FARIIN KUSOCOTO GABADHAAN ABAAY HEELAY😱😳

  Рет қаралды 67,709

NARUURO CHANNEL

NARUURO CHANNEL

Жыл бұрын

Пікірлер: 303
@hulksada9414
@hulksada9414 Жыл бұрын
Anaa uguhoreeyo😅😍😍😄😄😄😄✌✌caawa
@faadumomohamed5643
@faadumomohamed5643 Жыл бұрын
Ninku wuxuu labaxaa lasiiyaa
@habibadiriye1737
@habibadiriye1737 Жыл бұрын
Kkkkkkk
@habibadiriye1737
@habibadiriye1737 Жыл бұрын
Way waalantay
@amalquruxeey6084
@amalquruxeey6084 Жыл бұрын
@@faadumomohamed5643 sax queen👸
@fatimawarsame3433
@fatimawarsame3433 Жыл бұрын
Mashalah taabarkallah Allah barakeeyo waan kugu racasnahay firkas saxix weeye meshad isdhigto badtala
@Nuurah951
@Nuurah951 Жыл бұрын
Naag nin caabudeysa way dulowdaa. Allah xasuuso, salAADA kudadaal. Illaahay raaligeli, nabiga SCW kusali, caruurta wax bar, carurta xanaanee , carùrta nafaqee, daroska uroonow , qarabada Xariiri, diinta dhankeeda ubado, aaqiradaada dhis,, . Illaahay inaan cibaadeysanuu noo abuuray not nin, guurku waa suno ma aha waajib hadaad rabto ma guursaneysid , wlhi Illaahay baan kudhaartay nin ineydnaan qancinkarine naftiina utura oo Illaahay udhawada
@hodanmohamedahmed6068
@hodanmohamedahmed6068 Жыл бұрын
Asc runta hadiidi maryan waa jiraan naagi siday sheegayso ah
@hodanmohamedahmed6068
@hodanmohamedahmed6068 Жыл бұрын
Maryan runta sheeg
@fatimasiciid5992
@fatimasiciid5992 Жыл бұрын
Maashaa allaah waa runtaa waa naftada ilmaha
@aminafarah2318
@aminafarah2318 Жыл бұрын
Maasha ALAAH walaalo geesiyad baad tahay
@maryansheikhabdi6860
@maryansheikhabdi6860 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 runta sheekh abaayo maryan Tan lalabo ayeey nagu dishee
@saadiacadey3960
@saadiacadey3960 Жыл бұрын
Wcs walashey Maryan cadeey Masha Allhhh ❤️👍👍👍
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Жыл бұрын
Subaxnallah Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
@bisharohersi7195
@bisharohersi7195 Жыл бұрын
Asc maryaan sasan ku jacilahay jawaabtada masha allah ku inoqaad xaaj xaajigeeda maqanee thank xabibti
@khaaliali1290
@khaaliali1290 Жыл бұрын
Mash Allah
@malyunali4326
@malyunali4326 Жыл бұрын
Wooow mansha Allah
@nimcocismaan5529
@nimcocismaan5529 Жыл бұрын
maryan wan jeclahay wa qofcajiiba alle haku barakeeyo
@deqaabdullahihersi1853
@deqaabdullahihersi1853 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk maryan wlh waa iga qoslidey tan qof usoo baxda waaba rabey walee
@Qanciye24
@Qanciye24 Жыл бұрын
Masha allah
@naimaahmed326
@naimaahmed326 Жыл бұрын
Abayo aniga waan baxay markey hadalka dhemeyso isoo wac😂😂
@muminakelifa9576
@muminakelifa9576 Жыл бұрын
Mashallah mashallah tabarkallah
@leylomcln5974
@leylomcln5974 Жыл бұрын
Mashallah maryan
@jassiryt5111
@jassiryt5111 Жыл бұрын
Maryan thanks
@samiamuse7457
@samiamuse7457 Жыл бұрын
Keep going sister
@hiboabdishakur1547
@hiboabdishakur1547 Жыл бұрын
Maryan cadey uur maledahay wa ildheratay
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
Maanshallah maryan
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Жыл бұрын
Asc abayo maryama wan ku salamay xabibiti
@user-fo9po2ns9x
@user-fo9po2ns9x Жыл бұрын
مشاءالله 😘
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Khatraaaayfaraxsan mashaaaaaalaalah👋
@umusumaya859
@umusumaya859 Жыл бұрын
Binjamin xirta aye tiri gabadha ala dadaalo kkkkkkkkkkk
@safaahmedmohamed8014
@safaahmedmohamed8014 Жыл бұрын
Xaaji beel maan naftey iyo ilmahey Ka figiro ninka waligiis ha baxo shaqalo maan u ahay
@farhiamohamedabdi4293
@farhiamohamedabdi4293 Жыл бұрын
Alla maryna ani wabaxy majogi wlhi warunta nin naftadaa kahoreeso🥰🥰🥰🥰
@xaalimomaxamed1143
@xaalimomaxamed1143 Жыл бұрын
xagay joogtaa naagta kale nimankiiba way daaleen siday uraadinaayen naagtaad sheegaysid naftii baakabaxday 3dolar ama 2dolar ugubadnaan 5dolar reerka 10ka qofa
@nimcoali58
@nimcoali58 Жыл бұрын
Hadow dhiibto waa lokarihaa haduu dhiiban aseey utala nàagtan abaay heeleey nin waxaan aheeyn mahaysid
@checkit2921
@checkit2921 Жыл бұрын
Kkkkk marayan rayalitahee Naga Waleed 🧡
@kinsialin8009
@kinsialin8009 Жыл бұрын
Haha
@qalanjoqurux7910
@qalanjoqurux7910 Жыл бұрын
Mansha alah
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 Жыл бұрын
Asc maryanay nagtan maantag aya igu qabtay af nin kudin aya ladhaha maryan wan ku salamaya 😘
@kawsarasharqueen3427
@kawsarasharqueen3427 Жыл бұрын
Naag nin caabuda naag maaha maxaa nin reerod aan iskubahdilin hooyo urto waa nacay inta nin iyo cunto iyo xaaji kuwaalatay 🤣🤣🤣🤣
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 Жыл бұрын
wa run Really hapo macanto keep going
@umuxapsaumuxapsa8550
@umuxapsaumuxapsa8550 Жыл бұрын
abyomalagasoxanajiyay
@sadiyaadanibrahim8370
@sadiyaadanibrahim8370 Жыл бұрын
Keep up
@najaxabuker972
@najaxabuker972 Жыл бұрын
Masha allah abayo saxiix runtaa ka hadashay
@siciidocabdiraxmaanmacalin8493
@siciidocabdiraxmaanmacalin8493 Жыл бұрын
Aaway cibaadadii iyo carruurtii .waxaas waa laga baxay abaayo waa dambaysaa Naftaada xaq sii ka warqab waalidkaaga Allaah caabud Bani lama raalli gelin karo
@fadumaabdi3786
@fadumaabdi3786 Жыл бұрын
Masha Allah Maryan funy 🤣😘😘😘😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤❤👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽
@1quuran813
@1quuran813 Жыл бұрын
Rooten waye❤❤❤🙏💯💯👍
@fadumoahmed4027
@fadumoahmed4027 Жыл бұрын
Nagaha nin ku washey Lee ba laga tagaaa naf taydaa wax walba ka horaysaa abaayo ilmahaygaa ku xigaa bal May dhahdo naftina daryeela yahuu nin maha noloshaa
@halimaabdi6511
@halimaabdi6511 Жыл бұрын
Kkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk Masha Allah
@nasriincadeey4540
@nasriincadeey4540 Жыл бұрын
Waa sax sxp caqligaan kuuku jeclahay
@user-ed7iq5ev4b
@user-ed7iq5ev4b Жыл бұрын
Maryan ukhti dad ma weerari jirinee see.camal😂😂😂
@jikadanora4023
@jikadanora4023 Жыл бұрын
Good maaryan👍👍👍👍👍👍
@aishahashi9493
@aishahashi9493 Жыл бұрын
Waa sax waan nacay warka nagtan nin keleya kahadlaysa ma nin ayaa unoolahay waa ba yaabay nolosha ma nin ayaykuxirantahay
@samiramusa8064
@samiramusa8064 Жыл бұрын
Maryan a bayo wanruntaa iam the first followed by my kids then my husband iam here cairo now lets meet
@mazbalhashi1766
@mazbalhashi1766 Жыл бұрын
Waa naag waalan waxii tagaayo hatago maxaa ikicinaayo 5:am ma waalanahay nin bili aadan miyaa la is raaciyaah waa abihii cunnee midda kale aniga naag taan xajiga saan hala yeelo ku heey sa waan ba nacay hadal keeda nin ki beeyba i nac siisay maryan nagala hadal qoftaan
@rahmoahmed7858
@rahmoahmed7858 Жыл бұрын
Sax sax sax Mash allah
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 Жыл бұрын
gabadhan.waxan.filayaa.nin.mahaysato
@faidochannel7486
@faidochannel7486 Жыл бұрын
Hoooy urto vibe
@saynabmaxamud7842
@saynabmaxamud7842 Жыл бұрын
Wlhi funy aa thy love you
@maiza4163
@maiza4163 Жыл бұрын
asc waan idinsalaamay quruxda qoyska2 walaal ilahay dartii ayaan idiin jecelay maryan iyo cabdulaahi iyo ubadkiin amaashalah waxaan ilaahay dartii kuugu waaninayaaa ind sidaa dii fiicneyd aad ahaaato tusaale xabmuurada oo afka lamariyo iska dhaaf jkh
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 Жыл бұрын
Naagti dhulka laa gashy sorry urto hh
@xaliimosacdiyo9408
@xaliimosacdiyo9408 Жыл бұрын
Sax wlhi walaashey wan kugu raacsanay lkn teyda tan ilmeheyga ayaa iiga horeysa aniga
@umuxafsahumuxafsah9512
@umuxafsahumuxafsah9512 Жыл бұрын
Marayney allh afka kuma goy aba hely wax la hdlo wala rabe jazkilh
@iqlaasmudan7399
@iqlaasmudan7399 Жыл бұрын
Keen sadaa lookarshaa niinku hadii oow maxsho biil waa ladhaqaleeynaa lkn 5 iyo kasii hoos iyo caruur wxba laguma qabankaro
@kiinmahammed5867
@kiinmahammed5867 Жыл бұрын
Kkkkkk maryan qosol ba idilaay
@mychanneltv6905
@mychanneltv6905 Жыл бұрын
Maxa xajiga shaqalo ma u ahay wlhi weywalantahay nagta been teed waye maskiinta weyshalaysantahay ninka ayaa katagay marka sas dartii waye waxey shegeyso.
@amranmuhammadmuhammadsalad1840
@amranmuhammadmuhammadsalad1840 Жыл бұрын
💘💘💘🤙🤙 صحيح حبيبتي
@sahrocabdiraxmaan489
@sahrocabdiraxmaan489 Жыл бұрын
Maryaney wlly naagtaan maa naga qabatid umada haka fariisato
@nimcamaxamadchannel5965
@nimcamaxamadchannel5965 Жыл бұрын
Abaayo xamar beyjogtaa waagii hore ruwayad beyjili jiren ayo 4gabdhod ah Hadey xaaji kuwalatay
@dahabisak8383
@dahabisak8383 Жыл бұрын
Alla maryan saan unacay lee Nin leey kahadashaa ayada Naf maleh waa yaab
@halimosheikh4999
@halimosheikh4999 Жыл бұрын
Asalamu caleykum waraxamatullahi wabarakatu dhamantin asaxabta waan idin salamaya horta way wanagsantahay how urto iney gabadha somalida ay gobabiso oo ay dhirigaliso balse waxa waxan ku soo canbaxaya inaan dumarka caydo ma noqoneyso xal waay khaldantahay ee waa naga gadgad ninbay rabata
@kinsialin8009
@kinsialin8009 Жыл бұрын
Haa la is gadaa runtas waaye
@ifraaxmahamuud8957
@ifraaxmahamuud8957 Жыл бұрын
Abyo waa runtaa xbbti
@shukryally2237
@shukryally2237 Жыл бұрын
Asc maryam qurux abayo wankusalaamay ilahow aaanan min caabudin illahay ayaa lacabudaa qof walba intuu labaxo ayaa lasiyaa mahad sanid abayo
@samsammaxamed5505
@samsammaxamed5505 Жыл бұрын
hhhhhhhh
@fadumobashir1042
@fadumobashir1042 Жыл бұрын
Saas waye asi xuuku siiyey waxuu kusiiyo siiiii
@Mohamedxamze
@Mohamedxamze Жыл бұрын
Walahay waxa inagadheeman dumarka self- love somalihadayn nahay
@risaalebashiir6791
@risaalebashiir6791 Жыл бұрын
Mansha abyo wan kugu racsanhy
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Oo muusamaysto Allaahu Akbar naa nin lama wad wado waa simantihiin
@channel-oi9xi
@channel-oi9xi Жыл бұрын
Gabadhaasi nin fiican oo uqalma ayey haysataa oo waa quality family, low class people dagaal kula jira ragiina
@sulekahassan2650
@sulekahassan2650 Жыл бұрын
Gud
@safiyosaafi1390
@safiyosaafi1390 Жыл бұрын
Asc dhaman inta cawliga u sxbka ah 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔 Wallahi inbadan baan la yaabay naagtan afka xun xaajiga ku heyso 24 saac dad nimada iyo damiirka ayaa ka dhamaaday war maxaa ka qaldan so dumarka xaq iyo xaquuq so ma la han xaajiga xaajiga war uf dhaha so anaga xaajiyad ma nihi Wallahi qof aan ii heynin aniga uma haayo nafteyda ayaa iila weyn
@siciidcabdulaahiyaasiin35
@siciidcabdulaahiyaasiin35 Жыл бұрын
WAA WAALAN TAHAY NAAGTAN NIN MALAHAN
@queenaisha8930
@queenaisha8930 Жыл бұрын
Xagee jireen awal 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ashamohamsed8910
@ashamohamsed8910 Жыл бұрын
Kkkkkkk xaaji mahane shaqakale majirto miyaaa
@sahraisaaq7768
@sahraisaaq7768 Жыл бұрын
Xaskudhac xaaji aan xaj degin bay nagu waaleen😂😂😂
@channel-oi9xi
@channel-oi9xi Жыл бұрын
Qof wax fiican sheegaya ayaa la caayayaa , abaayo urtadan xumaanta dadka faraysana waa loo nacamleynayaa
@halimomohamed6166
@halimomohamed6166 Жыл бұрын
Sax abaayo ayada nafteeda mark hore daryeesho
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂 pharmacy muxuu kadoonayaa maryan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂 iyo dareenka uusolabanaya xageejiray awal ala beerka maryan walaahi waakusugtay kkkkkkk qoftaan khiyaali ayay kunooshay subxaanallah naagaha nin nin nin uff abaayo tartiib bal armay RABI hilmaanta maskaxdii nin nin ar nin 😨
@simanqurux7909
@simanqurux7909 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 this lady is sick she cook all day and all night!! 😂😂😂😂😂😂 she need to take care of herself subhanallah!!! All she think about is man!!
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Waayaabee midaan waxey isku dhibee sariirtaa usaxneyn miyaa oo rootigaan meyba oga raadinee abaayo cambuule aa lasiiya waana shaqeysaa galab iyo habeenba
@nasroyusuf2836
@nasroyusuf2836 Жыл бұрын
Maryaneeey fariiiid batahay
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
Oo meesha ma rooti buu ujoogay ha iska tago minoow rooti ujoogay. Xaaji beel dheh meeqaa inta birimo sugunto loosameeyey tagay?
@laylaciise4010
@laylaciise4010 Жыл бұрын
Xaajiba ku dhex bakhtiyaya tan , nin caabud weeyan dhaga
@ayansacid9804
@ayansacid9804 Жыл бұрын
Yahu
@sadiaabdisadiaabdi6430
@sadiaabdisadiaabdi6430 Жыл бұрын
Maryan walagu galaaaa umalynaaaa hhhhh
@khadradiriye9412
@khadradiriye9412 Жыл бұрын
Yaab Walaal ayada maxaa losameyey.????
@choukrimedabdi7766
@choukrimedabdi7766 Жыл бұрын
Asc huno Maryan caday waa runta Nagtan nin bad shegey hal saxib malaha
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 5 ай бұрын
Maagtaan Sariirta ayaey ku Waalatay 😂
@umanajmo6684
@umanajmo6684 Жыл бұрын
Kkkk marayan wa kula qawa wlhi.ninka nubur 3
@nastehohassan6362
@nastehohassan6362 Жыл бұрын
Abaayo waxaan qof walbo aa arkeysee wax cusub dadka kugu xiran maanta dhan waxaan aragnay lee sheegeysaa xiiso u yeel channel kaaga
@nasraabdi3035
@nasraabdi3035 Жыл бұрын
asc abaayo waan kusalaamay wlhy xaajiga yay no urisay anaga naf malihin miyaa wayaab 🤣🤣🤣🤣
@xaajiabdirisaq3249
@xaajiabdirisaq3249 Жыл бұрын
Na hooy Maryanne Naga yaree benta cbdulahi LA aan tiis wadba dhimanlaheyde dhaqaaleyso ninkaaga ninkale wx kugufalimaayee hadii adan dhaqaaleysana mid dhaqaaleeysata wuu helayaa
@fardowsomaxamad6156
@fardowsomaxamad6156 Жыл бұрын
Runtasheegtay abaya
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 Жыл бұрын
@@xaajiabdirisaq3249 😂😂😂😂
@aragsancabdi292
@aragsancabdi292 Жыл бұрын
Maryan abayo video ga hadan arkay Naagtan musqusha uuminayso waxay rabta qoysaska inay isku dirto 😂
@zabaadahmed1295
@zabaadahmed1295 Жыл бұрын
Kkķ
@xafsamoalimabdiahmed842
@xafsamoalimabdiahmed842 Жыл бұрын
😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘🤔🤔🤔😘😘😘😘😘😍😍😍😍😗
@idilqalanjo
@idilqalanjo Жыл бұрын
Walahi waa iga qoslisey maryama kulahaa way naga waashay nina mahayso
@saidaibrahim2433
@saidaibrahim2433 Жыл бұрын
🤣🤣💪Maran 😍😍💝
@amanahmed244
@amanahmed244 Жыл бұрын
Waaw qof naga aamisiiyo soo baxay
@fatimawardey6314
@fatimawardey6314 Жыл бұрын
Yeele as loyela okay aniga muu iga ficanyahay shaqabo warya iga musiya laxadan
@najmonajmo7131
@najmonajmo7131 Жыл бұрын
Sx waye walhi waa kulajiraa
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍👍🥰
@xaalimomaxamed1143
@xaalimomaxamed1143 Жыл бұрын
noloshaa nin kagahadhay
HABAARKII HOOYADEED AYAA KUDHACAY BAL MUCJIZADA KUDHACDAY DAAWO?
10:42
NARUURO CHANNEL
Рет қаралды 4,1 М.
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 9 МЛН
Wamarkele iyo kiriimki  dhaxanta
6:02
Nasra kiin
Рет қаралды 12 М.
Vidéo kalakacsan
11:13
Nurto family
Рет қаралды 8 М.
qiyaano dumar part 45
8:54
Team Waka Wadana
Рет қаралды 774 М.
HARGEYSA ARIN CUSUB O LAGU ARKAY REER HARGEYSA NAGA CILMI BADAN😱
13:24
HODAN ONLINE ARINTA SIXIRKA IYO CABDULAHI AFKA FURTAY😱
11:36
NARUURO CHANNEL
Рет қаралды 14 М.
NINKII LUUL SILACA UDILAY IYO  MARKHAATIGA NOOL 🤔
12:03
NARUURO CHANNEL
Рет қаралды 19 М.
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН