Faaiidada Dhibaatada iyo Murugada ! |

  Рет қаралды 105,681

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 429
@DARKGAMING-yo2un
@DARKGAMING-yo2un 2 жыл бұрын
No twitter No Facebook No Instagram But over 2 billion folowers That is our prophet MOHAMED ❣❣
@saciidliibaancismaan6148
@saciidliibaancismaan6148 2 жыл бұрын
Sallallaahu calayhi wasallam
@hassankaafi638
@hassankaafi638 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم أجمعين
@saajidsalad7217
@saajidsalad7217 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@5-starsnews
@5-starsnews 2 жыл бұрын
"Ha sugin in qof kale ku gaarsiiyo guul nolosha waxa ay ku bareysaa cashar adag kaasi oo ah in aad naftaada ku tashato cidna aadan wax ka sugin allah aan ahayn".
@nasriina3355
@nasriina3355 2 жыл бұрын
👍
@5-starsnews
@5-starsnews 2 жыл бұрын
@@nasriina3355 iso bqo wl subscr
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
ilaahow laylatul qadriga nala kulmi yaa Allah 🤲🏽❤❤❣❣
@suruurhaaji...4490
@suruurhaaji...4490 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi 🤲
@waceyshassan8700
@waceyshassan8700 2 жыл бұрын
Amiin amiin amiin
@AhmedOsman-hv9pt
@AhmedOsman-hv9pt 2 жыл бұрын
Habenka 27 siqaas ufiiri walal iyo dhaman habenada 21 23 25 27 29 siiba 27 insha allah waa helee
@suruurhaaji...4490
@suruurhaaji...4490 2 жыл бұрын
@@AhmedOsman-hv9pt masha Allah wll sax waaye Allaha ku barakeyo sidaa sheegty waa habeenadaa isdhaafka ah insha Allah ilahey kuwi wafaqa hanagu daro wllhi aamiin yaa rabi 🤲
@MA-oo4hj
@MA-oo4hj 2 жыл бұрын
*Qofkii ugu Wanaagsana uguna kheyrka badna, uguna xishoodka badna, uguna akhlaaqda fiicna, uguna ixtiraam ka badnaa inta uu Ebbe abuuray waa Nabi Muxammad SCW❤️
@abbaskhan5405
@abbaskhan5405 2 жыл бұрын
Waxaad ila wadaagtay video gii nolosheyda badalay ayaad maalin ila wadaagtay ma jiri laheyn xasiloonida aan maanta dareemaayo جزاك الله خير الجزاء 🥰
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 2 жыл бұрын
Kee waaye fiidiyowgaas eebow
@qaldos3394
@qaldos3394 2 жыл бұрын
الحمد الله 🤲
@abbaskhan5405
@abbaskhan5405 2 жыл бұрын
@@habilgaraad2441 sxb videoga ka hadlaye sida loo joojiyo cadoyinka xun xun s..da Inaa I fahamtaa u maleenaa
@ayaanlemahamed5234
@ayaanlemahamed5234 2 жыл бұрын
إن مع العسر يسرا. لا تقنط مهما غيرت الأحوال💪💪تسطيع
@unknow1990
@unknow1990 2 жыл бұрын
7
@somfrp
@somfrp 2 жыл бұрын
Xaqiiq waa marwaliba Culeyska ayaa horeeyo
@ayuubadam5435
@ayuubadam5435 2 жыл бұрын
5-tii sanno Ee lasoo dhaafay waxaan wajahaye xalaado iska qallafsan ilaahay dhibatada, murugada, gacan-qabasho la’aanta, ciilka, kalli-nimada, aqoon-yarrida , ha inoogu baddelo wax-qayr-badan Farxad, sacaado, ladnaan, dhiiraran, bulsho-nimo, kaaf-toomid, hodan-tinimo, aqoon, nolol waasac ah ,isagaa baarri ahe ,Aamiin 🤲
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 2 жыл бұрын
amiin wll qli mhdsnd
@abdicasiis1351
@abdicasiis1351 2 жыл бұрын
Kii ugusharafta badnaa uguna xigmada badnaa nabi mohamed zcw ilaaho unaxriizo ilaahay haina waafajiyo laylatul qadriga insha alaah
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 2 жыл бұрын
marwalba farxad baan rabaa ilaahow aduunka jano iga dhig jano aan kusugo jano kale ilaahow intii dhiban dhibta kaqaad ilaahow aduun iyo aakhiraba inoogu naxariis naxariistaada qof adag iga dhigeysaa❤️🤲
@Mohamed_Qadar
@Mohamed_Qadar 2 жыл бұрын
Jano aduuun waxba matarto waydhamaanee Allow naguwada kulmi janatulfirdoos Aamiin wll
@mukhtarahmed1776
@mukhtarahmed1776 2 жыл бұрын
Aduunka raaxo joogto ah maba taalo
@issanixussein4099
@issanixussein4099 2 жыл бұрын
Amin
@mohamedjamaomar8058
@mohamedjamaomar8058 2 жыл бұрын
Aamiin
@izaqueen711
@izaqueen711 2 жыл бұрын
Amiin adun iyo akhiro allha noo naxariisto
@mohammedabdullahi5282
@mohammedabdullahi5282 Жыл бұрын
Murugtan Alow iga saar arimahagga Alow ii fududee aaaaamiiiin yaa Rabbi
@baaarduraan1946
@baaarduraan1946 11 ай бұрын
Aamiin yaa Rabbi
@zhaficimaxamuud8609
@zhaficimaxamuud8609 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم 💓💯
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Salallaahu calayhi wa salaam
@suudixiirey8065
@suudixiirey8065 2 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@abdoulkadir8316
@abdoulkadir8316 2 жыл бұрын
والله يا أستاذ عمر هذا الفيديو من أفضل الفيديوهات في القناة على الإطلاق ... شكرا من القلب ♥️
@suudixiirey8065
@suudixiirey8065 2 жыл бұрын
ماشاء الله
@fartunhaaji
@fartunhaaji 2 жыл бұрын
Fasax ayaa shaqada ka so qate Ramadanka dartis, marka manta aya niyada iska dhahaye ah shaqadiya ku suge, ilaah ayaana ka baryaye inu i macee shaqada, m.a muqaalka wu isi dhiro galiye, tankale alx hadaaba shaqo heysto. Jazakallahu kheyr 💛.
@engismail5043
@engismail5043 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Alle haku barakeeyo aakhira iyo adduunba
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 2 жыл бұрын
Omar bro Khudbadii Nebi maxamad N.N.K.H u Jeediyey Ee Xajatu Wadaac Arabic iyo somali isku turjum insha alllah in aaad videos noo diyaariso rajaynaaa haba dheeradee videos ka sugaynaaa insha allllah
@MohamedOmar-tj2zu
@MohamedOmar-tj2zu 2 жыл бұрын
Masha ALLAH, Dhibkasta oo kugu yimaada, ALLE xagiisa u carar, dadaal iyo adkeeysina la imoow. Ustad Cumar halkaaga kasiiwad dadaalkaaga,
@esmaabdullai222
@esmaabdullai222 2 жыл бұрын
AAN KU SALINO XABIIBKEENA RASUULKEENA (MUHAMMED, CALEHI SALAATU WASALLAAM, ❤️❤️❤️❤️. SALLALAHU CALEHI WASALAM,,
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 2 жыл бұрын
allahu musali calaa muhamed
@c58pro50
@c58pro50 2 жыл бұрын
ustaad waa runtaa hada kahor ayaan kamaqlay shaqsi baraha bulshada caanka ah hadal aad iiga yaabiye oo yiri nin ladhaho SHAH WAH "Nin ciilan ayaa gabyo"
@engmukhtar7267
@engmukhtar7267 2 жыл бұрын
Cyprus murug igu heysaa halkas kuso lu go'ay isoo duceeya Omar inshaar fadlan Cyprus somaalida u iftiimi mahadsanid
@engmukhtar7267
@engmukhtar7267 2 жыл бұрын
@Xalsame Love madrid yaan lagu qaldin wll yurubta kale raadso
@baleelchannel104
@baleelchannel104 2 жыл бұрын
Allaha nugu wada daro dadka naarta laga xureeyo ramadaankaan♥️♥️ aamin yaarabi
@mohamedjamaomar8058
@mohamedjamaomar8058 2 жыл бұрын
Aamiin
@rahmaismail389
@rahmaismail389 2 жыл бұрын
Inshallah Comment gan waxan uso laban dona goortan gusha gara runti way adagtahay. Iso duceya inu culeska alle u iga qada ameen
@axmedculujoog3421
@axmedculujoog3421 2 жыл бұрын
اذا ما ضاقت بك الدنيا فَفَكِر في الم نشرح ____ فعسر بين يسرين متى تذكرهما تفرح
@user-df1hz1lo3w
@user-df1hz1lo3w 2 жыл бұрын
قال الله تعالى( يؤت الحكمة من يشاء ومن يؤت الحكمة فقد أوتي خيرا كثيرا) جزاك الله خيرا أخ الحبيب والله غيرت بأشخاص كثيره بالنظر إلى فكرهم وإلى فعلهم وحتى إلى أقوالهم فجزاك الله خيرا أخي والنبي صلى الله عليه وسلم قال: ......والدال على الخير كفاعله، فدللتنا بخير كثير يظهر في برامجك الغاليه بأن المتكلم هو شخص معتصم بكتاب الله جعل مستند خبره الكتاب والسنه ومن فعل هذا فلا يخزي الله أبدا. وهذا أمر ظاهر لا يعمى إلا من عمى الله به الخير حكمة أظن أنني ابتكرتها وهي مهمه : لا تظن أن العلم كله عند العلماء فالعلم -بحر فيسحب كل من جانب- فأفدتنا كثيرا فجزاك الله خيرا أخي فأغلى ما يعطى ابن آدم هو الوقت فأعطيتنا وقتك فنحن ندعو بك ودعاء الغائب مقبوله كما ذكر النبي صلى الله عليه وسلم أبوبكر أحمد حرسي-برعو
@abdiqaniyuusuf2316
@abdiqaniyuusuf2316 2 жыл бұрын
NABIGA AY NU KU SALINO SALALAAHU CALAYHI WASALAM
@user-tg9cw5el2r
@user-tg9cw5el2r Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 жыл бұрын
Muuqaal u qalma in kun jeer lagu ceshado hab dhaca kalmadaha qu'aan iyo sunne nabi cuskashada hadalka oo dagan iyo waliba ina kale alle ha kaa abaal mariyo wll omar ikhlaasna ilaahay ha kuugu daro waxa aad noo soo tabinayso.
@barkhad21
@barkhad21 2 жыл бұрын
*وأنه هو أضحك وأبكى* لقد صدق الله , بارك الله فيك.
@Burtejunior
@Burtejunior 2 жыл бұрын
Motivational video, thanks Omar Inshaar.
@abdulwahabahmed9998
@abdulwahabahmed9998 2 жыл бұрын
برنامج أروع اكبر مايكون تحفيزي شكرا استاذ عمر
@abdilatif_7
@abdilatif_7 2 жыл бұрын
سيجعل الله بعد عسر يسري..🤍
@baabucilmi
@baabucilmi 2 жыл бұрын
Shukran cumar
@zekeriaabdi5133
@zekeriaabdi5133 2 жыл бұрын
Cidkasta oo dhibato haysto alle haka dulqaado wll.. ustad omer mahadsanid
@engfathicshare8021
@engfathicshare8021 2 жыл бұрын
Way to 600k keep going wllo channel kaliya an dawado
@kingabulceesh2484
@kingabulceesh2484 2 жыл бұрын
Xigmad:marba haddey geerida hubaal ay tahay ha u ogalaanin fuleynimo ee Ka noqo boqor inta aad noshahy 💖👐👏
@abdirahmanabdulkadirmohame9318
@abdirahmanabdulkadirmohame9318 2 жыл бұрын
Maasha alaah wll omar inshaar wax bdn ayaan kaa faaiday walaaha wxaad thy qof caqli iyo xikmad iyo cilmi ilaahay siiyay maasha ,alaah wlle aad baad umahadsanthy
@abdirahmanabdikadir1823
@abdirahmanabdikadir1823 2 жыл бұрын
War sxbow seddexde magaca wata nio
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Keep going bro ogaansho Ramadan mubarak lengend good information 🌙❤⭐🤲
@maxamedmacow1
@maxamedmacow1 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اللهم بلغنا ليلة القدر
@maxamed_axmed
@maxamed_axmed 2 жыл бұрын
أخي عمر جزاك الله خيرا . مع التقدير والاحترام أشيرك -حينما تشارك لنا نصائح وتوجيهات وتضرب لنا أمثلة- فأخذ الأمثلة عن الأشخاص المسلمين غالبا ، لأنّ هناك معلومات خفية يخرج من هذه الأمثلة فإذا كانت المعلومات يُخرج من الكفار فلتكن مخرجة من واقعة مسلم. لتكون مقاطعك حاملة لجهدٍ دعوية ويجزيك الله عنهما.
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 2 жыл бұрын
Weli ada kamida maxaad nagu kordbostay wilili kuwi kuli yey ayaad adigu lacag kusii doonaasa
@aragsan_warsame
@aragsan_warsame 2 жыл бұрын
الحكمة ضالة المؤمن فحيث وجدها فهو أحق بها
@faaraxmaxamed804
@faaraxmaxamed804 2 жыл бұрын
@@aragsan_warsame 💯
@faysalabdulahi7989
@faysalabdulahi7989 2 жыл бұрын
Asw Omer inshaar. Qatar guurkii waa la sii dhiiri galiyay war fursad baad haysataa omeraw ... Kaftan time. Inaad reer lee dahayba kuma waydiin..
@arushyare2025
@arushyare2025 2 жыл бұрын
Marka hore waan ku salmaya Omar inshar waayo mudo vadan ayaan barnaamijdkaga daawan jira sida guusha nolol loo gaaro Inta badan aan ku daabanaya xaqiiqdi noloshada waxyaalo badan ayaa iska badal Adne alle ha Ku sharaf qof wanaagsan tahay
@Anfac__anna
@Anfac__anna 2 жыл бұрын
Alhamdullilah Video gaan markaad soo galisay ayaan daawaday walipa markaas caqabad adag ayaa iheysatay markaas na maanan fahsaneyn faaidada dhibaatada ilaahow halmar igasaar ayaan ku haayay balse alhamdullilah isbuucaan dhexdiisa ayaa waxwalpo ii hagaageen Run ahaantii dib ayaan iskugu jaleecay oo xasuus dheer ayaan galay markaan caqabadaha kusugnaa runtii ilinaa ika timid wxaana layaabay dabar adeegga io sabarka aan soo sameeyay 😍alhamdullilah hada wxaan ahay waayo arag rabtana nolol cusub inee sameyso "Waqtiyada adag waxee soo saaraan qof adag"
@koshinomar3144
@koshinomar3144 2 жыл бұрын
جزاك الله يا اخي الحبيب Walhi maskax jiiftay ayaad gicisay ustaad omer inshaar ilaahy booskaga janatul fardaws haka dhigo
@mohmedamin9440
@mohmedamin9440 2 жыл бұрын
Muuqaaladaa kuwa aan daawaday muuqaalkani wuxuu kamid yahay kuwa uugu wanaagsan muuqaalada aan daawaday mhdsanid
@Mascudsayid
@Mascudsayid 2 жыл бұрын
Wcs Utd xaqiiq! Maala'ik haku salaanto hadad hore iso booqatay hadanad iso booqan waxan danaynaya booqashadaada rabina haku sharfo.
@abdikanisuleimam9543
@abdikanisuleimam9543 2 жыл бұрын
ilaahay ha unaxaristo halgamaagii reer Togdheer Sayid mohamed Abdille Hassan
@cissaregionsitti4559
@cissaregionsitti4559 2 жыл бұрын
mahadsanid mr inshaar gobaygan school ayan ku dhiigray walahi yarantaydi sitti diri dhaba 👍👍🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💯💯💯💯🙏🙏🙏
@iftiimiye890
@iftiimiye890 2 жыл бұрын
Cumar inshaar masha allaah waxaad tahay Dhiiri galiyaha aan ku tashto ayaad tahay Marmar waxaan dareemaa inaad xaalkeyga ka War hayso oo aad fariin isoo direeyso mahadsanid Waxaad noo tahay indhaha bulshada Allaah ku xafido
@husseinsiad9961
@husseinsiad9961 2 жыл бұрын
Thanks walal aad ayaa u mahadsantahay cimrigaaga allah hakuu dheereeyo
@habaneirshaad2185
@habaneirshaad2185 2 жыл бұрын
mawduuc aan aad ula dhacay mudo kadib kanaalka ogaansho tnks cumar inshaar🙏
@ruunadam8061
@ruunadam8061 2 жыл бұрын
Ramadan mubaarak ALL muslims🥰
@Adanizza
@Adanizza 2 жыл бұрын
Wacale kuma Salam ustad
@farhan_taffo
@farhan_taffo 2 жыл бұрын
Ogaansho 1m isha aalh
@danan991
@danan991 2 жыл бұрын
OGAANSHO madaawan baryahan Lkn muuqaladi aan ugabaranay chanalka maanta ayaad noosoo galisay Shukran noona soo badi allah idamkiis
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 2 жыл бұрын
Wallal ogansho alle hakuxafido
@thereds7223
@thereds7223 2 жыл бұрын
Muruguda waa lama huraan majiro qof iska faraxsanaanaayo adunnkaan qof walbo buug intixaan ayaa horyaalo welibo intixaan qaas ah 🙆‍♂️
@amaalmakhtal8588
@amaalmakhtal8588 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا عمر ❤
@farhiaayaanle1353
@farhiaayaanle1353 2 жыл бұрын
asc wr wb wllo cumar allah ku xifdiyo runtiiii sannd yadii lasoodhafay oodhan ilamaata ku xirnahay chennel kaga markastaana waxaa kaa helaaa wax i anfaco un runtiii waxaathy dadka manta somalid lagu tashto waxaa rajeynayaaa inuuuu channel kaga TV iskubadali doono💓❤💕 جزاكم الله خيرا و احسن الجزء💕💓💓💓🙌🙌
@FMC512
@FMC512 2 жыл бұрын
Quran ayaan soo galinaa walaal qaali. Nagu soo biir ❤❤❤❤
@mahamedzadiik1948
@mahamedzadiik1948 2 жыл бұрын
in badan ayaan la yaabana dhibtooyin igu xeeran marka kasta oo aan is is idhaa nolosha wax ka badal dhib cusub dhexda ka galaa cibaado iyo digriga ale iguma yara wali wax is badal ma hayo dhibkaasoo ah xaga xaafimaadka xaga laxaadka mustaqbalka xaga familyga markaa barnaamijkan nayada ayaan ku dajistay thank you bro
@darulfowz3974
@darulfowz3974 2 жыл бұрын
Asc cumarow waakujecelnahay alle dartii kadib waxa kacodsaneynaa in aad macluumaad muhiim ah kakeento dalka iswiidhan oo kitaabka quraanka lagugube iyo sideen ugu baxi karnaa dhibatadaan so salaabatey yacnii kitaabkeena oo lagubo
@sagalxasan1726
@sagalxasan1726 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا🙏
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 2 жыл бұрын
Murug iheyso isoo duceeya in alle iga feydo
@yaya_______boss
@yaya_______boss 2 жыл бұрын
ﷺ.🖤
@suadosheikhhassanabdullahi7775
@suadosheikhhassanabdullahi7775 2 жыл бұрын
Shukran wllky
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 2 жыл бұрын
600K soon ustad omar inshar🙏🙏💕💕💕💕
@mohamedabdullahi9253
@mohamedabdullahi9253 2 жыл бұрын
scw shukran wll omar inshaar
@behijabi1611
@behijabi1611 2 жыл бұрын
Ramadaan Mubaarak❤❤❤❤😊
@inaxamud6583
@inaxamud6583 2 жыл бұрын
Masha Allah omar inshar nosobadi xikmadahan okalleh wx badan ayan kafaiday جزاك الله خيرا يا استاد
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 2 жыл бұрын
Thnks huuuno 🙏🙏🙏✅✅
@musharaf4043
@musharaf4043 2 жыл бұрын
Mashaa Allaah waa arin xaqiiq ah mahadsanid walaal Allaha kaa abaal mariyo
@hamzemaal8233
@hamzemaal8233 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal Cumar Iishaar.
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 2 жыл бұрын
Jazaakallahu kheyran, you made my day 🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯💯💯
@zakariyemaxamed5501
@zakariyemaxamed5501 2 жыл бұрын
~Dhawaca iyo dhibku wa halka an iftiinka ka helno "
@sadiaculusow2871
@sadiaculusow2871 2 жыл бұрын
Waa xaqiiqda jirta guul darada waa guusha furaheeda
@deeqaar1053
@deeqaar1053 2 жыл бұрын
👍👍👏👏🙏🙏🌷⚘ jazaakallaaahu khayran yaar Cumar...walaal muuqaalkaan waxaan furay oo uu i dejiyay maalintii iigu murugada badnayd ee noloshayda culays badan ayaa iga degay wallaahi mahaddanid..🌷⚘🙏👏👍
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 2 жыл бұрын
600k kuu rajenyna Lakin inshaallah wll muuqaalkaga noose gudbi hadeyna dhib kugu haynin
@fatima-hz9dh
@fatima-hz9dh 2 жыл бұрын
Wa muuqaal kal iyo laab waqti iyo caqliba lagaliyey aniguna ka shaqsi wax badan an ka fa,idey jasaakallah qeer🥰
@abdelmagedmoktarabdullahi2139
@abdelmagedmoktarabdullahi2139 2 жыл бұрын
Waan faa'idnay cumar inshaar Mahadsanid wll
@sahraabukar9105
@sahraabukar9105 2 жыл бұрын
Mansha alah alaha ku barakeyo runti sogudbintada iyo cadkagaba wanagsan alaha kuusaidiyo adunyo finima akhiro filjanah adan uqiimeyaa barnamijyadada casharadada jisakalah jisakalah jisakalah
@khaledsheikhmubarak8641
@khaledsheikhmubarak8641 2 жыл бұрын
Jazakalahu Khayra akhi Omar inshar Adrrki Abdilmutalib ayad tiri waxad ka waday ban filaya Aderkis Abu daalib
@iamkfamily5389
@iamkfamily5389 2 жыл бұрын
Ustaad video gaan ayaan qaatay Amar la aan ee fasax ma iisiinee mase waan iska daledaa jawaab ustaad Omar inshar mahadsanid ramadaan kariim
@khalifcabdi1097
@khalifcabdi1097 2 жыл бұрын
Thank you my omar ❤ from Djibouti
@khalidomar5550
@khalidomar5550 2 жыл бұрын
Wl Omar inshaar Waad Ku mahadsantahay sida Fiican Barnaamijyadaada noogu soo gudbiso. Waxan kaa codsan laha in Barnaamij aad ku macnaynayso Axaadiista Nabiga Scw Inaa noosoo gudbiso
@abdimajiidali4062
@abdimajiidali4062 2 жыл бұрын
Mahadsanid cumar
@brotheranwarqalid2763
@brotheranwarqalid2763 2 жыл бұрын
Mahadsanit walaal Omar inshaar, walaal aan wax badan kafaa idnay
@mohameddheeg2558
@mohameddheeg2558 2 жыл бұрын
Vedio yimid wakhti aan ubaahna Xasuus Sun 24/4/22 Ramadan.
@ayaanmxmed4540
@ayaanmxmed4540 2 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantay ustaad Cumar waa mowduuc muhiim ah runti waxaan soo xasuustay maanso uu tiriyay abwaan Khaliif F.Xayar tuducyo kamida oo dhignaa sidatan Baahidu cashar bay dhigtaa Dheeldheel cirka laguma tagin Ciyaar ifka laguma dhalin Dhibbaa aadmiga wax baray Dayaxa ragga dhinaca dagay Aqoon bay dheefsadeen Dhiggood iyo aynigood Dadaal baa dhaafiyee Dhacdiidka ka toos hurdada Filkaa waxa uu dhadhabay Wax dhaama ha soo tufee Garaadka ku dhiirri gali Inuu dhaafiyo ridada Halkuu khayrkaa wax dhigay .........
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 2 жыл бұрын
Touched with fire, qofkii aqriyey ayaa ka sheekeyn karaa.
@jamiilmubaarikjamac
@jamiilmubaarikjamac 2 жыл бұрын
that is reall wlhi inad murugooto soo ilmayso wxaad noqonaysa qof adaga oo wax walba oo soo wajaha qaabili kra 🤴🤍
@ikraamaaadam4832
@ikraamaaadam4832 2 жыл бұрын
M.a ustaad cumar waad mahdsnthy
@ahmedlakiboy432
@ahmedlakiboy432 2 жыл бұрын
Wllhi qalbigan kaaga duceeyaa wll cumar janada allah kugeeyo
@yazerarafat5705
@yazerarafat5705 2 жыл бұрын
Jazakalahu khayran walaal
@awalecumar2370
@awalecumar2370 2 жыл бұрын
Ogaansho is the best youtuber
@cqaadirmahamed3374
@cqaadirmahamed3374 2 жыл бұрын
Cumar jasaakalah wall waad noo faa ideysey
@bintshapin304
@bintshapin304 2 жыл бұрын
Sida aan kaga baraney walalkeen Omar video aad u qeemo bdn ayuu ahaa hadane 10:03 daqiqadas wixi ka danbeyo waa wax aan xaqiiqadooda aniga ahaan aan tijabiyey oon arkey nolosha waxaad daremesaa markaad dhibatooto. Masiirka nolosha allaha noo fududeyo🤲🤲 Ilaah hana waafajiyo laylatul qadarka Ramadan Mubarak all of you
@sacdasheikh2065
@sacdasheikh2065 2 жыл бұрын
Walaahi waa wax jira wax xaqiiq ah ayaad kahadashay manta
@saidahashi9921
@saidahashi9921 2 жыл бұрын
Anigoo mudo 14 bari dhib ku jiray ayaan vedio gan dawanayaa Yaa rabi samir isii 🤲😭
@mareeg2430
@mareeg2430 2 жыл бұрын
Jazaakallah walaal omar🙏💜
@nasiraxmad2877
@nasiraxmad2877 2 жыл бұрын
Dar Allah
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll Omar
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
RAMADAN MUBARAK 💡✋🌙🌃☕. Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
@abdirisaaq6149
@abdirisaaq6149 2 жыл бұрын
Maansha Alaah mow duuc Aad ufiican
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 45 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 35 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 49 МЛН
MURUGADA IYO WALWALKA - Sh Cabdirisaaq Xaashi
23:04
SOMALI YT
Рет қаралды 32 М.
Fikirka Xad Dhaafka ah | Cudurka Casriga | Overthinking .
11:16
Fandhaal Podcast | Raggu Calamo Cas Ma Leeyihiin ? | 34 |
21:47
Omar Inshar
Рет қаралды 34 М.
Dhibaatooyinka Nolosha Aduunka  ll Sh Maxamuud Maxamed Xaliike
13:07
095 | Maasooniyadda | Dajaal | Fitnada ugu weyn adduunka.
13:58
Sahan Podcast
Рет қаралды 41 М.
Guusha iyo Sabirka || Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
31:53
Dacwada Diinta
Рет қаралды 514
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 45 МЛН