Fahad Yaasiin waa Kuma? Prof Samatar ayaa sharaxaya

  Рет қаралды 372,248

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Fahad Yaasiin waa Kuma? Prof Samatar ayaa sharaxaya

Пікірлер: 529
@abdihm1968
@abdihm1968 3 жыл бұрын
Maantay taagan tahay gabayga Cabdullaahi Suldaan Timacadde allaha unaxariisto allaahuma aamiin
@sadammohamed13
@sadammohamed13 2 жыл бұрын
Fahada iyo Abdullahi suladan tima cade waa isku reer
@reactwithme1917
@reactwithme1917 3 жыл бұрын
Waa oday xaasida ani midna lama qolo ihi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸😡😡😡 mar haduu goan leeyahay waa geesi caadi maaha maasha allah 😍😍😍✌️✌️✌️🇸🇴😡🩸🩸✌️✌️👍👍💚💚🍀 Fahad yaasin Viva forever insha allah geesi sharaf leh🍀🍀🍀💚💚💚👍✌️💚
@qisoyinhorrer3856
@qisoyinhorrer3856 3 жыл бұрын
Fahad WAAA SIDA EREN
@hafsacali1152
@hafsacali1152 3 жыл бұрын
tuug waye wacalka wacalka dhalay
@caydarusyousuf5847
@caydarusyousuf5847 3 жыл бұрын
Wuxuu pro sheegayey hada ayay socotaaa
@DeeqDj
@DeeqDj 3 ай бұрын
Qq1​@@qisoyinhorrer3856 6
@Zihaam011
@Zihaam011 3 жыл бұрын
Allah ha u Naxariisto Aamiin. Abdilahi suldan Tima-ade.
@khalofacts5651
@khalofacts5651 3 жыл бұрын
Ninkan waa qof caqli badan mashAllah. He studied physocology
@dalkaab1436
@dalkaab1436 3 жыл бұрын
Hadad ba ruux Waxgarad ah aad u taqaano Ahmed ismail Samatar. Diinta waxkaso baro kadib ii sheg qofkii aqoonyahan ah?
@khalofacts5651
@khalofacts5651 3 жыл бұрын
@@dalkaab1436 hadaad jaahil tahay maxa kugucaawin karaa walaale
@dalkaab1436
@dalkaab1436 3 жыл бұрын
@@khalofacts5651 Walalo Qolo Qolo iyo Qabiil waan kaweynahay
@dalkaab1436
@dalkaab1436 3 жыл бұрын
@@khalofacts5651 Guushu waa geesiyasha ga'yigeena soomaaliya guulwade soomaaliya Aabahood waa maxamed Abdullahi farmajo Insha'Allah 🇸🇴🇸🇴🤲🏻💪
@libanali1626
@libanali1626 2 жыл бұрын
@@dalkaab1436 aqoonta iyo diintu iskuma xidhna waayo aqoontu waa bad dheh diin ma yaqaan taana waan kaa diiday waayo cabdi sheekhiisu ma aha cabdiwahab taymiya ibnu qiyam sidaas daradeed qof muslin ku dhashay miyaad ku tilmaameysa gaal waa kuu sax oo waxad tahay kuwa wax ismooda ee fatwada sheegta iyagoon garaneyn usuusheeda
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Masha Allah baraka Allah. The Professor is very honorable and honest.
@dahiromar1060
@dahiromar1060 2 жыл бұрын
Mashaa allah ilahay haa xiftiyo profeserka amiiin amiiin.
@AxmedCabdiraxman-uk2yi
@AxmedCabdiraxman-uk2yi 3 жыл бұрын
Maashaa Allah Fahad yaasiin horay usoco dhashii Reer aw Faqi Cumar iyo dhamaan walaalaha Soomaali Ramadanka Qeer kiisa Allaha dambigeena ha dhaafo, from Sheeqaal Loobage.
@mrbeenorangeman1008
@mrbeenorangeman1008 3 жыл бұрын
Odayga iyo fahad maxaa dhexmaray
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Ilaahay isagaa ayaa u naxariista inta taagta daran
@somnews6954
@somnews6954 3 жыл бұрын
Waa xaq walal hadal fican ayaad ku hadashahay 🙏
@sadiahassan798
@sadiahassan798 3 жыл бұрын
Fahad waa aqoonyahn jacel qaranka aad ayuuna u jacel yah ay dalka iyo dadkiisa mida kale madaxweeynu ha guuleeysto waa geesi daacad ah guul guul
@dalkaab1436
@dalkaab1436 3 жыл бұрын
ما شاء الله جزاك الله خيرة Walal qali ah wadku MAHADSAN tahay ogaalkaaga iyo garashadu ALLAH SWT 🤲🏻 kusiiyay si sax ah baad ugu dhaqantey Agaasime FAHAD YASIN Hajj Daahir guulayso Insha'Allah 🇸🇴🤲🏻💪
@dalkaab1436
@dalkaab1436 3 жыл бұрын
Fadlan ila so xariir Wadani dhab ah baad tahay abayo qaali mahadsanid
@aweesmaanamoofo6408
@aweesmaanamoofo6408 3 жыл бұрын
This is HUGE secret
@rikardostalin5708
@rikardostalin5708 3 жыл бұрын
Odaygaan wali ma dad baa waraysta horta anigu waxaan ka samray markuu yiri hawiyow daarood naga qabta oo nooga hiiliya aduun
@yasinsalah6538
@yasinsalah6538 2 жыл бұрын
Masha allah Professor very smart person hope the Leader take lesson from the Professor
@abdinour8606
@abdinour8606 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@HassanMohamed-jm4lx
@HassanMohamed-jm4lx 2 жыл бұрын
Masha Allaah Geesi garab wasyey profe Samatsr
@saidayusuf2739
@saidayusuf2739 3 жыл бұрын
Waxoow ku tashadabo maalin unbaa illaahey qabanaa kuwa asiga la mid ah alle ayaa u jeedo ma hurdo alle hortaa jiraa waayey dheh qabasho adag ayaa la qabanaa maalintey timaado waqtigiisa allaah muxuu la hor tagaa
@mohamedhassannoor1957
@mohamedhassannoor1957 3 жыл бұрын
Maantay rumowday,qabasho Mina laaha
@prencesscaishosoodaan7063
@prencesscaishosoodaan7063 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰👍👍
@gulledabdi6571
@gulledabdi6571 3 жыл бұрын
Fahad waa nin adag kolay😂 nin noocasa 30 sano ayaaa la raadinayay🇸🇴
@saciidhashi4258
@saciidhashi4258 3 жыл бұрын
Hormuud and qq application
@saciidhashi4258
@saciidhashi4258 3 жыл бұрын
Qa
@saciidhashi4258
@saciidhashi4258 3 жыл бұрын
!
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 3 жыл бұрын
Fahad for President 2021
@somnews6954
@somnews6954 3 жыл бұрын
Ninkani xanuunsanaya Borama ma adi karo
@nimanduale3874
@nimanduale3874 2 жыл бұрын
U r right professor. He is a Smart man, ingenious, and a crafty artful person.
@wzupppp
@wzupppp 3 жыл бұрын
So he's the Somali Henry Kissinger, cajiib
@sophiashariffabdi9633
@sophiashariffabdi9633 2 жыл бұрын
Fahad was born bright no Somali is same of his integrety
@bazeera5520
@bazeera5520 2 жыл бұрын
Adigu mucarad aan garash o fog lahayn baad tahay Caqliga fahad iyo farmajo Waa garaad dheer Qabyaaliiste warkiisa macna maleh . Timacadane run bu sheegay qabiil waa irbad sunah sax .
@kelciaaden2488
@kelciaaden2488 2 жыл бұрын
Maashaa Allah dheh il haladaba gidinine adeer ee Maashaa Allah ninka hanaga cayuumin Maashaa Allah fahad yaasiin guuleyso cadawgaada hajabo
@MrGengad
@MrGengad 3 жыл бұрын
He is free thinker and not follower. I may not have to agree everything he says, but I respect his presentation.
@HU1800
@HU1800 2 жыл бұрын
Beenaale oo prov shéganayo tuug
@AhmedMohamed-vm7oj
@AhmedMohamed-vm7oj 3 жыл бұрын
Ha cunin wiilka yare somali usoo baxay, ee maanta amniguu dhali yey ilaahay ka sakoow maanta caasimada lagu jiido, alshabaab a geed ku xirey
@farhiya2410
@farhiya2410 3 жыл бұрын
Ninkaan jaajuska ah maxa laga wareeysanya
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 3 жыл бұрын
Ilaahay ayaa kashifay subxaanalaah. Daacad wax ka wanaagsani ma jirto Mar uun baad jabi hadii aad khiyaano wadid.
@prencesscaishosoodaan7063
@prencesscaishosoodaan7063 2 жыл бұрын
Manty all jabiyay🤣👍👍👍🥰
@cumargeeddi8013
@cumargeeddi8013 3 жыл бұрын
Waa aqoonyahankii fashilmey fahad yaasiin was geesi ma adaa gaadhaya waa nin dalkiisa jecel adiguse sowdigii lahaa xamar ha gubato ha la banaanbxo
@farhiyaabdi1578
@farhiyaabdi1578 2 жыл бұрын
Waa Oday waalan Subxaanallah
@alihassanishak
@alihassanishak Жыл бұрын
Fahad wa wadani jecel dalkiisa iyo dadkiisa sxb
@عيوش-د3ل
@عيوش-د3ل 3 жыл бұрын
Viva fahad yaasiin
@nimoa3283
@nimoa3283 2 жыл бұрын
Africaanka aan ka mid nahay laguma hayo nin xukunka si share leh u dhiibaan
@alibaax5346
@alibaax5346 3 жыл бұрын
Spot on, wakaa maanta gacan ku dhiiglaha noqday
@qaliahmed6962
@qaliahmed6962 2 жыл бұрын
Fahad waanin aad ufiican oo daacad ah
@bashirfahiye
@bashirfahiye 3 жыл бұрын
Thanks Professor Samantar. It's great idea. But Prof. Farmaajo of Gedo with Fahad Yassin are the best leaders for Somalia.
@MrGwax
@MrGwax 3 жыл бұрын
Shaqsiyuu kumash quulsanyahay… Wallahi kani kalsooni maleh aqoon yhay a lami dhihi karo. Wuxuu raadinayaa wa character assasination.
@BinuBarkhadle
@BinuBarkhadle 3 жыл бұрын
"Intii aan noqon lahaa barakiciye waxan door biday inan noqdo badbaadiye " "Danaha siyaasadda iyo kursigu way dhammaanayaan laakiin waxa waaraya calanka iyo ciidda ee aan wada ilaashano" Maxamed Cabudillaahi Farmaajo , Madaxweyneha Soomaaliya. only true leaders can say that emotional words👆🏿
@fatumali4500
@fatumali4500 3 жыл бұрын
Farmasjo guul ayaan urajsynayaa ilashay ha xifdiyo
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 жыл бұрын
Fahad ninkii doonaya inuu ogaado waa kaas. Nin reer ow xasan umaleyn maayo inuu reer muqdisho unaxaayo waayo wadanka deegaan kuma laha laxa jeclona kama heyso
@BinuBarkhadle
@BinuBarkhadle 3 жыл бұрын
@@Yusufxasann wiil yar baa tahay orod iskuulka aad oo wax soo baro aderr
@gulledsiyad9460
@gulledsiyad9460 2 жыл бұрын
This is funny coming from a man whose occupation to vacate the highest office won’t step down. Mahadsanid Farmajo tanasule
@gulledsiyad9460
@gulledsiyad9460 2 жыл бұрын
@@BinuBarkhadle kaale dadka indhaha kaxir hee account kan ciyalka ka biilata I won’t stress on your hustle sxb
@reactwithme1917
@reactwithme1917 3 жыл бұрын
He’s very smart masha allah tabaarika llah
@bashirsheikabdibashircabdi2559
@bashirsheikabdibashircabdi2559 3 жыл бұрын
Thank you professor
@anisaalem8598
@anisaalem8598 2 жыл бұрын
Waa professor kaa dab ah Allah qareeb beetek
@jamaahiirwase
@jamaahiirwase 3 жыл бұрын
Digil and midhifle president! It will be fair enough..
@shacniabdukadir6277
@shacniabdukadir6277 3 жыл бұрын
Fahad waa nin wanagsan
@taatareyabdullaahi1647
@taatareyabdullaahi1647 3 жыл бұрын
Fahad io farmajo ba wa khainiin😈😈🤮
@Edbashir
@Edbashir 2 ай бұрын
Professor Maa saanta ku tahay 😅😅😅😂😂😂 abooo saalax
@mustafqoomaal3535
@mustafqoomaal3535 3 жыл бұрын
Wallahi waa odey cuqdudeysan.waqtigaaga waad soo laqdey hanna baadiyeynin.
@geelleguure8808
@geelleguure8808 3 жыл бұрын
Odeyga Dan gaar ah kama laga, ee ummadda dantooda ayuu ka hadlay. Tuugga Fahad la yiraa ee ummaddu ka qaylisay miyaad u diidaysaa in runta laga sheego.
@626170so
@626170so 3 жыл бұрын
Prof Samatar, Ilaahayow cumri dheer, cibaado suuban iyo caafimaad kusii. // hooyo soomaaliyeed🇸🇴
@cabdiraxmaansuldaan4647
@cabdiraxmaansuldaan4647 3 жыл бұрын
Wàa adeerkay walhi wàa xaasid jaahilnimo
@khalidahmed6957
@khalidahmed6957 2 жыл бұрын
Wacade waqtigii qof kasta wuxuu rabo noosheegi jiraay Waa la dhaafay Ama naga dhaadhiciin jiraay wuxuu jeceel yahay! Ama Aqoon yahan ohoow Ama siyaasi Ahow Ama shiiq Ahoow! Hadaan shacab Nahay Waan naqaan qofka wanag san iyo Kan xun ba! Waligiin ba sidii dameeraha melahaas ka qayl qeeyliya,
@mowlidabdi7604
@mowlidabdi7604 3 жыл бұрын
I can't agree more. Wadani waa kan. Ilahay ummada soomaliyeed ha badbaadiyo wadani Ilahay ka cabsada dadkana jecel Ilahay madax ha uga dhigo
@samiiramaxamed7670
@samiiramaxamed7670 2 жыл бұрын
Hhhh waar wadani lahayne ma kan xabada isku dhiga leh
@hamisare5073
@hamisare5073 3 жыл бұрын
Ninkaan waa siyaasi wayn
@farahfidow6924
@farahfidow6924 3 жыл бұрын
Cabdi Samatar has an incurable mental disease called "Farmajo Syndrome." May Allah gives him relief. Cabdi Samatar wuxuu qabaa cudur maskaxda galah oo an daawo lahayn oo loo yirahdo "Farmajo Syndrome." Ilaahay ha ka daaweeyo.
@juniormount1899
@juniormount1899 2 жыл бұрын
Farah fidow lool🤣
@prencesscaishosoodaan7063
@prencesscaishosoodaan7063 2 жыл бұрын
😂😂😂👍👍👍👍
@hassandaher2978
@hassandaher2978 3 жыл бұрын
Farmaajo waa jajuus Ethiopia ushaqeeya. Fuhad yasiin waa alshabab qarsoon
@mos1954
@mos1954 3 жыл бұрын
SCL Professor I send you .you my best greating waana kujeclahay Allaha kudhoowro Waayo waxadtahay Macalin macalinkuna Waa Maskaxdii Dunidoo Malaasan moojadaheeda .
@iglanugaas1334
@iglanugaas1334 2 жыл бұрын
Waaw Yaa Salaam Waa Ninkii Walnaa Aqoon Lagu Khasaaray Wal.ciyado Billah
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 7 ай бұрын
Aduukaaficanyah Oo. Horgalnoqday. Aqoontaadi. Kuqasaar
@sayidcilmi4976
@sayidcilmi4976 3 жыл бұрын
abdiyow ader dad adaa iigu xiga lkn adi iyo walalka axmed wax aaad tolkiina iyo dadkiinaba wax ugu filan ma ahidin BAYLE ayaan mahadinay kunjeer oo noo kiin dhaama
@steverashad863
@steverashad863 3 жыл бұрын
BAYLE WAA TUUG HAWIYE IYO REER KOONFUR LOO ADEEGSADAY!! MARKA TUUG AYAAD KU FAANTAAN MALAHA??? WAAR DEE ISKU XISHOO,,,NIN XALAAL QUUDATA AH ADEER KU FAAN OO KEENSADA
@sayidcilmi4976
@sayidcilmi4976 3 жыл бұрын
@@steverashad863 walalo ramadan kareem ani meel uuu wax ku dhacayay ilahay imasoo joojin maalinka qiyaamana kuma makhraati kici karo inuu wax xaday! markaa maxaad ii danbaajin? wuxuu ka reer ahaan iyo somali ahaanba wanaag qabtay se waan arkay oo ilahay hortisa hadi la i waydiyo waan ka jawaabi karaa oo waxaas ixo waxaas baan odhan karaaa
@abdullahabaw5725
@abdullahabaw5725 3 жыл бұрын
From 1956 to 2021 Laba cid ayaa xukunka isku dhiibeysey inta kale rooti miyaaa
@hafsaali4297
@hafsaali4297 3 жыл бұрын
@Abdullah...Rizaaq kaqaad Rashiid udhiib intaa kale ma rootiyaa... Ilaahow qofka umadda iyo diinteeda Dan u ah dalka udhiib.
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 жыл бұрын
meel walba waxa ka taliya the majority. Daarood iyo Hawiye waa dadka Soomaali ugu tiro badan
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 3 жыл бұрын
@@Aw88-c1r, Ma Somali oo dhan laba qabiil ayaa ka badan?? Cadayn teeda ayaa lagaa rabaa
@umucaliyaumucaliya5606
@umucaliyaumucaliya5606 3 жыл бұрын
Kkkkkk malaha waa muufo
@THETRUTH-ey7le
@THETRUTH-ey7le 2 жыл бұрын
Inta gaabeyga isdaafisay ismujiya 😂
@prencesscaishosoodaan7063
@prencesscaishosoodaan7063 2 жыл бұрын
🤣🤣😅👍
@moustaphahassan1305
@moustaphahassan1305 5 ай бұрын
Masha Allah
@Wariye_Deeq_doorale
@Wariye_Deeq_doorale 3 жыл бұрын
Absolutely prof ilahey kuguma cadaabayo hadalkan ad ka shegtay fahad yaasin
@saidlaahabdala103
@saidlaahabdala103 3 жыл бұрын
Waa smart iyo magaran karo Waxa dadkoodhan u fiican Ismaraacaan.
@arka3676
@arka3676 3 жыл бұрын
Muu odhan Waa smart wuxu yidhii Waa qof xeelad badaan miyaad afsomliga fahmayn
@saidlaahabdala103
@saidlaahabdala103 3 жыл бұрын
Labadaba waa yiri. Isagoo ka hinaasay, hadalkii ahaa, dalkan Cidaan Daarood iyo Hawiye ahaayn madax kama noqon karaan. Laakiin, aniga iyo adigu hadaynu is barbar dhigno labadan reer keebaa ku wacan Daowlad-nimada?
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Ilaahoow waad aragtaa 30 sano ayaa kuwo macaasheen kuwana bakhtiyeen badaha ayey ku dhamaadeen iyo xabsiyada carruurtii boob ayaa ku socda ee naga dulqaad dhibka
@afnanhassanaden6334
@afnanhassanaden6334 3 жыл бұрын
Midkasta waxbaa lagasheegayaa keelarumaystaa yaabnay
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 жыл бұрын
Xuska ninkan ayaaba aniga nusqaan ilaa muuqata,
@abdullahabaw5725
@abdullahabaw5725 3 жыл бұрын
0.5 xukunka halagu tijaabiyo
@ahmedqumbe3644
@ahmedqumbe3644 3 жыл бұрын
Subxaanallaah dad soomaaliya miyaa 0.5 ku tilmaamaysaa ma xishoonaysid.
@IfraaxHassan-ur3jw
@IfraaxHassan-ur3jw 5 ай бұрын
Silka hooyadaa wecelow
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
Thanks
@smx111
@smx111 3 жыл бұрын
Bisinka Muxuu Ninkaan wayn ku hadlayaa
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 3 жыл бұрын
Prof cabdi mahad sanid wadani dhab ah danqada adigaa ah jizakallah khaire
@cabdiraxmaansuldaan4647
@cabdiraxmaansuldaan4647 3 жыл бұрын
Wàa duli
@SamaanMubarakVN
@SamaanMubarakVN 3 жыл бұрын
@@cabdiraxmaansuldaan4647 af xumada iska dhaaf waxba kuma soo Gordhineeyso
@cabdiraxmaansuldaan4647
@cabdiraxmaansuldaan4647 3 жыл бұрын
@@SamaanMubarakVN Wàar wàa adeerky nawaydii Munaafaq uratul xujiraad aaya 4aad akhri 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💟💟💟 from borama
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 жыл бұрын
Fahad yaasiin Waaa The Lion Of Africa
@sleepingbeauty.8359
@sleepingbeauty.8359 3 жыл бұрын
Lion of corruption
@yusufhassan5174
@yusufhassan5174 2 жыл бұрын
Samataro doqomo hunguri xun ayey ku caan bexeen fahad waa halyey hadal haynta doqomadu fahad waxba ma yeelayso
@Gstarxpress
@Gstarxpress 2 жыл бұрын
🤣🤣😂😂 vedio waa mar hore maxaad ugusoo celiseen ma shilimaad baa ididinkasoo galaya🤣😂😂
@waytabdinazir3215
@waytabdinazir3215 3 жыл бұрын
Waa runta maantay taagan tahay abwaanka wuxuu sheegayay
@cadewadani8990
@cadewadani8990 3 жыл бұрын
Tuug galo u shaqay saa ee is ka amus
@abdirahmanadam8869
@abdirahmanadam8869 3 жыл бұрын
Ninkani beyluu la ficiltamayaaye waxba kama jiraan wuxuu sheegayo nin walaalkii xaasidiya oo dawlad dhan dartii ku cambaaraynaya
@abdirahmanadam8869
@abdirahmanadam8869 3 жыл бұрын
Diir nax iyo wadaniyad baad ka sheekaynaysaa kuwii bada iibiyayna xulafaad la thy adeer caqligaa anagu maanaan fahmin
@nrx8684
@nrx8684 3 жыл бұрын
Cabdi Ismaaciil Samatar for Madaxweyne!
@baashie
@baashie 2 жыл бұрын
Odaygaan... qabyaalad kaligii baa ka hadlay.
@fadumomuse4342
@fadumomuse4342 2 жыл бұрын
Odagani waa belo sheeg gabyaaliiste daaroodka neceb iyo gofkay isla shageeeyaan. Galbiga ilaahay hakuu daaweyo
@nadiamohamed1282
@nadiamohamed1282 2 жыл бұрын
MAANSHAA ALAAH SIDAAD U QEEXDAY WAA RUNTAA WAANA MUDO HORE WAXAAD KA HADLEYSAY ADIGUBA PROF WAXAAD TAHAY NIN AQLI BADAN
@mrali3601
@mrali3601 3 жыл бұрын
Guulayso nin wax ku ool ah, dalka iyo dadkana u jixin jixaya, aqoon yahan iyo waayo aragna ah, ninkan hadu Farmajo so dhoweyn laha afarta sano oo wax ka maqli laha arinku sidan wa dhaami laha
@faysaldambas4153
@faysaldambas4153 3 жыл бұрын
ADIGA MAXAAD UTARTAY SOOMAALI TUUG CUQDADAYSAN OO URAYA WEEYE SAMATAR KUSHEEGAN
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 3 жыл бұрын
Odeywaalan iga dheh
@fartunwarsame7332
@fartunwarsame7332 3 жыл бұрын
Hadal uunbaad ku gabowday waxaad qabatay lamahayo adeer n Fahad isagoo yar ayuu macne soo kordhiyey
@rahmasaciid4334
@rahmasaciid4334 2 жыл бұрын
Fahad yaasiin been ma sheegin labo qabiil uun baa madexweyna ka noqon karo soomaaliya it's not bad think to be canning it's good think. Fahad loves somalia
@abdirizakmunye8764
@abdirizakmunye8764 3 жыл бұрын
Ninkaan aad wareysaneyso allah unbaa xaalkiisa garan Waa cuqdadlow
@somnews6954
@somnews6954 3 жыл бұрын
Beentaa maaha waa nin qoxooti ah oo borame aadi karin
@amaladan5579
@amaladan5579 3 жыл бұрын
Cuqdada adee ku haysaa. Ninkan maba ku oga
@amaladan5579
@amaladan5579 3 жыл бұрын
boorama maba ka imaanin we maxaad dusha uuga saari. Mise waxaad ka wadaa waa samaroon
@copypaste9067
@copypaste9067 2 жыл бұрын
Professorka wuu isdhexkhaaday dadaa war laga sheegaa uun iska maqlay
@xaajilacag828
@xaajilacag828 3 жыл бұрын
Somaliland iyo waqooyi dadka kaso jeeda runti waa dad caqli badan Mashalah
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 жыл бұрын
Walalyal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada saacidin SUBSCRIBED ii wada saartan SUBSCRIBED walalhey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin Walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@catarcabdi5423
@catarcabdi5423 2 жыл бұрын
Hhhhh professorku hadalkan marku jediye intu Fahad ka aaminsana anaga dhamba ka amisaneyn hadana waxkasta wan fahaney isaga mahubo Lk Inu weli meshi kudhaganyahy
@agdh7177
@agdh7177 3 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Abdilahi Suldaan Timacade
@sadammohamed13
@sadammohamed13 2 жыл бұрын
Adeerkiisa gabygiisa inaad daarto kama xishonysid
@mursal9893
@mursal9893 2 жыл бұрын
Sorry Professor, I don't believe you but I believe 100%Fahad. He appears to be telling the truth and nothing else. Fahad keep up the excellent job. We always support you.
@muneermaagid9413
@muneermaagid9413 7 ай бұрын
Because you are weak and greedy like fahad
@sadaaxgahai562
@sadaaxgahai562 5 ай бұрын
😂😂Jjukr
@muneermaagid9413
@muneermaagid9413 5 ай бұрын
Haye raac hadaad tahay.. waa sidii cayayaanka baraha bulshada lugu yaqaanay
@faadumomohamed4630
@faadumomohamed4630 2 жыл бұрын
Odaygaan waxaan umalaunayaa inuu xasad yahay dadka ka horeya wax uma ogola
@mrseefxaytalleadership9280
@mrseefxaytalleadership9280 3 жыл бұрын
Xal maad keenin caqliyadayda yari wxay odhanysaa aqoon yahn is sheegu waa kuwa ugu liita somalida sidada oo kle bal is dhagyso adigu haayda nabd sugidda somaliya ninkii igu sareyy ayd maagaysaa adigoo sheeganaya muwaadin somaliyed oo waliba aqoon leh aqoonta ad shegatay ma waxay odhanysa dalka madaxwaynha iyo barlamnka iyo raysal wasaaraha jira inta laga tago ha loodhiibo guddi farsamo Yaab waanu kugu khasaarnay hdanu nahay somali Sida Saxda ah waxn u arkaa 2 sano oo barlamanka dalku fillyy ba la diiday saw maaha dawladu way ka tanaasushay saw maha 2 sano Nimnkii doorashda diidanaa iyana wax kasta oo ay sheganyeen ha ka tanasuleen shuruud lan doorashada ha la,ado yaan la noqon xaydha jecli beerka jecli adr shacabku Dee way arkn dawladu tansulka inay markasta xgeeda ka imanyo Aqoon xaasid nimo uun arkaysa maha aragti siyaasadeed Wlhy kuwii cashuurtii dawldii kacaanka wax ku bartay baa na dhigay hlkaa alle meel daran idin dhig Wadamda shisheeye intay igu foogeenyihin Wallee dalkayga waraabana ha xukumee dawldayda baan garabtaagnahay. Viva somalia
@jijaluup7873
@jijaluup7873 3 жыл бұрын
odaygi imandarada la qalalay wejiga gubey waxba ma heleysid sida lagu necebyahay kkkkk naga qari wejigada wajiga gubeye moryan waaa uuuuuuuuuf
@xawom3016
@xawom3016 3 жыл бұрын
Wali waxaan is waydiiya!! Laga yaabee in dad badani oo afka soomaaliga kuhadla daawa daan wareysi gaan asaga oo kubaxaya afsomali, laakiinse waxaad arki qof kujawaabaya afaf kale "qoraal", yaab! Taa yaa iimicneeya?!
@quen_ayaat8190
@quen_ayaat8190 3 жыл бұрын
Hhhhh odaygaan maskaxda la wuxu kala garanaayo malahn hadu so noladay adeer fahad yasin Magatid tartiib tada usoco fahad waa nin rag ah sida naagaha ha ucaytamin fahad guul
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Xasbiya Allah wa nicama wakiil
@nouhfarah2266
@nouhfarah2266 3 жыл бұрын
Cabdi Ismaaciil Samatar wuxuu leeyahay Farmaajo wuu xunyahay Xasan sheekh iyo Shaydaan Shariifna way fiicanyihiin garaadkiisu inuu xil helo ayuu wax ku qiimaynayaa. Haddii wasiir laga dhigi lahaa Farmaajo ayaa fiican buu odhan lahaa.
@hassanahmed-bb2fd
@hassanahmed-bb2fd 2 жыл бұрын
Samtarow macalin Somali wax kaa dhagaysan Mayso adigu is dhagayso
@mywow999
@mywow999 3 жыл бұрын
Professor oo qodobkiisa ka hadlaayo bia facts kan ba iigu horaya
@mohameddiiriye5737
@mohameddiiriye5737 3 жыл бұрын
#Danlay
@fgvv2176
@fgvv2176 2 жыл бұрын
It ocoured the way he planed The people. Are not whom.he.thought them
@deeqyusuf3156
@deeqyusuf3156 3 жыл бұрын
Qof ka caqli xun ama garasho liita ninkan waligay maan arag bal suaal baa lawaydiiyee muu ka jawaabo intuu qofka shakhsiyadiisa weerarayo oo caayayo, wuxuuna ku pasegaraynayaa beri baan arkay isagoo wariye ah, dhibaatada somalida haysatana waxaa weeye kii dhowr kalmadood oo ingiriisa hadalka ugu daraba waxbay waydiinayaan, waa khasaaro wayn.
@xamdiahmed7434
@xamdiahmed7434 2 жыл бұрын
Samatarow Fahad ka xishood waxa niyadoisa ku jira ma ogaan.kartide.nin.weyn.ayad tahay ee yaan.hadal.danbe oo qiimo lahayn.kaa dhicin
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 63 МЛН
Electric Flying Bird with Hanging Wire Automatic for Ceiling Parrot
00:15
Maxaa dhex Maray Fahad Yaasiin iyo Qanyare?
14:42
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 237 М.
waar deg deg Ah
20:06
Sam TV
Рет қаралды 48