FAFRXIYA ABSIYE IYO GEENYADA MADOW🤔

  Рет қаралды 10,784

Caaliya Sharif channel

Caaliya Sharif channel

Күн бұрын

Пікірлер: 164
@50shadesofaraweela
@50shadesofaraweela 2 ай бұрын
قُلْ سِيرُوا فِي الْأَرْضِ فَانظُرُوا كَيْفَ بَدَأَ الْخَلْقَ ۚ ثُمَّ اللَّهُ يُنشِئُ النَّشْأَةَ الْآخِرَةَ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ.
@InaIdle
@InaIdle 2 ай бұрын
Yes geyada waa gabar yar wax baratay si xushmad lehna ugu soo jawaabtay Viva Geyada❤❤❤❤❤
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 2 ай бұрын
Fatxiia waysaxantahay ee daa wll waqti Israail la isku sawiro lamajoogo xataa haday tagtay dhinaca phalastin inay joogtay ahayd.kuwa dadkeena sunta uqasayana waalasheegayaa hadaadan adigu kala jeclayn. Marka Fatxia qald baad kuhaysataa.
@farhiyahasan7259
@farhiyahasan7259 2 ай бұрын
Abayo gabdhuhu hadii ay dhaqan xunyihiin waa in lasaxaa sababtoo ah caruurta soo koreysa ayaa daawanaysa marka Caliya quruxeey maanta waad ila qaldantahay❤
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 ай бұрын
Farxiyo Haddii ay cid waanineyso Naagaha public ga qamrada ku caba ee ay wareysato oo amaanto maalinwalba ha waaniso Naagtaan waa maag shaqeysaneysa Israel ito Falastiin iyagaa ilma adeer ah oo iska kaaya xigga island degan oo isguursada xitaa ciidankooda Gaza garaacaya Carab Falastiiniyiin ah oo Islaam ah baa ku jira
@farhiyahasan7259
@farhiyahasan7259 2 ай бұрын
@@Caaliyasharif waad mahadsantahay abayo muhiimadu waa wixii xun in halmeel looga soo wada jeesto oon midna la is xejin umadaas Muslimiinta ah ee la gumaadayo na cadawga Allaha ka qabto
@Bintucabdi-c1c
@Bintucabdi-c1c 2 ай бұрын
ilmaadeer maxay ku yihiin dadka muslimiinta ahee la xasuuqayo qofkii iimaan lihi wuu ka damqanayaa
@zamzam5255
@zamzam5255 2 ай бұрын
GEENYADA MADOOW WAA GABAAR AF GABAAN ❤❤❤
@umaamina1885
@umaamina1885 2 ай бұрын
Afku kaama go. Caaliya mahadsanid sidad xaqa u taagerto kugu jeclahay xataa hadii ay wax u sheegeyso gabdhaha wado saxan inay u martey aheyd geeyada waa gabadha yar fariida ah inaysan 40 jir aheyna waa xaqiiq lakin caawa adiga ashahada looxa ugu dhigay habrihii gabdha yarta ku dhagana 😂😂noolow yaaqey ❤❤
@HamseHussein-y2w
@HamseHussein-y2w 2 ай бұрын
geenyada ayan Copyright ku Qabatay ee muuqalada may Kasaari lahayn 😂😂😂 Geenyada wa naaag wax baratay KZbin fahansan LIBAAXAD WEYE
@onestepatatime1676
@onestepatatime1676 2 ай бұрын
One thing I have noticed about Fathia is she cannot be corrected. If you are not a kiss ass to her, she will block you lol.
@zu7729
@zu7729 2 ай бұрын
Wey ka qaldan tahay farhia absiye waxeeda waa xag xagasho & xadka bax
@MsLajecel
@MsLajecel 2 ай бұрын
Geenyada waa tourism vlogger. Waxay noo tahay gabar ku dayasho mudan, oo naga istaahisho inaan taageerno. Waxay dadaal galisaa oo maskax iyo muruq ku bixisaa inay dunida na tusto. Maxaa meesha ku geeyay in lagu qabsado waa xadgudub. Masjid Al Aqsa oo fadligiisa aan ognahay ayey salaad ku oogtay. Dhulkana waa dhul Islaam oo xoog lagu heysto. Geenyada waa laga gardaran yahay.
@maryannnnn942
@maryannnnn942 2 ай бұрын
❤❤❤❤ garsooore wanaagsan viva geenyada madow samideey Maryan boston ❤❤❤❤❤
@hawashireafrah5862
@hawashireafrah5862 2 ай бұрын
Abaayo waa runtaa .Fiyuus Looma raadsado duilmi Naagtaan Farxiya waa maseereey, ma quurto gabdhaha soomaaliyeed horumarkooda.Sax gabdhaha kale wax uma quurto. Qofka walaalkaa waa la dhiiri geliyaa. Thanks Geenyada madow waa geesiyad,waa gabar adduunka na barta. Bal maxeey ku maagtay?. Maa Shaa Allaah Caaliya Runta sheeg waligaa.
@jamilamuse9362
@jamilamuse9362 2 ай бұрын
Fathia absiye wey qaldan tahay wana is tusad dadka darenkoda ayey ka ganacsata intey been been iskaga ohiso anigu bari hore arkey iney munafaqad tahay nagtasi yeey idin qaldiin somaliyey
@barwaqosharif6326
@barwaqosharif6326 2 ай бұрын
Oo wllo farxiyo mayadaa waxa dhiba ku tiri gabdhaan runtay usheegtay maxay kadoontay mesha dadaka lugu xasuuqayey takale sodigii Hodan online ku dhaganaan jiray cajiib
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 ай бұрын
Hodan online Nin bey soo dhacday waala maagayaa caruur bey abahood kasoo dhex saaray Farxiyana wax aysan aqoon u laheyn bey kasoo hadashay iyadana waxbaa la dhihi😁
@ashafarah9414
@ashafarah9414 2 ай бұрын
🙄Why not ma Fathia ticket ka bixisay? way tagi karta, way ka sheeken karta🩷
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi 2 ай бұрын
Habo Masha Allah xinahaga iyo gacmahaga qurxon quraan ku aqriso hada kahor xina aan marsaday waan ku xanunsaday gacmaha cadcad indhaha way unugul yihin xasbunallah wanicmal wakiil kuso gal your intro
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 ай бұрын
Hye habo macaan mahadsanid 😊
@HodanMohamed-i4f
@HodanMohamed-i4f 2 ай бұрын
Farxiya way saxan tahay, Gabadha geenyada madaw ma meel kale oo ay u shaqatagto ayay wayday, sidee bay ku keentay in reer falastiin oo laxasuuqayo yuhuuda ilaahay nacdalay in ay aado, Naa walaal ilaahay ka baq oo aduunku waa ayaamo e yuusan ku siri, geenyada madowna ilaahay iimaanka hawsoo cesho yuhuud xun,xun view ayaa kagalay e
@Coolgranma
@Coolgranma 2 ай бұрын
Haa Waa Aayad Quraan ah: (SIIRUU FIL ARDHI FANDURUU KEYFA KAANAT CAAQIBATUL AWWALII ) SADAQALLAAHUL CADIIM
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 2 ай бұрын
WAA FIUYS RAADIS FILINKEEDA WUXU KU SO AFJARMEY QASQAS IYO GABAR EY DHALIIKARTO
@lailasaciid1974
@lailasaciid1974 2 ай бұрын
Ala ilaahow caaliya noo daa nasab nasab dhalay dheh masha alaah walahi sifiican aad wax ugu sheegtay ♥️♥️
@Nuurah951
@Nuurah951 2 ай бұрын
Maamada aa😂😂😂 , ma adaa kayar, 40's and above waad dhaaftaye
@basrahassan5116
@basrahassan5116 2 ай бұрын
Thank you, Gadh ba gadh baa la tusaa! Habarta gabdhaha yar yar nooga rid.❤ ❤❤❤❤ Kuwa gubaya wax sawta la jiifta Fathiya. Maria gabdhaheena ayay leegtahay. Waana gabadh yar oo geesiyad ah!!!❤❤❤
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
GEENTADA 🎉HALA NABAD GELIYO!! GABADH🎉SHARAF🎉LEH🎉AKHLAAQ🎉EDEB🎉iyo IXTIRAAM 🎉(RABBI) siiyey(MASHALLAH )🙌🫶🙏♥️💘♥️🌹❣️🎊🎊FARXIYA DUQII DHAKA CADE, markuu ka TEGEY AYEY DADKA DAACI🎉ISAGA DHIGEYSAA!!! ? ISAGUBA YAHUUDI , ayuu ahaa!!
@Xigma_
@Xigma_ 2 ай бұрын
I love geenyo she is well educated and very polite
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 2 ай бұрын
farxiya waa falastin🎉anigu waxan oran lahaa🎉 hasqarxiso bes no drama caadi maxa usameyn karnaa teena🎉naheysatee thank you caliya❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 ай бұрын
Hilib xataa ma qaadin she is beautiful, pllite, educated and smartI young girl. I agree with you. Fathiya seems jealous about the young girl's success since she claims she was once a journalist and was not successful. By the way, Fathiya should mind her own business. Gabdhaas geenyada something la dhahana wax fiican bay sameesay inay booqato oo u ducayso walaalaheed Falastiin soona aragto dhibaatada haysato.
@MaidaAhmed-uh4rw
@MaidaAhmed-uh4rw Ай бұрын
Correct i agree with u my sister
@amalianasrani894
@amalianasrani894 2 ай бұрын
Gabaray taariikhda soo baro yuhuuda waa dhulkii muuse ilaahay yiri rer israel gee daud iyo yaxye iyo Nabiyaash oo dhan ku dhasheen oo ka yimaadeen suleman templeka yuhuuda dhisay Muslimkuna intuu dumiyey ayuu Midvale ka duldhisay Gabadhan tiri yuhuud 1967 ayey dhulka timid Waa illa qosol sheekadeedu Caku somaali waa dad maran.
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 2 ай бұрын
Caliya intelligent woman ❤ Fathia absie is munaqa hypocrite she can't see her own faults
@farhiaali3873
@farhiaali3873 2 ай бұрын
Waa runtaan maxaa geeya yuhuud.dhulkeeda
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 2 ай бұрын
Caaliyoy maxaad tiri rayaaneey dubka ka dhig midii rabta iney is cadeyso Allah xaasidsanidaa wlley mida kale fatxiya bilaash baad u maageysaa adiguba la mid baad tahay adinkoo dhan macal geenyada views raadis baad tihiin ee iimaanka Allaha idinku sugo !
@aminaali8263
@aminaali8263 2 ай бұрын
Waa runta habare habare lowayeye waa habare ❤❤❤❤❤
@anabshiekh-rn3ds
@anabshiekh-rn3ds 2 ай бұрын
caaliya mash allah good point
@fadumokheire742
@fadumokheire742 2 ай бұрын
Ma shaa Allah War waa ku dhan yahay Farxiyo ayadaa u bahan In runta loo sheego
@sumadqaran
@sumadqaran 2 ай бұрын
Oo tan ma ineey ka yaryahay ayay u maleeysaa fatxiya cabsiiye 45 kama weeyna iyadana 35 kama yara 😂😂10 sano kaliya kaa weeyn waxba kaama weeyna. Iyada unbaa naagahaan da da buufiska ka qabo niyada u dhista oo habaryar Ku dhahdo
@NadiraMohamed-vt6us
@NadiraMohamed-vt6us 2 ай бұрын
Caaliya taas waad ku qaldantahay ma dhali karto Mida kale maxaa Israel ka doontay uunbay tidhi hada cidi matagto
@cigaalyare8114
@cigaalyare8114 2 ай бұрын
Geenyo is 29 year's old... fathia is in her 50s .. come on
@NadiraMohamed-vt6us
@NadiraMohamed-vt6us 2 ай бұрын
@@cigaalyare8114 hhhhh fadxiya waji50 ma leh ee waarka dib ugu noqo 😂😂😂soomaali iyo da'a
@FatmaAli-gl1mr
@FatmaAli-gl1mr 2 ай бұрын
😂😂😂33 or 34 kamayara ​@@cigaalyare8114
@FatmaAli-gl1mr
@FatmaAli-gl1mr 2 ай бұрын
​@@NadiraMohamed-vt6usno fatxiyo waa 50 and above Xiligi 1988 bey ahayd secondary school iyada mar afkeeda kamaqlay
@NadiraMohamed-vt6us
@NadiraMohamed-vt6us 2 ай бұрын
@@FatmaAli-gl1mr anigu kamaan maqlin walaal ok 🤔 Geenyaduna anigu ma daawado lkn walaalaha Falastiin wayno baahan yihiin in ay u ducayno una share garayno dhibta lagu hayo wadanka lahaystana aynu tagin imika markuu dagaalku dhamaado la garay
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima 2 ай бұрын
Waa. Wareey. Geenyo. & f Absiiye
@ImanYusuf-r5g
@ImanYusuf-r5g 2 ай бұрын
Duqdi ina cabsiye oh ka hadleysa habarti Adna aheyd e tidhi Israel wa walala hayo ma aragten hoos ka dilki iyo naceykey u heysey dumarka hadu so iif baxey
@nimosuleiman
@nimosuleiman 2 ай бұрын
Oo wll yaa yaraanaya saw qofkii yaraa hadii Allah daayo ma waynaanayo
@anababdirahman7320
@anababdirahman7320 2 ай бұрын
in yahuud latago ma shaqo fican ah xasbunallah
@BarodiirMadaxeey
@BarodiirMadaxeey 2 ай бұрын
Diinteena waxay sheegaysaa muslimka waa hal jismi wa inay isu damqadaan farxiya waxay uga hadashay gabadhaas damqasho ay u damqanayso muslimka la tirtirayo iyo masjidu aqsaa cadawga burburinayo adigu waxad u muuqataa in view raadis aad afka u suranayso farxiyo teeda kale farxiyo naagtan ma dhali karto gabadhani ma yara ee waxan ku leeyahay ilaah ka baq si xun hunguri ha u raadin
@nazraahmed2881
@nazraahmed2881 2 ай бұрын
Maashaallah.!
@Hidaya-s9y
@Hidaya-s9y 2 ай бұрын
Hada ma israel iyo yahuud baan xayeysiineenaa. Waa ladanqaneenaa aa. Meel 70000+ iyo and more missing. What are we discussing 😳
@zahranoora6101
@zahranoora6101 2 ай бұрын
Fathia Absiye, waain cagaha dhulkalodhiga.
@maidav1481
@maidav1481 2 ай бұрын
Masuwirkaad thumbnail kadigatay Geenyada ma ahaa waa Qalanjo Somali 😅
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 2 ай бұрын
Habarta fatxiya obsiiye iyadaa oday yuhuuduhu qabaa shaydaanta
@warish9081
@warish9081 2 ай бұрын
UK guruubaa looga tagaa al aqsaa waxaana la soo booqdaa wadanka barkaysan ee falastiin wax fiidayana ma jiraan jahilnimada hala joojiyo
@hanamoha3252
@hanamoha3252 2 ай бұрын
Caaliya, you are wrong sister on this one. Fatxiyah is right. The timing is wrong for her to go to Isreal. Fatxiyah simply said this was not the right time to advertise genocide regime when they are killing innocent Palestinians. Even the Palestinians are asking everyone not to go to Isreal.Also I use the product Fatxiyah is selling it is 100% organic. Fatxiyah doesn’t support women when they are wrong she tells them the truth. I and many other women support for that.
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 2 ай бұрын
Fatxiya, yuhuuda waa rer xididkeeda marka hala yaabina
@Jasmiin-y6i
@Jasmiin-y6i 2 ай бұрын
Hadi xaga deenta laga firrio inan inay kaligeed dhoofto maha sax. Farxiyana inay si fiican o nastixeeso bay ahayeed o goonay ogu sheekto, maha inay dadka dan ku ceebayso o ay six xon ula hadasho. Walahu aclam.
@cigaalyare8114
@cigaalyare8114 2 ай бұрын
Habro farxiyo madaxa ka qabsatay oo jaahila comment ku caayey
@Happy-go-l
@Happy-go-l 2 ай бұрын
Lama tagi karo waqtigaaan waayo waa promoting waxey sameysay genyada madooow shillings kastoo meesha ku baxay israel buu u noqonayaa caliya walaal caqligaga fur gabar baaa gabar ku dhagan ma ahan arinku
@HjklJk-r9o
@HjklJk-r9o 2 ай бұрын
Masha alaha ruunta kugutagera gesiyad quruxeey
@FatimaJama-d9m
@FatimaJama-d9m 2 ай бұрын
Mansha allaah caliyo illahay haku xafido
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 2 ай бұрын
Mayaaaa abaaayo yahuud nacalaaaakutaaalo meel latago maaahan walaasheeen wayqaldantay saaa urako cadaw waaye yahuuuda mayaaaaa meeel latago maaahan 😢
@bassflix5982
@bassflix5982 Ай бұрын
Adiga maxaa kuu diiday in aad ayata baratid iyo quraanka😊😢😮
@idilhussein4549
@idilhussein4549 2 ай бұрын
Lagaha yurubta jogaan aan 40 dhafin wax walbo waxay modaan Caruurta in ay ku fac😂 yiihin ayay modaan😅
@warisroobo1759
@warisroobo1759 2 ай бұрын
Garta waad kala tuurtey, Fariid.
@norajabril7955
@norajabril7955 2 ай бұрын
Cambuurkaaga Oo kale waan haystaa kkkkwaan ku salaamay ❤
@قناةالقرءان-س3د
@قناةالقرءان-س3د 2 ай бұрын
Fathio wacyi galin bay wadaa abyo way ku saxantahay inay ka hadasho qasqaska , lkn geenyada ma khaldano
@zamzammohamud5163
@zamzammohamud5163 2 ай бұрын
exactly you put her in her line walahi farhiyo She is desperate for attention. She needs help. Only God can help you.farhiya ..
@umriyaan9
@umriyaan9 2 ай бұрын
Ala caliyo nagkarmed nagaceli ducufada dadamesha noojogte ❤❤
@Maria-wb7lj
@Maria-wb7lj 2 ай бұрын
Fathia waa saxantahay dhaqan xumadey kasoo horjeeda ee joog Caaliya
@ImanYusuf-r5g
@ImanYusuf-r5g 2 ай бұрын
Duqdi ina cabsiye muuxubo iyey kuwi cawanta ka gadeysa iyado geenyada uu haliileysa sii aan caadi aheyn
@Salwa-o5d
@Salwa-o5d 2 ай бұрын
Sax walal absolutely right ❤️❤️💚🤍❤️
@sahramohamed9643
@sahramohamed9643 2 ай бұрын
Ciirta jug leh wasn ku wataa caaliya cadeey👍👍👍
@قناةالقرءان-س3د
@قناةالقرءان-س3د 2 ай бұрын
Asc caaliya mashallah, noso badi muuqaalada , wan kugu haysanaa
@FatumaHassan-m7n
@FatumaHassan-m7n 2 ай бұрын
Asc walaashey salaan sare adiga garsoore ayaa tahay wixii qalad sameya inaad kala ciliso waaye weley inay awoowgaa talin jiray maxaa dhacay meleysku ciyaaraa naag reer puntaland maa loo gali karaa ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍💯💯💯
@aminacabdi3913
@aminacabdi3913 2 ай бұрын
Ascwb waliba taxsiilihii wadey iyo dukaamadaba xayeysiin bey u sameyneysey daaya gabadha
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 2 ай бұрын
Farhiya absie wa saxan tahay geenyadu maxay ka doontey yuhuuda saacadan
@ImanYusuf-r5g
@ImanYusuf-r5g 2 ай бұрын
Habar heblayo cabsiye wa Lo jefa iney horey nolol uso arkin hadey waxban baski baranaya laso fadhida KZbin 😂
@anabm.hussein7145
@anabm.hussein7145 2 ай бұрын
Attention raadis baa tahay fathia kuma soo jawabin waligaa! Afaaro aan kuu oolin bad dhex boodaa waligaa.
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 2 ай бұрын
Kkkkk habar habar loo waayay Hooglagabqaad. Afartan baad sheeegtee may lixdan gaarto, ma ayaga guursanaya. Haaheey. Gul siiruu fil ardi fan duruu kayfa kaana caaqibatul muka dibiin. Lama rabo in aad Kal baqaratul bahaymaa usocoto.
@queen22-r7p
@queen22-r7p 2 ай бұрын
geesiyad caaliya❤ wakas adi haku so qadato 😂
@HawaSheikh-hw7eu
@HawaSheikh-hw7eu 2 ай бұрын
Asc caaliya gabadhu hadu maxay waqtigaan dagaalku jiro u tagtay Bay ka hadashay ee may oron waligeed yey tagin
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 ай бұрын
Ma oran sidaa keliya! Way cayday oo weliba tiri amagaca Geeyada Madow waan kala noqoneynaa sidii iney iyadu u bixisay. Farxiyo waa gardaran tahay soomalida Qiiro jabaantaa ku badan si emotional ah ayay wax walba uga falceliyaan
@SafiaKabail-p3u
@SafiaKabail-p3u 2 ай бұрын
Baba caaliya waxbadan noolow ha soo degdegin cimrigaaga cibaado ku dhameyso runta runta kama gabato soomaali daacad ah waa caaliya jisaakalaah
@cigaalyare8114
@cigaalyare8114 2 ай бұрын
Farxiya aad bay u fudutahy runtii ...iyadon waxba baarin bay dadka iska maagta
@casalasal6466
@casalasal6466 2 ай бұрын
Adiga dumarka ku milan ayaa fathiya ka fudud oo waalan waliba ee cml kale sameyso
@cigaalyare8114
@cigaalyare8114 2 ай бұрын
@@casalasal6466 nooca ay maskaxda ka dhaqday oo jaahilka baad ku jirta dadku sidaado kle lahayste maaha fikirkodu wa u xor
@norajabril7955
@norajabril7955 2 ай бұрын
Alia waan ku salaamay
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 ай бұрын
Qof iyo waxa uu sameenayo side la kala qadi kara. Ma wax kaligood isasameeyo miya jira
@Fallandurduro82
@Fallandurduro82 2 ай бұрын
Jah runta jecliyaa👏👏❤️
@AhmedAweis-io5jh
@AhmedAweis-io5jh 2 ай бұрын
walala xili yahuuda loo tago laguma jiro, haku dhiira gelin in la xayaysiiyo dad Dulmi dunida oo dhan kuwada, xitaa dad gaala ayaa ka xumaaday falka ay sameysay geenyada, waa wax fool xun waxay sameysay geenyada.
@Salsabil123
@Salsabil123 2 ай бұрын
Caaliya well said 🙌🏽
@cigaalyare8114
@cigaalyare8114 2 ай бұрын
Afkaaga caano lagu qabey caaliya ❤❤🎉
@Aasiyayr277
@Aasiyayr277 2 ай бұрын
u are right caaliya 👏
@ImanYusuf-r5g
@ImanYusuf-r5g 2 ай бұрын
Habar heblayo cabsiye wa Lo jefa iney horey nolol uso arkin hadey waxban baski baranaya laso fadhida KZbin
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 2 ай бұрын
Gabdho soomaliyeed na uma hiiliso ee naagAha cadaanka guursada bay jeceshahay oo uhiilisaa
@Zara-s2h
@Zara-s2h 2 ай бұрын
Bal jaahil nimaday noola imanayso eeg 🤔🤔 naagtan eeg . Iska amus dhaqan xumada ayay ka soo horjeedaa Fathia ee ilaahay ka yaab. Qabyaalad baa ku hor carartay. Waad is cadaysaa waxaasaad dhaqan xumada u difaacaysaa orod isla xishood.
@rorobano6907
@rorobano6907 2 ай бұрын
Farxiya runta ayey kahadashey mxay israhell Mxaa geynaya
@foos4126
@foos4126 2 ай бұрын
runtaan kugu jeclaha caliyah meykasoo hadashaan niyada iska lahaay farhiya waa difaci jirnay lakiin wakasoo dartey
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 2 ай бұрын
Maxaa gabdhaha soomaliyeed op ay dhali karto maxaa daba dhigay subxaanalah war hala xishoodo
@lailasaciid1974
@lailasaciid1974 2 ай бұрын
Gabar yar oo ay dhali karto bay u soo fariisatay farhiyo isku xishoo un baan leyahay
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 ай бұрын
Farxiyo markaan raggii waa kasoo jeensatay Dumarka caydoodii bey bilowday inkastoo ay hadda labadii Vedio ay gabadha ku rifeysay ay ka saartay
@HamseHussein-y2w
@HamseHussein-y2w 2 ай бұрын
@@Caaliyasharifgeenyada ayan Copyright ku Qabatay ee may Kasaari lahayn 😂😂😂 Geenyada wa naaag wax baratay KZbin fahansan
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 ай бұрын
@@HamseHussein-y2w walee🤔 Waxaan mooday iney isku xishootay oo ka saartaye
@HamseHussein-y2w
@HamseHussein-y2w 2 ай бұрын
@@Caaliyasharif aniga isnaqaana, waliba arkay. Markale haday so qadato wa strike 3 oo KZbin laga xidhi. Page keeda aye ubaqday waxay u amustay 😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 ай бұрын
@Hamse🤣🤣🤣
@InaIdle
@InaIdle 2 ай бұрын
Caaliya waa fanny 😅😅😅😅😅 Dubka kadhig😂😂😂
@idilhussein4549
@idilhussein4549 2 ай бұрын
Asc all, MashaAllaah my abayo saxiix walhi
@hamdihussain487
@hamdihussain487 2 ай бұрын
Great job 💕
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 2 ай бұрын
Waa ayaad quraana 😊
@_Khaalid
@_Khaalid 2 ай бұрын
Eesh calaa cadaalad @#Aaliya cidii cid kale ku laydhisa hurguf.😅😅😅
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 ай бұрын
Thanks sister 🙏🙏❤
@nuuraabdi4266
@nuuraabdi4266 2 ай бұрын
You right aliya
@FadumoIbrahimAbdi-b9p
@FadumoIbrahimAbdi-b9p 2 ай бұрын
Fatxi hada waysaxantahay🎉
@womenwithprincipal5175
@womenwithprincipal5175 2 ай бұрын
Aaliya Fadxiya Marar badan ayaad usoo Jawaabtaa, Waxba kuumana heysato waad na leedahahy, Camerada Maxay Uula wareegysaaa Meelo aaan la tegin iyo xili aan la teginba jirta,
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 ай бұрын
Uma soo jawaabin hadalka kala baro! Qofkii adiga kaasoo hadla baloo soo jawaabaa.
@cigaalyare8114
@cigaalyare8114 2 ай бұрын
Waa loo jawaabaya iyada sowta inta dadka caayeysa oo falanqaysa dee wa falanqaynaya iyadana
@womenwithprincipal5175
@womenwithprincipal5175 2 ай бұрын
@@Caaliyasharif Anuu waan ku daawadaaa, Fariidnino iyo dadnimana waan kuugu ogahay, waanse ku saxeyaaaa, Si baaad uugu soo dheereysaaaa ina Absiye, Labadiinabu waad falanqeysaan laakiin Marar badan ood falaqeynaysay yara caadifad iyo shakhsi ku dheerynaba kaa muuqataa.gabadha KZbinrada ah wa Inay ogataa xiliyo aan meelaha qaar la Aadin inay jiraan. waslaamu calaykum.
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 2 ай бұрын
OHIINTA BEENTA AN KU NACAY ISLAANTA UUUUUUF DHEEH
GUURKA PART TIME KA REER🇬🇧 QISO DHAB AH  #QISOOYINKAQURBAHA
17:19
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 17 М.
SXB daa NINKA MAKA GUURSAN LAHEYD🇬🇧🤭 QOFNA HA AAMININ #QISOOYIBKAQURBAHA
16:40
When mom gets home, but you're in rollerblades.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 64 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 14 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 58 МЛН
HODANOnline NINKA NAAG  BAA KU  HAYSATA  #ArimahaBulshada
13:49
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 39 М.
MALYUN ROOBLE YUUBOS IYO HANI SHIRE🤔 #ARIMAHABULSHADA
13:37
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 19 М.
SAARA IYO OOMAAR WAA IS DEGAALEN MAR KALE DAAWO....
11:19
SAMIIRA SHOW
Рет қаралды 234
KIISKII KAWAREERIYEY DABMI BADHAYASHA TURKEY GA!@SawdaBillan
32:35
Sawda Billan
Рет қаралды 76 М.
Qiso cajiib ah nin reer  Saudi Arabia 🇸🇦 iyo Adeerki hantiilaha aha 😭
23:06
HOYADII DUCADEEDA LO AQBALAY!@SawdaBillan
51:09
Sawda Billan
Рет қаралды 96 М.
When mom gets home, but you're in rollerblades.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 64 МЛН