6 qodob oo Farmaajo diiday, ciidanka xoogga dalka dibu dhac ku ah oo hadda Xassan Sheekh sameeyey

  Рет қаралды 80,144

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Пікірлер: 259
@maxamudmuriidi2656
@maxamudmuriidi2656 8 күн бұрын
Only 2 minutes please say this: 3x SubhanAllah 3x Alhumdulillah 3x AstgfiruAllah 3x Lailaha ilallah 3x Allau Akbar Good deeds for both of us❤️
@Remember1977
@Remember1977 8 күн бұрын
Jazaka Allah kheyran
@KhadijoMohamed-x4s
@KhadijoMohamed-x4s 7 күн бұрын
Waa. neynaas. Taabulo
@jaamaabdilaahi972
@jaamaabdilaahi972 8 күн бұрын
Farmaajo waaa wadani dalkiisa iyo dadkiisaba jcl
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 8 күн бұрын
faramaajo wa wadani wadankisa jecel halka xasan shisheeye ushaqeyo oo qaranki dhisna dumiyay oo layska daawanayo
@AbdirisaaqAli-zc6fr
@AbdirisaaqAli-zc6fr 8 күн бұрын
Macaaaa macaaa macaaaa
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 8 күн бұрын
​@@AbdirisaaqAli-zc6fr Khaaa khaaa khaaa NACALAA CAQLI MOORYAAN KUWADA TAAL 😂😂😂
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 7 күн бұрын
@@AbdirisaaqAli-zc6frwaxba Ha Caaytamin Wariyaha Warka Uusheegay Ma Aaminsan Tahay Mise Waa Beeneenesaa Bal waxa Ku Doodeso bal Inoo Sheeg?
@Dfurehutvuye1234
@Dfurehutvuye1234 8 күн бұрын
Gaylan mahadsanid waaxaqiiqwarkad sheegto ٪90
@maxamuudcabdi1363
@maxamuudcabdi1363 8 күн бұрын
Farmaajo abuur❤ walee waa siyaasi dhab oo waddani ah ayaa uu ahaa lkn cid la fahanta ayaa uu waayay .
@Deeq_official
@Deeq_official 8 күн бұрын
Beenta hada dhageysatay run u qaadatay miyaa wayo caqli ma haysid wax kala saaro
@Bagagac
@Bagagac 7 күн бұрын
​@@Deeq_officialfarmajo waa wadani dhab ah o jcl dal iyo diin ama somalinimo man daliil waliga ma araktay xassn sheikh oo qof u ooynayo jcl darti
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 7 күн бұрын
@@Deeq_officialbal Inoo Sheeg Wariyaha Wuxuu Been Ku Sheegay Adiga Aad Aaminsan Tahay Shacabka Haku Arkaane Hana Ku Taageranee Bro?
@maxamuudcabdi1363
@maxamuudcabdi1363 7 күн бұрын
@@Deeq_official ma inan xasan sheekh baatahay jaale
@homeh3455
@homeh3455 8 күн бұрын
Xasan maanta waxa uu sameeyay ceeeeeeeeeebtii ugu waynayd
@shariifcadow853
@shariifcadow853 8 күн бұрын
Farmaajo waa siyaasi Vs Xasan waa ganacsade
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 8 күн бұрын
Maybe Farmaajo waa daba dhilif XshM waa Waddani
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 8 күн бұрын
​@@mohamudulusow3668 XAA LAGAA SUGAA MOORYAAN LEE MARKII HORE EHEEDEE 😂😂😂 NACALAA CAQLI MOORYAAN KUWADA TAAL 😂😂😂
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 8 күн бұрын
@AbunawafAljabarty Runtu waa xanuun sida magacaaga ka muuqata waa uun Daar oodnimo Al Jabarti qaran iyo qabiil isma qaada karaan ee iska booy ilaa 2026 😢 😢 😭
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 8 күн бұрын
@@mohamudulusow3668 qabiilka haku cararin marka wax jira oo cadayntiisa wata laga waramayo , fadhi ku dirirka ayaa qabiil lagu kaftamaa ee tan qaranimo waaye Qodobada uu sheegay wariyihu ka gar naq qodobada haka bixin ee Qabiilka adigaa ku difaacayo Mw xasan sxb
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 8 күн бұрын
@@mohamudulusow3668 Taas adiguba ma aaminsanid faramajo daba dhilif ah ! farmaajo Wakiilki Qaramada midobay u fadhiyay Xamar iyo Wadanka Emarate ka ayuu warqad kaga saaray wadanka markay Madaxbaanida Dalka ku xadgudbeen taasna waxa samayn kara Muwaadin isku kalsoon oo wadankiisa jecel ee Halka Xassan sheikh Geesigi somalia Gen gordan Maamuuskiisi uu ka baalay oo Nin Caraba oo wadanka Burburinaya uu ku sharfay Taaladi wadainga Somaliyeed ! midkee Daba dhilif ah markaas ? xassan shekih Gabfh somaliyeed oo ku guulaystay Gudoomiyaha Baarlamakka Adunka ayuu ka hor istaagay oo yidhi Wadanka tanzaniya Ha qaataan booskaas dabadhilif nimo ka wayn taas miyaa jirta marka Gafka iyo dayuusnimada laga yimaado ? adeer Qofkaad Amaanayso Ha u yara ekaado waxaad la rabto Xasan xaraash iyo xabaalo fagoow ayaa Record ka u gashay ee wax kale ciyaal xamar xitaa kaama yeelayaan hhhhh
@maftuuxisha1297
@maftuuxisha1297 8 күн бұрын
Hasan sheikh allahayow naga qabo subxanallah
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 8 күн бұрын
ilaahayow farmaajo wadanka gacanta ugeli oo weligi hayska fadhiyo kursiga si wadanka iyo dadka soomaliyed uso noolaadan
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 8 күн бұрын
Allahayow Daarood Madaxweyne ka dhig waa qabiilkaygee kkkkkkkkkk
@Bmbazxmmm-n1c
@Bmbazxmmm-n1c 8 күн бұрын
Direy daowladnimo qosal kaliya madaxwene xasan waa nin miskiina ganacsi ayuu kadhaxbilaabay
@updymalikofficial7367
@updymalikofficial7367 8 күн бұрын
​@@mohamudulusow3668hhhh sxp adiga siyasad miya laga hadlaya mise qabil runta marabta farmajo maahan qabil inta tagersan hada xsm hada xigal kisa tahay hada fursad haysata wax baro 😊
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 8 күн бұрын
​@mohamudulusow3668 war mxaa
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 8 күн бұрын
@updymalikofficial7367 Majnuunkaasi ha igu soo dhisin 1000 sano oo dhiman dib uma noqonaayo madax Farmaajo Dictatorship is over
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 8 күн бұрын
Soomaali hadaan nahay nabsigii madaxweyne farmaajaa na haayo madaxweyne daacad ah dalkiisa iyo dadkiisa sidii uu oogu dhaartey ugu shaqeynaayey ayaan ceyrinay oo ka hiilinay
@AbddiUhu
@AbddiUhu 8 күн бұрын
Farmaajo dadka somaliyeed Lama dagaalamin waxaa la dagaalamay gaalada neceb midabka iyo muqaalka Somali iyo qabiilo dhistay maamul beeleedyo u qaatay in somalidu ay noqonayso adoon ay gumaysataan...labadaas group ayaa farmaajo la dagaalamay ilaa maantana neceb.... Hassan dhiiqo waa hogaamiyaha munaafiqiinta ibnul sharmuudiinta iyo gaalada iyo carabta neceb somalida...
@AminaBaruud
@AminaBaruud 8 күн бұрын
Maansha alaah aloow xifti xabiibulmalaayiin farmaajo
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 8 күн бұрын
xasan warkisu wuu cadyahay wa jaajus shisheeye ee waxa layaable soomaalidi oo iskadaawaneysa iyo ciidanka oo barafa oo bahdilan wayo mayeelen dulga xasan
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 8 күн бұрын
Aabo Farmaajo ❤ guuleysa wadani dhab
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 8 күн бұрын
@@abdirizakabdallah2672 garacyadu waa iska sidan uun Aabe aan shaking inay Aabe dhahaan ibnu zinaaaaa usss
@ahmedogle5384
@ahmedogle5384 8 күн бұрын
Well balanced analysis.
@Youmumshouse
@Youmumshouse 8 күн бұрын
The whole nation missed farmaajo bro he was one helluva politician
@Khusuusi
@Khusuusi 8 күн бұрын
Waa nasiib darro weyn in Xassan Shiikh lagu sheego hogaamiyaha umadda soomaaliyeed,waayo waa qof aan u qalmin lahayna cadaaladii iyo wadanimadii uu ku maamulilahaa gudoomiye xaafadeed,iskaba dhaaf degmo !!
@AbdirizackAmin-i1z
@AbdirizackAmin-i1z 8 күн бұрын
Inta leefleefto weya
@ENGMUSTAFA__A
@ENGMUSTAFA__A 8 күн бұрын
Xasan gurguurte waa ganacsade 😊
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 8 күн бұрын
Qaadwale waynaaday wye.
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 7 күн бұрын
Hoyadaa siilkeed u sheyga
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 7 күн бұрын
@@sadaammacallim5683 hooyadaa caysay.
@maftuuxisha1297
@maftuuxisha1297 8 күн бұрын
mashallah Lama koobi wanaaga uu farmaajo ka tagay
@TrikAdan
@TrikAdan 8 күн бұрын
Ilaahow umada soomaaliyeed badbaadi
@maftuuxisha1297
@maftuuxisha1297 8 күн бұрын
mashallah jzkumullahu qayran habo
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa 8 күн бұрын
Xasan shiikh waa toog weyn
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 8 күн бұрын
Xassan rabi ha dgaafiyo ummada iyo ciidamadaba
@MaaidoHassan-h4f
@MaaidoHassan-h4f 8 күн бұрын
Xasan dufle dalkii waa qaribay alle Hana dhaafiyo
@artaan8111
@artaan8111 8 күн бұрын
Xasan sheikh waa Afoo somalia losodiray inago og shaqsiyadisana waxa Markle sodortay wa Xildhibanaddi ina matalayey oo tuuga nagu noqday
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 8 күн бұрын
2026 farmaajo come back
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 8 күн бұрын
waa khayaano kharan carab in lugu badalo halgamaa soomaaliyeed alle magan
@shukrilibax
@shukrilibax 8 күн бұрын
Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi ciid walbo dhibatada ku wato. Uu xasan munafaq kakoowyahay? Amiin yaa allaha 🤲🤲🤲 War hooy somaliyey dumiga diida oo dalkena diintena iyo dadkena runt usheega ? Qof walbo qalad ku dhaco aan iska qabano .
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 8 күн бұрын
Aaheey XshM waa Hawiye Allahayow Madaxweyne Daarood noo keen kkkkkk
@Bmbazxmmm-n1c
@Bmbazxmmm-n1c 8 күн бұрын
Daxal ayaa qalbiga kaafuulay ina adeer
@maftuuxisha1297
@maftuuxisha1297 8 күн бұрын
allahayow noo soo celi madaxweyne farmaajo xabiibu malayiin aamiiiin
@NimcoXasancali-vm8zb
@NimcoXasancali-vm8zb 8 күн бұрын
Nabsiga soomaali heysta waa mjabhadihii dalka oo ridey dowladii m s b iyo iftiinkii soomaali u soobaxey oo hadana ay ridden mooryaantii dumin qaranee geel qalayaasha oo waliba ay u kaalmeeyeen ganacsato marka soomaali god bey ku sii socotaa alaha ween baan baryeynaa in soomaali ale daba qabto aaamin
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 8 күн бұрын
ciidanka qaranka soomaaliyed war qofkasta gobolkisa hakulaabto oo ha ushaqeyo oo bahdilaada iyo dulmiga xasan iskaga taga xasan shisheeyu meesha ujoogaye
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 7 күн бұрын
Sabab ay ugu Noqdaan Askarta Goboladooda Ma dheceeso Waa In Qaainkan Xassan Xumow Ay Ka Qabtaan Wadanka Maxkamadna La Hor geeyo
@hassanmohamud7556
@hassanmohamud7556 8 күн бұрын
Farmaajo visualize great images leader 👏 Hassan focus opportunity
@sahromahamud
@sahromahamud 8 күн бұрын
Subxaanallaah Waa U Maleynaayey In Imaaraatka Dalka Soomaaliyeed Uu Sidaas Uu U Qiimo Dili Doono Sharaftiu Soomaaliyeed Weli Yaa Is Gaarey Mid Ka Daran Ayaa Soo Socota Sii Sacaba Tuma 😭😭😭🇸🇴🙏
@AHMEDAbdi-sl9mm
@AHMEDAbdi-sl9mm 8 күн бұрын
Farmajo waa madaxweyne ❤❤❤ alow nosoceli
@yusufabdihagi7829
@yusufabdihagi7829 8 күн бұрын
Xasan shikh aloow noosoceli mar 3aad
@Dfurehutvuye1234
@Dfurehutvuye1234 8 күн бұрын
Xasan gurguurte xàsan laba dhiiqo xasan xaabsade xasan xaraash xasàn qaawane xasan shisheeye kalkaal xasan xasan qarabokiil xasan doofaar xàsan waxɓyahay ilahaw nadhaafi oimikaba nadhaafi cudurkusalid cadàbtana ku fogey aminyarabi
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 8 күн бұрын
Waa daalee ee habern barkii khunuud u istaag
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 8 күн бұрын
​@@Dfurehutvuye1234➕️ ➕️ ➕️ ➕️ ➕️ ➕️ ➕️ ➕️ ➕️ ku sii dar ciil u dhimo lkkk
@MohhamedAbshir
@MohhamedAbshir 8 күн бұрын
Madaxwqynihi ugu liitay oo somara wadanka weeye xasan Shiikh ilahay hana dhafiyo
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 8 күн бұрын
WAA GUUL DARO CIIDANKA IYO SHABAAB SOOMAALIYA U SOO HOOTATEY
@sakariyeabdijamac5105
@sakariyeabdijamac5105 8 күн бұрын
Xasan garguurte alle somalia Haka qabto
@Shankharon
@Shankharon 8 күн бұрын
hadu god ku dhacay MW Xasan sh saan ugu macalcasheen 24sac madia ah
@rahmahussein5847
@rahmahussein5847 8 күн бұрын
Allahayou Xabiibiil Malayuun Markhaleeh Markhaleeh -100000 🇨🇫🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@XassenAbdi
@XassenAbdi 8 күн бұрын
Farmaajo madaxweyne qaran ayuu ahaa
@SaidAhmedElmi
@SaidAhmedElmi 7 күн бұрын
Nabad''iyo''nolol'''''viva''farmajo❤❤❤❤❤❤
@Thepitchview90
@Thepitchview90 8 күн бұрын
Farmaajo nin qab leh
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 8 күн бұрын
QAB QABYAALADEED MIYAA 😮😮😮😮😮😮
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 8 күн бұрын
Somalia meelna uma socoto xasan waa ku habonyahay ilahay dad ma badala Haday iyagu is badalin
@abdis4930
@abdis4930 8 күн бұрын
Waan kugu raacsanahay. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AbddiUhu
@AbddiUhu 8 күн бұрын
Hassan dhiiqo waa hogaamiyaha somalida.....way haystaan hogaamiyahooda maxay la ooynayaan?
@superfun1819
@superfun1819 8 күн бұрын
ILAAHOW Alshabaab khawaarij Somalia kadhamay
@ozoz2357
@ozoz2357 8 күн бұрын
QABIILEYSTE 1000%%%
@HasanKheyrow
@HasanKheyrow 8 күн бұрын
Wll adiga o kale hadi ey 10 wariye.ey somali.lahaan laheyd.wan.hormari lahayn.walahi.m.a
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 7 күн бұрын
Bal Hada Warbixintan Gaylan oo Xaqiiqada Ah MD Xassan Sheikh Rajada Somalia Uu Ka Leeyahay Waa Quus Umaleen Maayo Inu Rajo iyo Reyn Reyn iyo Sumcad Qurxoon Inuu USameeyey Dalkaan kawarama Haduu Isla Saxan Yahay wax Fiicana Sameeyey Ka dhaadhacsan Tahay Kuwa U Camirana Ay Kasii Waalaayan
@SiciidabdirahmanMuhumed-r7y
@SiciidabdirahmanMuhumed-r7y 8 күн бұрын
Maafiyada dhaxal talyaani farmaajo ama xasan gurguurte kii doona ha jogo waligin sidayn aydun ahaan😊
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 8 күн бұрын
xasan waa jaajuus ushaqeeya shisheeyaha waa qawleysato xasanka illaahay hakuceliyo shartiisa isaga iyoxamso
@MaxamadwaliXuseen
@MaxamadwaliXuseen 8 күн бұрын
illaahayow umada soomaaliyeed ugargaar
@yussufsahilsahil6690
@yussufsahilsahil6690 8 күн бұрын
EXACTLY 💯💯💯
@abdis4930
@abdis4930 8 күн бұрын
Wali wax badan ayaa u dhiman madaxweynaha. Qabyadii wali fari kama qodna 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AhmedAbdi-s5s
@AhmedAbdi-s5s 8 күн бұрын
Warbixinta ma fahad yaasiinbaa kuu diyaariyay nio❤mucaaradbaad ku tahay xasaaan sheekh xukuumadii horena waad wadataye😅
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 7 күн бұрын
Okey Wariyaha Tan Aad Uga Soo Hor jeedo ino sheeg sxb?
@HusseinYare-m1z
@HusseinYare-m1z 6 күн бұрын
Xolo qawilka biyo dhiigtay Somali hornarkeda dhiweyso
@asraawi
@asraawi 8 күн бұрын
Baahane xasan birimo boos dhulkii qaranka somali iyo tii dadwayne gatay alaha INA dhafiyo
@KaartoOdey
@KaartoOdey 8 күн бұрын
Kan alle hana dhaafiyo 🤍💀☠️
@NasraOsman-e4c
@NasraOsman-e4c 8 күн бұрын
Qofka madaxdaa haduusan qab laheyn ka samir😢
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 8 күн бұрын
I believe inaan soomaliya u baahnayn farmaajo & kuwa la mid ah inay ka noqdaan madaxweyne
@CabdifitaxGutaale
@CabdifitaxGutaale 8 күн бұрын
Farmajo allaha soceliyo madaxwene dacada dadkisana jecel dalkisana qimeya
@kingmohaa5256
@kingmohaa5256 8 күн бұрын
Farmajo waa siyasi meel dheer kafikirayo oo iska ilalinayo magax xumo halka xasan uu dollarka udaran yahay
@LibanGondo
@LibanGondo 8 күн бұрын
Waa wax laganaxo
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 8 күн бұрын
Labada XASAN kee baynu raacnaa😂
@mohahassan5173
@mohahassan5173 7 күн бұрын
@Geylan Media keep Go..☆☆☆
@Darulqalam12
@Darulqalam12 8 күн бұрын
LIKE WALAL
@abdihakimfargab1107
@abdihakimfargab1107 8 күн бұрын
Xassan diiqo
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 8 күн бұрын
LIKEDS
@MaryamJaamac-y8e
@MaryamJaamac-y8e 8 күн бұрын
Dawalad.jabtey
@CabdiRisaaq-p1k
@CabdiRisaaq-p1k 8 күн бұрын
Farmaaajo noolo😂😂😂😂😂😂 4:15 4:17
@warsamemohamed-ij4fo
@warsamemohamed-ij4fo 8 күн бұрын
Xaqiiq 😮
@zakiabdiaden8869
@zakiabdiaden8869 7 күн бұрын
😂😂😂 rufiyaan weyn hada maqasho wa xarifkan
@mahad2020
@mahad2020 8 күн бұрын
Woow
@geeleisse4406
@geeleisse4406 7 күн бұрын
Farmaajo Siyaasi dhaama maleh lkn waa jilicsanyehe in dalka xoog ku qabto oo madaxa ka guro mooryanta bee eheed
@kadisyare11
@kadisyare11 8 күн бұрын
Somaliya wariye calamiya o ladhageysto xage lagahela mase wariyuhu xaquuq ayuu ubahanyahay inuu siyadada dhexgalo si afka loguqoyo hada wariyahan wuu so wadabaxay wan kusodhaweyneyna 👍😳
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 8 күн бұрын
Qabyaalada ayaa kaa hadlinaysa waa gartaa xasan sheekh isagoo waxaasoo xumaana leh haddii la amaani lahaa waad farxi lahayd sababtoo ah qabiil ayaad wax kuqiimaysaa ee wax qabadka qofka ma eegto taasna waa jaahilnimada soomaalida oo ey keliya ka yaqaanaan wixii ilaahay cilmi badiyey qabyaalada oo keliya wallee soomaaliyi wey ba,day
@daahirnaani3769
@daahirnaani3769 7 күн бұрын
GULEYSO Wll Runsheeg AyaD TahaY
@hodanabdiramanfarah1458
@hodanabdiramanfarah1458 8 күн бұрын
Soomaaliya halkaa waxaa dhegay shacabkeeda ilaa dawladii siyaad bare su,Aal dalkaan yaa u maqan
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 8 күн бұрын
mw Farmaajo waa ninka dhisay ciidanka beebayaasha u keenay iyo qorayaha casriga ee fudud markuu iimamanayay ciidanka dacas beey wateen iyo dhowr tikniko mw Farmaajo waa ninka xureeyay awdheegle,janaale,bariire,sabiid iyo canoole,marka,jilib marko iyo tuulooyin hoos yimaado mw Farmaajo waa ninka u bilaabay ciidanka mushaar joogto ah una kordhiyay mushaarka asoo walibaa aaminsanaa in ciidanka mushaarka uu u kordhiyay mid kaweyn u qalmaan tabarta u diiday iyo haduu soo noqon lahaa qorshaha ugu jirtay inuu mushaaarka u sii kordhiyo ciidanka qaranka hub culusna u keeno marka cunaqabateynta hubka laga qaado 🇸🇴☝🏾 halka mooryaan xasan xarash qaran uu ciiidanka shirqool ku dhameeyay hubkooda iyo raashinkooda gatay qaarna shabaab uu u gacan geliyay ☝🏾
@muheeahmed1407
@muheeahmed1407 8 күн бұрын
Allow Somaali ka badbaadi Xasan Garguurte, qaranimadii ayaa khatar ku jirta!
@ahmedmahad3197
@ahmedmahad3197 8 күн бұрын
😂 wax badso, wax beel bay leedahay 😮 Most Somali leaders are in their office to grab the tax and donations from foreigners 😮 but nothing else they can do for the country and the innocent citizens. Believe it or not, that's reality on the ground about the top national office to the local council office 😉😎. This issue is on the lips of each and every single Somali person everywhere in the world 🌎
@mrbakhbakhle
@mrbakhbakhle 7 күн бұрын
Xasan xiiita ma xishoodo mia😕
@AbdiQays.h
@AbdiQays.h 8 күн бұрын
Kkk niyahow ma xishotit
@relexnatrual1783
@relexnatrual1783 8 күн бұрын
marka farmaajo iso wacay maad iska dhahdid siyaasiga somaliga ah waa midka ugu sharta badan ugu munaafuqsan
@AbddiUhu
@AbddiUhu 8 күн бұрын
Farmaajo waxaa neceb xamaalayashii ingriska xamaalayashii talyaaniga iyo mooryaantii gobolada dhexe kasoo haajirtay 1991 kii iyo qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah? Kee tahay adiga?
@MM-qm7iw
@MM-qm7iw 8 күн бұрын
CABb war iska hadla kkk
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 8 күн бұрын
Kkk waa sidaasoo wiil hawiye oo nool aqoon kaste ha la haade aan laga heleynin farmaajo oo kale waxaaba ka sii daran mustaqbalkana Loo ma fadhiyo habar hawiye in farmaajo cabdulaahi yuusuf ama siyaad baroo kale dhash aderayaalow ma isaaq baan ka xuna oo ka tashaday yiri kuwaan magac iyo dowladnimo nama dhex mari karto hadabo daaroot ha iska ilaabo dowladnimo cawaankaas kala dhaxayso ha dhisteeno dhulkooda ha na isku tashadeeno
@laacuuncali
@laacuuncali 7 күн бұрын
Gaylanow ila intee wadaysa ina naga gado Farmaajo😂
@gorodgorod9150
@gorodgorod9150 8 күн бұрын
15,sano bay somali ka khasaariyeen Xasan iyo ina farmaajo yeelkeed
@Hassanaliaxmed
@Hassanaliaxmed 8 күн бұрын
FARMAAJO. 30000 SODOKUN. SOMALIYA. AYUU FARMAJO. KUDILEY. AMBA. GULAYEY. MUQDISHO. SOMALI. AH
@MaxmedShafi
@MaxmedShafi 6 күн бұрын
xasan soomaali ma aha ayaala Orhan karaa
@BashiirWarsame-k5h
@BashiirWarsame-k5h 8 күн бұрын
😂😂😂 farmajo aaman maleh xasan aman maleh
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 8 күн бұрын
Waa markii loo fiiriyo inuu adeerkaa yahay ileen Isha keliya oo aad wax ku aragtaa waa qabyaaladee adigiyo wixii kula mida.
@Digital-empire9
@Digital-empire9 7 күн бұрын
Xasuuqa ayan ku kala duwannahay reer falastiin wlhi
@aweysali8546
@aweysali8546 7 күн бұрын
Ninkii dhahay 100 dollar ninkaan Rabin ha iska boxo maa ka xishoonaaa general Gordon waxaan u maleynaa aniga garguurte waalidkiisaa habaaray hala soo baaro
@Hassanaliaxmed
@Hassanaliaxmed 8 күн бұрын
AGA. WAA QABYALADII. OO WARYE. AH
@AbdirachidFarah
@AbdirachidFarah 8 күн бұрын
Waagesi dad wayay waan uu agumuw na
@ozoz2357
@ozoz2357 8 күн бұрын
Waxa aad ka hadleeyso ma ahan idaacad ee waa qabiil. Waxkasto aad ka hadasho waa negativ... Farmaajo ayaa sidaa sameeyay lkn Xassan maya.
@MaxamuudSiciid-r9p
@MaxamuudSiciid-r9p 7 күн бұрын
Ma xaaqiiqdaa nacaysaa adeer
@AbdulkadirDaahir
@AbdulkadirDaahir 8 күн бұрын
HABEENKA MUGDIGA AH AYAA DAYAX LA XASUUSTAA
@cabdiwalicarabow5580
@cabdiwalicarabow5580 6 күн бұрын
Farmaajo o villada iska fadhiyay maa wax qabad ku dhan dal xureeye walle inaa duli thy baa ino shegty
@indhoforex9266
@indhoforex9266 8 күн бұрын
Marki aan djagestay war ka wariyaha Waxaa I galay shaki oo ah in Hasan sheikh yahay nin JAAJUUS ah wlhi hadii ay run tahay waxa laga sheegayo
@MM-qm7iw
@MM-qm7iw 8 күн бұрын
WARIYAHA FARMAAJO CBBTUUHO
@mohameddahir2743
@mohameddahir2743 7 күн бұрын
Subxaanalaah waryaadaheen wartana may kasoo socotay XSHM & Damuljadiid walee wax lala yaabo ayuu sameeyay Madaxweynuhu inuu Jeneraal Soomaaliyeed oo Halyeey ahaa inuu magaciisii ka tiro xerada ciidanka oo uu nin Imaaraati ah oona waxba u qaban Qaranka Soomaaliyeed aan ka ahayn Qas & khaa'inimo inuu magaciisa ku badala yidhaaa yaaahuuuu Black history
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 7 күн бұрын
Dadbaa qabo aragtida ah farmaajo Ciidanka xoogga dalka wuu burburiyey oo. Dib udhac buu abuurey waxana kamid ah mw HSM iyo kooxdiisa hada talada heyso
@MahadmaxamedMaxamuud-v5j
@MahadmaxamedMaxamuud-v5j 8 күн бұрын
Xasan leef leefka shashaye madhaafo wlhi wax kaxun malaha in wadankaga lagu badlo
@AfrahAli-d9q
@AfrahAli-d9q 8 күн бұрын
Tuugo la qabtay tal malahan e ha darling wax qabad run sheeg wali la is magaarin ha noogin
@yussufyuusuf
@yussufyuusuf 8 күн бұрын
dadka dhalinta ayagoo garaadkooda kaashana cidna aan caayin ha arkaan qofka dhabta iyo qofka qabiil ugusoogabanaya
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 9 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 17 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 10 МЛН
Sir Culus: Hadal Xasan Sheekh afkiisa ka fakatay ayaa la isku heystaa.
19:14
Warar hordhac ah oo kasoo baxaya Dagaalka Raaskambooni
6:34
Gaylan Media
Рет қаралды 66 М.
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59