfaarax3405
@maxamedfaarax3405 2 ай бұрын
Scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw
@cabdinuurismaciildigeed9957
@cabdinuurismaciildigeed9957 4 жыл бұрын
Allihi aburtay buu leyahay sama u dunya buu usodaga jahilsana oo aqon darana mel walba iyo marwalba alle waa joga samada iyo adunkan iyo adigaba alle idin aburtay hadalada gafka ahna joji
@rawdarawda5678
@rawdarawda5678 4 жыл бұрын
Warnebigayiri scw isagumaodhan
@cabdinuurismaciildigeed9957
@cabdinuurismaciildigeed9957 4 жыл бұрын
sakhawediin mohamud adigu fahamka ka qaldanyahay
@yusufmohamed6049
@yusufmohamed6049 4 жыл бұрын
War iska sax waa xadiis saxiixa Waxaad doontana heyska Oran
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 жыл бұрын
Been Maha inu ilaahay hbnki salaatu leylka samaau dunya uso dego
@comment1827
@comment1827 3 жыл бұрын
Walaal kher alaah ku siiyo qofka waxu aqon ceeb maaha walal nabi maxmad scws aya no shege alle inu samada uso dagaayo tan dunida.....alle meel walbo majoogo kher alah ku siiyo alle samada 7 ayuu ka sareya lakin cilmigisa ayaa koobay cirka iyo dhulka marka wlaal ha noqon kuwii yiri waxi aabayaal keena hesten aya hesan ee dinta towxiidka saxda ah xooga saar walal waayo alle kaliga ayu ku wedin dona qiyamaha kherka alaah na waa fajiyo
@namcoyuusuf863
@namcoyuusuf863 3 жыл бұрын
masha allah
@user-ds6gp9km2l
@user-ds6gp9km2l 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@jihaanabintihassanhassan7407
@jihaanabintihassanhassan7407 3 жыл бұрын
masha allah
Fadliga Salaatu Laylka Iyo Faa'iidooyinka ku jira Sh.Maxamed Aadan
19:21
Qalbiga Waxyaabaha Hagaajiya  Sababana In Uu Toosnaado  Sh.Barbaraawi
22:23
$10,000 Every Day You Survive In The Wilderness
26:44
MrBeast
Рет қаралды 126 МЛН
Is it Cake or Fake ? 🍰
00:53
A4
Рет қаралды 16 МЛН
小女孩把路人当成离世的妈妈,太感人了.#short #angel #clown
00:53
TOWBADA IYO ASTAQFAARTA AYAA LAGU DADAALAA MAALMAHAAN 10 KA AH EE  BISHA CARAFO AMA DIL XIJJAH
20:29
مسجد الصحابة Masjid Assaxaabah
Рет қаралды 7 М.
Calaamadaha Lagu Garto In Camalka La Aqbalay Sheekh Dirir
22:56
Baraarug Media
Рет қаралды 69 М.
Khudbad: Fadliga Salaatul laylka Sh.Maxamed Aadan Muxumed||2019
22:48
Masjid Cali Mataan Channel
Рет қаралды 35 М.
Awooda Ducada Leedahay || Sheekh Cabdirashiid Sh Cali Suufi
22:22
Tasbiix Production
Рет қаралды 98 М.
Afar Arimood Oo Keena Daganaanshaha Qalbiga Sh.Barbaraawi
21:18
Baraarug Media
Рет қаралды 45 М.
Dawada Walbahaarka Iyo Murugada Sh.Barbaraawi
1:25:04
Baraarug Media
Рет қаралды 86 М.
Fadliga Salaatu Laylka Suldaan Sh.Axmed Macalin
30:47
Baraarug Media
Рет қаралды 5 М.