Falanqeyn: Dilkii Nasrallah, Xog Ku Saabsan Ururma Xisbullah, Dagaalka Bariga Dhexe | Sh Cabdiraxman

  Рет қаралды 32,107

Somali info Video

Somali info Video

Күн бұрын

Пікірлер: 26
@QabyaaladdiidCabdixakiim17
@QabyaaladdiidCabdixakiim17 2 ай бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 ай бұрын
Masha Allah Sheikh Abdirahman Bashir Waa Falanqeeye Bartay Diinta iyo Maadiga fiylosoof Somaliyed Cajiib Ah Allaha Ku Barakeeyo Sheikhow❤
@Suhuur1
@Suhuur1 2 ай бұрын
Masha allah waan jecelahay shiekh cabdiraxmaan bashiir alle ha xafiido mufakar aqoon yahan ah siyaasii ah 🥰
@khadarxaaji5096
@khadarxaaji5096 2 ай бұрын
Mahadsanid sh/c/raxmaan bashiir
@cabdiwaduud8467
@cabdiwaduud8467 2 ай бұрын
Maasha'allaah Labo Caaqil aad u Xeel dheer Maqluuq Ahan Isla jaan qaaday👌
@abdirahman6263
@abdirahman6263 2 ай бұрын
Mufakir sheekh c.raxman bashiir alla ya cisak,ilaahy cimri dheer iyo caafimaad.
@KayseHuriye
@KayseHuriye 2 ай бұрын
Ku.scw scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤
@maryanmohamud4324
@maryanmohamud4324 2 ай бұрын
Alaah ku barakeeyo sheeq a rahman iyo wariyaha
@mapaacha4552
@mapaacha4552 2 ай бұрын
RAXIIMULLAAH
@findheofficial621
@findheofficial621 2 ай бұрын
Shiikh mustafe kareeb waa shiikh mufeker ah siyaasiya
@MohamedAlishire-n4u
@MohamedAlishire-n4u 2 ай бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhh
@somalikanye8642
@somalikanye8642 2 ай бұрын
Shiico wa eber
@findheofficial621
@findheofficial621 2 ай бұрын
Su'aal ayaan qabaa ah muslim ahaan yaa ufiican in shiine awood noqodo iyo ruushka ama inuu sii ahaado maraykanka. inta uu islaamku gaaraayo meel uu maamulo caalamkan. Keebaa danteeno kujirtaa muslim ahaan.
@bashirmohamed383
@bashirmohamed383 2 ай бұрын
S/land 😂
@abdullahixuseen6508
@abdullahixuseen6508 2 ай бұрын
Waa isku mid bro
@mapaacha4552
@mapaacha4552 2 ай бұрын
Walaal, Waxaa Awoodkasta leh, WAA ALLAAH (SUBXAANAHU WATACAALA) EE TALASAAR
@ahmedmoussa8841
@ahmedmoussa8841 2 ай бұрын
Shiicadu maaha mad-hab ee waa diin isa
@MohamedMohamud-q6h
@MohamedMohamud-q6h 2 ай бұрын
Qaar culumo iskusheeg ah oo yahuuda kaxuna jiro. Nacalatulah
@Hamzaog1338
@Hamzaog1338 2 ай бұрын
Ilaahy danbi dhaaf weydiiso qof muslim ah ayd leedahay yuhuuda ay dhanta ,wxa maqasho waxba lagu xukumo ee waxa baro kadibna marka waxa xukun
@ahmedmoussa8841
@ahmedmoussa8841 2 ай бұрын
Marka kasta wuxuu la jiraa shiicada. Dadka uu halaynayaa
@aliabdillahi6904
@aliabdillahi6904 2 ай бұрын
Shiicada lama jiro ee beenta jooji kaliya wuxuu yidhi cadow hadda aad iska celin karin ka faa'ideyso oo ka shaqeyso taasi ma qalad baa
@ahmedmoussa8841
@ahmedmoussa8841 2 ай бұрын
@@aliabdillahi6904 Adeer waxaa naga filan inuuna dhihi karin oo uuna sheegi karin oo uuna hadal qaadi karin dhibaatada shiicadu ka gaysatay ciraaq, suuriya, Yémen iyo lubnaan iyadoo shiicadu la socota USA. Uu ogyahay laakiin ma dhihi karo.
@Hamzaog1338
@Hamzaog1338 2 ай бұрын
Haa way ka muuqata sida uu u amaantada kula dhul dhacay
Kaftanka Siyaasadda "Xog Culus Damaca Xasan Sheekh iyo warar cusub
42:21
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Xog Culus: Sh Abdirahman Bashir "yaa badali doono Ismail Cumar Geele"
1:01:37
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12