Farta kani waa benlow ee yuna ka walin ee kor uga bax
@kowsaralihassan76747 күн бұрын
bisle hadii ay run noqoto u saas sameeyo walaahi nin aamin maleh hadey run noqoto ajanabi Muslim ah waxan ahayn ha guursan balaaya nin somaali ah ha guursato
@HassanAhmed-i6w7 күн бұрын
Farta,Hal fursad,ayd lahed,marks, wa marki ad u tagty,in ad mahersato, bes
Asc Farta Abayo cidaan maba taqaanid 4kayar maba guursadan nin afrika aadayna masoo guursanayo ha aaminin odayaal 90jiro ah ayaan KZbin ka arkeynay gabdho yaryar loo guurinayey dadka afrika joogo waa dad gaajeysan oo sidii xoolihii gabdhahoda u iibisada afrika gabdhuhu waa xaraash iyo xoolo jaban ee hala xataa hadey diintu u oholan lahayd 6iyo ka badan ayey u guurin lahaayen ee hala yaabin
@kowsaralihassan76747 күн бұрын
farta is deji abaayo yan leysku kiin dirin dadkan wa xasadiin
@YNuur7 күн бұрын
Daraama badanaa😂 bisle cidiisa hadii gabar ku dareen waaba heersare aloow run ka dhig😂 anba walalkeey naag tiktok ka qeylayda uma rabeen no more qiira jabaan😂