heestan mid ba kahoreysay oo xasan lagu karbaashay oo ahayd shirqool badan mashisheeya
@halimaabdi514315 сағат бұрын
Good. 🎉🎉🎉🎉🎉❤
@safiyasalad16939 сағат бұрын
🇺🇿🇺🇿🇺🇿👍👍👍👍👍😊❤❤❤
@NimcoHussein-le2wx15 сағат бұрын
Kkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumoahmed364713 сағат бұрын
Kooxda horseed waa la taliseen Xassane Allaha ku anfaco
@hooyomcn242012 сағат бұрын
Zaki habo heestan run bey kahadashey madaxda somaliyed waxa loo shegey in dagaal sokeye ey sameyeen in ey ka waantobaan Aakhir iyo aduunba umaroona habo kuwa fahmo Allaha kadhigo waaciil iyo caro in wiilasheni cadowga naga difaci lahay ee ayagii leysku diro somaliya ciidan in ey yeelato looma ogola sidi lagu babi'inlahay ayaa larabaa ayagana mafahmayaan Allaha naga qabto madaxdaan kuwa ka kheyr roon oo Diin nagu mamula Allaha nasiiyo
Wonderful, removing the dead from their graves, armed forces of his government to fight themselves and signing agreement with Ethiopia in secret at Ankara is right? Hassan sheikh is selling Somalia wholesale.
@FarahAhmed-l2e9 сағат бұрын
Aalaylehe karbaash igadhe😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@AbubakarBonayaСағат бұрын
Puntland DOWN, MUNAAFUQIIN BAAD TIHIIN ,
@CabdiiMaydhane13 сағат бұрын
Waaa jahwarewr
@SarahWarsama-o8u14 сағат бұрын
XASANOW WELI WAXTIBAAD HASATAA EE TAARIIKH BAA KA HARI EE ISDABA QABO❗️
PUNTLAND BERIBA MADAXWEYNE BAY U CODAYN SIDA MADAXWEYNAYAL GOBOLEEDYADA IYAGUBA XASAN SOO DOORTAY😊. FROMAAJO ISAGUBA MAR UUMBUU TEGILAHAA HADAAD LEEDAHAY MAY PUNTLAND DOORATO ? DADKU WAA XOR. QOFKII ISA SO9 SHARAXA AMA WAA LA DOORAN, AMA LAMA DOORANAAYO😂.TAASI KAMA DHIGNA NINKII LA DOORTAY IN UU QARANKA DUMIYO WA1YO DALKUU U DHAARTAY. HADUU XUMAADO DEMBIGA ISAGAA ILAAHAY WEYDIINAYAA. MARKA MUNAAFAQADU MA FIICNA. HAWIYE OO DHANBA XASAN WAA AY SOO DOORTEEN. MAANTANA WAA IYAGA KUWA XASAN SI XUN U GELAAYO. MAXAAD MARKA PUNTLAND OO QURA U CAMBAARAYNAYSAAN ? ORDA OO KOOXDII FROMAAJO HASOO BAXO LAHAYD EE UNUKAALE QABSADA OO KU DHAHA XASAN WAA NINKIINE, HAWIYOW DALKA KA QABTA😂
@XasanMaxamed-e5v15 сағат бұрын
Suwac miyaa Xamze lagu gabaganeynaa subxanallah 😂
@farduus_2 сағат бұрын
Hesta waxaa ka dhiman gargurtow isdaba qabo ha u sujuudin itobiyan xarka iska dhaqin
@SheqowUrur14 сағат бұрын
Bareejowaaye. Cayar ta
@xaashiawcabdi88719 сағат бұрын
Taawaxaakadaran taa bada uubixiyey eeoromo uusiiyay
@HalimaKulmiye-gr9xn15 сағат бұрын
Yaahuu
@maxamadcaliaadam16 сағат бұрын
gabadha jiim gala dheh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@fartunabukar962014 сағат бұрын
Fanaaniintii ma qabiilbey noqdeen madoobe mooryaankii shabaab maxaa loo karbaashi waayay