FADUMIINA HEES NIIKO SHIDAN SHOWGI FADUMIINA IYO FARXIYA FISKA MUQDISHO 2021

  Рет қаралды 388,519

Faiza Amir

Faiza Amir

Күн бұрын

Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my

Пікірлер: 84
@hawanature9053
@hawanature9053 3 жыл бұрын
Aniga kaa maqna from Djibouti, love much reer Xamar and my best Fadumiina😍😍😍
@farhiaali5107
@farhiaali5107 3 жыл бұрын
Walee anaa maqnaa maasha alaah fadumomiina
@abrahmanabdalla324
@abrahmanabdalla324 3 жыл бұрын
Fadumina reer adoogeey nii jclhy adne sigaar ku jclhy🥰🥰🥰🤩
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 3 жыл бұрын
Waaaaaaaaaaw waxas hees laga dhah hore u soco fadumin xafido laaahi
@Fartunos5
@Fartunos5 2 жыл бұрын
Fadumiinaadaya codki iydilay Masha allaha keep
@abdullahimohammed8020
@abdullahimohammed8020 2 жыл бұрын
Fadumina LIVING legend+full talent👸🏻🔥👸🏻
@fatimaaweys3521
@fatimaaweys3521 3 жыл бұрын
Reer Abiyaal. ❤
@mohamedabdi2378
@mohamedabdi2378 3 жыл бұрын
Subxanallah tani ma u dambaysay somali naag qaawan inla daawado barisamadkii reerka cadcadka la yidhaa kuwooda xun weyka liiteen umada kale waaba maanta oo aad arkaysan iyadoo qaawan in ay rag hor timado waxan leyahay allah ka cabso haduu in uun xishood kugu jiro rasulkuna wuxu yidhi hadanad xishoonayn waxad doonto samee run ayuu shegay rasulku scw
@dura5424
@dura5424 3 жыл бұрын
Wow faadumina iliket❤💋
@meyma_beauty
@meyma_beauty 3 жыл бұрын
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..
@SuperExcuse
@SuperExcuse 3 жыл бұрын
Nimanka mesha joogaan Waa reer baadiyo waayo fanaanad gacama gacamays ii ku bilaabin kkkk
@AhmedAli-mi1cg
@AhmedAli-mi1cg 2 жыл бұрын
Tanks reer Benaadir fowsiyo abikar welcom
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 3 жыл бұрын
Barakee alow xamar
@mustafofficial7083
@mustafofficial7083 3 жыл бұрын
Wow fadamiina horay usoco 🙏✍✌
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 3 жыл бұрын
Welcome home xamar banaadir muqdishu best
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 3 жыл бұрын
Fadumina hargaysa tag showgiii fiska iyo kabayare mid ka wayn oo kana samayn badan baa laguu dhigayaa Nimco dagan kala xidhiidh yadaa ka masuula fanaaninta yimaadee kkkkk waan ku taageeraa faiza warkaa gaadhsii saaxibadaa
@nimcoomar7611
@nimcoomar7611 3 жыл бұрын
hargeysa nandheere liinta ha ku cabta qof idinma soo socda sharmo boy oo daradiin xamarbugu qaxey wax u qabta gada wax tareysaan
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 3 жыл бұрын
@@nimcoomar7611 naa shut up doqon yahay fiska iyo kabayare waa yimaadeen yaa wax ku sameyey Waad iska hadlaysaye
@MrBiniyaamiin
@MrBiniyaamiin 3 жыл бұрын
😂😂😂😂walee habeenkaa camariistaha wuu ku daba daalay siduu udaba socdey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@arsenalshorts5713
@arsenalshorts5713 3 жыл бұрын
😀😀😀
@umuraage8617
@umuraage8617 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂Ma ila aragtay ar faadma ii geeya aan ka daba biibee waxaaba iiga daran kan ka celinaya inay shacabka salaanto.
@arsenalshorts5713
@arsenalshorts5713 3 жыл бұрын
Wow wahkale fadumina as always 🔥✌
@fadumanhujgggjkk4945
@fadumanhujgggjkk4945 3 жыл бұрын
Waaaaaaaw😍❤❤👌👍
@sucdi1758
@sucdi1758 2 жыл бұрын
Fatimiina o ciyal xamar soo kalakicisay 😎
@sucdi1758
@sucdi1758 2 жыл бұрын
Dadkeeda ee iska dhax cararesa no cabsi masha alah
@fazamusa2693
@fazamusa2693 3 жыл бұрын
Wow I'm glad you fadumi l am miss you muqadisho please 😢 🙏 ❤
@aichadarar1216
@aichadarar1216 3 жыл бұрын
1:19 iyo 1:20 ninkaas dabataagan fanaanada maxa ku dhacay oo ridey🤣🤣🤣🤣
@abdullahimohammed8020
@abdullahimohammed8020 2 жыл бұрын
Hawa martay😅😅😅
@barnibaarafrax5551
@barnibaarafrax5551 2 жыл бұрын
💭Ina dhaydhame 🍅In dheegdhame 🧑🏿Al shabaaba 🛀🧖🏽‍♀️Fagatax fakasho waan kubadbadi ayaan umalaynaya👩🏽‍⚖️
@salmaabud6030
@salmaabud6030 3 жыл бұрын
😍😍fatuma me
@iishomaxmed2405
@iishomaxmed2405 3 жыл бұрын
ulululululululu masha llaha
@umuamal8988
@umuamal8988 3 жыл бұрын
Ciyaal xamar❤️❤️
@user-nj6wi7jc6i
@user-nj6wi7jc6i Жыл бұрын
@iskoonaking8665
@iskoonaking8665 3 жыл бұрын
Showgaan oo eey hogaaminaayaan fanaaniin qiimo badan kuna soo aaday farxadii ciida hadana mabadna dadka kasooqeyb galay ma aqaan sababta maqiimahaa badnaa mise?
@ahmedabukar3986
@ahmedabukar3986 3 жыл бұрын
maya wll xili waxey kusoo aaden xamar raashinkii lacunayay uu qaali yahay shiuda la garacooya cml
@nimcishabbe5391
@nimcishabbe5391 3 жыл бұрын
Nices
@halimojibril5684
@halimojibril5684 3 жыл бұрын
Asc👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️
@hafsaahmed7581
@hafsaahmed7581 3 жыл бұрын
Faadumiina Hadal Karimayso
@nasimasead2419
@nasimasead2419 3 жыл бұрын
Lahajaaadan xaaaag lagag hadlaaa ayey ku heesaaaay gabdhu
@ahmedabukar3986
@ahmedabukar3986 3 жыл бұрын
dee xamar ciyaal xamar aaba lagu dhahooya mise ma fahmoysid hhh
@faithadam5801
@faithadam5801 3 жыл бұрын
Ilaahoow idindhoow
@sahraali7003
@sahraali7003 3 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥
@meyma7790
@meyma7790 3 жыл бұрын
Waa walaashiin meymuun cirro oo idin leh soo boqo channel keyga idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏
@bern807
@bern807 3 жыл бұрын
👑
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
Hhhh 90 ka Niiko yaahu *Orah* = *Qorrax* *Awaar* = *Abaar* Erayadaba ma kartee Niikadeeda uun ha iska wadato 😅
@zizumproduction3717
@zizumproduction3717 3 жыл бұрын
Sxb nin Raga neh wa u egtahay maxa Gabadha ka maseer santahay😂😂 hadalkaaga maseer ka muuqdo
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 3 жыл бұрын
@@zizumproduction3717 Nin ragga uma eki ee Waan ahay sxb Aragtidaada ayaa iska gaabane wx aan kahadlay adoon fahmin Reply inaad soo gasho sax maahee dib ugu laabo qoraalkayga haddii aadan fahmin wxa aan ka hadlay Anaa kuu sharraxayee iisheeg dheh 👍
@saafiabdull452
@saafiabdull452 3 жыл бұрын
way kartaa ee lahjadeeda ayaa sidaa loogu hadlaa orax awaar ma'aha adi sidaad u taqan in qofku uhdlo Soomli wayn lahjad badan bay leeyihiin Moqdisho dhexdeeda ayaa lahjado kalaleh
@hodanabdi174
@hodanabdi174 3 жыл бұрын
@@axmedhillaac3886 Somali wey kala lahjada duban tahay micnaheeduna mahan in midba mida kale ka saxan tahay ee waa uun lahjad marka adoon aqoon laheyn dadka wax inad fahansiiso ha isku dayin
@yasmiinaxmed3185
@yasmiinaxmed3185 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤😗👌
@qadijacusman793
@qadijacusman793 3 жыл бұрын
Fadumina waa ku dareemooyaa inuu xiisaha xamar ku haayo
@faithadam5801
@faithadam5801 3 жыл бұрын
Micheljacson teena watan wixiishidan kor
@sofiaomar3202
@sofiaomar3202 3 жыл бұрын
liked
@hamdahamdaa178
@hamdahamdaa178 3 жыл бұрын
👌👌💋❤🌹
@husseinduk3519
@husseinduk3519 3 жыл бұрын
Xamar ka guuurid waye Bas waye xamar wa la qatay Eber aha
@ubaxcali1841
@ubaxcali1841 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@warsameahmed585
@warsameahmed585 3 жыл бұрын
Beestii hees fadumo mini
@aaminosheekh3940
@aaminosheekh3940 3 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏💜💜💜💜💜💜💜
@dahraancabdiqadir9454
@dahraancabdiqadir9454 3 жыл бұрын
Wow ❤❤👍
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 3 жыл бұрын
Faduminaa fudfududaa horta Wa iga qoslisaa😁😁😁
@abdirahmanmohamedmoallim
@abdirahmanmohamedmoallim 3 жыл бұрын
Reer eebiyaalo yee tiyihiim waligeey waa maqli jiray maba fahansaniye
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 2 жыл бұрын
Waaa miskiin ... Ayaa loola jeeda.rer ebiyaale kkkkkkk
@SamiyaMahamed-jv2fi
@SamiyaMahamed-jv2fi Жыл бұрын
Face too face dhulbhaante isaag one one
@aishaahmed3794
@aishaahmed3794 3 жыл бұрын
Hees kuma wacna naagtaan jileen kaaga ku ekaaw
@safaqaali4688
@safaqaali4688 3 жыл бұрын
S
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Camar waye ges dir gartay
@sweat4272
@sweat4272 3 жыл бұрын
Gabadhu codba malaha yaa ila arkay😩
@hodanabdi174
@hodanabdi174 3 жыл бұрын
Anaga ino ledahee noo daa
@lilzaakirgamer6695
@lilzaakirgamer6695 3 жыл бұрын
Futadan weyn naga leexi Doqonyay🥺😂😂
@sofiaomar3202
@sofiaomar3202 3 жыл бұрын
ciyaal xamaraa nahee
@sofiaomar3202
@sofiaomar3202 3 жыл бұрын
liked
@zucchinimoha9110
@zucchinimoha9110 3 жыл бұрын
😂😂
@jiijo7579
@jiijo7579 3 жыл бұрын
Hada xamar fananin yar yar asobexen dadki hore wa udhamati eya cuni kkkkkkkkk
@mohamedAhmed-ss9wx
@mohamedAhmed-ss9wx 3 жыл бұрын
Duqdan meey tusbax qadato
@jiijo7579
@jiijo7579 3 жыл бұрын
Fadmina wakugu dhacdi kķkkķkk Mel shib shib eh Kkkķkkkķkkkķķ Xamarey umaleyneysi uk camal Kaxaxabihe kkkkkkkkkkkk
@dekasabriye9158
@dekasabriye9158 3 жыл бұрын
🤪🤪
@jirfe
@jirfe 3 жыл бұрын
Ninkaa dharka cas xidhin ayaa xamartii rasmiga ahaa waxan kalee meesha ka buuxo waa wixii after the war ka dhashay sidii dhagax camal baay u taagan yihiin mooryaantii xamar soo gashay baa badankooda dhalay
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 3 жыл бұрын
Miyaa ka xigtaaa marka?
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 жыл бұрын
Yaa lagaa fahmin in aad ka xuntahay umadaas karaa meesan. Quqdada anaa kaa saaraayo walaashay Soomali aa tahay dagaal waa dhamaadsy
@hibaaqwadani7070
@hibaaqwadani7070 3 жыл бұрын
Ciyaal xamara ahay 🥰🥰🥰👌
@hodanhassanbarre2761
@hodanhassanbarre2761 2 жыл бұрын
L
FARXIYA FISKA IYO FAADUMIINA HEES CUSUB BALANTIYO AXDIGA SHOWGII MUQDISHO
3:26
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН
Malyuun’s Maanka  iyo Sharma Boy Soo dhaweynta Yaasiin halyey
3:15
FARXIYA FISKA HEESTII GAYAAN KABAN AAD U MACAAN 2019
5:58
Suldaan Studio
Рет қаралды 1,9 МЛН
Fadumiina || Somali Musuem 10th Anniversary
13:07
The Somali Museum
Рет қаралды 184 М.
Fadumiina iyo Laki | Heesti Waabari
6:06
Laki Wacays Podcast
Рет қаралды 749 М.
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 20 МЛН
FADUMIINA BEST MASHUP SOO DHAWEYNTII HANI KEYNAAN LONDON 2023
5:36
GAVRILINA - Drama Queen (ПРЕМЬЕРА КЛИПА 2024)
2:25
Julia Gavrilina
Рет қаралды 2,2 МЛН
Tayna - Si Ai (Marshmello & UKAY Remix)
3:05
Marshmello
Рет қаралды 6 МЛН
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 248 М.
Еңсем менің
3:49
Нұрбахыт Қарағай - Topic
Рет қаралды 114 М.
Kalifarniya - Aiyp etpe
3:32
Kalifarniya
Рет қаралды 113 М.