Fartun happy iyo Ninkeeda Sanka Shaqada Guriga Ayaan Kacaawiyaa Laakiin Dadka Ayaa

  Рет қаралды 19,886

Xiisaha Wararka

Xiisaha Wararka

Күн бұрын

Пікірлер: 65
@deqaelmi7309
@deqaelmi7309 2 жыл бұрын
Raga isku mid maha qaar ban jecelen hawsha guriga maha inu xasid yahay ama uku jeclen qarna way garasho badan yihin wayna firficon yihin xaga shaqada guriga Mashaallah wilkan wa baari wana fir fircon yahay xaga shaqada guriga mashaallah ajar badana u ka helayaa family gaan Allah barakeeyo inshaallah
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 2 жыл бұрын
Ani gurigeena wiilasha wayna caawin jireen wlhi lkin odagayga majecla marka dharka dhaqayo warwar dhahaa bes subixii nooso adeeg lkin shaqa guri maba jeclo waala yaabaa wlhi
@deqaelmi7309
@deqaelmi7309 2 жыл бұрын
@@nimcaaliwaceys8484 abayo dadka isku mid maha waykala shaqo neceb yihin walalkaa hadaa dhahdid dharkan ku dhaqaa kalay war waro wuku yelaa qarkod waykula dhaqayan lkn ninka howsha guriga jeclen hadaa ku dhahdid san same ama i cawi waxaba laga yaba inu buuq idinka dhex dhaco kkk marka hadu jeclen adigana isku filan tahay farahaa laga qadaa masuliyadisa kale haka adkaado inshaallah
@nimcaaliwaceys8484
@nimcaaliwaceys8484 2 жыл бұрын
@@deqaelmi7309 ani keligay maa la iiso qorey dhahaa sigisantyda aawey haduu idhaho ha iweydiinin marmar wlhi waaku kacaa gurigeena oo kudhowad 20 ruux kunoolayd intaa ka shaqa badan waaba layabayba
@Miimi143
@Miimi143 2 жыл бұрын
Happy famili waligey ma ceynin hal mara ku xanqay wana mar kuu sanka ka tagay ayaga nh wey ii og yihin inaa tageero oo jeclahay m.a my famili wa nii wata ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ismaaciilmaxamedaadan6995
@ismaaciilmaxamedaadan6995 2 жыл бұрын
Maasha allaah tabaarakallaah cadawga alle ha idinka qabto
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 2 жыл бұрын
Mansha Allaah halaysu kalmeeyo waa wanag👍🌹🌹♥️♥️💖💖
@Miimi143
@Miimi143 2 жыл бұрын
Dad ka is ku mid ma ahn familkaan hadan dawan aniga yutup maba ii macando cadow tinimada lo qabo balse aniga ahaan walhi wan is la jeclahay la jogoda kala tagoda nah wan ka xumaday is ku so labashadoda nah wan ku fahay alx alle ha idin ka hayo il bini aadan sanka iyo tuuney caadey ❤❤❤
@shukriabdi2953
@shukriabdi2953 2 жыл бұрын
Masha allah 👑 ❤ family 👪 ❤
@munacaday9267
@munacaday9267 2 жыл бұрын
Sharaf meha nin masaxad wata 90kaba lkn wa inuu shaqo taga
@sundusawil2355
@sundusawil2355 2 жыл бұрын
Inuu shaqeysto iyo inuusan shaqeyn maxaa ku ogaatay wax walba dhaliil looma yeelo
@maqsuudchannel4888
@maqsuudchannel4888 2 жыл бұрын
Oo ma adhigu ku tugsaday mxaa ku ogeeysiyay inuu shaqeysan iyo in kle yap
@SuuBarre-c4d
@SuuBarre-c4d 5 ай бұрын
Muran dher kadib...hada furtun hawaykulatage masheqesta waa malasocota mise war mahaysit
@ayuubfaniin6703
@ayuubfaniin6703 2 жыл бұрын
Asxbt xisaha wararka 500 key wa haf m an garsino wey u qalman kabadan bishan markey dhamato insha Allah
@xaajibalad5463
@xaajibalad5463 2 жыл бұрын
Oo sow Nin walbaa reer kiisa macaawiyo Laakiin waxaa mucjisa ah in reer walba say u nool yihiin ay nala wadaagaan ee ciyaarta naga daaya Nin walbaa si isaga ugaara ayuu reer kiisa u dhaqdee markaa arimihiina qarsada
@hudarahma2465
@hudarahma2465 2 жыл бұрын
Igaa sheg waye abayo ninkasta rerkisa wucawiya alx ilhy nagamaqado lacagta kasogashay mesha
@fam3573
@fam3573 2 жыл бұрын
Camerada hortedaa baa filinkaa laguu jilaa marnaa wa lakala tagaa oo furin banu maqalnaaa
@fartuncabdi3117
@fartuncabdi3117 2 жыл бұрын
@@fam3573 ceeb abyo waleys furaa wana leysku so noqda micnaha furiinkuna maahan wan ku nacay wn ku furay
@fartuncabdi3117
@fartuncabdi3117 2 жыл бұрын
@@hudarahma2465 wlhi benta mahan waleys caawiyaa ilahey hani deysto wilashena somaliyed wa dad naxariis leh
@allrizaaq4178
@allrizaaq4178 2 жыл бұрын
Dee hadoow i cawiinen siidee kuwada joog naa nagoow markaad ur yelataan iyo mar kad dhashaan niimaanka i cawiiya dhaha wayo ilmaha koris koda sahal mahan sanka shugran sidaad ucawisay xaskaga waad na ku amaanantahay wiilkasta oo xasleh is cawiiya leyahay in sha allaah
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 2 жыл бұрын
Waxaas maad lasofarisaten xikmadii dhamaty waligeed la iscaawin jiray hada uma horayn ee wixiina privet kadhigta
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 2 жыл бұрын
Ha u baxina kuwa caaytamayo waa kuwa wanaaga dhibaayo ee nolosha ka dhacay ee allah ha iskiin barakeeyo reerkii wanaaga looga deydo allah ha idinka dhigo aamiin isku waara guri buuxa allah ha idinka yeelo aamiin
@nasraabdullahi231
@nasraabdullahi231 2 жыл бұрын
Masha allah ilahey haxafido family quruxbadan
@deeqaluul6155
@deeqaluul6155 2 жыл бұрын
Fartuun happy ina adeertay igu salaan🥰✌️
@haniabdi3866
@haniabdi3866 2 жыл бұрын
Horumar wacan (arkaa milkiile)
@maxamudmuud1508
@maxamudmuud1508 2 жыл бұрын
Waaw mnsha allh jamiil farxaad kuwaraa
@malabey197
@malabey197 2 жыл бұрын
Alxamdulillah ha dhoho Qofki Qof Caawiyo heesto Alxamdulillah Alxamdulillah
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Maashaa allaah
@amounajibril5606
@amounajibril5606 2 жыл бұрын
Masha Allah
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Asc walalhey chanelkeen Soo booqda Qeer Aduun Iyo Mid Aaqiro Allah Idinsiiyo Inshaa Allah💜🙏🥰
@ayanosman4841
@ayanosman4841 2 жыл бұрын
Wll wn ku saar
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
shukran wll🥰
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Masha Allah🥰🙏💜
@hodanbashir7886
@hodanbashir7886 2 жыл бұрын
MashAllah isku wadha
@leylaabdirashid4392
@leylaabdirashid4392 2 жыл бұрын
Mansha alah
@deqaosman4224
@deqaosman4224 2 жыл бұрын
Masha allah waxa kalana waa calooley kkkkk
@farhanyareofficial5
@farhanyareofficial5 2 жыл бұрын
Wanku salamay sxb Abdikadir koronto
@TayoVideoProduction
@TayoVideoProduction 2 жыл бұрын
Fathan tube waan kaa qaaday walal mid lamida
@farhanyareofficial5
@farhanyareofficial5 2 жыл бұрын
@@TayoVideoProduction sxb Waxan ku ahay tagere marka numbarkaga iso dir Waxan jooga mandera sido kale Waxan rabay mar un codkaga inan maqlo ayan raba sxb mahadsanid 💯💯🙏🙏
@simanyariise9977
@simanyariise9977 2 жыл бұрын
Koronto waxaa noosheektay inaa soojabtay oo diyaarsantahay ee xaafada empty miyaa mase dab shidkii hore aa lagu dafay hhhhhh
@hoyoomumtazfamily
@hoyoomumtazfamily 2 жыл бұрын
M
@seynabxuseen4444
@seynabxuseen4444 2 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁
@Qalabjaan7270
@Qalabjaan7270 2 жыл бұрын
Lamanaha
@sacdiyocabdulaahi1174
@sacdiyocabdulaahi1174 2 жыл бұрын
Aamiin
@laki521
@laki521 2 жыл бұрын
Hhhhhh
@munacaday9267
@munacaday9267 2 жыл бұрын
Ninku sharaf ayuu leeyahay walhi maha shaqada gurigana wax isaga u yala bahdil bay ku tahay sanka waxni xata I ay qariso wa fican
@leila5546
@leila5546 2 жыл бұрын
Abyo adigo kale qof ku caawiyo ma heysatid qofki la caawinaaya ledahay wxas wa ceeb ninkago ku caawiyo wa wxa ugu fican oo nin sameeyo rasuulkena SCW ba biniadam ugu sharaf badna isagana xaasaskisa wu laso adeegi jiray waxkastana wu la qaban jiray diinta hdadan aqoonin iska aamusa dhaqan iyo ceeb bad ku waalaten ceebta wxay tahay so barta horta
@amranizmail
@amranizmail 2 жыл бұрын
mansha allah
@daahirjoker3611
@daahirjoker3611 2 жыл бұрын
Abayo in les caawiyo ma xumo
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 2 жыл бұрын
Beenta waad gashataa Fartun ismaqal last time mom dariska weeye Abdisalan maa ha waa shaqaalo guriga kashaqayn taas been maaha mise beentii waa labadaly
@ramaas360
@ramaas360 2 жыл бұрын
🤣
@maxamedxasanmaxamed6719
@maxamedxasanmaxamed6719 2 жыл бұрын
Waaddhiiqaysatay
@maxamedxasanmaxamed6719
@maxamedxasanmaxamed6719 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 2 жыл бұрын
Wcs
@sumadqaran
@sumadqaran 2 жыл бұрын
Qoftaan weey iga soo booday balaayo war badan soo kii Ku furay ma ahan ayaan dhaweeyd .??? Jacayloow xaal qaado
@mariyakulane4324
@mariyakulane4324 2 жыл бұрын
Hadoo furay ma asaaaa nacay edeb darnaaaa
@faadumonaahi9968
@faadumonaahi9968 2 жыл бұрын
xiisaha wararka wlal waxanka codsanayna umu almaas in aad iga gaadhsiiso dadku jecel ayaa jira ee waaku baryayna youtube kagi kuso laabo umu almaas waaku xiisnay adigana waa kugu qaan hadad iga gaadhsin waydo toronto
@korontostudio2819
@korontostudio2819 2 жыл бұрын
Asc.Walaal Faadumo Naahi aad baad u mahadsan tahay Ummu Almas Safar ayay ku Maqneyd dhawaan ayay soo laaabatay Anigaa dhameynayo Channel keeda xitaa anigaa gacanta ku haayo Maamayda way so laabanee wareysina waan idinkaga soo qaadaa.isnaha allah#
@seynabxuseen4444
@seynabxuseen4444 2 жыл бұрын
mashegaa.wa.tiribo
@bilanqueen3728
@bilanqueen3728 2 жыл бұрын
Waa caloolay somahan
@maxamudmuud1508
@maxamudmuud1508 2 жыл бұрын
Aniih ma aqanii iiinabaar
@asalimuhumed1521
@asalimuhumed1521 2 жыл бұрын
Kan af somalia mayaqano 🤣😂😂😂🤣😂
@naimaabdullahi1151
@naimaabdullahi1151 2 жыл бұрын
Masha allaah
WUXUU KA MASEERAY MESSEGE YADA LA II SO QORAY…!!!💔
18:58
Ayaaniita Official
Рет қаралды 96 М.
Hilarious FAKE TONGUE Prank by WEDNESDAY😏🖤
0:39
La La Life Shorts
Рет қаралды 44 МЛН
Какой я клей? | CLEX #shorts
0:59
CLEX
Рет қаралды 1,9 МЛН
번쩍번쩍 거리는 입
0:32
승비니 Seungbini
Рет қаралды 182 МЛН
Lamaanaha Fartun Happy iyo Abdisalan Sanka Jaceylkii 3-da Sano
46:38
Xiisaha Wararka
Рет қаралды 140 М.
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 5
12:29
Fartun Happy
Рет қаралды 111 М.
RIWAAYADA TACADIGA SAXAAFADA
16:37
HAKIS BURCO CHANNEL
Рет қаралды 24 М.
WAAR DAG DAG AH Ilhaan Omar Deport
15:50
Somalia news
Рет қаралды 954
NINKAYGA KUQABTAY NAAG EEDO II EHED SARIRTAYDA WADA JIFAN
39:57
Ridhwan Issack
Рет қаралды 524 М.
Prank aan kusameyay FARTUN HAPPY manta
17:01
Banadir vision
Рет қаралды 282 М.
Hilarious FAKE TONGUE Prank by WEDNESDAY😏🖤
0:39
La La Life Shorts
Рет қаралды 44 МЛН