No video

FANKA IYO SUUGAANTA: FAARAX SIIDOOW FAARAX 04.04.2018

  Рет қаралды 26,986

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 26
@gacamadheerem.x.d.2984
@gacamadheerem.x.d.2984 3 ай бұрын
Allah unaxaristo heesha macaan waa af maay
@isseosman3574
@isseosman3574 3 жыл бұрын
ALLAHA U NAXARIISTO FAARAX SIIDOW
@iltirehkaamil1325
@iltirehkaamil1325 6 жыл бұрын
Waaaw waa kahelay heesatan faarax siidow faarax sificaan ayan dhagtayda usiiyay waanan fahmay afka maymaygaa xiiso badana kalmado Baden ayaan kafaidaystay Guul Guul Somalia& somaliland
@jamaalisse3265
@jamaalisse3265 5 жыл бұрын
macalin faarax siidoow faarax noolow
@ciyowcassio3764
@ciyowcassio3764 5 жыл бұрын
Siduuu fadhiyo baad ka garataa innuu macalin abihii ahaa , sidoow isagoo kaban tumaaya yaa inni tusa Walahi
@shidaneali8153
@shidaneali8153 3 жыл бұрын
Asc nololosho waa sida walaalkey uu 💖
@abdirizakmohamudelmi1194
@abdirizakmohamudelmi1194 5 ай бұрын
Fan labeentiis waa uu ahaa. Wallee waa nin wadankiisa usoo shaqeeyay waana Gob jabtay hanbadeedi
@ahmedkaaraan9991
@ahmedkaaraan9991 3 жыл бұрын
allaha u naxariisto
@joseph6le777
@joseph6le777 5 жыл бұрын
Ilaahey kabaqa maogola inlafaafiyo wuukatoobadkeenay
@xildiid6708
@xildiid6708 4 жыл бұрын
waaw masha allh
@zenabxaaji6847
@zenabxaaji6847 6 жыл бұрын
Mash Allah
@liibancali7862
@liibancali7862 4 жыл бұрын
Faarax cali faarax
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
Heesta geyaan ereyada axmed cali askar caadi maaha
@user-tj9by6cd1q
@user-tj9by6cd1q 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂awoowe alle hakunax riisto 😂😂😂😂
@somagril-care
@somagril-care 4 жыл бұрын
Waan kaa gudoonay salaanta reer Sh. Hoose , Manya Murug ( Manya Farax ) ayuu ku dhashay FSF, oo ka tirsan Deg. Qoryooley.
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
hada xagu joga wall dalka mase dibada
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Fannaan weyn.
@nuur3272
@nuur3272 4 жыл бұрын
Cabdirashid, raysal wasaarihii hore ayay ku leedahay... Waxaysay kuleeyihiin waa wariye. Cabdirashid AHUN was the president of the republic whe he was assassinated in Las Anod.
@qubqac9913
@qubqac9913 4 жыл бұрын
waxa uu ahaa raiisul wasaare sidoo kale
@saabriincadeey3417
@saabriincadeey3417 5 жыл бұрын
farax sidow waa yanan halgama ah marka Ader danbi kuma has fanku ee.dad baden aqonta aya kuyar
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
caadi ma aha rug cadaa weye farax wawayka weye
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
Singub canfar ah somali badalay dirira dhiigu ha daatee Kkkk HUN
@mmhhgg22
@mmhhgg22 4 жыл бұрын
Ninka heestan uu sheeganaayo ma samayn isagu, sababta oo ah midhaha heesta ma aha kuwa deegaanka uu ka soo jeedo ama gobollada ku dhaw-dhaw. Heestani waa heesa midhahooda laga helo Waqooyiga somalia, Gobollada dhexe iyo kilalka somalida ethiopia. Waa lahajadda iyo midhaha meelahaa aynu soo sheegnay. Waxaa laga yaabaa in uu soo iibsaday, waa heesta hore e'.
@darwiishomar7394
@darwiishomar7394 3 жыл бұрын
Nacas idoora
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Ninkaan waa fannaan waana abwaan 15 sano jir ayoona fanka soo galay
Salah Bonge / Farah Sidow / Sitey Manogto
5:59
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 4,5 М.
NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA | GORAY PODCAST
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 110 М.
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,7 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 14 МЛН
Faarax Siidow Faarax 🔥Iyo Heesta "YUFLAHA QABOW"
5:30
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 24 М.
xasuus xamar part 5 1989
7:40
Xasuus Reer Faqi
Рет қаралды 10 М.
Uruurinta Fanka iyo Suugaanta Soomaalida
14:22
Suheyba Badqas
Рет қаралды 3,5 М.
WARKA HABEEN EE SNTV 06.09.2024
30:53
Somali National Television
Рет қаралды 655
ALLAHAYOW NA TAAGEER ILLAAHOW (feat. Kooxda Waaberi)
7:16
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 3 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,1 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,7 МЛН