"Farmaajo Dadkii ugu Necbaa Somaliland ayuu Gudida Ku Daray" Boobe Yuusuf Ducaale.

  Рет қаралды 63,225

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Dadka Iyo Inay Gaadho In Ka Badan 270 Milyan Oo Qoys Oo Ku Nool 140 Dal Oo Adduunka Ah, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 276
@suhuuromar8195
@suhuuromar8195 5 жыл бұрын
ADEERKAY BOOBE WAA GEESI AAD U YAQAANA faqasha
@farhanjam2773
@farhanjam2773 5 жыл бұрын
Suhuur Omar asc wall odaygan ayan donayah inan lakulmo eh adaresah ma ka haysah
@alihassa2295
@alihassa2295 5 жыл бұрын
@@farhanjam2773 maansoor hotel hargeisa ayaad ka helaysaa badanaa galinka danbe ilaa salaada cishaai
@farhanjam2773
@farhanjam2773 5 жыл бұрын
Ali Hassa Thinks bro ad bad u mahadsantahay
@alihassa2295
@alihassa2295 5 жыл бұрын
@@farhanjam2773 you well come bro
@duceysane1
@duceysane1 5 жыл бұрын
Awil Shidane Awil Shidane for 1 sekund siden inaalilaahi wa ilaahi raajucun cali samatar alaha unaxariisto odayadaan maalageeyo mesha lagu xanaaneyo duqoshinka kkkkkkkk boobe banbaris halaguu xiro
@shariifmohamed2087
@shariifmohamed2087 5 жыл бұрын
I am Somaliland even when die😍😍😍😍😍
@anarabotaan1132
@anarabotaan1132 5 жыл бұрын
Fuck you and your Isaaqland!!!!!!!
@shariifmohamed2087
@shariifmohamed2087 5 жыл бұрын
xalay oodhan wllsha xaraynaynay🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕
@somalilanderpure2391
@somalilanderpure2391 5 жыл бұрын
Geesi qoraa boobe yuusuf ducaale hadalka Cad Ayaan kugu jecelahy wllhi xagaad inaga xigto geesi ayaa Naga xiga Viva Somaliland
@duceysane1
@duceysane1 5 жыл бұрын
Awil Shidane Awil Shidane for 1 sekund siden inaalilaahi wa ilaahi raajucun cali samatar alaha unaxariisto odayadaan maalageeyo mesha lagu xanaaneyo duqoshinka kkkkkkkk boobe banbaris halaguu xiro
@nimcoayaan3629
@nimcoayaan3629 5 жыл бұрын
Waxan ku dhashay nabad kuna koray meel dagal ka dhacan ma arag hadan marka arko tariikhad s/land waan gar waqasada inay s/land gooni isku tagto waayo dad badan reer s/lad ka mid yahen dad waalidkayga kamida lagu dila xasuuqi siyaad bare sido kale marka arkoo s/land kaliye il gaar ku egayso soomaliye ayaa lehayni aan midawno ayago aay maqanta soomalida kale waxan u arkay ina ka xun yahen nabada s/land waalina u hayna cadaw nimo waayo waay iska cadeey ma s/land kaliya maqan maye soomalidii kale maxaa lo daba socda s/and kaliye horta halaysku keeno soomaliyda kale
@4EverSL
@4EverSL 5 жыл бұрын
Asal walaalo Somalilamd magaca maa uu badalna ama ma uu tuurna waa taay noo daba socdaan ? mise weeynu ku dagal qadna qadadweeynta
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 5 жыл бұрын
@Asal Dhalad caabad weyn clipkan ila daawada kzbin.info/www/bejne/mIjbZH19iMaSgdE
@nazirziyad215
@nazirziyad215 5 жыл бұрын
Dee somalida kale waxa haysta dawlado jabuutina maaha dal somali iska leedahay ee waalala leeyahy jigjiga iyo nfdna xoogbaa lagu haystaa
@muhiyodiinnasir1128
@muhiyodiinnasir1128 5 жыл бұрын
zxib anigu xaasidnimo ayuun ban u arkaa waxa somaliland loo daba socdo waayo haday Xormo inoo hayaan Markii aan La midownay ee aan calankeena u gaynay bay wax inoo garan lahaayeen
@sowdoabdinor8548
@sowdoabdinor8548 5 жыл бұрын
Walashey odey wayela war uu shegay habitable dhageysanin ee tarikhda so aqri marka hore. Bye
@azizmandela9113
@azizmandela9113 5 жыл бұрын
Libaax, nolow.
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Dowlada tabarta daran waatan hawadii gacanta ku soo dhigtey dowlada tabarta daran waa tii baasaborka soomaaliya idin siisey markii aad ka dalbateen dowlada tabarta daran waa tan waxkasta ku xiran oo aad hadalkeeda raadineysid 💕🇸🇴💯💗
@mohamedahmedmouse572
@mohamedahmedmouse572 5 жыл бұрын
Aqoonsiga caalamigaa only intasad kufanaysaa Somaliland insha allaah waanu heli aqoonsi calamiya
@xamselaadhuu9244
@xamselaadhuu9244 5 жыл бұрын
Soomalind guul iyo gobanimo
@anarabotaan1132
@anarabotaan1132 5 жыл бұрын
Odeygaan, Boobe yuusuf Been badanaa sidii uu been u sheegayay, buu indhaha ka Qaloocday walaahi waa yaab!!!!!!
@FarahAbdul
@FarahAbdul 5 жыл бұрын
Dib loo dooran maayo imikaba ha maglaan Digil iyo Mirfle iyo Hawiye dhago yeesha farmaajo wuu sii kala fogeeyay Somaliland iyo Somalia.
@deelbeel2043
@deelbeel2043 5 жыл бұрын
Abdulqadir Burco duuray hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhjjjjhhjjjjj
@hamseomerbatuun8391
@hamseomerbatuun8391 5 жыл бұрын
Walee boobe ayaa u dhameeyay Mansha allah hadal yaqaan
@hersimadobe1439
@hersimadobe1439 5 жыл бұрын
Waa XANUUN Somali neceb
@cabdishakuurbinahmedcba5055
@cabdishakuurbinahmedcba5055 5 жыл бұрын
Nin jira aqoon yahan Boobe❤❤❤❤❤
@luqmaanahmed2645
@luqmaanahmed2645 5 жыл бұрын
Boobe waa waayeel qarankani ku faano Cimrigaa ha jiro
@alexkeith1260
@alexkeith1260 5 жыл бұрын
14 may 1948 marki la sameyay dawlada israel waaxay goan ku gadhen in dadki ka qayb qaatay xasuqi dadkoda anay adunka talabsan oo nin walba halkisa logu tago waxay ka dulen qarad iyo ila qarad ragi uu xilsarna inay dadkasi xasuqa geystay gacanta kuso dhigan waxana gacanta laguso dhigay kuwi ugu waaweyna ee xasuqasi geystay laguna xukumay israel qarna halkay jogen aya lagu dilay manta kaso heli maysid calamkan dad ka qayb qatay xasuqi dadka israel oo adunka talabsanaya haday jiran kuma dhacan inay is tusan hadaba ficiladasi ay qaday dawlada israel kadib marki dhidibada lotagay waa ficalada tariq umaded iyo umad si badhedha lo xasuqay logu hiliyo hadaba duriyada reer shekh issaxaq iyo dawlada somaliland waxa la gudban inay qado ficilada so kale oo ay uu hliso tariqdi ay somartay umadedu sababto ah waxa manta kenay in lagugu laso dhaco in gudi ku sheg lo magacabo kuwi dadka xasuqay iyo inay dhagar qabayashi gacan ku dhig layasha aha si nabada uu meraystan geeska africa ama lagu yidha kuwa horfadhiso waa marki ay duriyada reer shekh issaxaq qadi wayday talabo iyo ficilo laguso qabanayo dhagar qabayshasi lakin waxa hubala inay malintasi iman donto dhagar qabe kastana logu tagi dono halku jogo oo ama nolol ama geri laguso qaban dono gacan ku dhiglayashasi anagu is kaama qorno huha ee qoralkani maskaxdina gashada malintasi marki timado si uu markahti iigu noqdo iidinkana idinku noqdo
@sharmaarkemuse6933
@sharmaarkemuse6933 5 жыл бұрын
Waa Beesha Sacad Muuse Waxaa Iska Somaliland Ee Odaygan Indhaha Kala Jeeda U Hambalyeynaya kkkk From Saylac
@fihiimozquen3721
@fihiimozquen3721 5 жыл бұрын
adu hlked ku jirta Laxay yahoow👊
@sharmaarkemuse6933
@sharmaarkemuse6933 5 жыл бұрын
@@fihiimozquen3721 kalay Ii dhigo anigaa KU Tusi halka Guskaygu kaa gaadho Adiga ayaan gaadhsiisanahay..kķk
@fihiimozquen3721
@fihiimozquen3721 5 жыл бұрын
Khzis nimo iyo nanc nca loma pahana niciyahy😎
@dirsooc
@dirsooc 5 жыл бұрын
Been boobe nagada beenta adiga aya ka xun ku wada ad sheegaysayso cidkale dhaafe isaaq ayad ugala abtirisay dofaar uraya ..
@kawsaribrahim.nesdexa453
@kawsaribrahim.nesdexa453 5 жыл бұрын
adaa uraya hor iyo hoos duli
@aamiinmukhtaar3681
@aamiinmukhtaar3681 5 жыл бұрын
Somaliland *Alle* ayaa ilaashanaya inta uu *Calankayagu* ku xardhan yahay *tawxiidka* #Somaliland burburaysaa ma jirayso mana jiri doonto
@mukhtarmahdi6495
@mukhtarmahdi6495 5 жыл бұрын
qoraa aqoonyahan mujaahid boobe yuusuf ducaale cimrigiisa alle ha dheereeyo caafimaadkana ha udaayo aamiin dad aan waligood gaadhayn oon muraayada qiimaynta isku eeginbaa wax ka sheegaya
@baresuldaan9812
@baresuldaan9812 5 жыл бұрын
Geesi runta beerka ka saartay yey hor fodhise somaliland moryantan ciil qabahu so magacabay waa talo
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 5 жыл бұрын
Jiiro waabisad farmaajow waa muuse fulay fulay dhalay iyo dhashii
@strucidwallaby5658
@strucidwallaby5658 5 жыл бұрын
Wow qora bobe geesi wey viva somaliland Masha allah💪💪💪💪💪💪somaliland gacanteeda bay isku xoraysay
@leylahussein25
@leylahussein25 5 жыл бұрын
Odaygan waxaad moodaa habar goblana oo guri lagaga guuray
@aminaawil8037
@aminaawil8037 5 жыл бұрын
Tolow maxaa ku diray dadka dhintaya may la hadlaan dadka nool waxay ka adagayihiin reer. Aaqiraadaka caydooda Hadii dawlada la soo qaado Maxaad u maagtan maxamed siyaad bare iyo Ali samatar ilaahay janada ha gaayo. MAdaxda nool waxa laqayaba sada farmaajo iyo khayra guul dadka washay Dawolad nimada bara idhahodu hoos ha aagana
@falilaali6182
@falilaali6182 5 жыл бұрын
Allaha cimriga iyo caafimadka Haku siyaadiyo oday culs ooy s/land ku fanto 💕
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 5 жыл бұрын
Waar rutaa umadah aad adigu aqoon yahan utahay maxaa laga sugayaah jaahil afka qamri cadaayey I feel sorry for my people of Somaliland
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 5 жыл бұрын
War labada gobol cirkana la gal lkn sool iyo sanaag waa dhul daarood ee cirka soo leef alcajuus.
@abdowali463
@abdowali463 5 жыл бұрын
Boobe jeegaan adeer yaa kaala tashanaya cida ka mid noqonaysa gudiga Somalia u magacawday la hadalka gooni’ugoosadka. Boobow waxaad hoos fadhidaa Horjooge Muuse biixi oo faraha kusita xinjiro dhiig ah, xasuuq arxan dara ahna u gaystay reer awdal, Sool sanaag iyo cayn. Boobow wad arki doonta maalin dhaw idinkoo hoos fadhiya gudigas waliba sandulle.
@somalilanderpure2391
@somalilanderpure2391 5 жыл бұрын
Hoyadaa jeegaantu wastee jeegaantu maaney Somaliland ahayn xaarayow Hana kala gurin
@Somaliqueen1
@Somaliqueen1 5 жыл бұрын
War beenta iskda Akhiraa udanbeysa ninwalbe muse cidna ma xasuuqine dad ka hayskudirino haku kala fogeynin waxaaas
@SAALAXANAAG
@SAALAXANAAG 5 жыл бұрын
Allah Yacisak Adeer Alleh Haku daayo Alleh Cimriga hakuu barakeeyo Adero Hadalba adaa udhameeyey wlhi Bal inuu hadey wax kuuqadanayaa Wuxu ma dabeecad jiirba
@ibrahimosman9520
@ibrahimosman9520 5 жыл бұрын
Doqonkan yumatala malin walba wa cala cala kola waa caytama mad matasha horta woqoyi beshada suber awal uhadal kkkkkkk
@barwaaqo.officialofficial1540
@barwaaqo.officialofficial1540 5 жыл бұрын
Hadii shacabka somaliland nahay waan ku taageersany
@khadijagulied879
@khadijagulied879 5 жыл бұрын
Mansha Allah guuuuuulso Boobe yiousufa geeesi qarana noolow magaca Ha jiro Maxa yaqana xarmajo iyo faqasha cadowga somaliland Runta u shega faqasha celana o murdilca iyo murgo jealousine makharuqena Waruntisa Boobe marabo wada hadalo xarmajo iyo hadhage faqashta cadowga ena la hado waba xarana Sharafata Somaliland maha xarmajo Wa mentall Ku khafifeya Somaliland waxu ku so waregalesanays xoolaha iyo sawajane Nimo Wa faqasha gajoneysa o celana walegoba Ha iska Riyodana cadowga xarmajo iyo faqasha
@ahmedwadani4524
@ahmedwadani4524 5 жыл бұрын
Odeyshan Allaha ha naga qabo caqli meesha kuma hayo 30 sano. baa raadineysaa Haddii aad heleyso adiguba Maxamed siyaad Barre dowladdiis ka mida ahayda
@kawsaribrahim.nesdexa453
@kawsaribrahim.nesdexa453 5 жыл бұрын
ka ducayso kuwa dalkaaga maxay tahay muwaadin dalkale oo dalkiisa jecel sababta aad ilaahay uga magangalaysaa cabsi .com
@cabdiwahabmuhumed6590
@cabdiwahabmuhumed6590 5 жыл бұрын
Illahay cilmiga iyo caqliga hakuu barakeeyo waxaad tahay dicnionary ga Somaliland wanan ka faaidaysanaynaa taarikhdaa aad noo faaidaysay mujahid
@maxamudaadan7259
@maxamudaadan7259 5 жыл бұрын
Waa geesi ninkani maalin nagu qaadan mayso xarunta farmaajo
@asmaadahir9127
@asmaadahir9127 5 жыл бұрын
Geesi qaran boobe yousuf cimiri dherer iyo cibaado suban
@barwaaqo.officialofficial1540
@barwaaqo.officialofficial1540 5 жыл бұрын
Masha Allah hamplyo boobe yuusuf ducaale
@youngdahir
@youngdahir 5 жыл бұрын
Guul iyo gobonimo jamhuriyada barakaysan ee somaliland,yaan lala hadlin xayawanka bila caqliga dalkena aynu dhisano oo aynu horumarino cadawgu ha iska cabade lo jojin mayo
@deelbeel2043
@deelbeel2043 5 жыл бұрын
Young Dahir hhhh ma meesha qaniisiinta lagu soo dhaweeyo miyaa barakeysan ee daraagadu iyo qamrigu taal
@youngdahir
@youngdahir 5 жыл бұрын
@@deelbeel2043 maye waxa barakaysan mesha dadka dhiigoda lagu miirti ee ciyalka 8 jirka lagu kufsado ee dumarka uurka leh lagu kufsadi ee naagu naago kale u tagan ee ay guursada ee hotelada lagu kereyo dumarkoda ee ay kenyanku kufsadan si free ah ee musuq masuqu ragadiyay hal kasa barakaysan somaha?
@reermiye1geeljire41
@reermiye1geeljire41 5 жыл бұрын
Xaarka isag maadh orad xabaalah soo fadh ma isaaq iyo haweye baad rantaah caawan waad cabanaaysan maxaad la cabaaday habiin iyo maalin caacdad haaysah
@dawanprint650
@dawanprint650 5 жыл бұрын
Hadalada khariban ee qabiilka iska daaya , dadku waa wada muslmiine, weli Somali waxay taagan tahay halkii dunidu ka soo gudubtay 200 sano ka hor. Maanta wiilka Maraykan iyo Yurub wuxu ku fikirayaa inu wax cusub soo saaro oo adiga kaa iibiyo, Somaliduna qabiil iyo reer hebel ayay weli taagan tahay.
@shuaibaden3050
@shuaibaden3050 5 жыл бұрын
Dawan Print taaa usheeg villa somalaia manata haduu dagaal sokeeye kadhici waayo oo villa somalaiaya gariiri wayaan waxan kusheegay waa been taasi
@kawsaribrahim.nesdexa453
@kawsaribrahim.nesdexa453 5 жыл бұрын
reer somalia u sheek in ay iska daayaan cabsida ay ka qabaan in dhulku la go o haday somaliland ka takto
@yusufaflahar8957
@yusufaflahar8957 5 жыл бұрын
Somaliland Adna Aden bay u magacawday wada hadallada meel walbana waxay la taagantahay somalia waa argagixiso
@hodanhassan9192
@hodanhassan9192 5 жыл бұрын
Waruntee rer iskod iskuqarciye waa argagixiso
@geel-qaadyusuf7235
@geel-qaadyusuf7235 5 жыл бұрын
War yaahe deeley iyo jiinley iyo ba'ley waqtigiisi waa dhamaataye qalin baa hadda lagu dagaalaye dadka is celi oo Farmaajo waa madexweyne Somaliyeed ee weliga in aad meesha ka callaacashid baa inoo ballan ah haddii kale Somali dhinac ka raac
@mm-bb1on
@mm-bb1on 5 жыл бұрын
Guul oyo gobonimo somallillàd isma oga ogoon iyo ninkii aabahod dilay naarmaajo ha is ka jees eezo cidduu mwayno u yahay buu ludh ku hayaaa not somaliland guulaysta brathers
@ilkacase8282
@ilkacase8282 5 жыл бұрын
Runta aan doonayey walhi waataa boobe ka hadlay war adeer ma cabanayno mananu baryin somaliland tan maanta xoog iyo dhiig baa lagu keenay caruur bad tihine, War waxan yaan lala hadlin ban qabaaba anu!
@nuurosman858
@nuurosman858 5 жыл бұрын
Oo ma soomali ayaad jeceshahay adiguba Adiga iyo faysal cali waraabe Muuse handaraab ha idin soo dirsado
@hodanhassan9192
@hodanhassan9192 5 жыл бұрын
Maxa lalahadli waa argagixiso rerka iskood iskuqarxiya weyane
@somalilanderpure2391
@somalilanderpure2391 5 жыл бұрын
Hadal mayaalo meesha sxp waxa kaliya inaga Ina Mara wa hala kala ceeb la,aado hadii kale qori caradi ayaanu xaqayaga kuso dhacsanaynaa
@ilkacase8282
@ilkacase8282 5 жыл бұрын
@@somalilanderpure2391 Qori caaradi waa plan B geena lakin nimankan waxan aaminsanahay xadaarad iyo siyaasad Af tahanimo leh hadaynu la nimaadno inay noqonayaan daba_dhoonadeena!
@rahmoalqadi4135
@rahmoalqadi4135 5 жыл бұрын
Adeer afar jeeble warkiisa waa dhamaaday waxba haxiiqin
@hanisharaf4539
@hanisharaf4539 5 жыл бұрын
Reer Somaliland allaha idiin caafiyo wllhi konfor naceeb baa idiin dilay saqiir iyo kabiir bisinka madaxweynaheena farmajo alle ha ino dhaafo
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 5 жыл бұрын
Geesi Boobe sunta qadaadweynta buufisa buufi .Hadal lakala odhan og Allena la kala baryi og!
@axmedislaw7444
@axmedislaw7444 5 жыл бұрын
Hargeeysa maxaan ka helleynaa ?
@foziemohamoud1054
@foziemohamoud1054 5 жыл бұрын
Waaryee kanii wabaa caawaar...iil futoo...anagaa Reer Somaliland ..Farmajoo adeer waan taagersanahay...keep up the good job...Donni maynoo Jeegaan iyo kuwaa yaaryaar eey dabadaa kuwataan
@foziemohamoud1054
@foziemohamoud1054 5 жыл бұрын
@Shabeel Guus baan kulaa dhicii dhilo,dhabaasto,shubatoo ....Jeegaan waa udhamataay...toolaay waa dhamataay ee waax iska celii...siilyahoow
@somalilanderpure2391
@somalilanderpure2391 5 жыл бұрын
Fuck sheegato Ina faqash badahayaga kabax hoy
@somalilanderpure2391
@somalilanderpure2391 5 жыл бұрын
@Shabeel waar anuu nika fozie Mohamoud ugu qorantahy u jawabayee wx hubso
@rahmoalqadi4135
@rahmoalqadi4135 5 жыл бұрын
Odayaashan oo kale waa kuwa soomaaliya godka ku riday waa surka la'idinka wada jiraa tuugtan cabaadaya
@abdicabade6276
@abdicabade6276 5 жыл бұрын
Masha Allah ugaasku waa ku sow habalyenay qora bobe sida saxda ayuu uga hadlaye
@nuuraali5969
@nuuraali5969 5 жыл бұрын
Wax badaan ayaad sheekoyin ka shekeyndonta wait your lessons is not done yet marna jalasha stories sheeg marna xabalaha so qood your days is over kkkkkkkk
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 5 жыл бұрын
nuura ali hhhhhh ani aderkay Boobe SNM bu aha oo wa ragii Adeer ka Afweyne u diray bakhtigiisa musqul Nigeria 🇳🇬 ku taal waba see Xarmajo magan u ah Amisom Alshabaab na ay guumado oo rashta ka baqa reer xiin iyo xaasid ina is qarisan ba wanagsan hhhhhh
@amuudiabdullahi4404
@amuudiabdullahi4404 5 жыл бұрын
Oday cimriya hadana cuqdad dulatay bad u egtahay ee caruurta hanaga halayn
@salahabdirahimhassan8856
@salahabdirahimhassan8856 5 жыл бұрын
war allah kacabso cimi ayad ku jirtaye cudarkan ha ku berin dayarta cafimadka qabta waxkasto wanag lasameyo oday asasaq unbaa laclacaya war allah ka baqoo wanaga ha idin deeqo
@bilebile4138
@bilebile4138 5 жыл бұрын
Hahaha cabaad weyn walee magac baa loo helay.
@kawsaribrahim.nesdexa453
@kawsaribrahim.nesdexa453 5 жыл бұрын
curi madbakh baatahay somaliland ka hoos miyoooowleh
@bilebile4138
@bilebile4138 5 жыл бұрын
Odaygaas cirada leh cuqdadaysan baan la hadlayaa.
@hodanhassan9192
@hodanhassan9192 5 жыл бұрын
Argagixiso noma qalanto inaan lahadalno rerka iskood iskuqarxiya
@bilebile4138
@bilebile4138 5 жыл бұрын
But godane come from Hargeysa.
@ajabnino9577
@ajabnino9577 5 жыл бұрын
Boobe yusuf ducaale hanti qaran
@younesmooge_
@younesmooge_ 5 жыл бұрын
Somaliland Cadawga allah haka qabto Subscribe iisaar hadaad qof Somali-lander tahay "
@foziemohamoud1054
@foziemohamoud1054 5 жыл бұрын
Adeer cadaaw kaloo Jegaan ahayniin maa jiiro...yaa been laguu shegiin
@abdifatahosman832
@abdifatahosman832 5 жыл бұрын
Beenale ayatay haday cidi wax xasuuqday muuse bixi aya shalayto wax xasuuqay ee hada raga lala hadlayo halala hadlo hadiikale hakugu handaraabnato
@cabdilaahiaskar3275
@cabdilaahiaskar3275 5 жыл бұрын
Boobe yusuf aflagadada uu ku magayo somalia isagaa wada somalilanda ha ku qanacdo wada hadalka iyo gudiyada ay magacabatay somalai Somaliland iyaba waxay dirtaa oo magacabataa gudiyo aan la lahayn somaliland oo ku tu taga shaqo Somaliland waa qabiil Hadaba qabiil qaran ma noqdaa
@khadroabdiqaadir6049
@khadroabdiqaadir6049 5 жыл бұрын
Wayelada ader ma rabno dadka nacebka kusi berayo shacabka sharfta gobanimada leh midnimada Somali jcl
@cumaryuusuf8881
@cumaryuusuf8881 5 жыл бұрын
Somaliya horey usoconasaa loo joojin maayo oday murqqaansan iyo faysal faaruq
@nuuraali5969
@nuuraali5969 5 жыл бұрын
Bobow waad ku qasbantahay in aad hadasho because sool is gone sanaag is gone awdal is on the way so where lan lan milgo and sharaf heego need to think again burco is coming too loooool viiiiiva Somali weyn
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 5 жыл бұрын
Remember what happened in Awbarre!? ONLF the cousins of farmaajo done to the people of Borame🤔👎
@cabdikariimcabdilaahi4519
@cabdikariimcabdilaahi4519 5 жыл бұрын
Libaax alle cimriga hakuu barakeeyo
@cabdicasisbarre4681
@cabdicasisbarre4681 5 жыл бұрын
Inta Boobe iyo aynigiisa taladoodu meel mar tahay s/land cidna ka gar heli mayso.Dadka maskax fayoobi ha garameen,laakiin ciil la noolku dadkaan meela geyn mayaan.
@ayanmuhumed7647
@ayanmuhumed7647 5 жыл бұрын
Mansha Allaha. U sheeg
@januarySl2024
@januarySl2024 5 жыл бұрын
OO ! Maxaa naga khuseeya. Xarmaajo waa cadawga Somalilaand, ma wanaag ayaanu ka sugaynaa . Somalilaand wax uu xaarmaajo iyo qeerkii yeeli karaa ma jirto. Somalilaand horay u soconaysaa, wadahadalka maamul faashilay uma baahna. Aqoonsiga Somalilaand kuma xidhna Somaalia.
@luunamohamed6283
@luunamohamed6283 5 жыл бұрын
Oop hadal xikmad leh
@tawradatanbarakeysan8306
@tawradatanbarakeysan8306 5 жыл бұрын
Dhiigyacab dhiigyacab dhalay! Balaayo kula indha cawaraantay.
@acel9853
@acel9853 5 жыл бұрын
Abaha afweyne iyo ina farmajo meel ku sheeg?
@daarali
@daarali 5 жыл бұрын
Hargaysa iyo burco cabaad baa ka soo hadhay ...
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 5 жыл бұрын
Kaalay Odaygaan markuu yaraa weershe ma ahaan jirine tolow ma Ictiraaf la aantaa weeyrshe ka dhigtay. Cimrigiisii Ictiraafkii baa soo socda ayuu ku dhameystay.
@khayrohassan1286
@khayrohassan1286 5 жыл бұрын
Lool
@cumarcali7662
@cumarcali7662 5 жыл бұрын
Kelmada duqboobena waa rune hadaanay taadu Ku dabaalin has danaynin isaaq ee imikaba fuli somaaliyana shalay bay ahayd oo xoog iyo xeeladba way isku dayday oo waxa uu ahaa halku dhiga Somali dhamaanteed marks laga reebo beesha Ciise dabargooya isaaqa maantana waad aragtaa ee hubso taariikhda
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 5 жыл бұрын
😀😀WAAR BOOBE miyaad waalaatay mise waad soo wadataa😀😀 Madaxweyne FARMAAJO isaga u xor ah cidda u magcaabanayo ee Wax macquul la yimaada😀 RIYAALE oo Kornayl NSS ah baa Madaxweyne idin noqday marka maxaa diiday Saraakiishii Dawladii hore inay dalkooda SOOMAALIYA metelaan.??😀Haddaad wada hadalka diidan oo sheekooyinkan waalida ah adduunku idinka maqlo dee Caalamku dhakhaatir DHIMIRKA ah buu idin soo diraya ilayn waad jiran tihiine😀😀😀
@kawsaribrahim.nesdexa453
@kawsaribrahim.nesdexa453 5 жыл бұрын
waanu joojinay wafahafalafa somalia ma jirto dowlad aanu lahadalo wakhti aan fogaynbaa lagu. dhawaaqayaa
@sssss-rc5ey
@sssss-rc5ey 5 жыл бұрын
Farmaajo fulay fulay dhalay calaamayso waa siyaad barre tuu
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 5 жыл бұрын
Faqash shuban ayaa kudhacey!kkkkkkkkkkkkkkkkk
@m.h.a8476
@m.h.a8476 5 жыл бұрын
War lagu baryi maaye Intuu AWAL dagan yahay goosta wax siil land layiraahdo way dhamaatay waan hubaa in AAD oromadaadii dib ugu noqon inta ku daba ordaysana waala karbaashi Ma 'anaa oromo soomaalinimo ka doonaya YUR WID
@faysaljaaliyada3551
@faysaljaaliyada3551 5 жыл бұрын
Mujaahid intuu madaxa yaga Saantu ku jirto waanu difaacaynaa dalkayaga somaliland.
@zidiiqtimo7830
@zidiiqtimo7830 5 жыл бұрын
Hhhhh wlhi waa geesi boobe yuusuf ducaale waa runtii waa edab daro hadladaa jilicsan
@deeqoali57
@deeqoali57 5 жыл бұрын
Sheeko faanbadana bal yay dileen xarshinba usokeyse'caruurta yaryar ba loo faana'adeertaariiqdu wa qorantahay
@cabdiqanidiinaarproducatio5285
@cabdiqanidiinaarproducatio5285 5 жыл бұрын
dooliga afuufe hadareemin miciyaha ma dabeecad jiirba
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
kk farmaajo wuxuu ciyaarayaa 442 lkn maba og'a in la'la ciyaarayo 541
@dahegarad4353
@dahegarad4353 5 жыл бұрын
Hassan ismail talyaani by nu nheee hh
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
Geesi Geesi dhalay noloow qoraa boobe
@fawziHapiip
@fawziHapiip 5 жыл бұрын
Xaarmaajo ma oga in qaranimada prittish somali land loo xabaal galaY loona xabaal gali doono
@salmaanmaxamed3049
@salmaanmaxamed3049 5 жыл бұрын
fawzi Hapiip1234 soo qufa kuwi laxasuuqay oo kudul baroorta markaasbuu aabe farmaajo ictiraaf kahelin habrow
@ahmedahmed1614
@ahmedahmed1614 5 жыл бұрын
maxaan ka hadalaa ? Duqa wadahadal ma rabno Hargeysa naga jooga WALLAAHI
@user-pk5jh9xt2r
@user-pk5jh9xt2r 5 жыл бұрын
Dib u heshisiin ma wado mr chees colaad iyo kala foyeen buu wadaa lakiin muse biixina waa la mid waa fikirkayga.
@sayidcali5066
@sayidcali5066 5 жыл бұрын
guul boobe yuusuf
@maxamedqorane8067
@maxamedqorane8067 5 жыл бұрын
Boobe cimrjga iyo maankaba Alle kuu barakee . kuwan caytamaya waa ilma xaaran haday kacaanki.xalaal haday yihiin cayda kumay dhiira deen qudbi sir ayay ku dhasheen .layaabi maayo ..
@apdikibarismael2316
@apdikibarismael2316 5 жыл бұрын
Boobe yuusuf ninkani nio La Taliye ama madaxwayne Labada miduun
@maxamedibrahim9469
@maxamedibrahim9469 5 жыл бұрын
ilmaha uu sheeg konfur qabiil weykabaxdaay qabiil qaraan manooqdo
@yurub5288
@yurub5288 5 жыл бұрын
ILAhayow cimrika kuu barakee noolow inbadan wan kugu faxanaa oo kugu dirsanaa hadaanu nunahay umada reer somalilaan
@axmedislaw7444
@axmedislaw7444 5 жыл бұрын
waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN
@daldeeqducaysan882
@daldeeqducaysan882 5 жыл бұрын
Somaliland uma baahna 10 madaxweyne oo is garab yaacaya, Somaliland uma baahna dad is wada cunaya, Somaliland uma baahna qarax joogto Ah, Somaliland uma baahna budhcad badeed, Somaliland uma baahna dowlad musuqmaasaqu ragaadiyay (failed state), Somaliland uma baahna...... qadaad weyn 👍
@alisuudi5441
@alisuudi5441 5 жыл бұрын
Muuse biixi iyo ina kaahin waa laba daalin markaa dhiiigyacabka. dhiigyacab ka horgee waaye arinku kkkkk iidoor caqliga xataa waa ka wasanyihiin
@abdiia1855
@abdiia1855 5 жыл бұрын
Fuck you
@kawsaribrahim.nesdexa453
@kawsaribrahim.nesdexa453 5 жыл бұрын
cayda waxa kaa keenay ciilka iidoor ku baday adina kaaga adkaa afna ku gaadhimaysid waa in aad cay miciin bidaa
@abdiia1855
@abdiia1855 5 жыл бұрын
Viva Lander
@abdiia1855
@abdiia1855 5 жыл бұрын
@@kawsaribrahim.nesdexa453 anigu suudi ayaan u.jawabay
@maxamedsaleban3304
@maxamedsaleban3304 5 жыл бұрын
sax sax Farmajo Gudi cadaalada hakeeno ✋
@kawsaribrahim.nesdexa453
@kawsaribrahim.nesdexa453 5 жыл бұрын
cid madaxwayne u aqoonsan ha ukeeno
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
walee hadal hufaniyo boobaan murti lagu hakin halkuu maagayiyo walee nacabku soo ma haweysto hilinnada somaliland waa halaqyo dhuuntood ninka isku biimeynayow'e haasaawe la idiin furiyo walee hadal ma deysaane hunguri damac yaanu idin hodin hodanti maanso ayaan ka leeyahaye haddii kale hugunka aarkiyo dhirbaaxadiisa hooya iga dheh. gabeygaasaan fariin qadaad weynta uga dhigaya Made by me.
@rukiaabdulle420
@rukiaabdulle420 5 жыл бұрын
daarood baa ka dhamaan waydeen meel baa laydin saarayaa.
@qurbaawis642
@qurbaawis642 5 жыл бұрын
FARMAAJO WAXA UU WADAA CADAAWAD IYO AAR GOOSI TAASI DHICI MAYSO....
@mohamuudseef9422
@mohamuudseef9422 5 жыл бұрын
Haji nin waynbaa tahay ee intaad ilaahy ka yaabto kuwa somaliland ugu jecel gudiga ka dhiga bal cida kugu eedaysa kuwii somaliland ugu jeclaa by hadlka ku dareen
@ibrahinkahin3655
@ibrahinkahin3655 3 жыл бұрын
war dadka xun dadka ka daaya waxan oo kale
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 5 жыл бұрын
Walee wa ruunta Adeer Boobe wa geesiyadii SNM ee Afweyne musqu Nigeria 🇳🇬 ku bakhtiyey ee ma doqonkan kaaraha Amisom ku jira la hoor fadhisan xaran bay ka ta hay Jamuuriyada Barakaysan ee Somaliland ee wa ino iyo maxkamada aduunka ICJ
@kamaladan6122
@kamaladan6122 5 жыл бұрын
Waxan ku nooley Gobolk todhere siyaad bare ma waaxaa gadhay muuse bixi ? boobe Iska seexa ciimirba tahay masiijika iska gal Haddi kale waxan ka dhagysno noo keen
@kawsaribrahim.nesdexa453
@kawsaribrahim.nesdexa453 5 жыл бұрын
waanu kaa saari togdheer marti edeb daran baa nagu soo badatay
@khadroh446
@khadroh446 5 жыл бұрын
Odey agli badan maaha
@maxamedibraahim427
@maxamedibraahim427 5 жыл бұрын
NIN RAGEED WAAKAA
@munaqaali4556
@munaqaali4556 5 жыл бұрын
Boobe cadowgaa jaban
@axmedislaw7444
@axmedislaw7444 5 жыл бұрын
waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN !
@daldeeqducaysan882
@daldeeqducaysan882 5 жыл бұрын
Somaliland uma baahna 10 madaxweyne oo is garab yaacaya, Somaliland uma baahna dad is wada cunaya, Somaliland uma baahna qarax joogto Ah, Somaliland uma baahna budhcad badeed, Somaliland uma baahna dowlad musuqmaasaqu ragaadiyay (failed state), Somaliland uma baahna...... qadaad weyn 👍
@axmedislaw7444
@axmedislaw7444 5 жыл бұрын
@@daldeeqducaysan882 Cabaad weyn haddii aan reer Marqaan la midoowno, maxaan idinka helleeynaa Baabuur canbo markaan reer Marqaan u diro reer Marqaan waxeey noo soo diraan Baabuur DAD
@axmedislaw7444
@axmedislaw7444 5 жыл бұрын
@@daldeeqducaysan882 ubbadka danta yar ee reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco xilligii MAXAMED SIYAAD BARRE waxeey haaysteen FREE WAXBARASHO ilaa heer JAAMACAD iyo FREE CAAFIMAAD
@axmedislaw7444
@axmedislaw7444 5 жыл бұрын
@@daldeeqducaysan882 reer Cabaad weyn soo looma OOYIN Maxamed Siyaad Barre ?
@daldeeqducaysan882
@daldeeqducaysan882 5 жыл бұрын
Reer Somaliland imika waxay haystaan chacab nool, cidan xooq leh, tacliin heer sare ah, nabad galyo, calan iyo sumcad wanaagsan, dorashooyin xor ah, madaxweyne mujaahiid ah wiliba ii eryaday adeerka Siyaad Bare. Marka yarayso sheekada abowe
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
RUUSHKA OO SIR CULUS KASHIFAY | ILHAN OO ELON MUSK SCHOOL U DIRTAY
17:51
Duy Beni 14. Bölüm
2:22:58
Duy Beni
Рет қаралды 3,6 МЛН
Oh no😱 EPIC Kissy Missy broke her teeth SITUATION by COOL TOOL
0:39
Mother-in-law coming #shorts by Tsuriki Show
0:28
Tsuriki Show
Рет қаралды 21 МЛН
Полыхание №2
18:58
Metal Family Xydownik
Рет қаралды 908 М.