FANAAN CAAN OO MUQDISHO LAGU XIRAY & DADKII OO KACAY

  Рет қаралды 20,422

Zaki honest Official

Zaki honest Official

Күн бұрын

INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇www.instagram....

Пікірлер: 53
@ZakihonestOfficial
@ZakihonestOfficial 3 ай бұрын
INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@munira005
@munira005 3 ай бұрын
HEESUHU WAA XAARAAN : Cadeyntu Waatan WAA FAHANKEYGA CAATADA AH SUURATU LUQMAN قال الله تعالى :(ومن الناس من يشترى لهو الحديث ليضل عن سبيل الله)
@Brainwoke
@Brainwoke 3 ай бұрын
Jaahilad ayad tahay ilahay been haka sheegin ,somali maxad ugu tujrumi wayday ilayn arab wax uma sheegayside, dadkan jaahilka wa yaab horta music xaran maha qurankana kuma qorna ,surada so qortayna watan iyado somali aa ......ILAHAY wuxuu yidhi: Dadka waxaa ka mid ah mid aa qaar iibsanaya hadal aan macno lahayn hadiths been aa si ay dadku uga dhumaan jiidki ilahay.ayago bila cilmi aa.toocsi ka dhigtan,cadaab bahdilaan aya u diyaarsan........ watas suradu sheikh beenale bay ka hadlaysa iska ilali , qurankana si fican u baaro macnihisa u fiirso
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm 3 ай бұрын
​@@BrainwokeADAA BEENLEEEY ah ma diintaa diidee WAA run heesaha WAA xaaraan mey quraanka ILAAHEEY akhriyaan heesaha WAA fasahaad Muslim waa ka xaaraan
@abdullagull2943
@abdullagull2943 3 ай бұрын
Waxa yaab leh in qof somali ah la weydiiyo, somali iyo itobiya kee ku xiga.
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 3 ай бұрын
fariid allaha kudaayo wiilka reer burce somalinimadiisa ku adkeystey
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc 3 ай бұрын
WARIYAHA IYO LAWARAYSTAHA MA MATAANAA MISE ISAGAA IS WARAYSANAYA WAABA YAABEE ISKU EKAA🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@MaxamedCarab-wg2sj
@MaxamedCarab-wg2sj 3 ай бұрын
Asc jimbo mubarak ninkaan waa gaal kolayba chuchu midiaha waa lago wada jiraa aan arsgno
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 ай бұрын
Wcs walalkey zaki Yare allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤
@xalimomaxamed2555
@xalimomaxamed2555 3 ай бұрын
Heesaha waaxaaran inee xarantahay waxaa udalil ah سورة اللقمان
@absheirahmed473
@absheirahmed473 3 ай бұрын
Dadka qaar wax cad bay isku dayan inay shubhad galiyaan
@zeinabhirsi6071
@zeinabhirsi6071 3 ай бұрын
😂😂😂😂 good morning.good news every day breaking News 📰
@DahaboSheikh-y3d
@DahaboSheikh-y3d 3 ай бұрын
Maashaa'allaah ilaahay ha xifdiyo
@halimaomar7967
@halimaomar7967 3 ай бұрын
Soomaaliya still live
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 3 ай бұрын
Guul dowlada hala kala dambeeyo hana laga hatlo wax umada uu faido uleh ❤
@Barwaaqo-gx2rr
@Barwaaqo-gx2rr 3 ай бұрын
Subxana Allah 😮
@mahadsabriye654
@mahadsabriye654 3 ай бұрын
Wiilka yarkaa waa wiil caafimaad qaba well done
@امعادلشيخ
@امعادلشيخ 3 ай бұрын
ماشا ءالله ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@CabdinuurMaxamed-bx7km
@CabdinuurMaxamed-bx7km 3 ай бұрын
ماشاءاللہ
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 3 ай бұрын
Xisbiyallaahu wanecba wakiil axsan inlaxiro oo illaahay ugafey
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 3 ай бұрын
Kan ma waashey subxanallah 😢😢😢😢
@CabdinuurMaxamed-bx7km
@CabdinuurMaxamed-bx7km 3 ай бұрын
ninka hesaha xalashanaya waa dambilee ween halagaqabtodadka sxbky waa fidno socotaa
@barniadan5801
@barniadan5801 3 ай бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤
@xalimomaxamed2555
@xalimomaxamed2555 3 ай бұрын
Qofkii ilahey woxo xaramtimeyo xalaal kadhigo waa qalad ween wana dhabecadii yahuuda
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 3 ай бұрын
Waa akhira zaban😢😢😢😢bal maxaduu diin aqoonin waa nin weyn kibir iyo dulinimo allaahuma najinaa😢
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 3 ай бұрын
SUbxanallaah xdhcay hee hees dambi mhn aaa illhey uu kabenshegay qofidhaha heestu wa xaraan aaaaa intn geleynaaheee subax wala hdl cusub ma nalokenaa ???yaaaa rabbbiiii😢
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk 3 ай бұрын
Shaadiya iyada anshax xuun
@halimaomar7967
@halimaomar7967 3 ай бұрын
Soomaaliya weli waa nooshahay
@Marian-p9n
@Marian-p9n 3 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅kkkkkkkk
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 3 ай бұрын
Kan hoos ayuu wax ku wataa
@IsmaaciilAwuukar-xm2me
@IsmaaciilAwuukar-xm2me 3 ай бұрын
Magaca halgabadalo saadaq madab saarte haloobixiyo 😅😅😅
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 3 ай бұрын
Triste Somalie 🇸🇴
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk 3 ай бұрын
Heesaha hadeey xaaraan yihiin maxaa aroosyada looga tumaa
@abdimacalin4156
@abdimacalin4156 3 ай бұрын
Ninkaan dabsaar wuxuu ka wadaa dhulka dowjada dabsaaranayso kkkkkk
@ZahraHassan-xm2dh
@ZahraHassan-xm2dh 3 ай бұрын
Edeb daranaa ninkan aqli xumada la fuur weyn 😢
@FadumocaliXasan-g8d
@FadumocaliXasan-g8d 3 ай бұрын
😂
@xmsqrs
@xmsqrs 3 ай бұрын
Adeer adigu ha danbaabin ilaahay haduu xaaraanti nimaynayo way jireen markii nabigu joogaybee
@faadumoali117
@faadumoali117 3 ай бұрын
Allaha idin so hanuuniyo
@ahmedyusuf-n1b
@ahmedyusuf-n1b 3 ай бұрын
Ma waxaas lagu xiray macquul maha haday dhab tahay yaa Keli talis ah oo dalka iyo umadda dhibaya sawtuu lahaa Xasan shiiq Keli taliskii uu dad kale ku tilmaamayey waa ha hadlin meesha lagu xisaabayo munaafaqnimada Xasan Shiikh ILAHAYOW na joojin.
@sekeriyeosman4498
@sekeriyeosman4498 3 ай бұрын
Hhhh wa doqonka kulah dabsar.
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc 3 ай бұрын
Wariye adaaba xarig ah? Asbuuci halmaalin waa dhagaysan kartaa adaaba leh
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
halaxidho wa dhaqan muxo iyo fusuq faafine ee hambalo hayaada amniga
@edbankhalif587
@edbankhalif587 3 ай бұрын
Dab saar waa mahaxy
@boonoboono6301
@boonoboono6301 3 ай бұрын
ADIGA II MACNEEY MAXAY TAHAY MAC NAHEEDA MA DAB SAARTEY
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 3 ай бұрын
C’est vrais.. les chansons ne vont de mal à personne 😂… a part. Au inculte 😂
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😢
@cabdiadow1508
@cabdiadow1508 3 ай бұрын
Hadii ey xaran tahay hal mar xitaa ha dhageysan tan labaat heestu waa hadal kaga oo cadi ah o ad wax ku cabireyso musiga ayaa wax sheydaan ah ee yan wax leysku qaldin dadkiinan wax baa dambi ku qafiifay iska daaya idinka beenta iyo dad isku dirka iyo wax yabihii raga ka xishoo yiray in aad halkaan la soo farisataan hebel iyo hebla is furay iyo heblaya la so qarxiyey aniga waxaan amin sanahay Soomalida wax kaliyah ey ka babi weysay waa fanka ama sugaanta hal kaas lug ayey ku tagan tahay
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 3 ай бұрын
Tuug yaroo failed state somalia iska dhaadhicinaya inay soo dhaweeyaan hadhow a kharash kala soo noqda ilay waa qoom caqliga ka dawaarsane. Amxaaro 2016 kuwii dalkiisa soo galiyay ee ilaa villa cuqubo ilaaliyaan waa ayo? 30,000 oo Ethiopian army ah baa gudaha idiinku jiree car iska saara. Failed state Clip au maal galisay kkkkkkkkkkkkk naflacaarid
@امحماده-ر7ق
@امحماده-ر7ق 3 ай бұрын
Dabsaar maxa laga wadaa
@sabrisabri4495
@sabrisabri4495 3 ай бұрын
Ninka lawareysanaaho marku hadlaayo sifiican ufiiriya qaabkisa in u walanyahay ka muqataa
@Faadumoali-n5u
@Faadumoali-n5u 3 ай бұрын
Qof fayoow uma eka xanuunbaa kamuuqda wajigiisa
WAR NAXDIN LEH OO LAGA HELAY 200 WIIL SOMALI AH OO SACUUDIGA TOOGAN RABO
11:52
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 31 МЛН
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 51 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
DEG DEG SOMALIDII NAIROBI OO KALA CARARAY & CUDUR HALIS AH OO KA DILAACAY
15:12
WAXAA KU KACAY DADKII OO IDIL XITAA WAXAA SO HADLAY SHEIKH ….
8:21
DEG DEG AXMED MADOBE OO KALA JABIYAY BEL WEYNTA OGADEEN
15:25
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН