Waa Gashanle yusuf yare Giitaaristihii kooxdii Horseed oo idin leh, Heestani waxay ka mid ahayd Riwaayaddii la odhan jiray Jinni iyo Jacayl, erayadii iyo maskaxdii Abwaan Hassan Haji Abdillahi Hassan Ganey, Laxankana waxaa raaciyay macallinkii waynaa AHN Ahmen Nuur Iidow Abtiile Jaango, Ahmed Ali Egal iyo AHN khadra Dahir cige ayaa hore U qaaday, Ikraan Jaamac inaabtiday cod toolmoon iyo Aj guulaysta ❤️😍💖❣️💕
@abdiosman23592 жыл бұрын
What a song, I remember markan yaraa ayaan dhagaysan jiray,waa heesaha aan is badalin, heesahii hore xigmad ayey lahaa yeen, I met cigaal in America markan waydiiyey, heesahee samayn ku lahaa noloshiisa, waxa uu ee sheegay heesaha uu la qalday khadra daahir, ilahay how naxriisto, waayo true love ayaa dhexmaray sidaan aniga uu qadatay,
@hodanyusuf83972 жыл бұрын
Mar kale Ikraan hanogu celiso ya salaam
@sharmaakemuhumed10592 жыл бұрын
Tani hees waydhaaftay 15time ban dhagaystay ila shalay legend ikran Jama halkeday dhigtay 🙏
@iftinxaajicabdi79110 ай бұрын
❤❤❤❤waww❤hees❤slama❤❤❤dadkegoow❤❤❤gulesta❤
@abdirahmangele6892 Жыл бұрын
Cabdi qadir aj dhal fanaan abiib madax tiyatarka muqdisho 💯💯💯♥️♥️♥️
@safeyaomer4692 Жыл бұрын
Allah ha uu naxriisto Khadra Daahir Ameen ya Rab
@mohamedaden84272 жыл бұрын
ikraan jaamac iyo c/qadir halkeday dhigeen ❤❤
@sahroabdi Жыл бұрын
Heesihii fanaaniintii hre is la soo cusbooneysiiyo waa muhiim
@shamsajama4931 Жыл бұрын
wooow waayo waayo i like that nice song
@naimabarre7088 Жыл бұрын
LEGEND AL FANAN ABDULKADIR AJ FANAN CULUS WALALKY🥰🥰🥰
@Maeyann9 Жыл бұрын
You never ever become a legend on someone else's song music
@nabilhoussein50832 жыл бұрын
Nice song hees macan heesihi hore wa top barteedi ayaay dhiigen
@habonhabona58272 жыл бұрын
AJ wooow masha Allah 🤣🤣🤣
@fatimahussein8429 Жыл бұрын
Magaca heesta please guys??? ❤️❤️❤️💯
@muhudinfarah-jn5vw Жыл бұрын
Wow Wayo wayo old is gold guda wajibkge gashanka haqaban
@forzaacmilan36 Жыл бұрын
Aj maasha allah
@hanadnasir Жыл бұрын
Oloow fan saxaa waaaaw
@ayanqurux79982 жыл бұрын
Maansha Allah
@hodanhapiofficial66272 жыл бұрын
Mashaallah nice
@KhadarAxmed-d8m2 ай бұрын
❤
@babajeynouri6311 Жыл бұрын
Beautiful show
@halimoelmiabouker4470 Жыл бұрын
VERY GOOD SONG Machallah Allah DJ&ILKRAN REMEMBER IS SONG HOORREYSOODAAS
@Haibe571 Жыл бұрын
Waa godob jacaylood ii gunuday adiguye ayay ahayd heestu. Ikran way yara qaladay
@foziasalad11522 жыл бұрын
Wllo fozia xasuutii hebel ama heblayo miyanay ahay qof ku hadii uun dhintay?
@mosamater78822 жыл бұрын
Amazing
@fadxiyahassan34062 жыл бұрын
Heestan khadra dahir iyo cigaal ba isla qaada wana jeclaa dugaaga afgudaa roob wuxuu galawgu foodhya uga sii galaydhaa
@mohamudsharif1026 Жыл бұрын
My fever song @ all time now and ever ❤️❤️❤️ ziya Tom cod mcn bay leedahy
@sahalhouseabdi693 Жыл бұрын
NÌIN KAS .NAA.WAA.FANAN.QAALII.AH. MAGAACIISAA. AYAA.IGAA.BAXSADEY
@asiyabuurosaleebaan8598 Жыл бұрын
Heesta magaced
@SamiyaMahamed-jv2fi Жыл бұрын
Dhulahaante
@FarhiaFarah-wg5qe5 ай бұрын
LEE wa MEEQo jeer Yartaanaa tanaaa QatraaayqaranEEy cadayyareey fariidad facyaashay troonEey Qiimobadan murwodumaroo shamsoooy cadceed lEE
@mustafefarah9434 Жыл бұрын
Wuxuu ka booday intii danbe bal waxaad ka guratiyo martida an aragnee gadiisa weeye lagur guura caashaqa
@abdirahmangele6892 Жыл бұрын
Waaberi xxxx
@ubahar4344 Жыл бұрын
N'oublie pas rappelle-toi de moi je te croyais honnête envoie-moi de l'argent tu es une voleuse
@ubahar4344 Жыл бұрын
À cause de toi j'ai plus confiance même l'autre qui chante avec toi c'est un voleur à mon avis