HALKA LOO MARO DURDURKA BUURAHA SHEEKH

  Рет қаралды 7,176

Yonis Travels

Yonis Travels

Күн бұрын

Пікірлер: 34
@suhurabdi5426
@suhurabdi5426 Жыл бұрын
ماشاء الله الحمدلله على هذا النعم
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Жыл бұрын
Maansha Allah
@MajadXaaji
@MajadXaaji Жыл бұрын
😊
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 Жыл бұрын
Mashallah ❤❤❤aadbay uqurux badantay buuralayda sheekh
@SaalaxDigle
@SaalaxDigle Жыл бұрын
Mansha Allah saaxiib
@musj21
@musj21 Жыл бұрын
🎉🎉❤
@aishamuuse3003
@aishamuuse3003 Жыл бұрын
midxinkii baa laga samayn jiray dhagaxa hadhuudhka iyo arabikhida iyo shigniga ama basbaaska xawaashka oo ahaa basasha tamaandhada iyo toonta lagu ridqi jiray adduunkaasaa ka qiima badnaa ka hadda oon kusoo kornay masha allah somaliland qurux badanaa
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Жыл бұрын
Masha alah xalalo nooso duub ladarug abdal iyo madhera iyo buraha ka sareya mahad sanid
@CaliXusen-wu9bg
@CaliXusen-wu9bg 5 ай бұрын
🎉🎉😂😂😅😅😮😮❤❤ 0:17
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Жыл бұрын
Anakoo dalkaan leh baa, Xin Eebe na dhex dhigay. Yaan lagu Raaxeeysan maa la yiri.
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 Жыл бұрын
Dhuulkeenaa qurux weeyaan qofkii ka faaiidaysanyaa
@jarmaliyojacayl8254
@jarmaliyojacayl8254 Жыл бұрын
Shaqo wacan ayaad hayssa
@AbdiAli-fe7rn
@AbdiAli-fe7rn 5 ай бұрын
Masha Allah sxb yoonis faarax shoodhe banbeelo❤❤❤❤
@Yonistravels
@Yonistravels 5 ай бұрын
Waan ku salaamayaa Cabdi Caliyoow kolay ciyaalkii hore ayaad tahee hhh.
@user-dt9sj3en3d
@user-dt9sj3en3d Жыл бұрын
Good job. Dadka bar qabashada biyaha iyo faaiidooyinkooda
@Mmmohamed33
@Mmmohamed33 Жыл бұрын
Masha allh wll dhul aad uqurux badanbad inoo soo duubtay mahadsnid
@Yonistravels
@Yonistravels Жыл бұрын
Adigaa mudan wll
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple Жыл бұрын
Maasha allah 😍😍 dhulkeena nimcaa fadhida ilaahoow noo siyaadi nimcada iyo arsaaqada ngu galadeeysadey ilaahoow somaliland iyo shacabkaba dhoowr ❤❤
@Yonistravels
@Yonistravels Жыл бұрын
Amiiiin 🤲
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Markii loo Kala jeexay Buuraha Sheikh ayey kibreen
@farhiarose6823
@farhiarose6823 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤
@riishap52
@riishap52 Жыл бұрын
Mashallah meeshu wa wada qurux
@Abdulkga
@Abdulkga Жыл бұрын
Yoonisow halkaas ka hawsha, aadna waad u mahadsantahay.
@Yonistravels
@Yonistravels Жыл бұрын
Adigaa mudan wll
@showmusics1661
@showmusics1661 Жыл бұрын
MaydaaN is arag ciyaal wadhafkii 😅😅
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 Жыл бұрын
When caming back hargysa burco yar Soo duub Iyo miiyi Iyo magaalo
@Yonistravels
@Yonistravels Жыл бұрын
Haye nimcooy salaan Sare
@SNMwillneverdeisweonlymultiple
@SNMwillneverdeisweonlymultiple Жыл бұрын
Biyaha iska dhaafaya in meelo loo sameeyo daamam baa fiican
@Yonistravels
@Yonistravels Жыл бұрын
Haa wll waa in laga faa'iidaysto meelahan oo kale dadka beeralaydu meel kale ayuun bay wax ka sugaan.
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
Awr liqena tag gudoomiye!
@hilaacmedia
@hilaacmedia Жыл бұрын
War nin weyna waad u eegtay hadana waa sidee. Caruur yar yar oo biyo ku jira ayaad ku leeday anigu waan sii soconayaaye iska sii dabaasha qofna lama joogo waalidkoodna war uma hayaan. War waxba majiraan ee waad iska weyntay. Waxanay kuu sheegayaan bali awrliqe layidhaa inuu agtiisa yahay hadana waxaad ku celisay sii raaxaysta. War waad iska madax weyntahaye waxba ma jiraan
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
In uqdad iska kaa hayso waacadahay boowe ee Allaha ku caafiyo
@hilaacmedia
@hilaacmedia Жыл бұрын
@@Somali-One hooyadaana maxaa haya? kasoo jawaab kkkkkk
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
@@hilaacmedia qofku marka uu xaaraanta ku dhasho ayuu hooyada wax ka sheegaa.
WAXAAN HELAY DURDUR BIYO AH
9:39
Yonis Travels
Рет қаралды 4,4 М.
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 24 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 15 МЛН
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 19 МЛН
Daawo Dalxiiska Dalka Hooyo Buurta WAGAR Ee Degmada Sheekh
19:16
Googoos Media Production
Рет қаралды 38 М.
WAXAANU HOOS GALNAY GODKA BIYAHA CALAACULE
32:24
Yonis Travels
Рет қаралды 17 М.
NOLOSHA & BARWAAQADDA DOOLOW, SOMALIA!
12:36
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 39 М.
Booqashadii buurta uxad iyo qabuurta shuhudaa uxad// sayid ali mohamed albaydawi
17:00
Sayid Ali Mohamed Al baydawi
Рет қаралды 23 М.
NOLOSHA BEERALAYDA TUULADA CALAANCULE
41:42
Yonis Travels
Рет қаралды 8 М.
Dawga SHEEKH | Iyo Ciyaar Dhaqameed Cajiiba
13:36
Qays Qeyser
Рет қаралды 282 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,1 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 24 МЛН