Fadoun Doualeh Iyo Heestii Caqli Daran

  Рет қаралды 112,582

Assajog Studio

Assajog Studio

Күн бұрын

Brought to you by Assajog Studio & RTD

Пікірлер: 45
@omaraliguedi-ql5ek
@omaraliguedi-ql5ek 3 ай бұрын
Taarikhdu waa 19/5/2024 axad saacadu waa 23:00 habeenimo naftayda ayaan canaan isku heeynaa insha allh waan ka guulaaysan doona like isaar hadaad iga dambayso
@mahadhassan8506
@mahadhassan8506 4 жыл бұрын
Je ne me fatigue pas d'écouter cette chanson. Après 50 ans , la voix de la maman Fadoum Doualeh n'a pas changé. Allahu Araham le parolier Jigjigawi. C'est une leçon de la vie cette chanson. En résumé elle dit: tu es responsable de ce qui t arrive.
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 жыл бұрын
Naftu carbis kama maarmato. Naf aan la laylin, libaax caynta jiifay cuud kaaga yeesha ! Ilaahay ha u naxariisto halabuur AXMAD XUSEEN JIGJIGAAWI iyo intay jiil iyo jaalle ahaayeen ee hoyaadday. [AAMIIN]
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Goorma ayuu jigjigaawi dhintay, halkee ku dhintay, wax yar taariikhdiisa ma iiga sheegi kartaa, waayo erayada heestan waa mid culus, nin Gaal ah ayaan u sheegay oo u micneeyey isaga oo i arkay aniga oo dhegaysanaya, wuxuu yidhi abwaanku waa faylasuuf, wuxuu ka hadlay dareen yaab leh,
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 3 жыл бұрын
Walaahi fan wakaas, maamo Faduun Ducaalo ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha kuu siyaadiyo. Aamiin
@abiibofficial4448
@abiibofficial4448 4 жыл бұрын
Machallah la diva , même après 50ans ,sa voix est la , nolow fadun doualeh
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 4 жыл бұрын
Nice song mama fadoun doualeh après 50 ans sa voix est la même je te souhaite une longue live nolow
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
Caqli daran Caqli daran naftaydaay Ciil kama fogaatoow Caqli daran Caqli daran naftaydaay Ceeryaanta roobkiyo Caydh baad dhex roortoo Waxaad caashaqeed tahay Cadceedaa gudaysiyoo Cir awrka joogee Balse caaridkaagiyo Cidhibtaada an sugo Cadow ila walaalaay 😓😓😓😓😓😓😓😓 Cag ma dhiga Cag ma dhiga naftaydaay Caymaha ka ooyaay Cag ma dhiga Cag ma dhiga naftaydaay Dhiisheeda oo cugan Caanaha ka daadshaay Annaa caawa dabadeed Ku canaanan maayoo Cindigaygaan kaa jaray Balse caaridkaagiyo Cidhibtaada an sugo Cadow ila walaalaay Ereyadii AUN abwaan axmed xuseen jigjigaawi Laxankii c/raxmaan Cali xirsi Codkii faduun ducaale
@dajiyaahmed2856
@dajiyaahmed2856 4 жыл бұрын
Thanks huno
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
@@dajiyaahmed2856 u welcom wll
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 жыл бұрын
Boogaadin salaan leh !
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 4 жыл бұрын
@@xasan.jaamac thx wll
@mariamibrahim7592
@mariamibrahim7592 3 жыл бұрын
Machallah machallah brakallah magnifique chanson Fadoun Doualh ❤❤❤❤❤💋💋💋💋🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@farahahmed9153
@farahahmed9153 4 жыл бұрын
MashaAllah Mama fadoun Doualeh une icône nationale, longue vie Mama
@aaminaabdulkadir8269
@aaminaabdulkadir8269 4 жыл бұрын
Heestan kama dhargo walahi🤔♥️☝️
@N.A.M1234
@N.A.M1234 7 ай бұрын
Mashaalah voix d or étoiles 🔯🌟 brillants djiboutiens long vie
@IltiredoualePort
@IltiredoualePort 24 күн бұрын
masha allah fatun ❤❤❤❤
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 2 жыл бұрын
MACHALLAH ALLAH Tabarak ALLAH hibarik fike Hirahisse fike HIHAFFIDAK FANANDIWEYNE Fadoun Doualeh LONGUE LIFE AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCWSCW
@munahabone3963
@munahabone3963 4 жыл бұрын
Toujours sa belle voix nos meilleures chanteuses
@Mudan-
@Mudan- 4 жыл бұрын
Masha Allah fadoun doualeh ❤❤
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 3 жыл бұрын
Xasuusa gara jabuti 2016 please Lake sara Somali 🙏
@nouramahamad9308
@nouramahamad9308 4 жыл бұрын
Mama très belle voix
@abdikarimsouleimansaid3695
@abdikarimsouleimansaid3695 3 жыл бұрын
Waa run qof kastee wx uu la daala dhacaya sidi naftisa wanag iyo hormarka aduun iyo akhiro uu gadho.markaste naftadaa ay aqabada u horeyisa ah .wan dhagayista heestan markaste oo nafta la yaabo
@samiyahussein9420
@samiyahussein9420 4 жыл бұрын
Anna caawa dabaded kucanan mayoo cidigaygan kaa jaaray ❤💯💯
@user-iq2kx7ri4y
@user-iq2kx7ri4y 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤ fatun ducale
@user-im5qw1cf7n
@user-im5qw1cf7n Ай бұрын
Ont jouons TOUS TOUTES DJIBOUTIENNES DJIBOUTIENS GABIBALOW HOOBBAHEY GOBBANNAHEYY HOOBBAHEY GABIBALOW HOOBBAHEY GOBBANNAHEYY DOWLADDE BANNENAHEYY HOOBBAHEY GABIBALOW HOOBBAHEY GOBBANNAHEYY HOOBBAHEY GABIBALOW HOOBBAHEY DOWLADDE BANNENAHEYY HOOBBAHEY DIEU MERCI ALLAHA MAHADLEY ALLAHA MAHADDI ALHAMDOULLILAH RABBI I RAHMANRAHIM ALLAHA AKBAAR SCW SCWSCW IS ❤❤❤❤
@ahmedmoussarobleh6246
@ahmedmoussarobleh6246 2 жыл бұрын
Masha allah la diva fadoun doualeh waow une voix en or
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Heestan was cajjiib, midhaheeda lama heli karo waa cilmi nafsi, A man is his worst enemy, Enemy within, cid kale wax kuma yeeli karto aan adiga ahayn haddaba Somalidu ma qirato oo cid kale bay khaladkeeda iyo eedda saartaa, abwaanku wuu qiray in dhibku isaga ka masuul yahay, If you get a fault you should be admitt it,
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 жыл бұрын
Waa runtaa walaalkay. Abwaan Jigjigaawi wuxuu afkeenna noogu sheegay cadawtinnimada hawada nafta ee uu Eebbe nooga digay. Nafta haddii aanad adigu hoggaanka u qabin, iyadaa kuu qaban oo hog kugu riddayaa iyo haadaan kaa riddayaaba.
@safiya0986
@safiya0986 2 жыл бұрын
Xqq
@user-ln7zl4xv3c
@user-ln7zl4xv3c 10 ай бұрын
😢😢😢😢😢 axya mxamad maxMD cumar hryo 😢😢 Cida fahanzan micnaha hesta 😢😢 walayap 😢😢 adunyadu wa 😢😢wregto
@adanashraf841
@adanashraf841 4 жыл бұрын
Mama fadun ducale hoyo nolo wwwwmama
@TheLove0
@TheLove0 3 жыл бұрын
Aqli daraan Naftayday Ciil kama foogatooy C est totalement vrai
@ahmedaden9844
@ahmedaden9844 3 жыл бұрын
Woooow cajib inabtii nolow Bravo
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 2 жыл бұрын
AKLIIII DAAARANNE NAFTAIDAAA NAFFFELAHARIKAWIOOO HINIBTAAAHASOUGOOOOO ADOWDOOO HINNNAAA WALALHAA
@kingrashiid4212
@kingrashiid4212 11 ай бұрын
Cadaw ila waalaaalay
@wahibfitini2227
@wahibfitini2227 Жыл бұрын
Fadun ducal nolow habo jir oo joge
@mirandadadiriyeh9389
@mirandadadiriyeh9389 4 жыл бұрын
Faduun cod dahabley manchallah!!!
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Masha allah
@sevenabasshindaabshirfaara1015
@sevenabasshindaabshirfaara1015 4 жыл бұрын
Mami Fathia
@hibackaden9246
@hibackaden9246 3 жыл бұрын
Fadun❤🎻
@moussamomed3890
@moussamomed3890 2 жыл бұрын
Hambalyo
@abdigala3992
@abdigala3992 Жыл бұрын
Fait par Ahmed houssien jigigawi
@mohamedhoussein1148
@mohamedhoussein1148 4 жыл бұрын
Vive djiboutienne
@moubarakmohamed9241
@moubarakmohamed9241 Жыл бұрын
Maxad haysa 11qw22022232to 3
Fadoun Doualeh iyo Hassan Omar
9:42
Assajog Studio
Рет қаралды 89 М.
DHALANDHOLAYEY  NUUR DALACAY IYO FARTUUN DUCAALE Lyrcs
7:56
Maxamed somali
Рет қаралды 71 М.
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 47 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 33 МЛН
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,3 МЛН
Fadoun Doualeh Iyo Hassan Omar
7:54
Assajog Studio
Рет қаралды 46 М.
Fadun Ducaale - Caqli daran
5:16
Jabuuti TV
Рет қаралды 60 М.
AWALE ADAN IYO ROODA MAASH 2019 CALOOLXUMO LIVE STAGE 4K
11:12
Tiriike Real Show
Рет қаралды 104 М.
Rahima Ali heesti Caqli daran nafataydaa
5:47
Siti Tv
Рет қаралды 873
Fadun &  Mohamed
8:42
Jabuuti TV
Рет қаралды 815 М.
Cabdulqaadir Juba iyo Khadra Daahir Waa ley Heloo waaba ley Hayaa
5:07
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 99 М.
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 47 МЛН