Faduma the diva believe me waa actress laakiin soomaali ka dhalatay war ileen reer waqooyi iyo reer koofureed isla heesayaa aduunkaba u macaan beautiful song ❤️🙏
@adamqarad36353 жыл бұрын
Erayada farax mirtiile iyo laxankiisu caadi maaha Fanaaniintu haday abwaanad waawayn ka qaataan heesaha sida faarax murtiile way soo bixi lahaayeen codka fadumiina iyo axmed dhagax waa heersare ciyaarta fadumiino kadaran musica bashiir hanuuniye waa macaan camarada duubista faiza amir
@quruxdumarwaaxishod79493 жыл бұрын
Wallhi xaqiiq jirto Somali laga helaa nin waan ku nacay ku dhahaayo iyadana dhaheyso waan ku jaclahay
@xakomediapro92993 жыл бұрын
1:59 Jaazka laGa GarTaa inaY ciYaalkii maGaalaDa TaHaY😍🤩🤩😍
@munaabdinaasir75883 жыл бұрын
🙏🙏Wwww farax murtiile ucod ekaa axmad dhalay🙏🙏
@aishakiin40713 жыл бұрын
Wow love u faduma fny muna kastuuma iyo ilhaan ma kala dhex gashid
@fmm20343 жыл бұрын
faadumiina sheekh hilowle the one and only samideey faadumiina ala yaacisig xabiibti I can’t wait yuo and lake xaaji wacays song❤️❤️❤️👍👍🤣❤️🤣❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰
@shuceybofficial51813 жыл бұрын
Wwww m a fadumina fanada kaliya aan jeskeda iyo codkeda shactarada kuhesta 🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️❤️💯💯💪
@MohamedBuskutOfficial3 жыл бұрын
Another Hit Song Fadumina sister horay usoco
@fahdiali8293 жыл бұрын
Fadumiin wad ka baxsatay dhesha istelka waaw ❣❣❣❣❣❣❣
@musemuse66483 жыл бұрын
Ninkan heesta Fadumina u shiday
@mahamedabdallahussein44833 жыл бұрын
Caajiib waaye
@baashaal67783 жыл бұрын
Aakhiro samaankii la sheegaa yey adinkaa ba calaamad u ah
@zamiiropretty63053 жыл бұрын
Hestan laxankeeeda wuxuu u egyhy hesta I love bbe ee Farxiya Fiska iyo lugo silig Isku hysteeeen
@faadumomaxamed13423 жыл бұрын
Warka ka daaaaaa gabdha sidaaa ha orane
@Naji_nexura3 жыл бұрын
Heesta inta Faadumina ku haysta🔥🥰
@abdirahmancsk1173 жыл бұрын
Nice Song Axsaaaan Yaaa Salaaaam isha Calaaaa Heeees👏👏 InTa Ka Heshay Heesta Like ii Saaray plz💯💯✔❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏
@nagaaxmmq3 жыл бұрын
Reer london ciyaarta naga dhaafa waan dareemoyna waxaad nagu samaynaysin Hal hees fiska , jihaan jalaqsan , hadana fadumiima aaaaa!
@quenshushuu63963 жыл бұрын
😀😀😀😀
@zuldanking50153 жыл бұрын
Humo hilowle se camal he hestan somaha hesti fiska masha allah styl cusup iyo libis shidan wx kalo alla ku xafido
@Norwey0003 жыл бұрын
Mahan
@hamdaabdule713 жыл бұрын
Heestan qofki sadaxad 🙄🙄🙄🤣🤣🤣fadumina wa ku wata🤩❤️🌺🌺🥰
@cudbinuur42323 жыл бұрын
I love you waad kabax Satay hees Macaan Faadumiina
@shankaroonfarah95353 жыл бұрын
Beautfull song my sister keep going fadumina
@maymuunibrahim38593 жыл бұрын
Maansh Allah faduumiino go forward hbo
@jamiilahashi1813 жыл бұрын
woow faadumiina wixii cusub caalamkaa jecel
@siidkadiamond7393 жыл бұрын
Fadumiina wxa thy qof kaliya aan iska jeclhy in aan action keda iska fiirsado wllhi
@zakariaabdullahi3843 жыл бұрын
Fadumina wan kuwataa boqoradha codka
@maskiinka14373 жыл бұрын
Another level Mom fadumiina alle ha ku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saadiacadey39603 жыл бұрын
Wooowwww Fadumina Qatari saana
@umsaabir22503 жыл бұрын
www Cadi mahin 🤗😀
@miira.71813 жыл бұрын
Ilaahay ha kusoohadeeyo Dad badan ayaa soqoraya keep going my sister lakiin anigu waan ku leeyay hore ah usocon ee ilaahay dib hakuso.caliyo Sabaabta oo ah waa danbi culus heesuhu
@kurulusozmanzomali25773 жыл бұрын
Inta soya ka soo daawaty farta taag
@abdullahicade62203 жыл бұрын
laxanka heesta i love uh ban ku odhan laha
@nasramohamed70453 жыл бұрын
Keep going
@HamdiJama13 жыл бұрын
It’s the acting for me💞
@dffd19283 жыл бұрын
Ururka midowga Africa 🌍
@dffd19283 жыл бұрын
Ururka midowga Africa 🌍
@zahrabelabeauty78633 жыл бұрын
Keep going my Sister 🥰🥰😍
@dekainaibrahim87503 жыл бұрын
That's why I love all her songs, always hit 🔥
@somalidhalad69183 жыл бұрын
hit Song Heestan Caadi ma aha Hambalyo Aqwaan Fadumiina iyo Ahmed dhagax Heestan 5M hala Gaarsiiyo Somaliyeey Please
@zahraadam1623 жыл бұрын
Masha Allah xabibiti horay usoco ❤❤❤❤❤
@zalmaanhussein77523 жыл бұрын
Igada CiyaarTa Faduminada Fanka ❤❤❤❤
@salaadaadan83823 жыл бұрын
Erayo cajiiba iyo laxam ayaa isku dhacay codadkaa ka daran ale ha daayo abwaankeena faarax murtiile
@ashamohamed96573 жыл бұрын
Eeyaahe xiligii aad tusbaxa qaadan lahayd baa la joogaa is astur Ilahay ceebtaada iyo tan waalidkaaba ha asturee😒
@shankaroonfarah95353 жыл бұрын
Masha Allah abayo fadumiina inolow weliga fananeydeyna qarniga
@libanofficialmedia55523 жыл бұрын
Axmeed dhagax heestan cadii maha✌✌✌
@dawladmedia16283 жыл бұрын
Faadumo waa atarashada soomaalida❤❤❤❤
@Hassanynwa3 жыл бұрын
Heestii fiiska wey kufsadeen🥲🙃🙃
@farhiasheikhhassan23663 жыл бұрын
Masha Allah nice signer 💗🔊☑️
@ahmedcabdi66423 жыл бұрын
Fadumiina wa kuwata Qofyahay
@maryanruunshnuur.45163 жыл бұрын
Faadumina qurux legend 😍😍😍😍❤❤❤❤👌👌👌
@mulkihappy3 жыл бұрын
The one and only my lovely sister fadumiina sh.hilowle 👏🙏🥰🥰.
@kinglpstatus86673 жыл бұрын
Keep Fadumo waan ku wataa
@sakialpha35943 жыл бұрын
Faadumina jir macanah
@sihaanagalbi44913 жыл бұрын
Love so much fadumina ku jcliyaa🥰🥰
@kassimnouhstonecold44273 жыл бұрын
yasalam fadumiina iyo ahmed waa cajiib 💯💯
@nastehoabdoulkader52413 жыл бұрын
Inader nolow, you are good person don’t change your attitude
@abdiqadirmohamed53743 жыл бұрын
Aakhiro zamaan wye wllhi
@mariahonest26423 жыл бұрын
Faadumiina qaybta daadiska inaad qaado ayey ahayd
@solostgen38623 жыл бұрын
Hamadaan Ku Jabiinlaa Kulaha
@umidiini62343 жыл бұрын
Waaw keep going💋❤️
@zanabcawad89653 жыл бұрын
Yaasalaam Yaasalaam fadumiina meel kasto w KAHEESTAA
@bahjamashaallaah38573 жыл бұрын
Waaw cod aad umacaam badan
@nasramohamed70453 жыл бұрын
Masha Allah love you so much ♥️
@nafaxaadnafta5803 жыл бұрын
Top song waaw my dhiig
@waabarimedia4353 жыл бұрын
1/8/2021 SundaY inTa iGa dampaYzaa like Ta Ha ila dhaafina
Walal somha hestan so maha hesti fiska ay ka xaday Lugo basto Fadumina saxib fican ayay ahed maha helay cawa 🙄
@jowhar10063 жыл бұрын
@@zuldanking5015 Heestaan asalkeedi waxaa laheyd Fadumina. Fiska waa loo dhiibtay iney ku codeyso. Dib u fiirso KZbin ka Faduma oo ka dagaalameyso heesta markey Fiska ku heeseyso ineey KZbinrs kale ka xadeen.
@jowhar10063 жыл бұрын
asalkeedi waxaa laheyd Fadumina. Fiska waa loo dhiibtay iney ku codeyso. Dib u fiirso KZbin ka Faduma oo ka dagaalameyso heesta markey Fiska ku heeseyso ineey KZbinrs kale ka xadeen.
@hotnachanel75583 жыл бұрын
Keep going faadumo cadsy😘
@biyaankaofficial3 жыл бұрын
Hit song aad ayaa ugu raaxeysatay✊🏾
@yasmiinhassan46733 жыл бұрын
She is beautiful inside and outside 😍😍😍😍 Masha Allah
@mariahassan51253 жыл бұрын
Woow cod iga dheh💋❣
@amarasheikh15443 жыл бұрын
Eshcalaa hees iyo bar cawooooooooooooooooow🎉🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏👑👑👑👑👑👑👑👑
@maryanyuusuf16693 жыл бұрын
Fadimiinq kuluh heesta
@ashaaden69433 жыл бұрын
Wow wow keep going I love it🥰🥰😍🤣🤣🤣✅
@ubahmohamud74753 жыл бұрын
⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘to fadumamiina
@amounaahmed58333 жыл бұрын
Fatma big respect 🥰🥰🥰😍😍we love you
@munahilwa94903 жыл бұрын
Fadumiino Oo Jecelkaa Lagu diiday 🤣🤣
@gobbobatun62073 жыл бұрын
Fadumina 🔥🔥🔥🔥on fire 🔥
@boqoradalondongarsoorada95523 жыл бұрын
Waa hees Wanaagsan
@istarali64813 жыл бұрын
Another level 👏👏👏
@atariishomarkoofficial74833 жыл бұрын
M.a hapo faten Cadey horay uso wan ku jeclhy
@moreadyofficial30633 жыл бұрын
Fadumiina wali way is haystaa sii jeedkaa I dilay😂😂😂my Instagram maxamed Cali ready
@mustafehappyofficial21633 жыл бұрын
boqorada masraxa fadumo mina
@maateofficial76853 жыл бұрын
Ina shiiq hilowle ❤️❤️
@shankaroonfarah95353 жыл бұрын
Youre lengend my sister fadumiina viva
@najumwadani77843 жыл бұрын
Af xamariga kushidan tahay faduminaay
@minamahammed38963 жыл бұрын
Top MashaAllah ❤❤❤💯
@saharoyusuf86223 жыл бұрын
Wow masha Allah
@muktarnadifyousuf38073 жыл бұрын
Show habarta dabo weyn baa kutaal 😱😱😱😱😱😱👏👏
@Hawokitchen813 жыл бұрын
Wow what a Beautiful and funny video I love it 🥰❤️❤️😂😅👍💃🏽❤️❤️
@Aidarus11-r3 жыл бұрын
Fayoow cadeey
@khadrahilaacchannel19863 жыл бұрын
Erayada reer waqooyi iyo reer konfur laysku daray laxan macaan lasaaray waa 100 100 m.a