FARIIN UDIR AABAHAGA AABAHAYGA MANOOLA🥺😭

  Рет қаралды 141,981

Samia AHMED

Samia AHMED

Күн бұрын

Пікірлер: 713
@AbdallaHalazi-l2i
@AbdallaHalazi-l2i 12 күн бұрын
Aabo ma lihi lkn Wxan haystaa Abaayaasha somalida o dhan 😢 Ereygaas Markay samiya Tidhi Aad buu ii Taabtay 🥺 ilahay ha unaxariisto walaal aabe 🤲🏻💔
@shaaficixsn2157
@shaaficixsn2157 12 күн бұрын
Aabo mcn allaha unaxariisto 😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲😭😭
@shadiyaapdilahi8182
@shadiyaapdilahi8182 8 күн бұрын
Wll ale hunaxristo anigaba abahay mandola anooyar buunintay😢😢😢😢
@aaminacumar2788
@aaminacumar2788 16 сағат бұрын
Ilaahay ha unaxariisto 😢❤
@macalindiinge
@macalindiinge 8 сағат бұрын
allaha unaxariisto
@CawoJama-px3zl
@CawoJama-px3zl 12 күн бұрын
Intaa aabahood waligood arag sida samia😭😭😭😭😭😭😭allow aboo unaxariiso oo jannoyinka ku casuum😢😭😭❤
@RaxmoShibra
@RaxmoShibra 12 күн бұрын
Abyo Saamiya Samir iyo imaan Alle ha kaa siiyo ❤😊
@RaxmoShibra
@RaxmoShibra 12 күн бұрын
Alle ha unaxariisto
@mariahusein8724
@mariahusein8724 12 күн бұрын
Aamiin yaa rabi
@hassandaud4109
@hassandaud4109 12 күн бұрын
Ameen ya Rabi
@XuseenAdan-y6t
@XuseenAdan-y6t 12 күн бұрын
Amiiin wllhi sidaa caml ahy
@DeeqaGalaal
@DeeqaGalaal 12 күн бұрын
Aabaheyga iima noola 😢 ilaahey waxan ka.baryaa in uu naga dhigo kuwii janada ku kulma❤❤
@SimranShariif
@SimranShariif 12 күн бұрын
Allah unaxriisto 😢
@AmranHusseinAbdi
@AmranHusseinAbdi 12 күн бұрын
Aamin😢
@shadiyaapdilahi8182
@shadiyaapdilahi8182 8 күн бұрын
Amiin anigaba alle haunaxariisto
@NajmaAbdulhi-pb4tc
@NajmaAbdulhi-pb4tc 12 күн бұрын
Samia emotional aya iga dhigtey wlhi abo illahey haku naxaristo wan jeclan laha hadad inolan lehed abo gadasha waxan lakulmey hadad ogan lehed wan jclan laha le anta waxbo wan qaban le ehey abo le anta nolosha wey igu adkatey 💔💔😭😭😭😭😭😭
@user-azwaana24
@user-azwaana24 12 күн бұрын
inta abayashod u noolyin illhay cimri dher cibado suuban camal salixa ayan u wedinaya inta abayashod ay ka dhinteena iilahay ha u naxariisto oo naxariistiisa ha ugu deeqo 😢😢😢🤲🏼
@mohamedabdilaahi9268
@mohamedabdilaahi9268 12 күн бұрын
Aamiin yaarabi 🎉🎉🎉
@Xamsemaxamed-j8t
@Xamsemaxamed-j8t 12 күн бұрын
Aamin wll
@KaltuunCige-m2m
@KaltuunCige-m2m 10 күн бұрын
Aamiin yaarabi
@KOKOBULLE8
@KOKOBULLE8 12 күн бұрын
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad❤(صلى الله عليه وسلم)❤
@SimranShariif
@SimranShariif 12 күн бұрын
Scw
@MoneqSoso
@MoneqSoso 11 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
@qeyscade4507
@qeyscade4507 12 күн бұрын
Ku saliya Nabigeena Muhammad Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
@SimranShariif
@SimranShariif 12 күн бұрын
Scw
@wllmanka-w9u
@wllmanka-w9u 12 күн бұрын
Allow abehey unaxariis😭 inta aabohooda dhimatay iyo inta muslimn oodhan aale ha unaaxariisto 🤲
@abdullahzeahmedmidman6202
@abdullahzeahmedmidman6202 11 күн бұрын
Amiinn😢🤲🤲🤲
@FaadumoMaxamuud-f4c
@FaadumoMaxamuud-f4c 4 күн бұрын
Aamiin
@HudiitaHazmar
@HudiitaHazmar 12 күн бұрын
Abayo samia illahay abaha ha unaxaristo oo janada ha geeyo Ameen 🤲😢🩷🩷♥️♥️♥️💖💖
@narmin6382
@narmin6382 12 күн бұрын
Aabo Allah ku caafiyo 😢xanuunka cancerka Allah ka dulqado 😭😭Aabo wad ku dhibtootay Allah ka dulqado 😭😭Aabo wan ku jecelahay Allah ii kaacfiyo
@nuuraaadan
@nuuraaadan 12 күн бұрын
😢😢amiiin wllo
@XamdaDeeq-yt7ms
@XamdaDeeq-yt7ms 12 күн бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin wlloh mcn
@Xamsemaxamed-j8t
@Xamsemaxamed-j8t 12 күн бұрын
Aamin wllo
@FarxiyaAbdirisaq-ny3xg
@FarxiyaAbdirisaq-ny3xg 12 күн бұрын
Amiin 😢
@IfrahIbrahim-z1h
@IfrahIbrahim-z1h 12 күн бұрын
Aamiin ya Rabb
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 12 күн бұрын
Horta samia AHMED mxd 600k ugaga dhagan plz tihiin gaadhsiyo San u sugayay farxada wan daale next video insha allah wa in ay u dabaal degta💕💕🥰
@XaliimoJimcale-ug1hc
@XaliimoJimcale-ug1hc 12 күн бұрын
Masha Allah asad sida abihis uu amanay duco fican m.a 🎉🎉🎉❤❤❤
@MaryamoYuusuf-de4wv
@MaryamoYuusuf-de4wv 12 күн бұрын
Aabbe mcne allaha kuu naxriisto qabrikana allaha kuu waasiciyo waan kuu xiisay wlhi maaqaan saan unoolaantoono la.aantaa 😢😢😢 😢😢😢😢😢😢😢
@hebasaid3172
@hebasaid3172 12 күн бұрын
Ani aabahay allah hawnaxariisto wlhi sidas okale wax walpa waa igu aaminijiray 😢allah haw raxmado papa aadba ugu xiisnay❤
@KowsarAbdi-o6h
@KowsarAbdi-o6h 12 күн бұрын
6 months and 20 days ayay youtube ku jirta 600k Ayay hysta yaa semenkara hee team saam lee samen Kara mss score horey u soco❤
@AbdallaHalazi-l2i
@AbdallaHalazi-l2i 12 күн бұрын
5months weeye
@KowsarAbdi-o6h
@KowsarAbdi-o6h 12 күн бұрын
@AbdallaHalazi-l2i ma'ahn 600 months waye June 29 ayay youtube furate marka waxay ku jirta July , August, September, October, November and December sanadkas 6 ayay ka qadate January cwo 20 waye
@CanabMaxamed-w6x
@CanabMaxamed-w6x 11 күн бұрын
Samio io mabsuud alaha ha unaxariisto abihiin iyo intii kadhimaday dadka abahood unool yahay cimri dheer iyo cibaado suuban aniga aabahey alaah hair daaayo😭❤️
@SawdaJaamac-l9e
@SawdaJaamac-l9e 12 күн бұрын
Alle. Ha unaxariisto aabaha. Samia wll😢❤
@AmataRaHman-e8s
@AmataRaHman-e8s 12 күн бұрын
My dad allaha ku naxriisto ku xisay elhi😢😭😭😭😭🤲
@HudiitaHazmar
@HudiitaHazmar 12 күн бұрын
Ameen 🤲
@AbdirisakFaarah-i3q
@AbdirisakFaarah-i3q 12 күн бұрын
Alle ha unaxariisto abahay janadiina haka waraabiyo cawa aabahay Aya iso xasuusisren😢
@abyanahmed5909
@abyanahmed5909 12 күн бұрын
Wallahi waa ilimeyay😢😢😢❤❤❤ aniga xataa abahey waa dhintay ilahey haa uu naxaristo Allahuma amiin 😢
@UbaxdaahirGeele
@UbaxdaahirGeele 12 күн бұрын
Samiyo xasuso ugu xanunbafdan abahy allh ha unaxariisto😢😢😢😢ilaa inatan dawanyaye waan ooyayey😢😢😢😢
@shacniahmed2866
@shacniahmed2866 12 күн бұрын
Dadka aabohod dhintay qalbiyada halo ilaali plz dad badan aabo haysan ayaa jira
@UmoRamla
@UmoRamla 12 күн бұрын
I love you samia
@HaboonAdan-ng2qh
@HaboonAdan-ng2qh 12 күн бұрын
Samia quruhey iloveyou. illahey abaha ha unaxariso oo janada ha geeyo Amiin AminAmin yarabi
@iidoaxmed3656
@iidoaxmed3656 12 күн бұрын
Aabo alle cimriga iyo caafimad haku siyaado Ilahay ha ku naxariisto hooyo macan 😢😢😢
@MohamedKhaliif-v3c
@MohamedKhaliif-v3c 12 күн бұрын
Allh unaxariisto Abe samiya 😭🤲
@MuniitaQalpi
@MuniitaQalpi 12 күн бұрын
Illahay hayno daayo aabayaashen intay ka geeriyodayn Illahay haw naxariisto sorry saamiya insha allah janadaydun isku arki adi iyo inta kula mida nabigeena muhamed scw isago caloosha hooyadi ku jira ayu geeriyoday😢😢😢❤❤❤
@UmoRamla
@UmoRamla 12 күн бұрын
Ilaah ha u naxriisto aabaahaga abayo mcn iyo inta adiga kula mid ah ba😢😢
@QalpiZaafiH
@QalpiZaafiH 12 күн бұрын
Samia aabahaaga janada alle ha geeyo ❤❤❤
@xamdicabdulahi3802
@xamdicabdulahi3802 12 күн бұрын
Aabo mcn allh hakuu naxariisto dabadaa jeceel maan arkin adaa iigu danbeyey waxan rejenaa inaa janadaku kulano😢
@Quresh_Farah
@Quresh_Farah 12 күн бұрын
Waligay ma arkin Aabo Macane wuxuu geriyooday aniga oo 3bil dhalan Alle Wayne ha kuu naxaristo qabrigana ha kuu wasiciyo I love you Aabo Macane 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 12 күн бұрын
anaa kula mida allow unaxariiso dhamantood 😢😢😢
@nadirahassan
@nadirahassan 12 күн бұрын
Gabadha mabsuud isku kid ba nahay anba 2021 ban wayey abahey ilahy hau naxaristo abayeshen😢
@XafsaOsman-q3q
@XafsaOsman-q3q 12 күн бұрын
Anibo illahay haunaxaristo abayashen🤲
@fatumadiriye59
@fatumadiriye59 11 күн бұрын
Hooyo 2008 abo 2018
@fatumadiriye59
@fatumadiriye59 11 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@canabmaxamuud7649
@canabmaxamuud7649 12 күн бұрын
Anaa u horeeyay meeqo qof lik isaari karto❤❤❤😢😢
@LiibaanXuseen-w3b
@LiibaanXuseen-w3b 12 күн бұрын
Samiya qurux si walaatinimo aya ku jeclahay❤❤❤❤❤❤hor mar ayn ku rijena
@TALISO_ABDULLE
@TALISO_ABDULLE 12 күн бұрын
Saniya ana kulamidba ahay waligey maanarag allow unaxariisto 🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️❤️❤️
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 12 күн бұрын
Mansha allah cawa samiya barmamij fcn baad soo dhigtay Hore usoco gulayso acant wait 600k❤🎉 Alle haunaxaristo intii walidintood dhimatay intay unoshahayna alle hauxafido❤🎉😢
@Fardawsacc
@Fardawsacc 12 күн бұрын
Agoonka Rajayga ka daran dadka hooyo la,aanta ah badanaa way silcaan lķn Qofka hooyo u nooshahy inta badan way u Rafaadaa Lkn alx ani aabo iyo hooyaba way ii noolyihiin Alx illahy baa mahad iska hel CIMRIGIIDANA ALLAH dheerooyo iyo Cibaado suuban Allaha siiyo waalidiinteen Alx❤
@fatumadiriye59
@fatumadiriye59 11 күн бұрын
Abo 2018 waye. hooyo 2008 😢😢😢😢😢 hada hooya noqde Alx markan raja marki laidaha ohin 😢😢😢😢😢
@NadifaaliAli
@NadifaaliAli 10 күн бұрын
Sorry mcnto ilahy qalpiga hakuu qaboojiyo😢​@@fatumadiriye59
@Hamdoush123
@Hamdoush123 12 күн бұрын
Samia qof markasta ka hadasha xaqiiqada dhabta ah waxayna u hadashaa si nolosha dhabta ah.wll alle raali haka ahaado mrkasta alle darti bn ki jecelhy frxad ku nolow . Gabadh karti bdan thy mnshanalaj
@UmalkhayrAbdilaahi-m5o
@UmalkhayrAbdilaahi-m5o 12 күн бұрын
Allaha u naxariisto aabo wllshey Samia sido kleh wn kula qabaa amba aabo la.aan ku soo korey dhmn walidiinteen allaha u naxariisto hoyooyinkeena cimri dherer allaha siiyo ❤😊
@HadiyaKhadar-b8q
@HadiyaKhadar-b8q 12 күн бұрын
Anba Sido kale ima Nola 😢 Alle ha unaxaristo Aabahay🤲🏾😭🥹
@MarwaAadan-z3u
@MarwaAadan-z3u 12 күн бұрын
Ana uguhoreya caawa abyo samiya rebly pls kijeclhyy❤❤❤😢
@AbdallaHalazi-l2i
@AbdallaHalazi-l2i 12 күн бұрын
Markuu ilahay kugu manaystay Maskax iyo Hibo Waa Sidan o Kale maalin Walba iyo Wax Cusub Samiya Very Talented Girl 🙌🔥
@abdikadirali9167
@abdikadirali9167 12 күн бұрын
Aniga aabahey mcn 25 bishi dhamatay buu Allh iga jclaaday waa malinti igu muruga badneed rabiyow wan jiclaa aabo mcn aduunka in an waqti la qaato janatul firdowza Allh nagu kulmiyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@isaynaqurux4550
@isaynaqurux4550 12 күн бұрын
Abo wa ku xisay ilhay ha ku naxaristo hada farin ku diri laha waxa ka baqi laha bej qada ina wayn laha 😢 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Muniita.adam-r6g
@Muniita.adam-r6g 12 күн бұрын
Saamiyaay isku mid mahne walhi😢😢😢😢ani abahay ma arag samia laydhahaa caruurtana waan uyarahay ilhy ha unaxaristo 😢😢😢😢😢😢
@YunNetwork1
@YunNetwork1 12 күн бұрын
Anigaa mahram kuu noqanaayo 🤲🏿, e ducay inaa ku guursado Samia
@AbdisamedAbdilahi-kj2rd
@AbdisamedAbdilahi-kj2rd 12 күн бұрын
M.a samia waxad tahy Qof in lagu daydo mudan ayaad tahy.....intii dhimatayna alle naxariistii janno haka warabiyo wllo macan aan uwadda ducaynoo walayaal 🤲🤲🤲
@HayboFarah
@HayboFarah 12 күн бұрын
Ilaahay haunaxariisto aabahey mcn 😢😢
@FatoumaAbdillahi-zf7io
@FatoumaAbdillahi-zf7io 12 күн бұрын
Samia abahay bey ii xasusisay wlh allaha u naxaristo 😩😭😭😭
@SafiyoMohamed-i6p
@SafiyoMohamed-i6p 12 күн бұрын
Abaayo ilaah ha kaaga dhigo soomaalida aabo iyo hooyo ❤ilaahey jannada ha ka waraabiyo inta geeriyootey😢
@jamiiloAbubakarAadan
@jamiiloAbubakarAadan 12 күн бұрын
abaayo saamiya aabahaaga Alaah ha unaxriiato aan uwada u daceyno inta dhimatey😢😢😢🤲🤲
@Mumtazliiibaan
@Mumtazliiibaan 12 күн бұрын
Aabahay ilama joogo lkn alx wuu iinool yhy😢❤lkn yurub buu jiraa one day waan wada kulmi doona hda aabahay wxn kala maqanahay 6sano waan suga inta isla kulmeeno2025 wuxuu iibilaabmay ano aabahay garabkeyga joogin😭
@mohameddaaud6715
@mohameddaaud6715 11 күн бұрын
Ladan abaheed io aabahey waaba iskh mid waa sida aabahaey ii tabo markaan guriga ka maqanhy dadka guriga dhan waa ley weydiinaa abe waan ky jecelahay cimri dheer cfmd io cibaado suubab allah ikaa siyo aabe moh,ed❤
@AzhaarAzhaar-g4t
@AzhaarAzhaar-g4t 12 күн бұрын
Aabo mcn allah ku naxariisto adiga iyo intee Muslim ahba 😢😢
@safiaahmedali6832
@safiaahmedali6832 11 күн бұрын
Ya allah adaa ikaa jecladay ee unaxariso 💔😭
@SamiiraKaamil
@SamiiraKaamil 11 күн бұрын
Samiyo axmed abyo dar ilahay ayan ku jeclahy ❤ Allaha u naxaristo abyo aabahaa io dhamaan aabo kasto oo dhintay 🤲🏻😢
@LiibaanXuseen-w3b
@LiibaanXuseen-w3b 12 күн бұрын
Team saamiyo aya ahay mar walibo waxan jeclahay ina ku arko aniga fariinteda adig aya ku sodiray illaahey ha unaxariisto waa iga duco
@XuseenAdan-y6t
@XuseenAdan-y6t 12 күн бұрын
Abahey Dunidaan wuu igu cidleyay rabi janatul firdowso ha ku irsaaqo😢 Xitaa nasib uma yeeelan inaa arko😢
@BintuMohamedBintuMohamed
@BintuMohamedBintuMohamed 12 күн бұрын
Allaha u naxariisto inta aabood ka dhinteen oo dhan😢😢😢
@SamiiraKaafi
@SamiiraKaafi 12 күн бұрын
Masha Allah ❤❤ ilahay aabo haku dayo
@maancishqi2137
@maancishqi2137 12 күн бұрын
Walashei mcn saam aabo😢😢 ilaahy haunaxariisto 😭hada yaa meesha kugu biila walashei mcn hooyo
@ABshakurchannel
@ABshakurchannel 11 күн бұрын
Hada ayadaa is biisha hooyadeedna biisha m,a
@ashraf_deeqsi
@ashraf_deeqsi 12 күн бұрын
Abo Axmad muxumad Allha unaxariisto Qabrigana Allha unuuro Rasulka maciisana Allha kayeelo hno mcn inshllh 😔
@abdillahiismael4156
@abdillahiismael4156 12 күн бұрын
J vous souhaite khair inchallah sœur samia vous cette vraiment très courageux 😊😊😊😊inchallah khair
@Meima-l9o
@Meima-l9o 12 күн бұрын
Cawa baranamijka mfiirsan kari alla haunaxristo àabahay 🤲🤲
@ZahraBedel
@ZahraBedel 12 күн бұрын
Samiya huno waxdtay qof wanagsan huno ilahy, waxn kaga barya inu janatu fardawsa abaha ku tuso amin yaa rabi allha ou anxristo dhaman qof kasto abahda nolayn
@AbdallaAbshir-y8c
@AbdallaAbshir-y8c 12 күн бұрын
Aabahay ilaahay naxaristii jano ilaahay hasiiyo amiin yaa rabi
@nimcoqurux7956
@nimcoqurux7956 12 күн бұрын
Ani same nahay ilaahow abahay u naxarisoo😭🤲🏻
@AbshirocaydidHassan
@AbshirocaydidHassan 10 күн бұрын
Ani aabahay ilahay haunaxaristo 😢😢wuxuu dhintay 2023😢😢😢😢aabo maxamed ❤❤❤😢
@HaboonXasan-v7r
@HaboonXasan-v7r 11 күн бұрын
Aabahay ilaahay ha unaxariisto waxaan ilaahay ka baryayaa inuu janada nugu kulmiyo waan jeclaan lahaa aabo inaan ila joogto ILAAHAY HAKUU NAXARIISTO AABO MCNI ILAAHOW UNAXARIISO AABAHAY YAA RABI
@HayboFarah
@HayboFarah 12 күн бұрын
Aabehey ilaahey haunaxariisto yarabi 😢😢
@axmedzaki7
@axmedzaki7 11 күн бұрын
Intii abohod dhinty ilahy Haunaxariisto intii unolyhy ilahy janoyinkiisa haugu Deeqow aamin🤲🤲
@QamarAmir-l3m
@QamarAmir-l3m 12 күн бұрын
Allah ha u naxariisto aabaheey macaan 🥺🥺🤲🤲
@MuscabAxmad-m3f
@MuscabAxmad-m3f 11 күн бұрын
congratulation samia 600k manta inad gashan rajaynayna anogo ah team samia❤
@shadiyaapdilahi8182
@shadiyaapdilahi8182 8 күн бұрын
Abaha allow unaxariso abahay waauxisay allw janada nagu kulmi amiin😢😢😢😢😢😢😢😢
@inasheikhdahir6647
@inasheikhdahir6647 11 күн бұрын
Allah unaxaristo poqorkeyga janada Allah ku bishareeyo 🤲🏻💯😢
@Mahdihoussein-h7w
@Mahdihoussein-h7w 12 күн бұрын
Samia ahmed gabadh qalbi waanagsan coming soon 600K walashay shaaraf teams 27 farxad ku noolada dhamantiin wa nijeeclahay ❤ From djibouti 🇩🇯
@AbshirocaydidHassan
@AbshirocaydidHassan 10 күн бұрын
Ani aabahay ilahay haunaxaristo 😢😢wuxuu dhintay 2023😢😢😢😢
@Baariyee45
@Baariyee45 11 күн бұрын
Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤❤❤
@HudiitaHazmar
@HudiitaHazmar 12 күн бұрын
Abayaasha oo dhan illahay cimriga ha udheryo oo janada haka abalmariyo intii dhimatayna ha unaxaristo Ameen 🤲♥️🩷🫶🫶🫡
@taslimeyy
@taslimeyy 12 күн бұрын
Allah ha u naxristo Aabo mcn😢
@maarayxaashi975
@maarayxaashi975 12 күн бұрын
Alle haunaxariisto abyo janatul fardowsa alle hakawarabiyo waan uducaynaynaa i.n🤲🤲😥😭
@NaashiSiciid
@NaashiSiciid 12 күн бұрын
Qofkii ugu horeyeyy ina ahy maleyga daremaya😂😂
@AbdisalanIsmail-f3b
@AbdisalanIsmail-f3b 12 күн бұрын
Samia qurux badan sorry abaha allah ha u naxariisto 😢😢. Ani xataa aabahay ma noola 😢😢😢
@Fardowsacismancaato
@Fardowsacismancaato 12 күн бұрын
Alle ha unaxaristo abbe wll😢😭
@Teamceyda-f7q
@Teamceyda-f7q 12 күн бұрын
abahay iyo hooyoday mana arag ilahay naxariisti Jano allha hakawarabiyo rudu min riyadu jano😭😭😭
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 11 күн бұрын
Aamiin Yaaaa Allaah 😭🤲🙏
@hassansantos7924
@hassansantos7924 12 күн бұрын
SAmia 600k coming soon insha Allah 🎉
@MarwaAadan-z3u
@MarwaAadan-z3u 12 күн бұрын
Abti reblyy qalbihh samiyey❤
@Abdinaasirbadar
@Abdinaasirbadar 12 күн бұрын
SAMIA AHMED maalin waxaa rajeynaa in aan muuqaal kula soo duuwi doono insha Allah
@NAJAXHassan-p9h
@NAJAXHassan-p9h 11 күн бұрын
Allaw nooxafid inta dhimatayna unaxariiso ❤
@MaxamedAxmed-t6n
@MaxamedAxmed-t6n 12 күн бұрын
Anaa ku xiga waan ku salaamy samiya from abtiyashaa harggeisa noolow intay nololi jirto abti mcn
@RahmoArab-zi1qr
@RahmoArab-zi1qr 12 күн бұрын
Abaayo saamiyo iyo mabsuud ilaahay ha naxariisto aabo Macaan
@Billiondhan37
@Billiondhan37 12 күн бұрын
Aabe mcn Allah unaxariisto aaad Baan ku xiisay ilhay janadiisa hanaku kulmiyo 💔😭intii aabayashod ka dhinteen Allah ha unaxariisto 😢intii unool yihiin cimri dheer io cafimaad Allah ha usiiyo❤
@fardowsomahamad7519
@fardowsomahamad7519 12 күн бұрын
Abahay aduun kulama kulmin allaha unaxariisto ani samia isku mid nahay😢😭🤲🤲
@RaxmoShibra
@RaxmoShibra 12 күн бұрын
illahayow noo xafid Aabayaashay ❤😊 inti dhimatay Aabahana Alle ha unaxariisto ❤🥰
@SalmoMuuse-r8y
@SalmoMuuse-r8y 10 күн бұрын
Aabe ilahay ha ku naxariisto qabriga ha ku nuriyo aabo 😓😰
@JimcaleGii
@JimcaleGii 12 күн бұрын
Keep going 600k in sha allh
@LaylaCabdiraxman
@LaylaCabdiraxman 12 күн бұрын
Wn dareemi karna wlshyy aabo laanta alle ha unaxriisto aabo aniga xta aabo laan kuso korey abheyna weligyy ma arkin alle janadi haynagu kulansiiyo dhamanteen😢
@dhaqankaislaamka3040
@dhaqankaislaamka3040 11 күн бұрын
Saamiya magacaygu waa adna waxaana jiraa12 sano imtixaanka iigu soo duceey inaa galo kaalin 1 fasalgaygu 6 ❤❤❤ waaku jeclahay saam❤❤❤
@SaharacismaanSaharacismaan
@SaharacismaanSaharacismaan 12 күн бұрын
Samia alle haw naxariisto Wll abbe iyo intii abbohod geriyotay 🤲🤲🤲
@safiyoB
@safiyoB 4 күн бұрын
Aamiin aamiin 🤲 😢😢😢😢
ISRAFAADIS KII UGU XUMAA WAA LAYS RAFAADIYAY😂
21:48
Samia AHMED
Рет қаралды 413 М.
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
PRANK XUN AYAAN KU SAMEEYAY ASXPTA GACMAHA KA GUBAY😳
19:31
Samia AHMED
Рет қаралды 169 М.
Саг1а далар 1иса
18:16
Эхартан_аз
Рет қаралды 7 М.
XUJOOYINKII HOOYO IYO ASXPTA OO WADA QIIRODAY WAY OOYEN😭
19:24
HAYAAY: HANJABAADA IRAN | HOLACA BARIGA DHEXE | ISRA VS IRAN
22:49
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,2 М.
XALIYE | Short Film | Qisada SAAM & SAADAQ !!
34:38
ArimaHeena
Рет қаралды 587 М.
ROUTINE KEYGA ISBUUCLAHA IYO WAXAAN SAMEEYE MAALINTEYDA…..
10:13
YAAB! 2 GABAR SAXIBO AH MID WALBA 2 WIIL TIJABISAY s2025p003
26:38
Ridhwan Issack
Рет қаралды 163 М.
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН