fananadan edebta ka muuqato ayanba ku jeclahay dirac kasta ay gashato hoosta wax ayey ka wadataa si an loo arkin caloosheeda naagah qaarna waa is waraan thnks xawo kiin
@hodanhappy37053 жыл бұрын
Timahu ma lacag baa wah😡
@xurmobadan97208 ай бұрын
Marki kow ee so baxeysay wey asturneyd se ka danbe 0 bey nqoty timaha igu Muhimsan Waka bannka yaala
@princessayanaragsan42434 жыл бұрын
Ax heeztan xazuuz 2013 ka dhagezn jiry anigo Yar mobilka wallky iga wayn ka dhagezn jiry izaguna wuu jeclaa heezta😥♥️
@CawoiyoAyaan4 жыл бұрын
Xaawo kiin xaawo degan sharaf iyo codba alla ugu deeqey 👍🌹
@maankavlogs12374 жыл бұрын
Fariin iga gaarsii inaan aad u jeclahay fankeeda❤️
@mohamedabukar92844 жыл бұрын
Haawo kiin masha allah heesaha jacel ka waa ku ficatahay walahi
@tuBe-x2r9 ай бұрын
Dhooof jecl udaranaaa wuxu iga safray xajigayga2023 dhaxdiisa mrki lamarayay ax 😢hadana 2024 ayaamarayaa mrka.wn iamaanayaa idhahaa le inshalaah isoduceya inuu nabad igu keeno inshalaah wuxu iman rabaa March 😢🎉❤❤❤inshalaah nolashaydii imsssyou ❤🎉😢😊😊AMrica to ...Africa to Jigjiga 😮❤❤😢🎉
@HannaAlin-vz3wq6 ай бұрын
😂😂😂😂hada nin maaa u barooranysaa qli hayska maqnaado😅
@KhadraBilan4 жыл бұрын
Wlhi xusuus ayey igu leedahay heestan Dhadhamiyey kalgacal markii aan Dhadhamiyey kalgacal Dhunkashada dhunkashada Dhoola ka dhoola ka qoosolkaa Dhugmadiisa kama dherrgee Wali waan dhursugayaa😭😭😭😭
@anisayubafnan.squadultimat17164 жыл бұрын
way way wlh heestan xasus xili ay ii shiidnan jiirtay ❤️
@bilicdumar74034 жыл бұрын
habibo ali hada kuma shidno miya mise lacibad so jabta tahay🤣🤣🤣🤣🤣
@fisosheikh80954 жыл бұрын
Best fanaanad xaawa kiin cod iyo shacni baa isku darsatay alle haku dhowro quen😘😘👑❤🌹
Heesta waxa dareemi kara uun qof ka maqan yahy qofkisu🥲🥲🥲
@ayanmahamoudchoukrimahamou53573 жыл бұрын
Ahhh ça ma fait rappelle le distance
@abdallamohamad3974 жыл бұрын
Xaawo kiin love kugu ahay
@kitttygirlprincess62954 жыл бұрын
Fandatan wa canatan e yes shak fandatan wa aco jacyel hess acn de ba wa fantan wa arah wa Hess laki iyo ahmed Wayne Rooney hess wa wow telephone so adc
@kitttygirlprincess62954 жыл бұрын
Wow wow wow
@AbdisalamDayib-xs8td Жыл бұрын
❤🎉❤🎉
@abdirashidafey95152 жыл бұрын
Gawadan wey igu wentahay codka macan
@deeqaqueen9411 Жыл бұрын
Jah
@ayanabdi4692 Жыл бұрын
Dhoof jacel uficana 😂😂😂😂
@qalanjo76114 жыл бұрын
Jacley fatan Hess wa fantan wa jacyel acol wa jacley fatan hess aco
Safar aa ahay mar dhow oo wadanki ban ka baxaya mel fogna wan tagaya qofka aan 2021 ilaa 2024 jeclahayne ma rabo inan waayo ama uu u fahmo inan uga baxay balanti aan dhiganay 😢saas dhana uma foga xilliga aan go'aansanay inan reer yagleelno o aan midowno hddana arinta i watto ayaa ah arin family ah oo waalidka rabitaaankisa aya sidaas ah😢qof ahaan waxaan is leyahay walidka warkiisa maqal oo waxey rapaan samey waad liibani dontaye duceyso😢qalpi ahaanse waxaan is leyahay qofkaaga ha dayicin e ilaasho waayo isagaan u arka inu yahay aduunkayga dhan😢ila taliya qof walpo arko qoraalkayga ma qofnimadeyda raacaa io waalidka warkooda mise qalpigeygaa raaca io dareenka qofkaas ina dhex yaalo ee jacayl 😭taladana ii raaciya duco 40qof ducdooda wala aqpalaye in wx walpa illhey ii saqiro oo imtixaanka jacaylkayga ka dhigin kala dorasho walidkey io wilkan j3claday😢heestaan anoo yar ban j3clan jiray lkn wa iska dhag3ysan jiray lkn maanta sidi si ka duwan ban ku dhgesanaya oo dareenkayga i maamulay😢wad maqli mooye adaa dhex dabaalanya isma lahayn mowjadaha jacayl😢😢😢xanuun inu yahay baan dremaya jacaylka😢😢😢
@Faadumoali-n5u7 ай бұрын
Waalidkaa warkiisa raac
@HannaAlin-vz3wq6 ай бұрын
Qaaaali lanbarkaag isoo qor 😢
@maslax___somali3 жыл бұрын
Inta ila mid kaa oo dawaneyso 2021 like ii saaraa 16 june maalin jimce ah sacadu tahay 11:47 mesha an jogana ey thy muqdisho ya ila mid ah
@FaysalharedАй бұрын
Fanandan crush ban ku ahay iyo hestedanba Single miya tolow