Faraantiga Madaxweynaha Wax Badan Ayuu Muujinaayaa | Mixnadii Madxweynihii iiraan

  Рет қаралды 85,147

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 483
@abdihafidomarjunior3199
@abdihafidomarjunior3199 7 ай бұрын
Igula sali nabigeena muxamed scw ❤
@KingMohn21
@KingMohn21 7 ай бұрын
Scw
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 7 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalem SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@Beastly.MarketingMix
@Beastly.MarketingMix 7 ай бұрын
SAW
@Bloxfruot
@Bloxfruot 7 ай бұрын
Scw
@UshsjsjzbBzkzksrgg
@UshsjsjzbBzkzksrgg 7 ай бұрын
إِنَّ الَّذِينَ كَفَرُوا وَظَلَمُوا لَمْ يَكُنِ اللَّـهُ لِيَغْفِرَ لَهُمْ وَلَا لِيَهْدِيَهُمْ طَرِيقًا)
@farxaanibraahim5268
@farxaanibraahim5268 7 ай бұрын
aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw ❤❤❤❤
@hasanhersi7914
@hasanhersi7914 7 ай бұрын
Hussein ma ilaah baa subxana Allah war kuwaan shiicada waa shirki waxay ku had layaan Allah ayey Hussein ka hor mariyen waa lumen Allah xaqa nagusugo shiicada faaiido maleh
@AbdaleDaahir-wj7bj
@AbdaleDaahir-wj7bj 7 ай бұрын
Guul musliminta falastin somalia guul ogaansho❤❤❤
@AhmedAbdisalaanSiciid
@AhmedAbdisalaanSiciid 7 ай бұрын
ilaahay baa mahadleh oo naga dhigay dad muslim ah Alx 😢
@UshsjsjzbBzkzksrgg
@UshsjsjzbBzkzksrgg 7 ай бұрын
Alxmd
@naasirjaama603
@naasirjaama603 7 ай бұрын
Argagixisada oo dhan baa ku faraxsan ileen bariga dhexe isaga ayaa ka saaray al qacida iyo isis 😂😂
@maryamcumar5894
@maryamcumar5894 7 ай бұрын
Alxamdulilah mulim waliba suni ah taas mahad alaha usugnati
@Somalestine
@Somalestine 7 ай бұрын
الحمد لله 😭😭😭
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 7 ай бұрын
Wa shirqool un shartooda allah naga qabto inta ay laayeen musliminta sunniga la cadadna wa la xasabna👀allah haka jaziyo cadowga ahiicada
@maan8746
@maan8746 7 ай бұрын
Subxaanallah mey dhahaan yaa allaah, halka ey dhahaayaan yaa xuseen!!
@samirr546
@samirr546 7 ай бұрын
Waan kugu xidhanahay Cumar inshaar Waan daawaday kii horena Shugran calaa macluumaatika raaicah.
@ifraaxabdi3446
@ifraaxabdi3446 7 ай бұрын
Waad mahadsanid thy wllky cumar ruuntii wax badan ayaan ka faidey,1million coming soon 🎉I.a
@Xirsiev
@Xirsiev 7 ай бұрын
9:13 hadalkaan 💯 waa xaqiiq waaqic ah iyo cibro wixii ka dhacay turkiga iyo Algeria halmar ayay 360° wareegeen waana masiirka sugaya nimaadkasta oo dulmi ku dhisan sida kan Somaaliya ka jira iyo ka midka ey larabaan shabaabka.
@DeeqoBidaaye
@DeeqoBidaaye 5 ай бұрын
Yaa xuseen kuleh yaaalaah mayiraahdoo😮😢
@hodannutritionistgirl8226
@hodannutritionistgirl8226 7 ай бұрын
Million suniha baa maalin waliba dulmi lugu layenayaa yaa rabi adigu noo aar oo cadowgaga nooga heeli
@ruunmoh
@ruunmoh 7 ай бұрын
Aniga waxaa iga yaabiyay dadkan allaha unaxaristo dhahaayo dad shiico ah oo saxaabada caayo سبحان الله
@mrfuga6041
@mrfuga6041 7 ай бұрын
Waa somali maxad kalo kafilaysa inay iska hadlan ama wax loshegay ku hadlan moye wax ma baadhi karan hada shiico 2min bay ku ogan karan lkn muran bay raban iyo sharaxad!
@AxmedAfrika
@AxmedAfrika 7 ай бұрын
Anagaa leh Alle ha unaxariisto 1000 jeer waliba
@mrfuga6041
@mrfuga6041 7 ай бұрын
@@AxmedAfrika you can say whatever you want but it doesn’t matter 😂😂😂😂😂😂ilahayna dadka isaga naxirsta waydista ayu siya that’s it bal orodo ya cali ya xusen dheh bal ad aragtid in ilahay naxaris kusiyo!
@MaanFuad
@MaanFuad 7 ай бұрын
waxan filayaa inay saareen vedio ama aad adigu saartayba inshallah falastiin guul iyo islaamkaba waxaanan rajeynayaa madaxwaynaha badelkiisi inay heli doonan reer falastiin iyo iran ba
@ZALMAANABDINAASIR
@ZALMAANABDINAASIR 7 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyay Muuqalkan😂😂😂😂
@elahmedy8861
@elahmedy8861 7 ай бұрын
Ilaahay qeerkiis qofka u yeerta ee bad baado ka raadiya waa shirki iyo gaalnimo
@RoodaIsmail-i6p
@RoodaIsmail-i6p 7 ай бұрын
Maya maya,Iraan carab oo dhan vay dhaantaa, waana rag isku tashaday
@Isseftx
@Isseftx 7 ай бұрын
😂
@abdisalaanbulshawi5239
@abdisalaanbulshawi5239 7 ай бұрын
😂😂😂
@قسورة-ك9غ
@قسورة-ك9غ 7 ай бұрын
😂😂😂
@Xariif_1
@Xariif_1 7 ай бұрын
Only 5k ka hartay 1million lets go team ogaansho🎉🔥
@Barc32
@Barc32 7 ай бұрын
Insha Allah we will be get only one week
@SaalaxMustaf-q6c
@SaalaxMustaf-q6c 7 ай бұрын
Asxpey illaheydartiis igusoduceya inaa helo guur xalaal ah insha allah wan helidonaa inta ilamid ahne wey helidonaan ❤🎉😢😢
@zaynabgardan8462
@zaynabgardan8462 7 ай бұрын
Allah haku siyo
@hindiaqalbidoolar5214
@hindiaqalbidoolar5214 7 ай бұрын
Illly haku siiyo yarbbi calafkhyrleh sii owlaad wanagsan anfaca aduun iyo aakhiro
@Weliwaqal
@Weliwaqal 7 ай бұрын
Alle ha ku siiyo wlo
@SaalaxMustaf-q6c
@SaalaxMustaf-q6c 7 ай бұрын
@@hindiaqalbidoolar5214 amiin wll mcn 😍🥰
@SaalaxMustaf-q6c
@SaalaxMustaf-q6c 7 ай бұрын
@@Weliwaqal amiin yaarabi
@gureeygureey7058
@gureeygureey7058 7 ай бұрын
Coming soon one billion.❤ insha allah
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 7 ай бұрын
Yaa xuseeen kulahaaa inaalilaah wa inaalilaahi raajicuun
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 7 ай бұрын
استغفرالله واتوب اليه waa dad liita oo iimaan lahyn yaa hussein kulahaa subxanallah 😢
@deqofarah3136
@deqofarah3136 7 ай бұрын
Subaxaanalh oo in layn dadkan ilaahay ba ma yaqaaniin yaa xusein? Bismilaah
@cabdiqadir1119
@cabdiqadir1119 7 ай бұрын
Hore u soco sxp qli
@hodoali5714
@hodoali5714 7 ай бұрын
Ilaahay haka abaaliyo intii uu dulmay
@AiSenussi
@AiSenussi 7 ай бұрын
Illahay ha u naxariisto Raisi Amiin 😢
@Xalkeen
@Xalkeen 7 ай бұрын
*Madaxwaynaha Iraan wlh wuxuu ka fadli badnaa dhamaan culimada suniga iyo madaxdooda.*
@Isseftx
@Isseftx 7 ай бұрын
😂
@sahroahmed5665
@sahroahmed5665 7 ай бұрын
Jaahil, qof wuxu yahay soo horta.
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂inalillah wa inaa ilayhi raajicuun
@qeysmohamed4215
@qeysmohamed4215 7 ай бұрын
Wxn jeclaan lahaa in Xasan Sheekh iyo xulufadiisa noo Horseed goboleysi sidaan ku dhacdo Allahayoow itus🤲😭
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@YazidFanah
@YazidFanah 7 ай бұрын
Alaha u naxaristo wuxuu aha geesi islamka ka baxay 🤲🤲🤲
@YarkaXafada
@YarkaXafada 7 ай бұрын
Bolkun ilaa one milion garabkagan tagana zxip hore usoco
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 7 ай бұрын
Congratulations one Million bro cumar ilaahay haku xifdiyo
@Gofagaro
@Gofagaro 7 ай бұрын
Wsc, frérot, tu es bien expliquer profondément, tu es riche en parle somali.
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@Zaamiw
@Zaamiw 7 ай бұрын
5000 subscribe million Kaliya baraaruga raba ❤❤
@AbiibCawale
@AbiibCawale 7 ай бұрын
Nabiga_kusali ❤❤❤❤
@mustafNune
@mustafNune 7 ай бұрын
Coming soon 1m insha allah
@WuWi-nb9mb
@WuWi-nb9mb 7 ай бұрын
فقطع دابر القوم الذين ظلمو والحمد لله رب العالمين اللهم لك الحمد والشكر ❤
@Shiikh638
@Shiikh638 7 ай бұрын
Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😂😂😂😂😂😂Walaal haka gubin adi oo noo soo jawaabin
@mohamedabdi4293
@mohamedabdi4293 7 ай бұрын
Waad mahsantahay omar inshaar❤
@Zadaad12
@Zadaad12 7 ай бұрын
Ku Sali nabigena Mohamed NNKH♥️
@dekamohmed726
@dekamohmed726 7 ай бұрын
Hambalyo Wall cumar 1m com soon 😮🎉🎉🎉❤
@osmansidowabdulle9220
@osmansidowabdulle9220 7 ай бұрын
Alaha Unaxriisto madaxwene Ibrahim Raisi
@xuseenabdimatiin3170
@xuseenabdimatiin3170 7 ай бұрын
Cumaroow أحبك في الله أخي العزيز su Aaal Ayaa igu soo dhacday Ah Alle ha unaxariisto malihid madaxdan lee.atay magaala misa waa muslim iga jaahil bixi wllkay
@khalidabdi6756
@khalidabdi6756 7 ай бұрын
Musliminta suniga ninki dhammeyay muxu noqonaya kula tahay ilahayna u shariik yelaya
@xuseenabdimatiin3170
@xuseenabdimatiin3170 7 ай бұрын
Nin muslima ninkii dilaa diinta kama baxo lkn waa diin kabax shirkigu wixii gaalnimo kaso keeya Alle waa cafiyaa Alle Iyo rasuulkiisa ma aqoonsana miyaa shiicada haa iyo maya
@diktorzaki1076
@diktorzaki1076 7 ай бұрын
Shiico waa gaalo waliba gaalada iyaga ayaa kadaran waxey lacnadaan Abubakar Cumar iyo Cuthmaan caisha iyo Xafsa رضي الله عنهم Waa mushrikiin oo rafida ah
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 7 ай бұрын
Shiicada maha muslimin diintoodana maha islam. Hadaad dooneyso inaad xaqiiqada shiicada iyo waxey aminsan yihin ogaato soo akhriso kutubtooda iyo caqiidadooda. ​@@xuseenabdimatiin3170
@Xalkeen
@Xalkeen 7 ай бұрын
Allaha u naxariisto madaxwaynaha. Haduu suni ahaan lahaa isla iyaga ayaa daldali lahaa.
@Isseftx
@Isseftx 7 ай бұрын
😂
@ABBIR.OTO4
@ABBIR.OTO4 7 ай бұрын
Jahannama Allah haku fogeeyo gaalka☝🏻☝🏻
@Xalkeen
@Xalkeen 7 ай бұрын
*Million qof oo la mid ah imaan sudaysi iyo hadii lays garab dhigo madaxwaynaha Iraan wlh waxaa ka qiimo badan madaxwaynaha iiraan.*
@Yahyeabas
@Yahyeabas 7 ай бұрын
Kan yar waa wahaabi carabta u wardiyaha u yahay u niikiya. Layab ma leh
@Xalkeen
@Xalkeen 7 ай бұрын
Waan ognahay inuu ku faraxsan yhy gaal diley qof muslin ah. Waa najaas​@@Yahyeabas
@nashaadyuusuf8860
@nashaadyuusuf8860 7 ай бұрын
Subxanallah xasbiyallah wanicmal wakiil wll Allah u towbad keen ma umadan leh yaa hassan ee suniga aheen miyaa qof suni muslim ah eg dhigee astaaqfurullah cadiim
@MaxamedFaraxtalan-j1c
@MaxamedFaraxtalan-j1c 7 ай бұрын
Maya maya imaamka labada masaajid ee barakeesan meesha inaad la keenta Ma ficna ...sh sudaysi .Allaaha xaafidullah.......lakin madaxda boqortoyada Khaliijka ...kuwa sidaad doonto kuwa hadal munafaqin gaal u shaqeeyo
@mrfuga6041
@mrfuga6041 7 ай бұрын
@@Xalkeen dadkan wax shaqo ah kuma laha muslimnimadad sheegayso ilahyadooduna waa cali iyo xuseen!
@noohaliahmed3978
@noohaliahmed3978 7 ай бұрын
Adigu aad baad UGA Soo horjeeday Iiran. Hada lkn wax ka duwan baad ka hadlaysaa.
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 7 ай бұрын
Guuleyso wllloh Omar Si kasta waanu ku Garab Joognaa aad ayan u jecelnahay in aad Maalin kasta Wax nooso gudbiso 🎉🎉🎉🎉🎉
@Deeqcumar-sn9tq
@Deeqcumar-sn9tq 7 ай бұрын
Congratulation bro 1M❤
@ILYAAS252
@ILYAAS252 7 ай бұрын
First View PLS LIKE TA IISAAR❤
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 7 ай бұрын
Mabataqanid ninka like waydisanasid
@Somali___short_24
@Somali___short_24 7 ай бұрын
1MiLioN ❤❤❤❤❤❤ 🎉4K Naga Xiga 😮😮😮
@craxmanahmed3630
@craxmanahmed3630 7 ай бұрын
:ارحمو من فی الأرض یرحمکم من فی السماء" ❤
@abdikadirmohamed9169
@abdikadirmohamed9169 7 ай бұрын
Rabi naxaristii Jano haka waraabsho muslim xalalu ahaaye
@AbdishakurMaxamud-m9p
@AbdishakurMaxamud-m9p 7 ай бұрын
Xuseenku wa ayo markaaaa
@amunmuse5343
@amunmuse5343 7 ай бұрын
Ilaahay ayaa garanaya mustaqbalka inagu ma saadaalin karno
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 7 ай бұрын
Bakhtiga ha dhintee dhaaf gubo dheh aakhirana weyku dhimantahaye
@IkramHassan-l9v
@IkramHassan-l9v 7 ай бұрын
اللهم ثبت قلوبنا على دينك
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 7 ай бұрын
Bismilaahi raxmaniraxmaan raxiim waybaabaday diyaaradu
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 7 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في غزة يارب
@Umalkheyrdahirxasan
@Umalkheyrdahirxasan 7 ай бұрын
1m hala gadhasiiyo wllkeen cumar inshallah plz
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 7 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@Cabdiyare-m9x
@Cabdiyare-m9x 7 ай бұрын
Waa shirqool❤
@qdgamer7183
@qdgamer7183 7 ай бұрын
My brother start dropping links in description for parts series.
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg 7 ай бұрын
Subxanalaah dadkan miyaa muslim nala sheganaayo wa aduunyo kadoon
@abdullahinorhussein5595
@abdullahinorhussein5595 7 ай бұрын
Omar ow video gan xitaa wxba ka qaldan amee bixin raban wyo ino daarmo wuu iga diide qoral diidmo ah uuna soo qabanaa lkn nasiib xumo kadis ban u taabty continue
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 7 ай бұрын
Allaha unaxariisto dhamaantoo
@LiibaanhusseinMuumin
@LiibaanhusseinMuumin 7 ай бұрын
Omaaroow itee kaala sooxariiraa
@JaalleGardaadshe__49
@JaalleGardaadshe__49 7 ай бұрын
Tani Waa shirqool cad oo shaki kamaran ibrahim raisi
@Aliibrahimali249
@Aliibrahimali249 7 ай бұрын
Iiraan shacabkeeda way farxeen walhi
@abdiasisahmedoday9476
@abdiasisahmedoday9476 7 ай бұрын
adigoo nool waa qalad ilaahay baa nafta haya ee ha danbaabin
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 7 ай бұрын
one 1️⃣ million coming soon 🔜
@MhmedAmiin
@MhmedAmiin 7 ай бұрын
Allah unaxariisto
@UmalkhayrAliDalmar
@UmalkhayrAliDalmar 7 ай бұрын
Koley waa dhaama sisi iyo madaxda carabta iyo waxan nahaysta ee loo taliyo alle hadana mid sidaa falastiin u garab istaaga ha keeno islaamnimada dhabtana haku hanuu jiyo dabigoodana alle hadhaafo
@ruunmoh
@ruunmoh 7 ай бұрын
Goormee ninkan shiiciga ah falastiin wax uqabtay ninkan cadow suni ayuu ahaa iraan waxy tahy soo baar
@Misantubee
@Misantubee 7 ай бұрын
Wuu uqabtay ee ha dafirin😊
@AbdiFatah-bu4hg
@AbdiFatah-bu4hg 7 ай бұрын
Malaha maalintii dhawayd ee ay Israel gantaalada beenta ah ku rideen ayay dadbadan rumaysteen oo ay moodeen inay falastiin uhiilinayso ​@@ruunmoh
@TufaaxMarket
@TufaaxMarket 7 ай бұрын
Arimaha mad-habka wa ku kala duwanahay lkn arrinta iska caabinta gumaysi doonka galbeed wa Laga midoobi Kara iyadon caqiidada qofka lo eegayn
@bbbccbbc365
@bbbccbbc365 7 ай бұрын
@@TufaaxMarket badana umadaha muslimiinta, Arab, African ma yaqaanan in laga wada shaqeeyo wixii la wadaago iyo in siyaasada tahay cadoowgaga codowkiisa waa sxbkey marka hadaa wax ku kala duwantihiin bis waaye waa uun Kala tageysiin
@sumiyanuura4621
@sumiyanuura4621 7 ай бұрын
Allaha u naxriisto 😢 dhamaantood
@Hasaam930
@Hasaam930 7 ай бұрын
Subxanallah yaa xusen yaa allah maydhahan waa galo yar shiicadu subxanallah
@CabdicasiisBa-vq8gi
@CabdicasiisBa-vq8gi 7 ай бұрын
Waa dad Muslima Alle haw gargaaro
@saynabiitobintawil1092
@saynabiitobintawil1092 7 ай бұрын
عليهم من الله ما يستحقون
@AhmedKhair-t1u
@AhmedKhair-t1u 7 ай бұрын
Waxaan Xaqiijiyay MD Ogaansho Inuu yahay❤
@MADDAALE-c4t
@MADDAALE-c4t 7 ай бұрын
1M soon team ogaansho.
@mukhtarali8641
@mukhtarali8641 7 ай бұрын
Thanks imanka dawanaya
@cxakiinmaxamed4556
@cxakiinmaxamed4556 7 ай бұрын
Shaydaan buu ahaa Allaa nadhaafshay
@farxaangermany2332
@farxaangermany2332 7 ай бұрын
Allaha u naxariisto Raisi Nin wacan bu ahaa Iiraan Allaha la jiro
@BMAPRODUCTION1
@BMAPRODUCTION1 7 ай бұрын
Muslim maba ahan waxey ducada aad la ordeeso
@AyaanleCabdi-nt4dy
@AyaanleCabdi-nt4dy 7 ай бұрын
​@@BMAPRODUCTION1 adaa gaalaysiiyay miyaa? Wuxuuna Muslim ku ahayn ahayn sheeg
@BMAPRODUCTION1
@BMAPRODUCTION1 7 ай бұрын
@@AyaanleCabdi-nt4dy shiico hadaa muslim utaqano muslim nimadaada shaki kujira
@AyaanleCabdi-nt4dy
@AyaanleCabdi-nt4dy 7 ай бұрын
@@BMAPRODUCTION1 War waxaas kabaxo keen cadayn cad oo ay gaalo buuxa kuuihiin . Ani haw haygu odhane
@BMAPRODUCTION1
@BMAPRODUCTION1 7 ай бұрын
@@AyaanleCabdi-nt4dy suasha iga jawaab then waa ku siina cadeenta
@MohamedMaow-mz4ew
@MohamedMaow-mz4ew 7 ай бұрын
Asc suphanallaahu
@Qomaal__mustaFe
@Qomaal__mustaFe 7 ай бұрын
One love team ogaansho 😂❤️☝️
@moallim1000
@moallim1000 7 ай бұрын
Axmed Iishaar maa soo hadashid Dulmiga iyo Jariimooyinka ay islaamka ku hayaan Sucuudiga iyo nimanka u eg Carabta Carabna aan ahayn ee haysta waddamada Khaliijka. Ee Korka uga eg Carabta.
@MkdhiblowgaWiilBaari
@MkdhiblowgaWiilBaari 7 ай бұрын
Hanbalyo 1M
@Xalkeen
@Xalkeen 7 ай бұрын
Shiico guul ♥️♥️♥️
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 7 ай бұрын
Muqaalka 1aad 1:18 Muqaalka 2aad 13:11
@daarulmaqaam5140
@daarulmaqaam5140 7 ай бұрын
24hrs later 1Million CONGRATULATIONS
@AxmedAfrika
@AxmedAfrika 7 ай бұрын
Alle ha u naxariisto
@zadric10
@zadric10 7 ай бұрын
1M coming soon 🔜 I.a🎉🎉🎉
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 ай бұрын
Aun inti dhimatay
@crisaaqshaka8938
@crisaaqshaka8938 7 ай бұрын
free palestine🌙❤️🤲
@Rizeek12
@Rizeek12 7 ай бұрын
Sxp anaga waxba naga ma galing Iran 🇮🇷 shiica nimadooda iyo soonkoda Iran sida ay ugu hagar baxday walaalehen falastin Allah unaxariisto madaxweene Ibrahim ra iisi
@CaishaSuudi-pp5ep
@CaishaSuudi-pp5ep 7 ай бұрын
U Hagar baxeen!😂Kumanàan gan Gantaal oo Hal qof yahuudi Ku dhawacmin iska daa inee Ku dhintaane
@naasirjaama603
@naasirjaama603 7 ай бұрын
​@@CaishaSuudi-pp5epadiga kuwa wahabiyada hal madfac xataa maku Tuurteen 😂😂
@UshsjsjzbBzkzksrgg
@UshsjsjzbBzkzksrgg 7 ай бұрын
Wahaabiya iyo wahaabi majirto ee waxa laga hadlaayo xooga saar iiraan uma caawiso falastiin jeceel ee aslan shiicadu maba aamin sana masjidul aqsa ee waa arimo Siyaa sadeed​@@naasirjaama603
@Billcl8nyon
@Billcl8nyon 7 ай бұрын
​@@CaishaSuudi-pp5ephisbollah ya siiya hukba? Sow kuwa duunta ugalay maha gumeystaha? Saudi iyo Arab damantood iran ma gaaran. Waxay Donan ha ahadan
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 7 ай бұрын
​@@naasirjaama603iraan dowld gaalo ah islaam ma ahan waayo nabiga scw xaaskisa cayaan daliban sandkii hore la dagaleen sida lo galey 5 askari lga diley 2 xaduud lgu qabtey ka daawo KZbin
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim 7 ай бұрын
Allaha uu naxaristo amine
@Xalkeen
@Xalkeen 7 ай бұрын
*Ilahay shiicada ha guuleeyo*
@MkhadarAbdi-kt2vp
@MkhadarAbdi-kt2vp 7 ай бұрын
Ilahayow ugargaar dowlada islamiga ah ee iiran
@BMAPRODUCTION1
@BMAPRODUCTION1 7 ай бұрын
Dhagahaada iyo af kaaga isma maqlaan
@sumayamohamed2807
@sumayamohamed2807 7 ай бұрын
😂😂😂😂Muslim uu mooda maskinga​@@BMAPRODUCTION1
@Somalestine
@Somalestine 7 ай бұрын
​@@BMAPRODUCTION1Haa wllh 😳
@kaamilodhorre
@kaamilodhorre 7 ай бұрын
ASC walaal Nin xuseen la dhaho ayaa ku jira dadka dhintey ee bal hubsada inteydnaan dambaabin wa billaahi towfiiq 😢.
@RamlaAhmett
@RamlaAhmett 7 ай бұрын
Xuseen waa nin ay iyagu aaminsanyihiin wll
@ShukriKhaliif-kq9pf
@ShukriKhaliif-kq9pf 7 ай бұрын
​@@RamlaAhmettxuseen ibnu cali weeye wiilki fatima bintu rasuul scw
@RamlaAhmett
@RamlaAhmett 7 ай бұрын
@@ShukriKhaliif-kq9pf haa
@Anasfolxumo
@Anasfolxumo 7 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyay ✈️
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Waxaad ubaahantahay in dhabta Lagu Saaro Mudane .
26:07
OGAANSHO
Рет қаралды 37 М.
Safarkaygii ugu horeeyey ee Morocco 🇲🇦 - My first Time to Morocco
12:36
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 158 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН