Farsamo wax badan kuu badbaadinaysa!!!!!

  Рет қаралды 9,994

Lastech Academy

Lastech Academy

Күн бұрын

Waa cashar aad u qiimo badan oo uu u baahanyahay qof walba oo Computer haysta!!!!
Halkan hoose kala soo dega linkiga.
www.tenforums....

Пікірлер: 42
@RuunE-Y
@RuunE-Y 3 жыл бұрын
ustaad mahadsanid waana ku sameyey cashiradadana si wacan ayan ula socdaa
@kaafiab5241
@kaafiab5241 3 жыл бұрын
mahadasanid ustaad
@maxamedxuseen6210
@maxamedxuseen6210 Жыл бұрын
Ustaad plug in ka ka soo hadal
@suhaybsheekhaawi2546
@suhaybsheekhaawi2546 3 жыл бұрын
Thanks mcliN
@ahmednorhersi1198
@ahmednorhersi1198 3 жыл бұрын
Aad baa u mahadsantahay
@aljiilaani5829
@aljiilaani5829 3 жыл бұрын
thanks ustaad
@mimilpgaming7214
@mimilpgaming7214 3 жыл бұрын
Jazaka allah teacher😘😘😘
@ebrahimessahilowle6271
@ebrahimessahilowle6271 2 жыл бұрын
Asc boss, fadlan link ga ayan ubaahnahay thank you Description ka wan ka waaayey maclimuu mahadsanid...
@somaliok1035
@somaliok1035 3 жыл бұрын
Keep going sxb
@somaliok1035
@somaliok1035 3 жыл бұрын
Masha allaah
@ahmedAbdirahman334
@ahmedAbdirahman334 3 жыл бұрын
AS ustaad abdihaliim computerkayga keyboard number 1 oo kaliya ii shaqayn keyboard waa furay waan nadiifiyay walina xal uma hayo ustaad i caawi maxan ku xaliyaa
@lastechacademy
@lastechacademy 3 жыл бұрын
badana waxay ku timadda hp Computers ka, lakin waxaa wanaagsan in aad bedesho oo mid cusub aad soo iibsato.
@himilotrainingacademy663
@himilotrainingacademy663 3 жыл бұрын
Asc ustaad wadaan kaa codsanayaa unaad noosoo diyaariso excel search box sida war qada magac looga raadisho Example waxaan rabaa inaan exal adeeg iiyaalo kadhax raadsho shayga iyo lacgtiisa marka siyaan uga dhax raadsho magaca markaan taabto waxaan raba iney calaamad soo fuusho magaca iyo qiimaha mahadsanid ustaad waxaan kaa sugnaaba waa Search Box
@lastechacademy
@lastechacademy 3 жыл бұрын
Ok
@maclumadtube1781
@maclumadtube1781 Жыл бұрын
Wll wey fududahy qeybta kor Excell ka firir meel searching ah ayaa ku taalo kabacdi ku qor sheyga xogtisa ku qoran Ee aad radineysid
@Thelionkingdom516
@Thelionkingdom516 3 жыл бұрын
Filekaas Sida Loo sameeyo Ustad Video Nooga Soo Samey
@lastechacademy
@lastechacademy 3 жыл бұрын
Download ka qaybta description ka ayaan geeyay, lakn isaha laftiisa sida loo samaynayo miyaa kan la soo dajinayo?
@malaykaboone
@malaykaboone Жыл бұрын
Asc macln folderkibaba isamysi wayay
@Kader_HK
@Kader_HK 3 жыл бұрын
Thank you a lot Wan sameeyey waanan ku libano mid i shaqaynayay ayan copp ka qatay ku waxbadan ka maqnayen ayanan ku restore gareyey than wu ishaqeyey mahadsanid
@malaykaboone
@malaykaboone Жыл бұрын
Can i help me
@farhandualeh7743
@farhandualeh7743 3 жыл бұрын
Link ga file ka backup and restore astuud xaagad inooso dhigtay ?? Thanks for your sharing...
@lastechacademy
@lastechacademy 3 жыл бұрын
Waxaad gashaa qaybta description ee video ga hoostiisa ka eeg
@tahliiljumale1898
@tahliiljumale1898 3 жыл бұрын
Mahad sanid ustad marka hore marka xigta hadii an dhaqaayo pc ga soma wanagsana inan D da sii dhigto drvrs ka dsktop waxaan dhigo wa baxayaane downlod na dabcan wa sido kale thanks markale
@lastechacademy
@lastechacademy 3 жыл бұрын
Way fiican tahah lakin waxa sii wanaagsan in aad flash ku qaadato ama hard disk ku qadato
@tahliiljumale1898
@tahliiljumale1898 3 жыл бұрын
@@lastechacademy mahadsanid
@tahliiljumale1898
@tahliiljumale1898 3 жыл бұрын
Ustad maanta waan sameyay mahadsanid hp 820 an ku tijaabiay een marka mel an dhigtay drevka model kale ma u isticmalikaraa isla modelkaan tusaale hp 860 840 ama toshiba xataa . Thanks for your help teacher 🙏
@lastechacademy
@lastechacademy 3 жыл бұрын
@@tahliiljumale1898 mid kasta kiisa saar saas ayaa muhiim, waxaa wanaagsan inay isku nooc yihiin
@tahliiljumale1898
@tahliiljumale1898 3 жыл бұрын
@@lastechacademy jazakuma Allah macalin mahadsanid inbadan
@abdulkadirabdirasak3644
@abdulkadirabdirasak3644 3 жыл бұрын
Ustaad, waxa u baahanaya qaabka shaashadda computerka loo bedlo oo lagu bedelo midkale oo cusub. Tusale: waxan joga xafiis 1 computer baa dadka dhan kawada dhexeya, qofkasta destopka waxa uu ka buuxiyey file ama foldero, taas oo keentay inshaashada dhan file-lal qariyey. Marka sidee ku sameesa karaa shaashada ii qaas ah isla computerkii anigoo adeegsanyo aan tirtirin foldres. Pls help with me that.
@lastechacademy
@lastechacademy 3 жыл бұрын
1. Shaashadda Computer ka iska qari 2. Files ka hal meel isugu gee ama hal folder oo magac gaar ah u bixi 3. Virtual deaktop isticmaal casharkana ka cawinaya. kzbin.info/www/bejne/imTbaoCOiLV9lbc 4. Wixii aan muhiim ahayn meesha ka saar soo reeb inta la isticmaalo 5. Qof walba folder magac ha ula boxo markuu save garaynayo ha isticmaalo. Intaas soo tijaabi.
@ibrahhimahmed8482
@ibrahhimahmed8482 3 жыл бұрын
Midka ugu fudud ayaa ah "user" adiga kuu qaas ah sameyso
@lastechacademy
@lastechacademy 3 жыл бұрын
@@ibrahhimahmed8482 haa tasna wa mid kale
@abdulkadirabdirasak3644
@abdulkadirabdirasak3644 3 жыл бұрын
@@lastechacademy waan dawada ustaad virtual window. Daakhada sida loo kordhiyo iyo sida wax laagu daro. Mahadsanid. Keep going
@Thelionkingdom516
@Thelionkingdom516 3 жыл бұрын
Ustad 3th part Device Maxaa laga wada
@lastechacademy
@lastechacademy 3 жыл бұрын
3rd party marka lajoogo softwares ka waa application dheerad ah oo aad isticmaalayso tusaale ahaa kuwa kuugu duuban mobile kaaga qaar kamid ah, waana apps loo sameeyay lacag la'aan, waxaana badana iibiya ama sii qaybiya kuwa aan ahayn kuwii soo saaray.
@dekader9118
@dekader9118 3 жыл бұрын
thnks
@kaafiab5241
@kaafiab5241 3 жыл бұрын
asc ustaad maxay ku kala duwan yihiin windows 10. windows 10 home iyo wwindows 10 S
@lastechacademy
@lastechacademy 3 жыл бұрын
Haye casharr ban insha Allah ka dhigaynaa
@ugbaadxasan6437
@ugbaadxasan6437 2 жыл бұрын
Asc
Sidee loo wadaaha hal Printer Computers kaaga oo dhan ?
7:16
Lastech Academy
Рет қаралды 9 М.
Every team from the Bracket Buster! Who ya got? 😏
0:53
FailArmy Shorts
Рет қаралды 13 МЛН
3 Meel Ka Fiiri Inta Aadan Soo Iibsan | Laptop Cusub
10:27
Zaak Multimedia
Рет қаралды 20 М.
Sida loo la soo Dego Buugaagta Pdf-ka ah
3:41
Fu'aad-Booska
Рет қаралды 9 М.
ليش WINDOWS 7 كان أفضل نظام في التاريخ 😎
10:04
سنكرة SANKARA
Рет қаралды 891 М.
Sidee ayaad u dooran karta laptopka kugu haboon ?
7:52
Muraadso
Рет қаралды 56 М.
جربت كل أنظمة التشغيل في البرمجة، ودي الخلاصة!
16:35
غريب الشيخ || Ghareeb Elshaikh
Рет қаралды 139 М.