AMINA DHOOL HEES JACEYL OO QIIRO BADAN XASUUSTII AUN MAGOOL SO DHAWEYNTII FATXIYA CABSIYE 2022

  Рет қаралды 253,581

Faiza Amir

Faiza Amir

Күн бұрын

Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
instagram faiza_amir_2019
snapchat faisa132
twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
thanks my

Пікірлер: 139
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 жыл бұрын
Dhooleey xanuunkaan ogaa haduu ilaahay kaa dulqaaday, Heesaha Iska jooji, irsaaqad kale oo kakhayrbadan ayaa Alle Wayne kusiin donaaye insha'Allah Cajiib Codkaas Magoolba lahayd Maantana Qabribay Jirtaa💔
@rawmo7336
@rawmo7336 2 жыл бұрын
💯💯💯💯
@sahraluul3808
@sahraluul3808 2 жыл бұрын
Runtaa waaye ilaahay haduu caafimaad siiyey iney heesaha iska dhaafto ayey ahayd alaha na soo wada hadeeyo dhamaanteen aamiin yaa rabi
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 2 жыл бұрын
Hodan online miyaa mise waa indhahayga Qoftaaan nuurka ka baxaaayo walaashay Love ❤️ xiligii aw ninka kaaa dhintay waxaaa iga dhintay my 😍 father Allah yarahmath raahimiin
@hamdijama7680
@hamdijama7680 2 жыл бұрын
Ab dullahi Ayoub Allaha unaxariisto aabe wll anbo abahay Allaha unaxariisto markuu dhinty aduunkoo dhan ayaa cidlo ilanoqday qalbiyada Allaha inoowada qaboojiyo
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 2 жыл бұрын
@@hamdijama7680 Aaameen walaashay
@sahramohamed9643
@sahramohamed9643 2 жыл бұрын
Amina Dhool fanaanad Codkeeda ku joogta fanka🥰🥰🥰🥰 Hodan Qurux❤️❤️😍 Farxada Allow kuu saa'idi👍👍👍👍👍
@ciidenuwaahodan
@ciidenuwaahodan 2 жыл бұрын
Wixii. Wacan. Ama. Khayr. Ku. Jiro. Ayaa. MAANSHA. ALLAH. LA. YIDHAHDAA. Hees. Iyo. Maansha. Allah. Isma. Ogola ......
@shamsaali7857
@shamsaali7857 Жыл бұрын
Magaceed heestan
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 Жыл бұрын
Aamina walal cala'aqal madaxa asturo. Masha Allah ! Quraanka baro ee codkaas macaan quraanka ku aqri aduunyada waa laba maalmood . Allaha ina hanuuniyo dhamaantanada Amiin 💐👍❤🥳
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
Waad mahadsan tahay taladaada anigaba waan qaadanayaa heesaha waan dhageestaa ilaahay hayga madoobeeyo amiin
@boodaayeboy4987
@boodaayeboy4987 2 жыл бұрын
Wax ku qaadan maysaan wacdaraha aduunkee🔥🔥😍 AUN xaliimo khaliif magool
@moe895
@moe895 2 жыл бұрын
Waah waah woow eesh calaa sout ya salaam aminah dhool what a great voice ilaa markay so qaadey weekanoo dhan iyadaa ii daarneey halkeedii bey dhigtey heestii ahun magool😁🥰💛❤💚
@hibofarah3746
@hibofarah3746 2 жыл бұрын
Hodan online qurux keep on going and stay strong you are beautiful and wonderful my dear.
@duniyzamzamgelle2249
@duniyzamzamgelle2249 2 жыл бұрын
Allah u Naxariisto Maamad Qaranka Soomaaliayeed 🤲🏾❤️🇸🇴 Maamo Xaliimo Qaliif Cumar Magool waan ku soo duceyney🤲🏾❤️🇸🇴🇸🇴 Ayadaa horey u qaadey ❤️ gabdhaha qurux badan ee farax san Mash Allaha ❤️ Maamo Aamino Dhi Aad baa ugu mahadsan tahay soo qaadistaasa
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Amina dhool waa fanaanada kaliya ee codkii magool oo kale leh. Maba la kala garto codkooda.
@fadiaabdi4588
@fadiaabdi4588 2 жыл бұрын
Walahi Akhiro zaman balaagu jira ee illahay unohda Allah yehdikum iyo Anagaba Rabi ban waydissanenna inu nahadeyo yaa Allah
@inasayidabdule
@inasayidabdule Жыл бұрын
AMEEN
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 2 жыл бұрын
Mamadan soo ma,aha mamadii xanuunka adag martay hadana ma kusoo laban allow xaqa ina waa faaji waa mama wanagsan Allaha inooga madoobeeya heesaha musikta leh
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 2 жыл бұрын
HEESTII EEDDO XALIIMA KHALIIF CUMAR “MAGOOL” XIDDIGTII HG & FANKA SOMALIYEED NO;1 SOMALI ARTIST ALLAAH YA RAXMA RAAXIMIIN IA JANNATUL FIRDOWSAL CULYAA BI’ITHNILLAAH 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@savoabukar4876
@savoabukar4876 Жыл бұрын
Subxanallah war alle ka baq xanuunka rabbigii ka dulqaaday unahad celi iftiinka yuusan kusirin
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 Жыл бұрын
Axyaaa fanaanad aan codkeeda kuraaxaysto aamina dhool ilaahay cimri dheer iyo caadimaad haku siiyo
@muxyadiincalikolon1069
@muxyadiincalikolon1069 2 жыл бұрын
Xeesta waxaa ijeclesiiyey hodan online waa kuhestaa walaahi aragtideeda walashey qaaliah allah ixifdiyo ayada iyo ilmeheedaba
@abdirizakliban7541
@abdirizakliban7541 10 ай бұрын
Hodan mashalah she so beautiful and shiiny hestan siday ugu faraxday anigaa la dareemay your my fv aby❤❤❤❤
@maxamedaar3153
@maxamedaar3153 2 жыл бұрын
Wa ereyadii abwaan Xuseen Awfaarax AUN iyo laxan kii mulaxanki weyna Xasan Gareyt waa hees iyo badh inkasto cod ki Magool la keeni karin, hadana Aamina ad bey u so dhaweysay
@mirnaiyokhaliilchannel
@mirnaiyokhaliilchannel 2 жыл бұрын
mashalhaa alhaa walsheey hodon farxda alha ku siyadiyo aamin waan ku farxaa markaa dhool cadenisid abayo farxda alha ku siydiyo
@gem2144
@gem2144 2 жыл бұрын
Xusuustii xaliimo qaliif nagool MashaAllah janatul fardowz Allaha siiyo kuligood
@nimcocabdi7516
@nimcocabdi7516 2 жыл бұрын
Op op op mesha nimco yasin ka arka fananad qaliya ooan ad ujecelahy 🥰🥰
@abdirizakliban7541
@abdirizakliban7541 10 ай бұрын
Amiiina dhool❤❤❤ allah ku caafiyo walshey. Qaali noloshu kuma xumayso. ❤❤❤❤❤❤
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Жыл бұрын
Amino dhool hees macaan xaliimo qaliif magool AUN aad baad ugu cod eg tahay heesaheeda noo soo celi waxay ahaayeen heeso macaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌺🌺🌺🌺🌺
@naimosulaiman8881
@naimosulaiman8881 2 жыл бұрын
Masha Allah Hodan Online aa igu socoto, Dhool welcome back
@AhmedAli-hu4vb
@AhmedAli-hu4vb 2 жыл бұрын
The best fananada somalia walaahi she is good 👍 best voice mashallah really nice tune
@asiya_0248
@asiya_0248 2 жыл бұрын
Mashallah. Aamina wey nooleysay heesaheenni. Plus modern music. Noolow.
@hooyosomaliyeddream8841
@hooyosomaliyeddream8841 2 жыл бұрын
Hodan maxaa logu mashqulay hodan bashal abayo
@maxamuudcabdifaarax3740
@maxamuudcabdifaarax3740 Жыл бұрын
Alxamdulilaah caafimaad kaaga alle hakuu siyaadiyo..
@kamela775
@kamela775 2 жыл бұрын
Hodaneey tagtay
@MrHelloimyassin
@MrHelloimyassin 2 жыл бұрын
RIP MAGOOL - SHE NAIL THE SOUND NOLOW - THANKS FAIZA AMIR , we lov u sis horey u soco ,Moyassin
@Kasandara-m7w
@Kasandara-m7w 9 ай бұрын
Mashallha
@bukhariahmed6953
@bukhariahmed6953 2 жыл бұрын
Faiza amir tana ok ah xusuustii magool heesta wabiyi isu ooman Masha Allh Amina dhool si macn ayey uqadeysaa 👏👏👏
@AhmedAli-hu4vb
@AhmedAli-hu4vb 2 жыл бұрын
Viva somalia hormar waligiin ilaheey wadanka nabad hanoo ga dhigow amiin
@fahiima9374
@fahiima9374 2 жыл бұрын
Mash'allah Amina dhool wey cafimaaday alx
@haniyusufilmi9754
@haniyusufilmi9754 2 жыл бұрын
Faisa camara wamon gacteeda fadhiso love u 🥰
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 2 жыл бұрын
Magool my favourite female Somali singer!
@zahrahassan523
@zahrahassan523 2 жыл бұрын
Heesta cadi mahan lakiin amina dholey daboolo TIMAHA ☺
@nasroxasan9647
@nasroxasan9647 2 жыл бұрын
Qofku marku cafimad qabo isma oga iyado xanusano oy naysana waban arki hadiba ilahy xanunuki kakiciyay inay alxm dhahdo oy fanka kabaxdy eheyd away hee xasusti alla kamaqan
@sahrocali3577
@sahrocali3577 2 жыл бұрын
Hodan online gabar aan is ka jclahay allha ku xafido xabibti
@farahcawil9353
@farahcawil9353 2 жыл бұрын
Waaaaaaw Aamina dhool fanaànad qaali ah
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 2 жыл бұрын
Woow what's beautiful ❤️🥰❤️🥰 SOUND
@saadamohamedhassan1515
@saadamohamedhassan1515 2 жыл бұрын
Macha'Allah elle est magnifique la voix d'or merveilleuse 😍😍😍💐💐💐💐💐🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤
@sadiyadavis8384
@sadiyadavis8384 2 жыл бұрын
Wah Wah mansha Allah ❤️💋 codbaa kugu dhan habati
@anissahassan9932
@anissahassan9932 2 жыл бұрын
Woow 84 vieuws mashallah amina dhool well done sweet voice mashallah doumachi qali 👍🌸💕💜🇸🇴🇩🇯
@yasminjimale3357
@yasminjimale3357 2 жыл бұрын
Beautiful voice Amino dhool
@hibofarah3746
@hibofarah3746 2 жыл бұрын
Viva my Somalia people what a beautiful voice😍😍😍😍😘.
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 2 жыл бұрын
Hodan Online love 💕
@anissahassan9932
@anissahassan9932 Жыл бұрын
Mashallah amina your voice is beautiful doumachi well done keep going forward 🇸🇴🇸🇴🇩🇯👍🇸🇴🇸🇴
@Bayaan447
@Bayaan447 2 жыл бұрын
Hodan online ❣🙏
@roodacismaan952
@roodacismaan952 2 жыл бұрын
Subxaanalaa waxaa waxkuqaata qofkii caqlile aduunyada waayeheeda faaruq waa faaruquun
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 2 жыл бұрын
waaa wada islaaamo coodh coodhay oo wada dhalmo gooys ah maxaa waalay
@ramlajama8355
@ramlajama8355 2 жыл бұрын
Ahmed adiga maxaa kaa galey ciilqabe
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 жыл бұрын
Caawa yaa aroos ah heesta waxay ka turjumaysaa labo is jecel walaashey ???💜💜💕🇸🇴🇸🇴
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Iyaaaaaaaa magacay khatraaayfaraxsane yarta baa layyiraaaah.👋
@adiljb5943
@adiljb5943 2 жыл бұрын
Qalbi dahab habo nimco sharaf
@sahalade4245
@sahalade4245 2 жыл бұрын
Well come back Amina dhool
@mahamudhussein3240
@mahamudhussein3240 2 жыл бұрын
Maxay hada faa’iideen hawaankani ? Waxaa haween Somali igu daran qofta markii hore wadada isaga kaayo dhigi jirtey! Qisooyin iyo muxaadaro copy ah ayey nagu soo gashay, Hadana waxay u dalacday noocan idiin muuqata,
@maxamedcabdulaahi3649
@maxamedcabdulaahi3649 2 жыл бұрын
Anogu sawiradan dumarka maba arkayo waxaan dhexgalay mawjado fikir oo miisaanka erayada heesku ay leeyihiin walaahi xataa inaanan is lahayn nin cilmi leh diimeed baa jira oo ka jawaabi kara suaalahan cilmiga fog xambaarsan ee A H U NAXARIISTEE X.SHEEKH M
@mahamudhussein3240
@mahamudhussein3240 2 жыл бұрын
@@maxamedcabdulaahi3649 taada ayaad ka hadashey iyo inta aad joogto limit kaaga diineed iyo cilmi maadi ah ilaahay ha kuu naxariisto ,
@nastedave9842
@nastedave9842 2 жыл бұрын
Hodan online Ninkii asturi jiray Ilaahey Jannatul Firdows ha geeyo In shaa Allah. Saaxiib fanaan khayr maleh
@fardusaxmed9888
@fardusaxmed9888 2 жыл бұрын
Amiiin yaarabi abshir hodan asaga ayaa asturi jiray hada jidkhaldan kusocotaa alle hasoohadeeyo
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 2 жыл бұрын
Dumarkan waxan ay duubayan qofkii oo heesaya ayaaba xumeynaya meesha
@samirahassan794
@samirahassan794 Жыл бұрын
Maxaad iis bisaan oo waxaan garaan oo aan fahmayiin idiinka meediistiyi wax niyaadhada meeye miyaad weeyad dadka kale siidan mah maxaa iidinka siiya oo iiska deeysan camaradan iyo meel aan muurti ooliin waxaad iiga yaabiisan intio aad dhark maxaalayidhad majasid waan yaab mark wax iis kuu hayasatan miyaad waada hadashan hadii aad fore caadi wax moodisaye maxay maant kuulatahay
@nasraali8311
@nasraali8311 2 жыл бұрын
Anteeno waan kusalaamay
@aboufam3158
@aboufam3158 2 жыл бұрын
Hhhhh ifurtaye
@Youfav_riyan
@Youfav_riyan 2 жыл бұрын
Mashsllah.nimco Yasin was there too proud of author
@ahlamyoutube1149
@ahlamyoutube1149 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤
@fawziaahmad9159
@fawziaahmad9159 2 жыл бұрын
Ya salaaaaaam ❤️
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Khatraaaaay ootidiis bahbahbahyarey dumaar uwadata.yarta yarey
@osmanradwan143
@osmanradwan143 2 жыл бұрын
Hodan online ayan arkaya
@fatimamohamed390
@fatimamohamed390 2 жыл бұрын
Waw masha allx soturaxma ❤❤❤❤🤴🤴🤴💞💞🥰🥰
@naimaabdisaid4845
@naimaabdisaid4845 2 жыл бұрын
Alxm illaow cafimaadka u siyaadsi
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 жыл бұрын
Xasuus magi ok Allah yaa raxma raa xamiin♥️❤️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Qadarinmiyaa qiimo miyaa.iyaah family
@sadiyadavis8384
@sadiyadavis8384 2 жыл бұрын
Wah Wah 😍💋
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
Dhool is Come Back
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Dumar aan xishoonayn oo telephone la ordaya oo aan meeshaba joogin, sharafkii fannaanka iyo martida, daawadayasha iyo heestaba meel kaga dhacaya, marna aan is qabanayn, sharafi dhimatay
@ZahraDiinIslam
@ZahraDiinIslam 2 жыл бұрын
Wow wow that’s good news thanks
@nadiroahmed4564
@nadiroahmed4564 2 жыл бұрын
Alay cisag Amino
@maxamuudcabdifaarax3740
@maxamuudcabdifaarax3740 Жыл бұрын
Heestan aad baan u jeclahay... kama daal9. Aun Maxamed cali kaariye.. MAGOOL
@saacidsiciidali5750
@saacidsiciidali5750 2 жыл бұрын
oo tani weli heeso miyay qaadaa😅😅 anoo caruura heeseheda dhegaysan jiray ismaba lahayn waa noo shahay
@aadansiciid1388
@aadansiciid1388 Жыл бұрын
Qofta kaliya ee codkii magool keentay markay heesaysana ku raaxaysata heesaha hore aamino dhool
@gem2144
@gem2144 2 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah
@nimcoxasan3863
@nimcoxasan3863 2 жыл бұрын
Kabxa turu fani💋💋💋🙉🙉🙉💚🤍❤💯💯💯💯👌👌👌👌👌👌✋✋✋✋✋
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 2 жыл бұрын
Am MADHIBAAN from kismaayo and I married Ogaden girl in 2014 secretly due fearing from her tribe, then what happened the same night is long story to talk about, am almost be killed
@saxarlasamatar2516
@saxarlasamatar2516 2 жыл бұрын
you shouldn't do a secret marriage because you cannot live a secret life for long time
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 2 жыл бұрын
Seriously 😳 lol 😂 very bring it toward hhhhh
@yusra190
@yusra190 2 жыл бұрын
hhh maskin
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Ha Qo, I'm sorry😞 It shouldn't be that way. You have a right to marry any Somali girl no matter what tripe she is belong to, we're all same.
@shuaibulawalmuhammed9378
@shuaibulawalmuhammed9378 2 жыл бұрын
@@faizam523 That is true just be your self and be genuine
@zamzamxuseen5721
@zamzamxuseen5721 2 жыл бұрын
Cute voice amina
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Waa xasuustii AUN Magool
@Abdulahi-1
@Abdulahi-1 2 жыл бұрын
barti ayay dhigtay wale.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Miyaa baan kawaday qatatara raali.
@shaateshandile1099
@shaateshandile1099 2 жыл бұрын
Keep going
@Kasandara-m7w
@Kasandara-m7w 9 ай бұрын
My love
@fadumaiman3618
@fadumaiman3618 2 жыл бұрын
Maasha alaah tabaaraka laah 😍😍😍😍😍
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 жыл бұрын
Magoola markaan waan argagaxaa, maalin iyadoo lamudaharaaday oo iyada horboodeysa ,lagu dhawaaqay afweyna hadhaco hadhaco unbaa hal mar un halqabsigii mudaharaadkii isu badalay hala qabto! hala qabto unbaan arkay niman laga daba orday oo marki danbe laqabtay dhagax iyo bakoorada madax looga garaacaya
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Sedexaaad dumaaaryarey.
@mahdialihadhadhi9558
@mahdialihadhadhi9558 2 жыл бұрын
heesti loqadaay 2bada wabii ee nilkaaa wax ku qadan maysaan wacdaraha adunka waydiyaa culumadda
@ubahhussein3252
@ubahhussein3252 2 жыл бұрын
Wlhi Ani waxaan ka nax sanahay hodan online gabar asturan ayey aheyd markuu ninkeeda noolaa abaayo meeshaan iskaga bax ilmahaaga iyo astur naantaadii ku laabo waxaad edeb iyo asturnaan ku waayday qaawanan iyo fasqi ku heli meeysid plz abaayo hodan online waa ka xumahay xaalada aad ku jirto😭😭😭😭
@nastedave9842
@nastedave9842 2 жыл бұрын
Saaxiib fanaan khayr maleh
@bushratayasiir5424
@bushratayasiir5424 Жыл бұрын
Naa calaacalka dadka ladhaaf taad ka adkaw
@yaasiryaasir2353
@yaasiryaasir2353 2 жыл бұрын
Cishcalaa sood amina allah ku xafido
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Mayeeeee khatraaaayqaran dhuuxa samawada sacdiyaa xaashi.yarey caday khatraaaaysedexaaad
@safiaali9957
@safiaali9957 2 жыл бұрын
Weekiyo wa dhan yihiin 😄
@kadhanbunjile4304
@kadhanbunjile4304 2 жыл бұрын
Hodan online boqorada hablaha
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 2 жыл бұрын
❤❤❤yaa salam aamina dhool each calaa cod iyo hees🥰💯🌹👏
@ayaamahafilms2839
@ayaamahafilms2839 2 жыл бұрын
Commentiyadii ugu qosolka badnaa baraha bulshada ayaanu soo uruurinay Soobooqo channel.keena o subiscribe saar fadlan
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
5👋
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
👋
@salmacadey7548
@salmacadey7548 2 жыл бұрын
Wan ku jeclahay wallshay faisa Amir subscribe isar 🥰🥰❤❤
@calikaaficaweercali8346
@calikaaficaweercali8346 2 жыл бұрын
Emotional damage 🤟
AMINO DHOOL XASUUSTII AUN SHIINO  DABAALDAGA CIIDA LONDON 2024
8:26
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 31 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 106 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
ROODA KAYF SIRTA DUMAR QAACI XASUUSTI SAHRA AXMED
6:53
Digaale Music
Рет қаралды 2,9 МЛН
HEESTI AMINA DHOOL E AROOSKEYGA NO QAADEY🥰🥰
6:21
Hodan Online
Рет қаралды 34 М.
Cumar dhuule || Bulliyeey shinbiryahay with lyrics
6:49
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 125 М.
AMINA DHOOL IYO MUNYE MA II BAAQDAY 2017 HD
4:20
Abukar Mahdi
Рет қаралды 665 М.
AMINO DHOOL HEES HIT AH XASUUSTII MAGOOL 2023
5:31
Faiza Amir
Рет қаралды 20 М.
FANWOOD FADUMINO IYO AMINA DHOOL
57:53
Universal Somali TV
Рет қаралды 112 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 31 МЛН