Jilidda xadka ha ka bixinina waayo adduunka ma jirto meel 100,000 boqol kun oo dollar meel lagu bixiyaa ma jirto ee hoos u dhiga kharashka. mise nacasnimo ayaa la matalayaa?
@SacdiyoFaracade4 ай бұрын
Amaal intay jilayso waan isdhaafiyaa baryahaan. qaybtaas waa ka badbadis waxa naga soo fashila saan caqli ma ahane majiro qof saan dhan loo dhici karee😅😅
@AmaalHassanboore2 күн бұрын
Ane qeybtaas ku heestaa
@KhadarCabdi-s7j4 ай бұрын
Yees qofkii 4aad😊😊❤❤
@HalimaAbukar-k9y4 ай бұрын
Sodoh dhaqan kaan leh waa soo arkay salaada lesku kicinaayo ka dibna sariirta lagugu so fariisanaayaa sheeko beena lagu qabanaya yaab intaas jiifke kuu quureenin waa xaasid taaas musiibe eheed😂😂😂😂