FADEEXO ilmaha la isku INKIRAY oo Caawa HEER kale gaaray, Sabirinah iyo | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 19,936

Maxkamada Dahir Alasow

Maxkamada Dahir Alasow

11 күн бұрын

KIISKII ilmaha la isku dafiray oo Caawa Dib Loo Furay, Sabirinah iyo | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Пікірлер: 118
@fathiyayusuf1332
@fathiyayusuf1332 9 күн бұрын
Walee waa loo bogay Dahir iyo maxkamadiisa Allah ha xafido.
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 9 күн бұрын
Inalilah waa inalihi rajuucun aduunkii wuu baya subaxanallah ma caruur siino lugu dhalay ayaa la keeeenaya
@sammie1163
@sammie1163 9 күн бұрын
Maasha Allaah waa cod macaan tahay daahir
@jeeleyomar
@jeeleyomar 9 күн бұрын
Daahir umadeena maaha kuye inta fiyow iya inta waalan
@jeeleyomar
@jeeleyomar 9 күн бұрын
Daahir ini ima salaamiin
@Yasmin-o2k
@Yasmin-o2k 3 күн бұрын
Gabadha iyo ilmaheda yanlakala wadin eygan malintey kucadato biil melhalaga saro insha allah
@Honeysalvar
@Honeysalvar 9 күн бұрын
Ceeb Allah haa astuuro sheekada hoos ma loo xaliyo hadii run laa sheeyo
@sahroabdi
@sahroabdi 9 күн бұрын
Isku laabshada meeday warqadii nikaaxa iyo wdaadkii meheriyay iyo marqaatiydii.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
ITOPIA HADEY AHAAN LAHEYD LEYNKA LABO BIL AYU UGU SO BIXI LAHA GABADHA IYO ILMAHEEDA
@jannaat3007
@jannaat3007 4 күн бұрын
Daahiroow gabadha unaxariiso
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
HADEY SHEGATO CEYR MAXAMED WA DADKEDA ILMAHEDA WA HAMARGIDIR
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
ABE DAHIR NINKAN HA LEYSKA DHAFO AN U GURMANO GABADHA URKA LEH IYO ILMAHEEDA
@jannaat3007
@jannaat3007 4 күн бұрын
Waqtigey is arkeen waa sax xisaabta
@maryami2299
@maryami2299 9 күн бұрын
Ninkan gabadha xaamilada ah gudiga laga saaray wax u diriwaayay yaa aaminaya dhaartiisa dhiga ka qaada silage maleh uur ka waqti Gouda Waa isleeyahay
@diegocosta6634
@diegocosta6634 9 күн бұрын
Waa dhilo cunuga asi ma dhalin
@saciid_iid
@saciid_iid 7 күн бұрын
Kkkkkk daahir fadeexad hakuufurto adduunyo adoon waaye
@jannaat3007
@jannaat3007 4 күн бұрын
Abaayo ilmahaaga korso asagaa beri ka shaleyn doono
@Cajab99
@Cajab99 8 күн бұрын
SubxaanAllah xishoodkii baa dhintay. Daahir calasoowoow maalinba dhaqan xumadan aad keento waa lagu waydiin aakhiro iyo aduunba. Maaha waxani wax fiican waa fusqi iyo dhaqan xumo aad dhagaha bulshada maqashiinayso please stop this kind of arguments
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 4 күн бұрын
Ma waxaad ka mid tahey kuwa kuwa naagaha baabiyey caruurtana inkirey banaankaa laydin keenayaa ader dulmiga xididadaa loo siibaya Insha alaah meel aad ku gabaneysaana ma jiri doonto inshaa Allaah
@duvacandy5673
@duvacandy5673 4 күн бұрын
Runta maa fusqi ah mise kuwa waxatahay dakanaha qabo o dambilauasha o neceb in cadalada la wadixiyo? Wax la qarinayo male iyo munafaqnimo
@nuralceenabdullahi
@nuralceenabdullahi 5 күн бұрын
ABAAYO HA DHIIBIN ILMAHAGA HA KUGU BISHTO ABAAYO QAALIYE
@caasha93
@caasha93 4 күн бұрын
Ala nagtan lkn waa bila asxaan qofti ayado oyneyso cidla fadhido sokaxayse oo gurigeeda kentay ilmaha u haysey ayey ledahay naagtii ilmahayga xooga iga haysatay
@XussenAbukar
@XussenAbukar 8 күн бұрын
Arinkaan hoos haloo dhameyo oo family ka iyo qarabada lawadan ruux is hesto qabiilkoda isku yimadan o e kawada hadlaan ayaa ila wagansan
@sayidcadur56
@sayidcadur56 4 күн бұрын
Hadey dhasho rajactu maleh
@user-lc9xq1ng6s
@user-lc9xq1ng6s 9 күн бұрын
Dumar somaali hoostiina ceeb idin Soo jiiday
@MaslahBarkhadle
@MaslahBarkhadle 9 күн бұрын
Subxanalaaah alla raganimadi baa luntY
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 9 күн бұрын
Daagir ajir alaha kaasiiyo
@jannaat3007
@jannaat3007 4 күн бұрын
Ninkaan waa maseersanyahay
@gorgornews-dc8uh
@gorgornews-dc8uh 8 күн бұрын
Hadii lakalatagay goormee mar labaad lsguursadeen ???
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
NINKAN GABADHA MA FURIN DIINTA ISLAMKA HADU YAQAAN ILMAHA ASA DHALEY
@user-gm6gq4lu2f
@user-gm6gq4lu2f 9 күн бұрын
war qoftaqn beentedq badan alle ha tuso xaqqa
@XussenAbukar
@XussenAbukar 8 күн бұрын
Shekadan waxeey ku ficnthy in hoos lo xaliyo ninkan raga uma ficno adne kuma ficno abayo ceeb waye mustablkada iyo kan ninkada ilalai allh ka cabsada oo xaliya murunka badn ma ficno hoos haloo xaliyo asc wan ka baxay
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
GABADHAN WA IN HAWIYE LA WAREGO KIISKEDA O DIBADA LA KENO
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 8 күн бұрын
Germany aa meshan lagu ba ay miyuu jogaa waa benalayaal kuwa Germany joga carurna maba rabaan
@SahroDiiriye-sj2yl
@SahroDiiriye-sj2yl 9 күн бұрын
Maxkamada waxan usheegaya ninka iyo gabadha ninka beenale ah
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 8 күн бұрын
Ceeb allaha ha asturo waa waddan baaba.ayay oo maxkadihiisu shaqaynayn oo public ku shaqysanayaan shakhsiyaad fiyuus raba🤔
@jannaat3007
@jannaat3007 4 күн бұрын
Hooyo ilmaheeda looma dhaamo
@jannaat3007
@jannaat3007 4 күн бұрын
Waa runteed
@jannaat3007
@jannaat3007 4 күн бұрын
Maqaayoo geeyay
@sayidcadur56
@sayidcadur56 4 күн бұрын
Maya saas maaha
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 9 күн бұрын
هذا من آخر الزمان
@XussenAbukar
@XussenAbukar 8 күн бұрын
Ninkaan hadaldisa waxan ka dha dhamiyy inoo xanaq Ka muqdo oo meel kale iskala dagalsanyihin ama maseeer oo jiro dhanka ninka waayo maseerka dumarka iyo kan raga raga ayaa aad. Ukuul xaqiiqa markii laga hadlyo waye lkn waa ra yi ahaanteda waye
@shukrishacni7796
@shukrishacni7796 7 күн бұрын
O sas miya maserkina
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
NINKAN WA EDEB DARAN YAHEY HADEY SHEGATO HAMARGIDIR MAXA KA GALEY CEYR MAXAMED HADEY SHEGATO SHEGATO XAQ AYEY U LEDAHEY
@jannaat3007
@jannaat3007 4 күн бұрын
Asaga kaliya ha rumeysanina
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
NINKAN WA BENLOOW
@aweysnuur1418
@aweysnuur1418 9 күн бұрын
Maxkamada waxaan ifinsiin làhaa biladgeesi
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
HAWIYE KA SAKOOW WA HIRAAB IMPAYEER GABADHA HADEY SHEGATO MADARKICIS HIRAAB WA DHIIGEDA WANA DHASHEY
@XussenAbukar
@XussenAbukar 8 күн бұрын
Subaxanaha aniga wanba yaabay lkn arinkaan hadii an gad gadiyy ninkaan jarmlaka joogo waxoboo qar qarinyaaa xaanqa n awaa kamuqdaa arinkan gabarta ee shegso na inoo sax yahay uurka na isga o leyhay ayee ila ekthy oo meshaan khilaaf ka jiro aniga ra yi ahaanteda waye anigoo midna dananinein o an ka hadlyo arinkan hada tagan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
DIINTA ISLAMKA WEXEY DHIGE IN U DHALEY ABAHAN ILMAHA
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 8 күн бұрын
Ninka maxaa loodejinaa kiiskodabo socdee
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
WARYA SI BIILKA HOYADA XAMILADA O CUNUGTEDA DAD HAYAAN
@kahanur1663
@kahanur1663 Күн бұрын
Maa la weydiiyo sh ku mehriyay
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
ABE DAHIR GABADHA LACAG U ARURI DHAQTAR HALA GEYO
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 3 күн бұрын
Baastaradda weyn magac miyaa 😅
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 9 күн бұрын
War ninku DNA ha ogolaado
@sahraduale2235
@sahraduale2235 9 күн бұрын
ninkaan suaal badanaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
ABE FIICAN HADU YAHEY ASO WELIBA YURUB JOGA CUNUGTIISA XAASKIISA O UR LEH MIDBA MEL MA JOGI LAHEYN
@jannaat3007
@jannaat3007 4 күн бұрын
Taleefanbuu ugaday
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
ABE DAHIR SABRIIN WA GABAR UR LEH WA IN GURI LO KIREYO UMUSHA LAGA BIXIYO👑❤️🇸🇴
@miskiin236
@miskiin236 9 күн бұрын
Ma isagaa ku dhalay??
@luulabuuni3735
@luulabuuni3735 8 күн бұрын
ACUUDUBILAAH nin aan yaabinbaa yaab arkay haduu yeesho kulaha
@sayidcadur56
@sayidcadur56 4 күн бұрын
Ninka hadii naag furo isla habeenkaas hadey dhasho isla habeenkaas rajactu maleh
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 9 күн бұрын
Gabadha haday uur leedahay ma ba furanto
@darishore814
@darishore814 9 күн бұрын
Uurka sanado ka hor ee kala tageen. Sheekada sifiican u dhagayso dag daga iska daa
@miskiin236
@miskiin236 9 күн бұрын
Wey furantaa
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 8 күн бұрын
@@darishore814wey furantaa diinta baro😳
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
HOYADA IYO GABADHA MOOW ISKU WADO HADU ABE FIICAN YAHEY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
NIMANKA DIBADA KA TAGAYA O DUMARKA QAYANAYA HA LAGA DACWEYO WADAMADEY JOGAAN
@khadiijajaamac9319
@khadiijajaamac9319 8 күн бұрын
Maskiinah
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 9 күн бұрын
Dahir gabadha dhaafa
@user-zl7uw3yc3h
@user-zl7uw3yc3h 7 күн бұрын
Aduunyo nin jogo maxa aragti kulban
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 9 күн бұрын
Yaa uhaynaayo qurbaha ilmaha waa yaabee, shaqo sow ma aadayo? Mise qof kalaa uhayne 😂nimankaan naagaha qurbaha ku qabo Afrika qarinaayo kuwa kale saan lee waaye 😂
@saladomar8670
@saladomar8670 5 күн бұрын
2 in dhagax laku dilo waayey
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
BARISTA WAXA KA WEYN DIINTA
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 9 күн бұрын
Waar gabadhan ciyaarta ka daaya waa hooyo xaamilo ah ee Nin kaana gabadha biilka ha loogu xukumo ina ay dhalayso gabadha labada ciyaal ka ah hal mar dna halaga qaado wabilaahi towfiiq
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 9 күн бұрын
Gabdhaha iney been sheegaan ha iska joojiyaan 😢beentu waa cudur, guurarkii way halaabeen. Gabdhooy waxaan ka digtoonaada ceeb udhimateen, xittaa uur uma yeelin bay leeyihiin heblaayo heerkaas is dhigteen ninkaan amuu naag kale leeyahay isaga 😊 Kees walbo wuxuu ku dhamaado lama ogo, yaa og! Waa in dib loogu soo celiyo shacabka iyo kuwa lacagta bixiya jawaabta keeseska mise waa fake
@sahraduale2235
@sahraduale2235 9 күн бұрын
ninka ayaa beenloow ah
@raxmaabdillaahi6558
@raxmaabdillaahi6558 5 күн бұрын
Labadaba DNA udira daahiroow
@jannaat3007
@jannaat3007 4 күн бұрын
Asagay kasoo baxee dhaartaas
@fardowsawarsame1739
@fardowsawarsame1739 9 күн бұрын
HORTA SHACABKA SOMALIYED INTOODA BADAN MA WAALAN YIHIIN QOMULUDAD CALASEY OO FATALAD QURUNTEY OO DULIYA MUXUU U QABAN KARAA ASAGAABA DAYACAN OO INTAAS KU TUUGSANAYA MAGAC QABIIL UUSAN KA DHALAN SHEEGANAYA TAASNA WAXEY CADEYN U TAHAY KUN JEER KA BADAN INTUU KU SOO CEL CELINAYO ILEYN DAMEER WAA UN DAMEERKII SII WAANA CAJUUSAD DOQONA ILEYN JEEB GADAALMA QAJISO
@IfrahAbdi-q8m
@IfrahAbdi-q8m 9 күн бұрын
dadku ciilay bad ku jirta iska oy walal 😂
@jannaat3007
@jannaat3007 4 күн бұрын
Dhaariya ninka
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
DHAQTAR HALA GEYO GABADHA
@hannahani192
@hannahani192 9 күн бұрын
Hadeyba tiri hala baaro ilmaha muxuu kudiidey
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
CUNUGA WUXU KU DHASHEY XARIGIISA DIINTA HADU YAQAAN ASA DHALEY ILMAHA
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 8 күн бұрын
Waan kalatagnay ayey dheheen soow ma ahan
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 9 күн бұрын
Labada caroorta ah waa in hal mar lagawada qaado
@dahaboibrahim4563
@dahaboibrahim4563 7 күн бұрын
Hala baaaro
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 9 күн бұрын
War iska seexo
@user-zl7uw3yc3h
@user-zl7uw3yc3h 7 күн бұрын
Ilhow farax sanokale hanagu dari calaf
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
KA QADA SHANTA BOQOL
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
WA NIN XUN NIN DHAHAYA WAXAN RABA DNA ASO WELI QABA
@Tayba283
@Tayba283 9 күн бұрын
ooyin bdnaa gbrta Dna ninka ku qanacsanyhy hadaa caruurta hubto meesha tag maxaa la doode wax u xasuusine hdlkaadaba kuma socdo warkiisa waa cadyahay ninka marka haduu been sheegayo iyo adiga been sheegayo waa la arkaa
@darishore814
@darishore814 9 күн бұрын
Ninka warkiisa wuu cad yahay wuxu u ek yahay inuu runta sheegayo. Gabadha balwad ee leedahay waxay u ek thy ine baashaal ku qaaday uurka Nairobi meel waalan waye sinada caadi Bey ka thy
@nooranoor784
@nooranoor784 9 күн бұрын
Ma idinka meher bixiya maxa gabadha ka dalinaysa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 9 күн бұрын
GABAR AN HOYADEED LA SOCON OGOW WEXEY KU KORE CUQDAD
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 9 күн бұрын
Wardoqonkan aamusiya
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 9 күн бұрын
Nin ka dna ga ha ogolaado
@ibtisanqueen3852
@ibtisanqueen3852 9 күн бұрын
Ninka hadalkisa been u egyahy gabadha run sheegeyso
@diegocosta6634
@diegocosta6634 9 күн бұрын
Ayada been ah, way qarisay inay kala tageen, dib ayay ka sheegtay
@cabdikulane2869
@cabdikulane2869 16 сағат бұрын
Nagaurle maurato makizhoblcudadeayanata
@user-vy6qv3iz2s
@user-vy6qv3iz2s 9 күн бұрын
Naagta beenley ila egtahay
@umushuraim6426
@umushuraim6426 8 күн бұрын
Hadu.xaran.ku.dhalay.xitaa.ma.inkiraa.balayo.idinku.dhacday.labadiina
@TOTYY77
@TOTYY77 9 күн бұрын
Is fake
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 9 күн бұрын
Daahir ajir alaha kaasiiyo
@samirasaeed1093
@samirasaeed1093 9 күн бұрын
25kshs is 150$
@abdulfattah568
@abdulfattah568 2 күн бұрын
You're not Father'
@manaomar212
@manaomar212 9 күн бұрын
Ninkaba looma baahna tan yar uu leeyahay waa dhaly unbaa DNA laga qaadi karaa
@legendneymar5691
@legendneymar5691 5 күн бұрын
Maya waa lo bahanyhy wayo mid yar ayuuba ka shakiyey madaama mid usan dhalin dusha laga saarey walaka shakiyey 😂 taa yar baaba lagu bilabayaa dna ga
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 9 күн бұрын
Dameeradan abgaal maxey hg usheganeysa ayado sa.ufolxun wana beenley kor uga bax wasaqadan ilmaha waxka dhalayba mataqane aqas
@darishore814
@darishore814 9 күн бұрын
Jaahilad baa thy wecelnimo ku dhashay umada islaamka afka kala bax Laga yaabaa inaa HG aheen oo umada isku direyso
@canabiinadia
@canabiinadia 9 күн бұрын
Siilkada dhaqis kaka baahan kalaxadyahey ureysa
@sayidcadur56
@sayidcadur56 4 күн бұрын
Ninka hadii naag furo isla habeenkaas hadey dhasho isla habeenkaas rajactu maleh
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 54 МЛН
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 120 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 62 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 51 МЛН
CAJIIB: GABADHI HOOYO IYO AABO LA'ANT AHEYD NINKEDI OO AFKA FURTAY
11:24
NAXDIN: GABAR SHEEKHAL OO ARIN HALIS AH KONFUR AFRIKA KU QABSATAY
31:08
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 54 МЛН