MARUUDIGU IMISA BILOOD AYUU ILMAHA UURKA KUSIDAA ?🤔

  Рет қаралды 63,018

Faarax Murtiile

Faarax Murtiile

Күн бұрын

Пікірлер: 130
@maxamedqaali6575
@maxamedqaali6575 3 жыл бұрын
Masha-alah mudo 1 saac ah cid dislike saartey majidho Abwaan soomaliyeed faarax murtiile♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 3 жыл бұрын
Asxaabey aan abwaan faarax aan gaarsiino 100k
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 3 жыл бұрын
Asc murtiile wan ku salamay afsomaliga wan ilow nay bal soo badi barnaamijka nocan ah.mahadsanid abwaan murtiile
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 3 жыл бұрын
Mashallah waxa badan ban kafaidi hadoban Ana dadka ku xojin Thank yuo abwaan farxa murtile ilahi haku xafido
@furdugofficial7023
@furdugofficial7023 3 жыл бұрын
Mashallah farah murtilee keep going
@salaadaadan8382
@salaadaadan8382 3 жыл бұрын
Mansha alaah barnaamij cajiib ah ayaad soo diyaarisay abwaan ale ha ku sharfo
@jablibaax
@jablibaax 3 жыл бұрын
Geela = 13 bilood 390 habeen Loda = 9 bilood Adhiga= 5 bilood Fardaha =11 bilood Maroodiga = 21 bilood
@mm.joseph4351
@mm.joseph4351 3 жыл бұрын
Masha allah mahadsantahay sookoobidaa
@fadumo4024
@fadumo4024 Жыл бұрын
Geelu waa Sanad Lo,du waa 9 bilood Ariga 5 bilod waxakale ma,aqaan
@simranqurux595
@simranqurux595 3 жыл бұрын
Abwan aan tageyro oo sharaf badan alow kuxafid from gado ilhaan xarago ayan kasohelay saan kuradinjiray ❣❣❣❣🤲
@Naaneeycaddey
@Naaneeycaddey 3 жыл бұрын
Murtile wan kugu soo biiray allaha ku barakeeyee love iisaar soo dhawayn ah
@AbsamoFilmsVlogs
@AbsamoFilmsVlogs 3 жыл бұрын
MashaAllah nice questions
@hussainabdi684
@hussainabdi684 3 жыл бұрын
wax loo baahanyahay ayaad keentay abwaan faarax murtiile guulayso ku soo yaaca
@mm.joseph4351
@mm.joseph4351 3 жыл бұрын
Mudane Murtiile Masha Allah
@ahmedhared5616
@ahmedhared5616 3 жыл бұрын
M.A Mr. Farah mortale keeping going to the movies
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 3 жыл бұрын
Ciid mubarak adeer faarax murtiile
@farahcawil9353
@farahcawil9353 3 жыл бұрын
Maahmaah iyo murti iyo halxidhaale
@kamilkayf6221
@kamilkayf6221 3 жыл бұрын
Faarax maasha allah ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰
@mustafemk829
@mustafemk829 3 жыл бұрын
Isla faarax murtiile laftiisa 🔔🔊
@namelos2963
@namelos2963 3 жыл бұрын
Maansha alaah fadlaan👉💞👈soo badii suaalahaan👉💞👈
@jaamacnuur2323
@jaamacnuur2323 3 жыл бұрын
Lodu waxay qadaa 9.bilod adhiguna 5.bilod dameruna 12 blood. Geluna 13.bilood. mahadsanid
@bellamoha446
@bellamoha446 3 жыл бұрын
Machaallh faarax murtiile keep going
@ahmeddhagahofficial9034
@ahmeddhagahofficial9034 3 жыл бұрын
Mansha abwaan farax murtiile aad iyo aad yey dadku ugu baahan yihiin su aalaha dadbadanbaa kafaa iidaysanaaya aadbaanbaan kugu halbalyeynayaa abwaan aadbanan uga helay
@kassimnouhstonecold4427
@kassimnouhstonecold4427 3 жыл бұрын
macalin farah ciid moubarak
@ekb3848
@ekb3848 3 жыл бұрын
masha allah
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 3 жыл бұрын
Eid mubarak farah🥰💋💋💋👏👏👏👍❤
@abdirizakabdiqadir5186
@abdirizakabdiqadir5186 3 жыл бұрын
Good question legend farax
@habibbishar1993
@habibbishar1993 3 жыл бұрын
Waa salaada maqrib markii aad masbuuq tahay ama aad ku soo gaarto ataxiyaadka hore oo ladhamasato halka rakcad ee u dhiman oo noqon haysa rakcadaadii kobaad iyo ataxiyaadkii labaad kadib salaama naqsiga imaamka waxaad u istaagi rakcadii 2labaad waxaa ku xigi doono ataxiyaadkii dhexe caadiyan 2laba rakcadood kadib ahaan jiray oo ku soo beegmay salaadaas kii 3aad kadib waxaad la imaan doontaa rakcadii 3aad ama u dambeysay iyo ataxiyaadkii dambe noqoday kii 4aad sidaas ayeey ku noqotay salaad 4 ataxiyaad leh. say ilatahay
@umumaida6601
@umumaida6601 3 жыл бұрын
Masha allh wllo plz asxaabtaada ku xiran abwaankeena plz iisoo boqo youtobkeega ina shergareey plz wllo
@alibarre9263
@alibarre9263 3 жыл бұрын
Farah geela waa 12 bilood oo kaliya
@abdiwalisalaadcirbad5567
@abdiwalisalaadcirbad5567 3 жыл бұрын
Abwaan faarax murtiile anaa kuu Sheegaaya salaada affarta ataxyaad leh Waana salaada maqrib Hadii loo baahdana waan sababayndoonaa
@abdilahiaxmed9807
@abdilahiaxmed9807 3 жыл бұрын
noosharax bro
@ayanhalane1276
@ayanhalane1276 9 ай бұрын
Mash Allah
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 3 жыл бұрын
Eid Mubarak Abwaan Qaran
@omaryounis6754
@omaryounis6754 3 жыл бұрын
Maansha Allah, horey u soco abwaan Faarax Murtiile. Su'aal, Arigu waa laba nooc midbaad sheegteen kankale ee madaxa madow iyo kan wada cad ma isku in bay sidaan? waxaa la ii sheegey inay kala duwan yihiin kkkk
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 3 жыл бұрын
Kan madaxa madow waxa la yiraahdaa IDO. kan wada cadna waa RIYO
@mohamedfarah1122-r
@mohamedfarah1122-r 3 жыл бұрын
Salaad maqrib waaye sababtuna waa hadii aad kusoo aado ataxiyaadka koobaad jamaacada oo ataxyaad u fadhisa
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 3 жыл бұрын
Geelu waa 13 bilood Loda waa 9 ariga 5
@Kingnasser7
@Kingnasser7 3 жыл бұрын
Legend murtiile
@calicilmi5273
@calicilmi5273 3 жыл бұрын
Waxaad lasoo kulantay salaada casar oo kale ragcadii u dambaysey 1 ataxyaat ragcadda ku xigta ataxiyaat 2 tan saddexaadna waa ataxiyaat 3 Tan u dambaysana waa Taxiyaat 4 sidaa u qaado farX murtiile Hakuu macaato bro
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 3 жыл бұрын
1Salaada afar ataxiyaad leh waa maqribka. 2.qofkaa waalidka dhalay een walaalkaa ahayn waa naftaada
@ummusuldan3318
@ummusuldan3318 3 жыл бұрын
yaa maqrib 4 atixiyaadleh xageed ku aragtay reer baadiye
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 Ай бұрын
Geela hees ayaaba lagu sheegay odhaneysay 3boqoloo maalmood maalmood iyo tiro 90 ah sadka geelu weeyee masoo gaartay caashaqaa masoo gaartay caashaqaa Aun Fanaanadii Sahro Ahmed jaamac ayaa horey u sheegtay Geela waa 13bilod Ariga 5bilod Lo,du waa 9blod Marodigu waa 23bilod
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 3 жыл бұрын
Mashallah farx murtile
@munoali6345
@munoali6345 3 жыл бұрын
Murtiile allaah noo kaa dayo ciid wanagsan
@sadiadini3079
@sadiadini3079 3 жыл бұрын
Abwanka an katageero abwanada 👑
@abdifatahfarahduale994
@abdifatahfarahduale994 3 жыл бұрын
Abwaan Faarax murtile halagadh siiyo 100 likes comment sher
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 3 жыл бұрын
Maroodigu 22bilood sidaa midakale geelu 12 unbuu qaadaa 13ka ma dhamaysto markay habeenkay rintay gaadho abaahadeedii joogtaa la dhahaa isha halagu hayo qaarna abaahada malaha maba gaadhan
@SomaliMovies1
@SomaliMovies1 3 жыл бұрын
Adeer pin igu qabo anaa ogu hereeyee plz nh
@abdihakiinfarah4798
@abdihakiinfarah4798 3 жыл бұрын
Abwane gela sidkisu waa 12bilod halka sax mhd snd
@leylapalmqvist3943
@leylapalmqvist3943 3 жыл бұрын
Mansha Allah keep up the good work#
@furdugofficial7023
@furdugofficial7023 3 жыл бұрын
Su, aalo mashallah
@xuseencumar1187
@xuseencumar1187 3 жыл бұрын
mansha allah
@mohamedabdikadiryusuf6228
@mohamedabdikadiryusuf6228 3 жыл бұрын
Waaaaaw
@aarkaburco3977
@aarkaburco3977 3 жыл бұрын
london odoyaal waawayn oo saaqid ah ayaa jooga hala soo dhaqan celiyo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk iyaga ayaan noo can ah bal kuway dhaleeen kawan
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
Aaka Burco odayaashaa saaqiday anigay faro baas igu hayaan caruurta markay afsoomaaliga ka qaldaan ayay kuweyguna ku daydaan,
@aarkaburco3977
@aarkaburco3977 3 жыл бұрын
@@ijoxasan9132 haa waa niman waawayn oo luuqadii iyo dhaqankiiba ka lumay kkkk caruurta dad ay wax ka faaa idaan sxb uga dhig
@farahcawil9353
@farahcawil9353 3 жыл бұрын
Su.aalo cusub qofkii curiya ee alkan ku soo qora abaal gud mala siinayaa? Cid haysaa ma jirtaa????????
@SakariyeMaxamed-f9f
@SakariyeMaxamed-f9f 23 күн бұрын
Maqrib waaye
@ahlaamqueen2687
@ahlaamqueen2687 3 жыл бұрын
Ashiga 5 bil lo da 9 geeela 12 dameeraha 13 bil
@CabdulaahiMaxamed-o4r
@CabdulaahiMaxamed-o4r Ай бұрын
Geela sidkiisu waa 12-13bilood adhigu 5bilood lo du 9bilod
@guuretime8414
@guuretime8414 3 жыл бұрын
Geella waa 13 bilood Ariga waa 5 bilood lo.da waa 9 bilood Maroodigu waa 21 bilood Bisad waa 2 bilood
@museadan2109
@museadan2109 3 жыл бұрын
Kkkkk bisadu 3 waa ciyaalka xafada
@محمودمحمودعلميغالب
@محمودمحمودعلميغالب 3 жыл бұрын
Salaatul maqrib
@khadarindho1054
@khadarindho1054 3 жыл бұрын
Waa salada maqrib
@ruunfamilyvlogs176
@ruunfamilyvlogs176 3 жыл бұрын
Ariga 5 bilod waye
@kingrasha2773
@kingrasha2773 3 жыл бұрын
Lkn kuli basaxiiriin waaye maxaa dhacay odayaasha 😂😂😂
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 3 жыл бұрын
4 ataxiyaad waa satul baghrib
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 жыл бұрын
Mashallah abwankeena
@falissamatar4197
@falissamatar4197 3 жыл бұрын
Was salads maqrib
@hargeisawii
@hargeisawii 3 жыл бұрын
Faarax murtiile ka faaiidaysta xigmada iyo aqoonta
@rodacali5062
@rodacali5062 Жыл бұрын
Adhigu qada 5
@FadxiMaxamed-j6k
@FadxiMaxamed-j6k Жыл бұрын
5
@roodanuur461
@roodanuur461 Жыл бұрын
Waaxani somali maaha miiya miis waa kaa xiishonayan dhaaqankoda
@saidodahirdahir2065
@saidodahirdahir2065 3 жыл бұрын
salad 4 waa makhribka
@abukarmuktar6231
@abukarmuktar6231 3 жыл бұрын
Abwan sualaha sobadhi
@abdiqanihassan3028
@abdiqanihassan3028 3 жыл бұрын
Faraska hala waydiiyo intuu qaadu qolada dhulbahante
@shukrimohamed1254
@shukrimohamed1254 3 жыл бұрын
Geela 12 baan umaleynjiray dadka Afkooduna sidaas buu ubatah.
@noorkahussain7521
@noorkahussain7521 3 жыл бұрын
Gela wa 12 bilod
@alihirsi2730
@alihirsi2730 3 жыл бұрын
Murtiile geeligu wuxuqaadaa 12bilood 13 maqaado
@abdiqanishiriigstudio3256
@abdiqanishiriigstudio3256 3 жыл бұрын
LAAKIIN FAARAX0W MURTIIL0W GEELU WAA 12BIL00D EE HALKAA ISKA HUPI
@hindanuur347
@hindanuur347 3 жыл бұрын
Geele 12 bilood - adhigu 5 bilood lodu 9-
@cismaanmohamed363
@cismaanmohamed363 3 жыл бұрын
Geelu waa 13 bilood dhegayso heesta tidhaahda 390 seddex boqoloo maalmood maalmood iyo tiro sagaashana sedka geela weeyee sahra axmed jaamac iyo xasan aadan
@leylajaamac7094
@leylajaamac7094 3 жыл бұрын
Mashallah Allaha ku xafido Abwan Farah
@faysalmire7624
@faysalmire7624 Ай бұрын
Kkk😊
@Muzamil701
@Muzamil701 3 жыл бұрын
Hayaay Waaxay reer London waa caamo Waxey garan la yihiin bal eega duli
@abhayb7723
@abhayb7723 3 жыл бұрын
Waa salaada makhrib lkn siduu su'aasha u dadka u waydiinayo ayaa qaldan
@أجملالوردة
@أجملالوردة 3 жыл бұрын
Kaasii 3
@ahmed-idemouhoumed3342
@ahmed-idemouhoumed3342 26 күн бұрын
Good ansel
@jaalleshiilow2892
@jaalleshiilow2892 3 жыл бұрын
Faaraxow Erayo ayaan kuu haayaa waxaanan urabaa laxan iyo Codkaaga inaa kuqaado ee sideen kugu helikaraa Ila sooxariir Abwaane Plz kuu baahanahay
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 14 күн бұрын
Sadka geelu waa 300 maalmood iyo tiro sagaashana
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 3 жыл бұрын
Wa tarawiixda
@updullahiupdikadiralinoor640
@updullahiupdikadiralinoor640 3 жыл бұрын
hhhhh wa magrib
@nuuraadam3677
@nuuraadam3677 3 жыл бұрын
Geela wa 13 bilod load na wa 9 bilod adhiga 5 wa walllsha
@rodacali5062
@rodacali5062 Жыл бұрын
Geluna waxa uu qada 12
@mustafecuraagte5016
@mustafecuraagte5016 2 жыл бұрын
Hadad shacabka s/land ka hor timado waala eeda ee toobad keen oo raali galin sii dadka reer s/land
@misalabdullahi3553
@misalabdullahi3553 3 жыл бұрын
Farx hooyo iyo Abo ilmah suazh magaranayo
@aamiindaadmadheedhofficial6145
@aamiindaadmadheedhofficial6145 3 жыл бұрын
Abwaan geelu 12 Bilood ayu qada
@khaalidmaxamed5184
@khaalidmaxamed5184 3 жыл бұрын
Faarax geela made garan waa 12
@Nasra-u5u
@Nasra-u5u 2 ай бұрын
Salaad. duhurka
@OGAALE
@OGAALE 3 жыл бұрын
16 bilood
@bushrocisman9456
@bushrocisman9456 3 жыл бұрын
Arigu shan bilood lo dun sagaal bilood geelina 12
@axmednuur161
@axmednuur161 3 жыл бұрын
Fm
@SicidHugurfarax
@SicidHugurfarax Ай бұрын
Geela.sidkiisu.12.bilood.ama. 13.toban.bilood
@FadxiMaxamed-j6k
@FadxiMaxamed-j6k Жыл бұрын
13
@leylacabdilaahi9361
@leylacabdilaahi9361 3 жыл бұрын
Asc geelo wuxuu qalada laboiyotobonabiloodo adhiguwuxuuqsda Shan biloodo dameerohu waxa waada sadee iyotobanabilodo
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
21 bilood
@faadumocali1220
@faadumocali1220 3 жыл бұрын
Geela waa 12 bilood adhiga 5bilood loda 9
@somaliuncutstories4137
@somaliuncutstories4137 3 жыл бұрын
🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐👍👍👍👍👍👍
@khadarxasanxaashi9034
@khadarxasanxaashi9034 3 жыл бұрын
8:00 kan waligiis ba Tin uma soo dhalay ayaan filayaa
@ismaaciilcabdiraxmaansicii5987
@ismaaciilcabdiraxmaansicii5987 3 жыл бұрын
Kuwani.miyantukan.salda.makhriid
@gedikhadar9300
@gedikhadar9300 3 жыл бұрын
Salada makhrib
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 3 жыл бұрын
Geelo waa 12 bilood
@abshirocalibarre1995
@abshirocalibarre1995 3 жыл бұрын
12
@ahmedhazenadenmadar5857
@ahmedhazenadenmadar5857 3 жыл бұрын
Geelu 13 bilood loduna 10 bilood. Dumar kuna. 9 bilood
Faarax Murtiile oo 2500 Dollar ku guuleeystay By Dahir Alasow
42:37
Dahir Alasow
Рет қаралды 218 М.
Qofka indhaha leh goormuu wax arkaa 🤔?
15:27
Faarax Murtiile
Рет қаралды 143 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 7 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 7 МЛН
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,6 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 31 МЛН
RIWAAYAD CUSUB   GUUR XALAAL   FAARAX MURTIILE
32:22
Kalsantv Official
Рет қаралды 24 М.
Hodane Abdirahman iyo Mursal Muuse | Qosolki aduunka😂
7:03
Barnaamijka Madasha Furan & QADAN QARAN
15:54
Dhambaal Digital
Рет қаралды 265 М.
reer burco iyo warsangali maxa kala qabsaday🤣🤣
11:23
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 51 М.
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 7 МЛН