Asc Adam waakusalaamey ilaahey haku barakeeyo hadii aan kaaga jawaabo anaga askar masameyson karnaa miyaa ma iskufinaankarno miyaa taas nalooma ongolo markey noogudhaweed kabacdisiyaad bare Rajadii ugu dhaweed waa farmaajo waana ogeyd wixii lagu dhigey marka filimka irir samaale waa iskadaawaneynaa Allah aa talo kufilan
@MaxamedXareed-s7o4 күн бұрын
05 waaye
@ubaxadam66364 күн бұрын
Asc Adam waakusalaamey ilaahey haku barakeeyo tankale xasan xaaraash xasan tuuksade xasan dhiikho xasan xaaraan xasan shabaab awalba khof mook majiro in damuljadiid iyo shabaab ay iswataan korsigana aykusoofuuleen argagaxgilin umada iyo iska horkeenis iyo iskudirid umad soomaaliyeed waa ninkii yiri 100 doolar ninkaan Rabin ha iska baxo askarta they are not listening
@Khadib-l2b4 күн бұрын
Walaal xalaal umadeena Somalida Bari ma cunaan qofka xalaalka cuno naftiisa ma ogolo inuu wax silo been sheego ilaahay xaaraanta ha naga bixiyo. Ducada rabi wuxuu aqbala markii xalaal la quuto