Fanka Iyo Suugaanta Abwaan Axmed Saleebaan Bidde | Qaybtii Afraad

  Рет қаралды 53,259

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 62
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 4 жыл бұрын
Sahra axmed allah ha u naxariisto aamiin
@nazridiinho8607
@nazridiinho8607 4 жыл бұрын
👑Awbaan ahmed saleban bide Cimri dherer iyo caafimad qab allah haku siiyo amiin
@camirduale563
@camirduale563 4 жыл бұрын
Abwaan axmad saleeban bidde abwaanka ugu heesaha iyo riwaayada bdn soomalida cfmd iyo cimri brakaysan
@xaalicilmi8155
@xaalicilmi8155 4 жыл бұрын
Axmed saleebaan bide riwaayadihiisii waxaanka xasuustaa Jacayl waakane kaalay Danwadaaje qurbow maxaad Duul isu keentay Ala aamin ma iisho Jeel iyo jacayl Quud aan jirin qoryo uguro Murugo iyo macaan Cidla iyo cadaalad Naf iyo nabsi Ciil iyo caashaq Wejiyaal is xusuusta Iyo waar kaloo badan
@ameenhoussaine2695
@ameenhoussaine2695 4 жыл бұрын
EEBBE ha xifdiyo abwaanka waxa uu hanti iyo aasaar u yahay guud ahaan issirka soomaali gaar ahana jamhuuriyada Soomaalilayn .🌹🌹
@fadumoyusuf7694
@fadumoyusuf7694 4 жыл бұрын
sahra Allah haw naxartisto saab tv wax aan leeyahay dhaxantii ayaa naga biiseen ee halkaa kawada
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
اطال الله عمرك احمد سليمان بدي شاعررائع ومبدع وكلماته روعه واتمني له دوام الصحه والعافيه
@abdulkarimfarah3527
@abdulkarimfarah3527 Жыл бұрын
Aad baan usalamayaa Abwan axmad s bide somalidu waxba iskuma Ogola xikmad iyo cilmi iyo fanka qaybihisa kala duwan waa woqoyiga somaliya
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 Жыл бұрын
Legend AXMAD SALEEBAAN BIDDEH
@kingjamaofficial9270
@kingjamaofficial9270 4 жыл бұрын
abwaan qarran axmed saleebaan bidde way mahadsanyihiin saab tv
@nasiibkaansuganaa6139
@nasiibkaansuganaa6139 Жыл бұрын
A.H.U apdinazir m.caydiid iyo sahra ahmed jaamac
@mohamedahmedmohamed1587
@mohamedahmedmohamed1587 2 жыл бұрын
Abaawaaninta iyo fanaaniita Soomaaliyeed makay hadlayaan hadalkoodda ka dhergi maysid. Waxa fiican in heesahooda sidooda loo daayo oon iyagga waxba laga weydiin. Waayo waxa lagga filayo iyo suday u sharaxaan isma leh. Ilaahay ha daayo Axmed waa abwaan weyn oo qiima badan.
@liipanahmed3426
@liipanahmed3426 Жыл бұрын
Maamo Allh haku naxariisoto 😢
@jamayusuf542
@jamayusuf542 3 жыл бұрын
Sahra axmed aad baann ugaranayaah alle ha u naxariistee runtii waxay ahayd qof qaali ah
@nabardaarshe6276
@nabardaarshe6276 3 жыл бұрын
Abdinasri macalin caydiid Halkiisi ayuu dhigay kabanka.
@mohamudidan4184
@mohamudidan4184 2 жыл бұрын
Waa maalmihii Cabdinasir Macalin caydiid is xoreeyay inuu sahra iyo kinsi iyo Axmed gacayte iyo axmed moge u tumi karo
@uluhaa2008
@uluhaa2008 4 жыл бұрын
Mansha allaah allaha xafido Abwan Ahmed saleman bide
@mohamudidan4184
@mohamudidan4184 2 жыл бұрын
Axmed saleebaan waa abwaaan jilaa majaajilayste cabqari xafidulaha
@mohamudidan4184
@mohamudidan4184 2 жыл бұрын
Mucjisooyinkii fanka soo maray waxuu yiddhi bada caashaq een gudhin maxamed cumar qabriga alla ha u nuuro
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Illahey wa anoo hashiiey markuu Hdrwaai abdi qasys ahmed salbeen bide aadan taribi Hassan ganey ka dhaliyey dhasha isaaq waa madaaficda gobha iyo huryo allya a rama iyo qaar kalo badan
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 жыл бұрын
FANKU HAGE🙏 IYO🙏 JIHEEYE XARAKO LEH XIISANA WATA 🔥OO BULSHADANA ISKU DUBA RIDA UNA QORMEEYA AAYO WANAAGSAN🥁🎹 AYUU AHAAN JIRAY XAQIIQATAN LKN XAGAL DAACA KU DHACAY WAA MID QAYB KA AH QABYADA UMADEENA KU XEERAN
@mohametniyadsame9081
@mohametniyadsame9081 4 жыл бұрын
“Ragganimoy ninkaagi nacasnimo maxa baday”
@muusecabdi2887
@muusecabdi2887 4 жыл бұрын
Waaaw
@ciidciisemaxamed7222
@ciidciisemaxamed7222 4 жыл бұрын
Saab tv horyaalka tvyada Somaliland kuwii hore quba
@mohusein3658
@mohusein3658 4 жыл бұрын
Allaw cimriga ku dhere kuna barake
@muusecabdi2887
@muusecabdi2887 4 жыл бұрын
A.s.bide.waa.abwaanada.umada.somaaliyeed
@xamseaadan4672
@xamseaadan4672 4 жыл бұрын
Abwaan axmed sulaymaan Bide Halyay fanka soomaalida kor uqaady
@muusecabdi2887
@muusecabdi2887 4 жыл бұрын
Mansha.alah
@khalidawga4985
@khalidawga4985 4 жыл бұрын
Geele ahaa aabaha kabanka sidii jiim skeekh muumin u tumayaa
@umusaaraismail6400
@umusaaraismail6400 4 жыл бұрын
Wadankayga jecliyaa Soomaalind
@xodaymedia3565
@xodaymedia3565 4 жыл бұрын
Mahadsanidiin Saabtv
@asiyaibro2631
@asiyaibro2631 4 жыл бұрын
Manshalhaa
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 4 жыл бұрын
Ninkaa heesta Damaq Jacayl qaadayaa ma saaxiibkay Ayaanle Gujisbaa? Bal iiga jawaaba.
@camirduale563
@camirduale563 4 жыл бұрын
Waa rageedi
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 4 жыл бұрын
Wuu dulmaray heesta raganimooy ninkaagii nacasnimo maxaa baday wuu nooga sheekeeyey beri aanu imaaraadka wada joognay wuxuu yidhi abwaaniin miletiri ahaa oo badi kililka u dhashay ayaa fankii naga qabsaday ayadoo dawladii tooradii fangaraynaysa ayaa abwaan ciise ganay aun 1977 kii ku dhintay naajeeriya ayaa meel lagu qayilaayo isugu nimi markaa ayey heestu soo baxday
@elmiali6710
@elmiali6710 4 жыл бұрын
Waa caynkaas lkn waa abwaano wuu kagaabsaday
@elmiali6710
@elmiali6710 4 жыл бұрын
Ragu uqaaday heesta waa abwaan Maxamed cali kaariye iyo Abwaan Tukaale
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 4 жыл бұрын
@@elmiali6710abwaanadii mileteriga ahaa ayaa fankii ka qabsaday oo waaberi madax looga dhigay lkn sida afkiisa aan ka hayo hargeysa aun ciise ganay oo abwaaniintii milateriga ka m8d ahaa ayaa maalintaa meel wada fadhiisteen intay fadhiyeen ayuu heesta sameeyey asagoo maqlaaya
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 4 жыл бұрын
Abdinadoobe Abdilahi aw Jaamac.
@asiyaibro2631
@asiyaibro2631 4 жыл бұрын
Axmed salen bide
@wiilkahamigafogleh4318
@wiilkahamigafogleh4318 3 жыл бұрын
Heestan Garaangar yaa qaada yaa iisheegi kara
@mohamudidan4184
@mohamudidan4184 2 жыл бұрын
Ku darsoo sahra Axmed jamac waa hablaha fanka somaliyeed soo maray 4 ugu horeeya ayay ku jirta dadka qaatna waxay yidhaahdaan sahraa u horaysa
@axmadsaki1460
@axmadsaki1460 2 жыл бұрын
Axmad
@hajizalah4296
@hajizalah4296 4 жыл бұрын
Were part five
@xabsicaashaq6267
@xabsicaashaq6267 4 жыл бұрын
Waaa xabsi kuyaala ukrine halkaan joogaa
@caynaasheshow2961
@caynaasheshow2961 4 жыл бұрын
Alle ha ka saaro sxb
@camirduale563
@camirduale563 4 жыл бұрын
Allh hka so saaro
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
Allaha kaso nadad geyo bro
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 4 жыл бұрын
Raganimooy ninkaagii nacasnimo maxaa baday
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 4 жыл бұрын
Oo waxa hees la qaadaba ilayn odayganba sameyey
@Ziizeman
@Ziizeman 4 жыл бұрын
Haa Badankood
@mohamedjamma3279
@mohamedjamma3279 4 жыл бұрын
Hhhhhhh ha yaabin fankuba saaw hargeysa kuma dhalan ka soomaliyeed
@elmiali6710
@elmiali6710 4 жыл бұрын
Haaheey waxay somaliqaado 100%60 keligiiba sameeyay
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 4 жыл бұрын
Waanka yaabay anba heeso badan ayuu sameeyay
@maxamedofficial7382
@maxamedofficial7382 4 жыл бұрын
ilaahay cafimad waraa hasiyo
@kingjamaofficial9270
@kingjamaofficial9270 4 жыл бұрын
sayid waa nin isa soo saaray waa ninkii isagoo cvgiisi sitta shaqa tagay oon qacanta oday haayn ilaa u digreeto ku soo baxay
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 4 жыл бұрын
Ninkan wuu is qasbaya e heestan inu isku dayo maba ahan hadilin heesta
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,5 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,5 МЛН
Taariikhada Abwaan Cali Sugule Dun-carbeed
24:09
Jeestaawi Channel
Рет қаралды 51 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,5 МЛН