Waa hadal la jar jaray ee dadka la iskula dirayo. Hadalkiisa oo inta ka badan ka fiiri: Faarax Macallim oo Arimo xasaasi ah Kahadlay | iyo Sheekha Al-Barakaat oo xannibaadka lagaqaaday
@faysaldhubad763410 жыл бұрын
Faarax geesi aan runta lagaban nin itoobiyaanka runta u sheegana faarax ayaa ka jira
@januarySl2024 Жыл бұрын
Faarax Macalin dhulkiisii ayaa Kenya 60 sanadood gumaysi ku haysataa, markaasuu habeen iyo maalin ku mashquulay arrimaha Somalilaand iyo Somaalia oo aan waxba ka khusayn. Muu Gaarisa iyo Wajeet oo gumaysi madaw ku jirta xoraysto hadii Somaalinimo damqayso.
@GabileyGreenland10 жыл бұрын
runta haddi la isku sheego meesha somali ka dagi laadahay ee umada munaafaqada dhex wadaa waa darood taasna waa lo ogyahay
@mohaahmed325510 жыл бұрын
Ilahay gii ku abuurtay ka cabso walaal ee iska daa waxaadan waxba ka ogeen ha ka hadlin anaga oo dhan somalidena aaa qaladka leh ee alle ka cabso
@dalla1125 жыл бұрын
Sax daarood wa wada munaafqiin
@khadarj334710 жыл бұрын
Muqdisho 23 sano baa dagaal ka socdaa, intii Muqdisho la sugayeyna Somalia waxaa laga dhigay NGO ay leeyihiin Dawladaha deriska. 1. Gudoomiyihii hore ee Gobalka Banaadir TARZAN wuxuu yiri, "Oday dhaqameedyada Hawiye waa caadaqaate-yaal. Somaliland iyo Puntland waxaa dhisay Oday dhaqameed ka, Kuwan Hawiye maxay yihiin?." 2. Sanadii 2006 xilligii Maxaakimta, Abdullahi Cosoble Siyaad, oo ahaan jiray Wasiirka Beeraha xilligii Siyaad Barre, wuxuu isna dhahay, "Hawiyaha Muqdisho, laba kala doorta, a. Dawladnimo, oo aad soo dhawaysaan Dawladii Abdullahi Yusuf iyo Ali Geedi oo Baydhabo degan, b. Ama dagaal joogta ah oo aad ku baa'ba'daan." Labada masuul oo Hawiye ka soo jeeda Beelaha Hawiye ee Muqdisho si wanaagsan bay ula taliyeen. Su;asha muhimka ahi waxay tahay: 1. Hadalha Faarax Macallim maxaa loo dhibsaday? 2. Faarax, haddii uu oran lahaa, Badda Somaliyeed waxaa iibsaday Sheekh Shariif oo Reer Muqdisho" tan oo denbi qaran ah maxaa la oran lahaa? Ma hadal ka Faarax Macallin baa af salax ku dheg noqday? Arrintu waa, "Tulud geel ah oo la dhacaad, toban toban u laysaan, ma dhulkiini oo tegayaa cidi dhagax u tuurayn". Markaas baa nin Xamar jooga Farax uu afka ku taagayaa, oo weliba afla gaadaynayaa, cajiib.
@liibaandheere930310 жыл бұрын
faarah macalin waxuu ka hadlay wax run ah oo jira oonan la qarin karin
@abdihakim410 жыл бұрын
mr faraxa haku mashquulin dawlada somalia waxaa dooratey dad somali ah waxaa hadal kaaga baahan dadkaaga lahaysto waa layaab runti markasta waxaad dhaleeceysaa dawladnimada umada somaliyeeed maxaad uga hadli weysay dhibaatada ay kenya ku hayso dadkaaga ? waxaan maqlijire doqonu walaalked u waran weyn ,,
@Ateeno1110 жыл бұрын
xaqiiqda dhanta ah ee somalia ka jirta buu ka hadlay farah macalin
@maxamedsomali50412 жыл бұрын
Faarah macalin wa qoloma
@kayz2210 жыл бұрын
faarax macalan waa nin qaali ah. qofka meeshan soo galiyey cajalka wuu edit gareeyey. fadlan ka baxi videogan meesha ama soo wada gali hadalkii farah macalin oo dhamaystiran. soomali qabiil baa qaribay. By the way you need a lot more editing skills. waakan hadalkii faarah macalin oo dhamaystiran Faarax Macallim oo Arimo xasaasi ah Kahadlay | iyo Sheekha Al-Barakaat oo xannibaadka lagaqaaday
@1HistoryUnveiled10 жыл бұрын
Its the Ugly truth, whether you like it or not.
@Baahalow10 жыл бұрын
Ogaadeen Waa Qaribmeen, Ruuxa aan abaalka laheenna sidaa aya u dambeysa, Maanta heer waxay joogaan Ogaadeen Culimadooda kii ay Cilmiga ka baranayeen u nebi amuxammad Nabadgelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee uu aflagaadeeyo Xaaraantana uu xaolaaleysto oo uu yiraahdo Hilibka Dhurwaa waa la cuni karaa , Xilligii Soomaaliya Gumeysiga Soo galay Laba Gobol oo ka mid ah ayaa Ingiriisku ugu Magac Dray Qabaa'ilada ay u arkayeen iney yihiin Kuwa aan Diin iyo Dadnimo Islaanimo laheeyn, Waxaan Su'aalayaa Waxgaradka Soomaaliyeed iney iiga soo jawaabaan Labadaas Gobol iyo Labada Qabiil ee Duloobay ee loog kala magac Dara, Afkeyga ka sheegi maayo waa Taariikh Qoran Eeg map kii Somalia xoriyadda ka hor oo ka baaraan dag labada Qabiil ee ISticmaarka Favorite ka ka dhigtay Soomaalida, Faarax Macallin iyo Sheydaan Umul waa isku Caqli
hawiye reer galbeedkii ayaa ka deyriyey oo fahmay inay dhac iyo boon uun doonayaan kkkkk
@AL_shahada Жыл бұрын
Adeer faaraxow lamafayo waxan feeynin baa igu faafay gumciska kanun la ekaday bun bisladay baa shubi waayay riaan xoxiya xigi waayay sheko sheko
@jamkasayid673410 жыл бұрын
asc walalaha somaliyed waxan idin shegayaa vidiogan qofka soo galshay waa nin runta ka fog jecelna xumanta necebna runta muwadinimadana ka fogtahay , farax macalin waa nin wadani ah jecelna somalinimada iyo dhulka somaliyed ee wali xorta ah labada mamul ee uu kumaystaha naga haystana oo kala ah NFD Somali galbeed lasocdo siday noga maqanyihin asigoo kenyan ah oo walibo xil muhim ah ka qabtay kenya hadana runta aan ka gamban xitaa haday dan ugu jirin kenya bal halkan ka dawada vidiogii oo aan la ben aburin asigoo sax ah,Faarax Macallim oo Arimo xasaasi ah Kahadlay | iyo Sheekha Al-Barakaat oo xannibaadka lagaqaaday
@luckyman14310 жыл бұрын
NINKAN VIDEO JAR JARAY QALAD BUU SAMEYEY NIN WAX XUN HAWIYE KAMA SAMEYN EE ABDI ASKARI TUBE ADIGA AYAA QALADKA LEEH Faarax Macallim oo Arimo xasaasi ah Kahadlay | iyo Sheekha Al-Barakaat oo xannibaadka lagaqaaday
@ABDIASKARITUBE10 жыл бұрын
thanks walaalle for ur feedback , laakiin labada videoba waan soo geliyay madoonayo inaan qalad dhaexdigo umada soomaliyeed , it was just for fun as i described in the video link.. midakale waxbadan uu kahadlay adugu maku-raacsantahay?
@mohamedbarkhadle441910 жыл бұрын
Faarax- hadalkiisa waxaan u qaatay gubaabo, hawiye, waxaa uu faarax hawiyo u sheegay umada isku- raadiyo. Hadal- dhiiiro gelin ah. Marka somaalida ha-israacdo, dhulk dadka difaaca
@maxamedsomali50412 жыл бұрын
Faarah macalin wa qoloma
@aidarousduco404010 жыл бұрын
viv hawiye hawiye ayaa ka talinaya somalia weligeed ordoo meel kale samaysta adeer oo buuqa yaraysta qolodiinan daraood cabaad uun baad meel kaste la joogtaan k k k k k k VIV MOON GAAB nin adag dheh
@mohaahmed325510 жыл бұрын
Waan qoslay wlhi walaal hawiye haqabtaan dowlad nimo ma diidani waa dad somaliya misana walalaheena waan u ogolahay lakinse mid ogow hawiye waa somali somalibana leh somaliya ee xal keena walaal Asc