Faniinta balwada leh iyo kuwa aan lahayn 😳…” S2-E5 Ali Zaki

  Рет қаралды 75,978

Ardaa Media

Ardaa Media

Күн бұрын

Пікірлер: 180
@SamiiraSara-x4p
@SamiiraSara-x4p 8 ай бұрын
Cabdi kariim cali Shah soo qabo❤❤❤❤
@SiciidMaxamed-o2r
@SiciidMaxamed-o2r 8 ай бұрын
Cabdikariim Cali shaash Goatka soo qabo.
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 ай бұрын
quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢❤
@DriveEma-qo9lf
@DriveEma-qo9lf 8 ай бұрын
adigu waxanad ku shaqaystaa😅😅meelkasta waad taagan thy😅
@luqmaanal.xakiim2524
@luqmaanal.xakiim2524 8 ай бұрын
@@DriveEma-qo9lf daa ha bariiseeye kkk
@HappyBambooForest-iu9kp
@HappyBambooForest-iu9kp 8 ай бұрын
☺️ awww
@DucysanDuraan-nw6xm
@DucysanDuraan-nw6xm 8 ай бұрын
Ali saki inuu duco qabo wa ka muuqatah❤❤❤❤❤❤❤
@foozia426
@foozia426 8 ай бұрын
Jecliyaa gobolka raga burco goobtaydii ❤
@shacayb713
@shacayb713 8 ай бұрын
Kusali nabigeena muhamed scwscw scw scw scw scw scw❤❤
@munamohamed470
@munamohamed470 8 ай бұрын
Scw❤❤❤❤❤
@XamdaAhmed-v1j
@XamdaAhmed-v1j 8 ай бұрын
Maashall Maashall wllo cali zaki huuro osoco wllkay cali cabdiraxmaan Cabdilaahi maxamed cali zaki
@SamiraKasim-nu7ny
@SamiraKasim-nu7ny 8 ай бұрын
cali saki sidan u tagero fanan uma. tageero waa nin reer burca oo habar jecla❤😊
@QuBochannel203
@QuBochannel203 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@faraxshiino7314
@faraxshiino7314 8 ай бұрын
Maantuunbaad keentay qof macnaweyn noshamaynaya hanplyo 👏
@faraxsan9365
@faraxsan9365 8 ай бұрын
Qofku marku wx noqdo dadka dhan ba jecel ali zaki wuxu tusale u yhy dhalinta wakhtigoda magacoda ka faidaystay manshallah
@HindaAbdi-es2pt
@HindaAbdi-es2pt Ай бұрын
Xaqiiq walhi
@MoudelmiMoustapha
@MoudelmiMoustapha 8 ай бұрын
Nin weyn ali zaki from Djibouti 🇩🇯 ❤❤
@rahmaabdilahi9395
@rahmaabdilahi9395 8 ай бұрын
War dadak caanka ahoo dhami ma reer burcaa😂❤
@SalmaAli-v5g
@SalmaAli-v5g 8 ай бұрын
Waa tan aa la yaabanahay🤔🤣🤣🤣🤣
@FoosiyaMaxamuud-i6s
@FoosiyaMaxamuud-i6s 3 ай бұрын
Mahsa allha❤❤❤❤
@hadiyaismail7749
@hadiyaismail7749 8 ай бұрын
HABOON NUURA inta igu raacsan 👍🏻
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 8 ай бұрын
Ninyow dhiigu reer burco weysa soo jiita waan jeclahay barnamijyadada❤
@nimonimco3063
@nimonimco3063 8 ай бұрын
Cali guulayso. Lakiin intaad meel soo fadhiisato ha odhan fankii waan ka baxay sidii albaab, shaqada ganacsiga sii hore mari dantaada raaco.
@ahmedabdilahi3162
@ahmedabdilahi3162 8 ай бұрын
Waaw nin odaya cali zaki Wanku sallaamay from to gabilay
@apdihakimck602
@apdihakimck602 8 ай бұрын
Ali zaki❤️laandhere reer daahira oo abokor cumara
@Wardazalax-rr4zk
@Wardazalax-rr4zk 8 ай бұрын
Wow magaca Hajiro ❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 ай бұрын
rer yoonis maha miyaa ❤
@HazzaNmoUzeHazzaN
@HazzaNmoUzeHazzaN 8 ай бұрын
WaaR 20 kuwaaazhey wakhti LazaaiReY
@M.Xiddigyoutube
@M.Xiddigyoutube 8 ай бұрын
qabyaladu ma ficna somali wayn ka badan
@torkipoi6924
@torkipoi6924 7 ай бұрын
Waad dalantahy 2024 ba lajoga isagu ganacsi bu kahadliya adiguna qabilkisa kahadlisaa aqli la'aan meshi udambeysy
@niciimaahmed3983
@niciimaahmed3983 8 ай бұрын
Ali zaki nin rageed wlhi wanku wataaa lkn hibaaq gobaad soo qabo Ak please ❤
@deeqarashiid4899
@deeqarashiid4899 8 ай бұрын
Aamiin Maamo Hoodo Axmed Maxamed ❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Masha Allah baraka Allah. Ali zaki waa baari, hooyooyinkeen Allaha u naxariisto janatul fardowsa Aclaa Allaha ugu bishaareeyo dhamaantood.
@Umalkhayir
@Umalkhayir 8 ай бұрын
Masha allah calizaki❤
@Sulekha-kj7wh
@Sulekha-kj7wh 8 ай бұрын
Mansh allha wll ilhy Haku barakeyo
@niciimaismacil8786
@niciimaismacil8786 8 ай бұрын
Next hibaaq gobad ❤
@khadraahmed449
@khadraahmed449 8 ай бұрын
Mashallh ardaa media horumar wacan inshallah ❤
@mazCuudmohaN
@mazCuudmohaN 8 ай бұрын
Ali saki Mach allh guulyso❤
@hadiyaismail7749
@hadiyaismail7749 8 ай бұрын
next HABOON NUURA ❤
@missodawaa3901
@missodawaa3901 8 ай бұрын
M.a fanan weyn ❤❤
@foozia426
@foozia426 8 ай бұрын
Maasha allaah cali zaki❤
@raxmaabokor410
@raxmaabokor410 8 ай бұрын
Mansha allah inader alle ha ku xafido fariid yar waan kugu fanaa inader hore u soco 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@UpdirahmanJama-f7t
@UpdirahmanJama-f7t 3 күн бұрын
Maasha Allah allehakuubarakeeyo
@iqrawadani863
@iqrawadani863 8 ай бұрын
Shaqsi qalbi wngsn fanan aan si dar Illhy haku dhiwro huuno❤
@cabdifataaxhaid5308
@cabdifataaxhaid5308 8 ай бұрын
Alfanaan Ali zakki❤
@SamsamSheikhahmed-mt6px
@SamsamSheikhahmed-mt6px 8 ай бұрын
Masha allah walal qali
@jamaldarot
@jamaldarot 8 ай бұрын
M. A walalkey ali zaki hore usoqo
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 8 ай бұрын
ina aderkey cali wa inan duceysan bil xaqiqah dhiig My dhuux all reer Burco wan idin salamaya wana idin jeclahay🥰🩸🫂♥️💯💯
@nimcojaamac2840
@nimcojaamac2840 8 ай бұрын
❤❤❤❤ mashaalh wllky calisaki
@asiyamaxamud4830
@asiyamaxamud4830 8 ай бұрын
Masha Allah hore usoco cali saki wll
@Umalkhayir
@Umalkhayir 8 ай бұрын
Masha allah❤calizaki
@FaadumoCali-wp8fs
@FaadumoCali-wp8fs 8 ай бұрын
Apti next haboon nura please Ya igu raacsan✋️✋️
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o 8 ай бұрын
M.a Ali zaki talo wanaagsan oo qalpi nadiiif ah
@Wardazalax-rr4zk
@Wardazalax-rr4zk 8 ай бұрын
Ali Apdiraxmaan ApdilaHi Gaaruf ❤ Hajiro magaca wll
@Kingtaplouz30
@Kingtaplouz30 8 ай бұрын
Nin da’yar oo dhalinyaranimadiisa iyo noloshiisa kaleba isku wata weeye horumar fcn ban u rajaynaya
@chickencharmer5240
@chickencharmer5240 8 ай бұрын
Arda media best youtuber
@AsmaAbdirishiid
@AsmaAbdirishiid 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ ALi qaran
@Najmaabdirahman-r9q
@Najmaabdirahman-r9q 8 ай бұрын
Habooon nuuura soo qabo wll❤ mida kle barnaamijkii sheeko iyo shigni maxd ujoojiseeen
@munamohamed470
@munamohamed470 8 ай бұрын
Mashallaha ❤❤❤❤
@FaadumoCali-wp8fs
@FaadumoCali-wp8fs 8 ай бұрын
Reer comment inaga giijiya next haboon noura dhaha please👏👏
@NajaxIbrahim-bu3fv
@NajaxIbrahim-bu3fv 5 ай бұрын
Haa
@ahmedshuqeyri4034
@ahmedshuqeyri4034 8 ай бұрын
Dadkii podcast lahaa soqabo sida Ogansho yasir mukhtar dadweynaha ayub Ahmed iyo Iwm
@ImraanAbdinuuryusuuf
@ImraanAbdinuuryusuuf 4 ай бұрын
Masha.alaah ali zaki
@nimcojaamac2840
@nimcojaamac2840 8 ай бұрын
Wllky cabdikariin waankudaagera waxankuleeyaha haru socoowll❤❤❤
@M.Xiddigyoutube
@M.Xiddigyoutube 8 ай бұрын
Alle haku barakeeyo😊
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 8 ай бұрын
Ramadan mubarak ali zaki iyo dhamaanti 💝❤👍
@dheereyechannel
@dheereyechannel 8 ай бұрын
Two legends always abdikariim and alli saki Another's levels interests people's ❤👍💯⌛
@MuniiraMahamuud12
@MuniiraMahamuud12 8 ай бұрын
Wiil tashaday❤
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 8 ай бұрын
Fanaan ali zaki gulayso
@AyanleCfatxa
@AyanleCfatxa 8 ай бұрын
Salaxaa salang soo qabo pro❤
@NasroMohamed-pv2vg
@NasroMohamed-pv2vg 7 ай бұрын
cali zaki waa genius genius dalay
@SiciidMaxamed-o2r
@SiciidMaxamed-o2r 8 ай бұрын
Cali Zaki waa Da'yar Nolosha waxbadan kuso Kordhiyey.😮
@MaryamaXasan-mc9iv
@MaryamaXasan-mc9iv 8 ай бұрын
Team Cali Zaki like💕
@sakariyecrahmaan
@sakariyecrahmaan 8 ай бұрын
M.a fanankena cali zaki
@asiya513
@asiya513 8 ай бұрын
Cabdikarim cali shaah🐐
@LEO-bm4wl
@LEO-bm4wl 8 ай бұрын
Ali shah❤
@NimoAhmed-j9o
@NimoAhmed-j9o 8 ай бұрын
Masha Allah 🥰
@munamohamed470
@munamohamed470 8 ай бұрын
Cabdikariin cali shaah fadlan
@MustafeosmanXirsi
@MustafeosmanXirsi 4 ай бұрын
Ali zakiyow wllo Noloshukumaxumayso wll mc ❤❤❤❤❤❤
@NadiyaSiciid-g6f
@NadiyaSiciid-g6f 6 ай бұрын
Ali inta ila jecel aroskeyga fanenka keliye ka hesi dona❤
@FaysalIsmaciil
@FaysalIsmaciil 8 ай бұрын
Maansh alaah wllo
@MunaAhmed-y6e
@MunaAhmed-y6e 8 ай бұрын
Masha.alah.labadayda.wll..hore usocda🎉
@iqrawadani863
@iqrawadani863 8 ай бұрын
Fanankena🥰
@saacidismaaciil8685
@saacidismaaciil8685 8 ай бұрын
Ali zaki from Uk
@ayaancapdullahimuuze21
@ayaancapdullahimuuze21 8 ай бұрын
Cali yare numberkiisa aya rabaa 😢😮😮
@SHADOWGAMING-tm9hg
@SHADOWGAMING-tm9hg 8 ай бұрын
Next qays qaysar so qabo podcast pls
@geedchannel8598
@geedchannel8598 8 ай бұрын
Halkanban ka salamaya wlalkyow❤
@NajaxIbrahim-bu3fv
@NajaxIbrahim-bu3fv 5 ай бұрын
Cabdakariin Cali shaah soo qabo
@xamdamohamed5866
@xamdamohamed5866 8 ай бұрын
Next haboon nuura
@ShamsaAhmed-g5h
@ShamsaAhmed-g5h 4 ай бұрын
Maash Allah
@leylaa3666
@leylaa3666 8 ай бұрын
Maanash Aallahu waxaad ka timadeen gobalakii raga magaladii Burco dhulka Somaladu degato waa meesha aan ugu jecelahay markaan dhulkii fadhinay waxaan dhigan jiranay iskuul fog hadana qofkii Burco Joogaa waxa uu ku odhanayaa Sheekh Ibarahim miyaanu jiran iskuul kale
@nuraege6689
@nuraege6689 8 ай бұрын
Sheikh ibraahim wuxu ka mid yahy scholada ugu waweyn somaliland
@nimcoelmi117
@nimcoelmi117 8 ай бұрын
May wallo way jiraan lkn labo sheekh baa jira sheekh Ibrahim iyo sheekh bashiir lkn lama tirin karo school burco
@khaalidnolito-wh9bw
@khaalidnolito-wh9bw 8 ай бұрын
First arda tgero number one ❤🎉
@cabdifitaax3096
@cabdifitaax3096 8 ай бұрын
Cabdikariin cali shaah ❤😂
@hiboahmed-d5w
@hiboahmed-d5w 8 ай бұрын
Mnslh cali zaki hory usco wloh❤
@NajmaIprahim-o8f
@NajmaIprahim-o8f 8 ай бұрын
Adeero ❤
@ibrahimgas6536
@ibrahimgas6536 8 ай бұрын
Suaashayda raqiiska waxay tahay Fanaan sidedaba maxay yihiin? Aan idin sharaxo 1-shaqsi cod leh dad badana ka heli karan 2-fanaan wa shaqsi kulmin kara kumanaan bulsho ah 3-fanaan wa shaqsi dhuumasho badan oo weliba maalinti aan la arag 4-fanaan wa shaqsi dharka qurxoon uu xidhan yahay ee qaaliga ah aan ku tukan karin 5-fanaanku lacagta uu fanka ka helo kama xajin karo mana sadaqaysan karo wana shaqsi ku nool dumar badan balwad badan 6-fanaanku ugu dambayn ceeb ayu u dhinta ama toogasho sida saado ali warsame 7-fanaan wa shaqada ugu xun uu qof baniaadmi damco inu camal ka dhigto 8-fanaanku wuxu kulmiya naag la qabo gabadh yar nin balwad leh Iyo dhalinyaro nolosha ku cusub Waxana ka so baxa in habeenka ay wada seexdan dad aan isku qalmin
@daganahmedbolisoficial
@daganahmedbolisoficial 8 ай бұрын
Saalax sanaag soo.qabo wll
@LaamicaMukhtaar
@LaamicaMukhtaar 8 ай бұрын
Masha Allah 😊❤
@radwayar9182
@radwayar9182 8 ай бұрын
Cali saki inader mcn hore usoco
@nimcojaamac2840
@nimcojaamac2840 8 ай бұрын
Scw scw scw scw
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 8 ай бұрын
Waa run dhalinyar ba idin daawanysa 8 qof ayan shaashada ku hor fadhinaa o xiisaynaysa su,aalhaa io waraysiga quruxda badan m.a lbadiinaba wan idinku hambalyeynayaa heerka ad nololihiina ka joogtan
@hoodoilkacaz8228
@hoodoilkacaz8228 8 ай бұрын
Hye wllo mahdsani ali zaki ❤
@IsmailHussein605
@IsmailHussein605 8 ай бұрын
Qamar suugaani. Next😊
@SoumiAbdillahi-bx7ud
@SoumiAbdillahi-bx7ud 8 ай бұрын
Salax sanaag soi qabo nio iyo cabdikarim Cali shaah wllo plz
@IshwaaqFadxi
@IshwaaqFadxi 8 ай бұрын
Maxamed maame kusoo same sheeko iyo shigni😢
@Jamiilo21
@Jamiilo21 8 ай бұрын
Wiil yar oo Fariid ah waye masha allah he is so funny
@xareedbileofficial3878
@xareedbileofficial3878 8 ай бұрын
Gootka mesha keen shaah
@Abdisamad-tq4th
@Abdisamad-tq4th 8 ай бұрын
Inanka inamada eryady dhe😊🎉
@BisharoAli-w7v
@BisharoAli-w7v 8 ай бұрын
Wll cali zaki hormarwacan
@sundusadan6773
@sundusadan6773 8 ай бұрын
M.a hormarwacan
@Zamiirkooz
@Zamiirkooz 8 ай бұрын
Ardaa media Dee maayarka caasimada kusoo casuun
@abdirahmabmuhumed9085
@abdirahmabmuhumed9085 8 ай бұрын
Cali saki
@DABARLoukman
@DABARLoukman 4 ай бұрын
Hambalyo wll❤❤❤❤❤❤❤
CLASSMATE DAGMADA KALIYA EE KU TAALO KANIISAD SHEEGA
19:10
AFKA CALI
Рет қаралды 39 М.
🔴BahaliyakeTv | New Diraamaa Afaan Oromo
24:31
Soti wario
Рет қаралды 194 М.
I thought one thing and the truth is something else 😂
00:34
عائلة ابو رعد Abo Raad family
Рет қаралды 9 МЛН
БУ, ИСПУГАЛСЯ?? #shorts
00:22
Паша Осадчий
Рет қаралды 3 МЛН
Mahamed Abdi kuba May 18 to #Dire daba Somaliland
3:43
Mahamed Abdi
Рет қаралды 10 М.
LIICAATO IYO TIINA OO KA BADIYAY CALI ZAKI IYO HIBAAQ GOBAAD
48:15
Tiina fareey
Рет қаралды 225 М.
Q/ A ALI ZAKI
12:39
Qays Qeyser
Рет қаралды 131 М.
Mohamed maame “jidadka xidhanbaa isfuri”
44:45
Ardaa Media
Рет қаралды 71 М.
BARNAMIJKA SU’AALAHA IYO JAWAABAHA INSTAGRAM
28:06
Ali Zaki Official
Рет қаралды 205 М.
WARAYSI , MUSTAFE KANTE  OO ARIMO BADAN BANAANKA KEENAY
19:38
Abdullahi kashka
Рет қаралды 52 М.
Nolosha kaa Qarsoon Ee Halganka Dhalinyaranimo @ayubshow
38:08
Ardaa Media
Рет қаралды 16 М.