Mansha Allah laki ku jecliyaa cadow allaha kaa qabto❤
@naimaabdi38762 ай бұрын
Laki hooyo qaali waaye illaahoow kudhoowr 🌸🌺🌸🌼💙🌼💙🌺🌺🎊💞👋👋🫶✌️😪
@inaxaajicumar401010 ай бұрын
Mahatsanid faiza quruxey ❤❤❤🎉🎉🎉
@luulsharaf688110 ай бұрын
Heestaas Qof Walba oo Dareemi Karo Hooyo Qiimaheeda iyo Sida ay Ubadkeeda u Jeceshahay unbaa Dareemi Kara Allaha Hooyooyinkeen inta Dhimatay Ha u Naxariisto inta Nool oo ay Hooyadey Ka Midka Tahayna Allaha Ha inoo Xafido Aamiin Somaliyeed Hooyo Qofka ay u Nooshahayoow Ka Ducayso Hooyo Macaan aduun iyo Akhiro Waa Liibaaneysaa Wala Hubaa Taas Aqwaanteey Laki Allaha Ubadka Haku Xafido Aamiin ❤