QANIISYAHOW CRISHTANKA, BALAYADAD SHEEGTAY KALIGA ALLAHA KUGU KOOBO, ILAAHEY IDINKIISA.
@MacaLinkajacayLka6 күн бұрын
Heestu Amxaaro maaha Waa tigrai 😂
@nasrahussain43986 күн бұрын
Aniga kudhashay you right xabashi maHa sax
@Seinab-pt7io6 күн бұрын
Waxaan maqli jiray Habaaramoow hoosti haka helo .
@user-kc1yl4ck4h6 күн бұрын
Hoostsda ks hel
@dhulkaygahooyo30236 күн бұрын
Caruurta yar yar si qaldan bay kusoo barbaareen in madaxa looga shubay soomaali waa cadowgeena, it’s not easy now 🫢😡
@fouziajibril32946 күн бұрын
Afkaaga alle ha ku celiyo ( afweyne)
@AshaaweysAsha5 күн бұрын
M.a wll zaki wan kuwataa keep going ❤❤❤keep going
@ashamohamed6896 күн бұрын
Walaashay macaan ilaahay ha ku xifdiyo ilaahay waxaa ka bayayaa Codkaaga in uu gaaro somaali oo dhan amin yaa rabil caalameen
@hasnanoordeman58286 күн бұрын
Subhanallah ilahey shartisa ku celi wilkas afka weyle e dadanka e rarerka kadadanayo uf ilaheyow gurugisa holci dihi mayo hargisa ha holacdo amxaro fursad ayey helen wa qeebi e xukun
@makohassanyusuf8406 күн бұрын
Zakiyow somalida sir malaha aduunka dhan wa ku fashilanahay
Hooyooyin waxna qorin waxna aqri ha dhagaysanin dhaliyarooy Ku quus qaata falastiin awoowyadadood ayaa bixiyay dhulka hada dagaalka ba an ka socda bidaar sibiq ayay kugu gashaa muuse waa qorax sii dhacaysa wadankeena yuusan amxaaro naga siin Dhalinyaroy dad muslin ayay nahay gaalo wa ay noo tashatay indha fura waalida iska daayay wax barta Cayaartaan badan iyo waqti luminta iska daaya Shiekh mustafa iyo Shiekh dirir cilmiga ka barta jahliga diinta iyo kan maadigaba la dagaalama iskaga baxa siyaasada aadna waxba ka ogayn odoyaashaan wax ay isku haystaan wax ka og tihiin ma maleh ilaahay ka baqa Waxaan la hadlayaa walaalahay Somaaliland
@AbdiganiIdrisКүн бұрын
Adeer somaliland inay dal noqoto so kama so horjedaan Djibouti miyaanu Somali ka xigna somali wa shan adeer waana qoomiyad qabiil kastana ilahayba dhulku beeray amxaaro wata konfurgalbeed Ila gedo joogta e kasaara de hadaad amxaar neceb tihiin mise isaaq bes Aya amxaar la heshiin karin kuwi shalay Dpworld kaso horjeeday so idinka ma ahayn
@CabdiBalad-hs6sc5 күн бұрын
Amxaar maaha waa tikree❤❤❤❤❤
@zeytonzeyton61006 күн бұрын
Bismillaahirraxmaani rraxiim. Qarax Alle hanaga hayo.
@MaxamedCabdinasir-zt5zg5 күн бұрын
Tikree weye sxp xabashii maa ahan wad dagdagtey
@user-km7uo7hm1o3 күн бұрын
Xasanow xabaalaha muqdisho iibso
@SareedoSuuban2 күн бұрын
Im from djibouti ilove you somaliya🇩🇯🇸🇴
@mohameddayib28945 күн бұрын
Amxarada waxaa jira kuwa af somaliga kaabadiya
@user-km7uo7hm1o3 күн бұрын
Huuuuuuu haaaaaaa somaliland guul ❤❤❤❤❤
@geenyodila90955 күн бұрын
Waa tigre heesta walaahi soomaalidan aqaaney ma leh ilaahow u gargaar subxanalah
@user-ly3ke7pn3u6 күн бұрын
Mamo macaney alle haku xifdiye ha dhihin atobiyan ahay ha dhihin wan ku barya hee ayeyo 😢😢😢
KENYA IYO ITOOBIYA, AYA DHALLINYARADI SOMALIYEED JAAD KU WAALAY, MADAX JAADKAN DROGADA AH, KA QABATO DALKENNA MA HEYSANNO.
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge6 күн бұрын
Subaxanalah
@user-oy1iv6gz6q6 күн бұрын
<a href="#" class="seekto" data-time="333">5:33</a> Isaac children lost to young talk like adults 😂😂😂 qabiil from hell 😂😂😂
@AbuSuldaan-v5i6 күн бұрын
Weligeed Ha Fogaato Somaliland Meel Tegimayso MD Xasan Shiikh Baa Aabe U Ah❤
@umalkhymohamed74925 күн бұрын
Xaasan fashile xabalo qoote Adi haa kuu cawiyo 😂😂 Somalia laa naac ilahaye Iyo umadiba
@user-uf1ih4uf5z3 күн бұрын
Iska wareer
@ROMEO10-106 күн бұрын
Garoowe waaa Ina adeerkaaa uu leeyahay jooga meeshiina urkiina ma rabno bay dheheen aniga ogadenia ku nool dadkaan axmaarada saad umoodaysaan mahan somaliyeey ya somalilanderoow talo iga tahay
YARKA YAR MA KUWA AY HADDA XABASHIDU FARA XUMEYAAN.
@sarahgawdan22156 күн бұрын
Donner à la Somalie Land .. pour quelle soit libre
@sarahgawdan22156 күн бұрын
Ici 🇫🇷🇫🇷🇫🇷
@user-wr4bm5cu6j6 күн бұрын
Amxaar ma ahan ee waa tigraay waaye heeste ma ahan amxaaro wll waa afka tigreega
@xasansalad70146 күн бұрын
Mrka maxey ku sabsanthe adu afkoda hda taqnid no fasir bal
@ashamohamed6896 күн бұрын
Halkaan waxaa hala hadlayaa dhalin yada koonfur muuse waa uu qaayliyaa laakiin madaxda somaaliya ma maqlaysid Waxa ay halaylayaan Cid Dan idinku jirtaa ma jirto mid Waliba dantiisa iyo shilinkiisa ayuu shaqaysanaa xaaraan iyo xalaal Hadii ay wanaagsanaan lahaayeen Madaxda soomaliya oo dhan Idinkana waad hagaagi lahayseen Ha is casyina dhalin yaroy dhulka idinka ayaa u haraya odoyaashaa Diintooda ay noqotay lacag iyo qabiil ya idinku isticmaalin Kuligood waa qaade iyo qariye Ha caayin somaaliland in tooda badan kuma farasana waxa meesha ka dhacay hadii aad caysaan xagay u cararayaan Caqliga ha shaqeeyo idinka ayaa dhulka u hari doona Ilaahay waxaa uga baryay Dhalinyarada somaaliyeed oo dhan madax madaxdaan ka wanasgsan in uu siiyo amin yaa rabil caalameen
@user-hh8ji9ph2n5 күн бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل Bal ka warran itooboya haddii mid xayla salaado oo kale ah doorashada ku guuleysto, ma ka yeelaa waan idiin sheeganay oo awrka ayaan idiinku kacdaneynaa taas bedelkeeda ciqaabtiisa adkeyd oo ay mid ahayd in laami karkarsan oo kuleyl ah in lagu dhex rido ama laba baabuur lagu kale xero labadiisa lugood ka dibna dhaqaaqaan oo qofkii labo qeyb u kala jarmo. Middeeda kale ilaahey swt wuxuu yiri: إنما المؤمنون إخوة Dadka xaqa rumeeyey waa walaalo.
@Asmar_6million6 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@somalihanolato7415 күн бұрын
Carab ma tihiin hooyadan dharka buluga wadata adaa somali ah ha is iibin
@SaadocumarSaadocumar-hh5mj5 күн бұрын
Habaryartaa baa ku dhiman doqonyawa
@SaidoMohamed-u3e6 күн бұрын
Ellahay kigucel habaarka
@ruqiyaabdulle46186 күн бұрын
Zakiyow aduunka oo dhan baa laydinka ogyahay ee Somali ha xishooto.
@dhulkaygahooyo30236 күн бұрын
<a href="#" class="seekto" data-time="185">3:05</a> 😂😂😂😂 waan qoslay wallahi meeshaas. Waxwalbo soomali intey isku maqnaayeen waa laga dhacay luuqadii way barteen xittaa, dharkii dhaqanka, diintoodii wax walbo 😂 Teeda kale reer waqooyigu waa xaasidnimadii oo qof ah nacayb somali u qabaan.
Subxaanalaah, maamadaas wayn bal fiiri waxey ku hadleeyso. kuwa koonfur jooge waay ka yar yihiin 30 jir balse uqdad laguma soo korin. waxaa wanaagsan in aan ka shaqeeyno soomaalinimada iyo wadaniminada.
<a href="#" class="seekto" data-time="1225">20:25</a> 😂😂😂 u speak for your wife 🤔🤔 now it make reason 😂😂😂😂
@sarahgawdan22156 күн бұрын
Somalie Land ❤
@maryancabdulaahi61445 күн бұрын
Mamo xabash maxadkaheleysaa uraye
@dhulkaygahooyo30236 күн бұрын
Gabadha mid baa ka yara khaldan kow waa sax iney afrikan atmis baxayaan in December 2024 laakiin mida ka khaldan waa 24 thousand troops baa jooga somaliya. Ethiopian keliya majoogaan oo aaway jareertii kale way joogaan, Burundi, Djibouti, Ethiopia, Kenya, and Uganda kuwaas oo dhan baa jooga why only Ethiopia 🇪🇹 loo saaraya 😂 iyagaa yacni madax ka ah afrikan unionka taas waa in la fahansiiyo somali fahantaa.
@user-po1gc5hj8o6 күн бұрын
Odayga waaruntiis ixtiraaf xamar buuyaalaaa 😂😂😂
@Mohamed-ml4hr5 күн бұрын
Asalam alikum ithunka was so male dooka of Somali Wai Pratap loom Juna.