ILA TALI: CARUUR AAN KU HESHIIN BAA DHALNAY

  Рет қаралды 71,480

Fartun Duvet girl

Fartun Duvet girl

Күн бұрын

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 204
@Apduum
@Apduum Жыл бұрын
Why should we not clap forJack's great concepts?... A great thinker.
@Pilipili248
@Pilipili248 Жыл бұрын
Family planning is a beautiful thing! Let’s normalize good communication in marriages, rather than go with our own instincts and desires. Maybe the husband wanted to know his spouse better, work to be stable before bringing children, finish school. Which are all viable reasons. We don’t know what his reasons were. Wife was totally wrong for what she has done.
@aishuukunwilkaron6743
@aishuukunwilkaron6743 Жыл бұрын
Marriage without communication is not Marriage, let people communicate and agree
@hamdahamda-vf9xb
@hamdahamda-vf9xb Жыл бұрын
YAA CARUUR DIIDAAYA 4 SANO AYAAN SUGAAYAY ALLE AYAA WAX WALBA GACANTIISA KU JIRAAAN WLL QOFNA MA PLAN GREEN KARO SIDAAN FILAAYO ALLE MOOYEEE😢😢😢😢😢😢
@ladannuur3299
@ladannuur3299 Жыл бұрын
Abaayo Ilaah haku siiyo kuwaan soo daahin Oo baari ah Insh allah ❤
@sammiramoallim722
@sammiramoallim722 Жыл бұрын
Abayo istaqfaarta badi ilah ba ku siinaya insha allah
@IkraanDaahir-un5ik
@IkraanDaahir-un5ik Жыл бұрын
Inshallah waa Helesa abayo walibo ilmo bari ah Inshallah 😢
@munajama1023
@munajama1023 Жыл бұрын
Abay illahey ha ku siyo awladh baari ah,laxowla wala quwata ila bi llah abay kucelceli marwalbo Allah SWT isaga awoodha leh inshallah wuku sini
@qanciyeyare6891
@qanciyeyare6891 Жыл бұрын
Ilaahow sii owlaad idiga iyo inta kula midka ah inshallah
@yaska_QY
@yaska_QY Жыл бұрын
Next ila tali bring your manager friend, I like her energy😂
@hanahussein852
@hanahussein852 Жыл бұрын
khalad iyo khiyaano midna meesha mataalo ilmo meeshu yimid xalaal ah alxamdulilah dhaha
@ahmett5835
@ahmett5835 Жыл бұрын
Balanta daro waa diin daro qofka waxad isku ogtiihiin haku oo aad oi balantan wa inadka soo baxda ama marla horeba lama galo
@idildayniileofficial130
@idildayniileofficial130 Жыл бұрын
Haduuba shil ilmo ku helay alx ha dhaho becouse ilmo dadaa dhatarka ugu weyn adunka inta utagan waaya oo ilaa hada gacmaha kor utaaga😢
@Safaricom_
@Safaricom_ Жыл бұрын
This is very interesting topic 15 minutes is not enough we need part two😂
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 Жыл бұрын
Absolutely
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 Жыл бұрын
Jack always wright wan ku racsanay anu wlhi fikiro fican ayu leyay so kale gabadhaa hadlaysana wan ku racsanay🎉
@umeymahussein7421
@umeymahussein7421 Жыл бұрын
Am on jacks side great I witnessed the example that jack took it “wat if yu are just the second one like he just want yu as nasiiino place “wlhi soo true and that happens every time come on jack is soooooo rightttttt I luv how he explained and his different views 🤍✌️
@zmzmcardp
@zmzmcardp Жыл бұрын
Aniga fikirkeyga Gabadha waa qaldan tahay, Ilmaha la iskama dhalo waa inaa Plan ilmo ku dhashaa. But hadda way dhacday, ninkaan mushkilo ku jiraa waayo qof la fahmeyso wuxuu rabo ma aha Gabadha so in conclusion Communication is the KEY! WADA FARIISTA WADA HADLA REASON-KA OGAAW AY SIDDAAS U SAMEYSAY!!!?
@sammiramoallim722
@sammiramoallim722 Жыл бұрын
Wax qalbiga laga jabiye ma leh wuu edeb daran yahay hadadan rabin in ilma lagu dhalo single iska ahaw walal marka horeba ha guursanina Ninkasna reerkisa ha dhaqdo edeb darada ha joojiyo😂
@Hayatshali
@Hayatshali Жыл бұрын
That’s true
@NusayboAbdi-in5ks
@NusayboAbdi-in5ks Жыл бұрын
Waa xaqiiq awlaada markahore alla bixiya marka xigata waa nasiib inaad waalid noqotaa hadana waa dhacday gabadha wada fariista lahadal kuna xamdi ilmahaas oo alle bari inuu baarikagadhigo ilmaha wll waa qadar rabiye qadarta qaado ooqanaaco yeelo reerkaaga kusii faro adayg talada karaadi xaaskaaga oo warayso marka horeba iskufahma noloshiina
@munajama1023
@munajama1023 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 Жыл бұрын
Iyada yaku qasbay iyada ogalaty qiyantay waana wasaad qiyanley
@faatimohusen4526
@faatimohusen4526 Жыл бұрын
Caruur anad rabin inad aduunka keento wa xnun xata kornimo iyo jecl ficn ma helayan ilen ma rabine alle ha jeclhysiyo😢❤ anyway fartun dress,kaga wuuuu❤
@queenrayan6292
@queenrayan6292 Жыл бұрын
Fartuney asaga hadii loo duleliyay ileen waxa weydadanayanee siduu u fahmi wayay alabta markuu iska sarayay😂 taas waa fikirkeyga inta ila qabtana 🤙😂
@NajmaHassann2726
@NajmaHassann2726 Жыл бұрын
That’s what I was thinking 😂
@yakubrabeh3259
@yakubrabeh3259 Жыл бұрын
I like akafi’s explanation
@Hooyocanab12-s3q
@Hooyocanab12-s3q Жыл бұрын
Hadu rapeen muxu oo guursadey asaaga khaldaan yaahu dhgaaan xumo wa dahqaan gaalo waye kids are happiness marapo caruur ilhey taase wa kugu carooonaya wlhi dad aya oo oynaaye giyaaano meshaa ma taaalo dad ilhey nimcaadise ku shukrine waye
@mohamedabdikani6601
@mohamedabdikani6601 Жыл бұрын
wiilashu dood bay ka dhigeen, balse talo ayaa la wydiiyay, Fartun sge hit the nail on the head, she's very genius
@lakifarah4545
@lakifarah4545 Жыл бұрын
Our queen duvet for real we miss you❤❤❤❤❤❤❤
@abdikadirabdirizak2118
@abdikadirabdirizak2118 Жыл бұрын
You guys are the best team in KZbin MashaAllah keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ugbaadothmaan2825
@ugbaadothmaan2825 Жыл бұрын
Saaxiibkayga shaadhka cad waxbadan ayuu fahansanyahay 😂❤
@carayschannel6747
@carayschannel6747 Жыл бұрын
Akafi😂 "aniga inaa fikrad ku fadhiyo ma rabo 😂😂😂 balaayo kugu fariisatay
@aliasalahfarah2180
@aliasalahfarah2180 Жыл бұрын
Fartun next bring nawal please we missed her 😊❤
@elephwahab2169
@elephwahab2169 Жыл бұрын
Fortuun iyo asxapteyd dar Alle idin jeclahay wlhi 😊😢 inta badan waxbarasho iyo shaqo ku mashquulsanahy vedio yada waqtikii cariiri noqotay
@faadumocabdullaahi5368
@faadumocabdullaahi5368 Жыл бұрын
Aniga fikirkeyga waxaa waye oo laada dhulka lagmahelo wax ladul duleliyana oolaad makenaan mana celiyaa ilmahaas waqtigii alle ugu talgaly ayuu dhashay qadarka rabina wax celinkaro majiraan marka alle kabqa oo ilmihiina korsada wax qiyaano ladhohona majiraan ee hadyada alle qaado ilmaha erayga umaronee alxamdulilaah hadhoho qofkaas
@prettyibrahim5873
@prettyibrahim5873 Жыл бұрын
Wlhi tasan been ahyn nio qalpi jab wx ladhaHo manay kusamynba 😢 aduunka ilahy qof Aan laqorin inuu Awlad dhalo ayuunba uxanuunsan mnta qaarna waa kuwasa Awlada loo dhalay way ikhiyanta lagu jira ,
@amoonabdilaahi1917
@amoonabdilaahi1917 Жыл бұрын
😂qurux ku dhiigle isku fikir nahy wlh❤😊
@hafsom.9089
@hafsom.9089 Жыл бұрын
Asc. Fartun and everyone!This is an interesting topic. I am actually surprised so many people are on the woman’s side. Saxibs, regardless what you believe marriage to be, (I think it’s ridiculous to say marriage is only about kids cause they’re people who Allah never willed for them to have kids who will be sad to hear people talk like this even in this time and age), the man and the woman agreed to not have kids the first year and to try their best not to have one. But the woman went against that by poking a hole in the condoms. Which btw, is a crime lol. Regardless of why this sister did this, she deceived her husband and went back on an agreement. She then proceeded to advice someone else to do the same thing as she did. Nobody that has shame and guilt for something they did out of let’s say a moment of weakness ( since everyone wants to make her out to be the victim which is messed up btw), goes around telling other people to do the same thing as they did. That is the behavior of someone that doesn’t see anything wrong with what they did. Again, it doesn’t matter if you believe marriage is all about kids, it’s NOT btw, facts is this man got played by his wife but most people seem to want to make him the bad guy cause he wanted to wait a little before having kids. Have some compassion for the brother. My advice will be to talk to her and then make your choice. I hope all works out of your family!
@profinneupane6883
@profinneupane6883 Жыл бұрын
Inay wada hadlaan oo isla fadhiistaan ayaa wanaagsan wax walbana la dhameeyo, inkastoo kalsooni mar burburtay ay adagtahay sida lagu soo celin lahaa. Lkn waxaa caqli-xumo ah in khaladkii ay iyadu sameysay ay qof kale kula talineyso, laga yaabaa in ninkaas uusan u dagnayn sida ninkeeda oo kale oo haddii uu arinta isna ogaado (koley wuu ogaan mar une) ay u badan tahay inuu furi doono
@ashajunniee2453
@ashajunniee2453 Жыл бұрын
Jack had good opinion today hahah
@ABDIABDULLAHISALAD
@ABDIABDULLAHISALAD Жыл бұрын
😢😮
@Edbashir
@Edbashir Жыл бұрын
Mid ila fadhiya kulaha "Bacdi ayaa dilaacdey" 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 i cant breathe
@niciimaawil8726
@niciimaawil8726 Жыл бұрын
Bacdu wamaxay 😂😂😂
@Edbashir
@Edbashir Жыл бұрын
@@niciimaawil8726 🤣 bahasha
@iftin_nuura6991
@iftin_nuura6991 Жыл бұрын
😅😅
@Edbashir
@Edbashir Жыл бұрын
@@iftin_nuura6991 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@qodobadakawararka
@qodobadakawararka Жыл бұрын
Waaw qurux ku dhiigle waan ku salaamay ingiriiska miyaad imaaday waa taageera haaga qooro ku dhiigle
@AbubakarMuhumed-n9i
@AbubakarMuhumed-n9i Жыл бұрын
Keep going more videos with jack
@samarabdilahi7433
@samarabdilahi7433 Жыл бұрын
Iam like quruxkudhiigle I was asking myself what’s duleelo 😅
@queenalmaz3534
@queenalmaz3534 Жыл бұрын
Keep going my sister fartuun❤
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 Жыл бұрын
Kan yar e dhexe waa fariid wuu tijaabinayaa in uu somali sax ah ku hadlo
@mushtaqkhalid161
@mushtaqkhalid161 Жыл бұрын
Qurux ku dhiigleh ka saxan fartun Away maskaxdaadi waydii gabadha waxa ku kalifay Aritan qalad ha ku xukumin xaqaa ku qabanaya 💯🙏
@nasramohamud1629
@nasramohamud1629 Жыл бұрын
Kala kaxeey dheh inkaston fududaday oon wali dawan fidiyoga dalaq lee soo dhehe comment ka😂😂 lkn anig walshey saas ku ahaay hadana ifkaa ujeclahay yurub iga jirta anna muqdisho ❤️‍🔥💯😻
@AyubabdulahiAyubabdulahi-vz5ry
@AyubabdulahiAyubabdulahi-vz5ry Жыл бұрын
Fartun abayo aragtidada wlhi waku farxa waxaa kuguso xasusta hoyadey mcn 😢 mama illhy Haku naxaristo
@Karellaabdii2y6
@Karellaabdii2y6 Жыл бұрын
Ilhey naxristi jano ha siiyo Lkin side apowe 🫂😢
@AyubabdulahiAyubabdulahi-vz5ry
@AyubabdulahiAyubabdulahi-vz5ry Жыл бұрын
@@Karellaabdii2y6 aamin wlshey mcn
@Mokmok279
@Mokmok279 Жыл бұрын
Jack is on point
@haithammohamed2482
@haithammohamed2482 Жыл бұрын
I liked the background voice wlhi mashallah tabaraklaha ✨🫶🏼
@mirehashi1457
@mirehashi1457 Жыл бұрын
Wcs walal Qeer ilaah haku siiye sifiican olatali
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 Жыл бұрын
Alla qosol badana duleelka maxa waaye😂 uu taagnayahy😂
@djama9490
@djama9490 Жыл бұрын
Thank you qurux ku dhiigle duleelo maan fahmine
@aphiaraghe6073
@aphiaraghe6073 Жыл бұрын
😂 Of topic Fartuun I love your dress ❤❤
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Жыл бұрын
Thank you ❤️❤️
@Theacademichouse
@Theacademichouse Жыл бұрын
The manager's energy loved it 😂😂❤️
@prettyibrahim5873
@prettyibrahim5873 Жыл бұрын
Qalpiga la igajabiyey wxy waar niow hatan wxn dhcday wll aygana haL point ka qadO gabdhada lahadal wanan maqlay dheh wxd ku hadaysey aniga maxa iqiyantay dheh
@prettyibrahim5873
@prettyibrahim5873 Жыл бұрын
BaL waxy ku tidhahdana nalasoo socodsii😂 😂
@mariahassan2472
@mariahassan2472 Жыл бұрын
Gabadha wax qalad ah malahan ani ahaan ,Aabo in lagu dhaho ma dheel dheelbaaa nin daraja alle siiye ayaaa dacwad qabo walee taas nin kama raacin
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 Жыл бұрын
Jack agree with you your oppinion coz some men don’t need children first yrs or at All👶 🙏👍
@Safaricom_
@Safaricom_ Жыл бұрын
0:20 boom boom in da house 😂😂😂
@ahssansaas212
@ahssansaas212 Жыл бұрын
Qurux kudegle is right ❤
@المحبهفاظمةالزهراءالمحبهفاطمةا
@المحبهفاظمةالزهراءالمحبهفاطمةا Жыл бұрын
Fartun nastexo iyo abdi soceli 😂😂
@Isracadar
@Isracadar Жыл бұрын
”Waa ni baryaa isla jooga ha is furina” 😂😂😂😂
@munishmohaz5928
@munishmohaz5928 Жыл бұрын
Marka horeba xdu dhaho ilmo marabi iskaga tag qofan ilmo rabin nahriisba malahane subhanllah
@salmoo.h
@salmoo.h Жыл бұрын
More videos like this please 🙏
@JackCaddnan
@JackCaddnan Жыл бұрын
Keep going sis
@mohamedabuu7804
@mohamedabuu7804 Жыл бұрын
Fartuna my sister keep going 👫 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@R4M4L3
@R4M4L3 Жыл бұрын
the wife is wrong. it could be one of many reasons but i think most there is pressure on women when they get married, family and also ppl ask them very personal questions like are you not pregnant yet, orodoo dhakhtar aad and check your self, are you the problem or is it your husband, or it could be another reason like women (not all but mostly) always think if you don't give a baby to your husband he is have good time with you and then leave you with another chick so they plan to get pregnant and have a baby with the husband and use the baby as leash to keep the husband . قَالَ إِنَّهُ مِن كَيْدِكُنَّ ۖ إِنَّ كَيْدَكُنَّ عَظِيمٌ
@aragsan1888
@aragsan1888 Жыл бұрын
Awlaadii miyaa كيد noqotay waaba nimco Ilaahay dadkuu doono siiyee, anagaa waxaa aragnay🤦‍♀️
@R4M4L3
@R4M4L3 Жыл бұрын
@@aragsan1888 may walal, waa khiyaanada ay gabadhu khiyaantay ninkeda iyo kalsoonidii uu ku qabay oo ay jabisay wayna adagtahay qofku kalsoonidaada jabiyay inaad dib u aamintid.
@R4M4L3
@R4M4L3 Жыл бұрын
@@sunnym5013 its strange condition but she could have said NO I need children now and it's also forbidden in our Deen to lie, deceive and break the trust that someone has on you specially your spouse just imagine seeing your spouse's face every day and all you see is lying, manipulative, untrust worthy person.
@profinneupane6883
@profinneupane6883 Жыл бұрын
@@aragsan1888war horta aayadda ma fahantahay? Yaa yiri awlaadda baa ah? Aayaddu waxay ka hadli dhagarta dumarka inay ka khatar badan tahay tan shaydaanka waana run diid ama yeel
@aragsan1888
@aragsan1888 Жыл бұрын
@@profinneupane6883 dhagarta nimanka Ilaahay wuxuu ku sheegay xaasidnimo iyo dil halka dhagarta dumarka ay tahay oppositeka😁
@hamdixsan
@hamdixsan Жыл бұрын
Waxaan aad uga xumahay in maanta waxa laga hadlaa saas yihin War wallayaalow Aduunka dada la.a ilma meel ay u doonan tan kalena ilamaha barakadooda ayey wataan illahay ha cabsada Ilmahiina korsada illaahy u toobadkeena
@indho_adayg3268
@indho_adayg3268 Жыл бұрын
Walaal fatushh love u ❤
@sahrahaji5749
@sahrahaji5749 Жыл бұрын
Asc fartuun iyo asxaabteeda hadaa kahadlo arintaan hooyo soomaali anigoo ah anaga cidna kalama tashano caruur dhalid anagaa macdanteena leh alxmd waxaan saaxiib la ahay gaber tunisiyan ah nin yaman oo dumashigeyna wuu qabaa hal gaber ayeey qabaan asagana ma ogolo iney wax dhasho aniga waxaan layaabay see ogolaatay arintaas well ayada macdanteeda leh hada weey calaa cashaa habeen iyo maalin
@queenqueen9315
@queenqueen9315 Жыл бұрын
Anaa aqaano gabar ilmaha dar alle ooga daaheen oo xataa dhaqaatiir bdn aadeen ayad iyo ninkeeda ayagoo oowlaad raadinaayo lkn gabdhaha kale ugu talineeso family planning aan sameesay aniga adinkana sameesta oo ilamaha ha u dhalin ninka sanadada u horeeyo
@bunkaeedy4963
@bunkaeedy4963 Жыл бұрын
Fartuun heesta kuu saaran yaaqaadey
@sadiaabdi5864
@sadiaabdi5864 Жыл бұрын
I agree with qurux
@BaahiyeChannel1
@BaahiyeChannel1 Жыл бұрын
Allow Cimrigisa raaji Qofkii isoo booqda🤲🥰
@boqrana9427
@boqrana9427 Жыл бұрын
Love you sis keep going
@maxamedkhadar7565
@maxamedkhadar7565 Жыл бұрын
Abdikafi somaligi wu bartay mnsha allh
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 Жыл бұрын
Qurux kudhigle ku fagrad ahay
@nimcogaas9562
@nimcogaas9562 Жыл бұрын
Jack ayaan racsanahy
@istaahilelmi4862
@istaahilelmi4862 Жыл бұрын
Fartuuun love ou❤😊
@juwachannel8011
@juwachannel8011 Жыл бұрын
Qurrux ku dhiigle laqabaa jawaabta uu kabixiyay👍👍
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Жыл бұрын
😂😂😂 fartun iyo akafi Ali and qurux kudhiigle ❤❤❤❤
@nasteexoabdi1607
@nasteexoabdi1607 Жыл бұрын
Manta waxan ogaday jk waxa ku harerysan dhan uu ogyahy😂😂😂😂😂
@aishakaifgacal1018
@aishakaifgacal1018 Жыл бұрын
We miss you macneyyyyyyy😢❤❤❤
@mariyaibrahim8546
@mariyaibrahim8546 Жыл бұрын
Anigu waxan kula talinlahaa labada qofba horta ilahayba bixiya Awlaada ee wiilka waxan Orhan laha hadii ilahay kusiyaay awlad maxad kudiidin daad baa Malin iyo Habeen radinaya siday caruur kuheli lahayeen ee wiilow ilahay unoqo markan enaantana waxan odhan lahay ilahay umahad naq
@sacdiyacabdulahi4954
@sacdiyacabdulahi4954 Жыл бұрын
Asc waan idiin salaamey asxbta wll farduun labateedo wey qaldan yahiin sababta waxan nahy islam aqooneh waan u lee nahay caruurta qiimaha ey ku fadhiiyan marka wax yabaha galada iska daaya dheh waxas waa ceeb abaayo
@Safaricom_
@Safaricom_ Жыл бұрын
Manager 😂😂😂😂😂😂
@safiyoxaajicusmaan1846
@safiyoxaajicusmaan1846 Жыл бұрын
tuney ❤❤❤❤❤❤❤
@abubakardaahir4853
@abubakardaahir4853 Жыл бұрын
Am not gonna judge who is wrong and who is right. When 2 people are married they complete ones deen. The marriage is done when the man must be financially responsible for the welfare and maintenance of his wife or wives and any children they produce, to include at a minimum, providing a home, food, and clothing. When people are married in islam, Islam encourage to have children and teach them the deen and the children will be the ones who will be praying for their parents.I do encourage both of them to have a talk and solve the matter in a simple way which cannot affect the other and to continue the marriage the best way they can and let them not be interracted by other beings concerning their marriage and let you live a happy life. Assalamu aleykuk wa rahma. Salaaam❤
@aizhadiamond7561
@aizhadiamond7561 Жыл бұрын
confuse ku daremay shekadan almiino wax qalad eh maiimuuqdo awlaadana dad la baa jiro alhamdulilah dheh reerkana dhaqo qalaas
@liishoawed1934
@liishoawed1934 Жыл бұрын
qoftaas ilhaan cumar u cod eg
@asmamohamed4505
@asmamohamed4505 Жыл бұрын
Waxan layabanahay dadka dhahoya way khiyantay awlaadu waa nimco dadka oo dhan mawada helan alhmdullilah ha dhaho hadu awlad helay
@diamondinahaji7309
@diamondinahaji7309 Жыл бұрын
Raaga qaar carur maa raban lkn nin aan ubad ka rabiin maba ku jeclo soco la dhaha whi ina hal biil xiida ka yeleen awlad ha ii dhaliin qalad waye 😂😂
@fardowsamaxed5590
@fardowsamaxed5590 Жыл бұрын
Masha allah jack wanaga yaabsaday english wa nagu dishee bas dheh 😂😂😂
@naturevideo1170
@naturevideo1170 Жыл бұрын
So what is the point of marrying, if you don't want to have children😂😂😂
@sumayocabdi1157
@sumayocabdi1157 Жыл бұрын
2:03 I'm DEAD 😂😂😂😂😂😂
@wardasuldan7448
@wardasuldan7448 Жыл бұрын
Qof aan raabinba in aan Awlaad wada dhalno maxa isku guursanayna?
@shx1906
@shx1906 Жыл бұрын
I just wanna know where that dress is from😍
@FartunDuvetGirl
@FartunDuvetGirl Жыл бұрын
Asos curve & plus size section
@rowdaisaq98
@rowdaisaq98 Жыл бұрын
Fartuun I’m sorry this story doesn’t stick, unless she was the one taking the pills for protection and she was not taking it you can’t make holes in condoms without him seeing it 😂. She maybe advising her friends this to look cool but it’s not possible.
@shshss1192
@shshss1192 Жыл бұрын
Maybe she used a needle
@a3d1rahman
@a3d1rahman Жыл бұрын
Qirux kudhiigle umadeena matihid
@abdiasiiscali377
@abdiasiiscali377 Жыл бұрын
Horta aniga aad buu iiga wanaagsan yahay, ninka xaaskiisa saaxiibkeed inta uu hortiisa laabta ku galiyo ayay isku ooyayaan! Sideen u aqbali karaa saaxiibtinimadoodu, aniga oo haysta qaacidada aqoonaysan ee tidhaahda "unlike charges attract". Edeb darro kaweyni ma jirto in aad inan (gabadh) la saaxiibto. "haddaad saarto gaadada ninkale, wayga garanuug"😂😂😂😂😂
@faraxabdalla4596
@faraxabdalla4596 Жыл бұрын
Jack baa Ku fikir ahay runtii aniga waxan jeclahay ninkeyga in nimanka kasareyo iska daa in aan gabar kale lawadago intaa 😢
@mother5251
@mother5251 Жыл бұрын
Subxaana Allah
@nasteexoabdi1607
@nasteexoabdi1607 Жыл бұрын
Nagaha qarba wexey amin sanyhyhn hada ilmo udhashud wuu kusi jeclana
@fihimaissa7932
@fihimaissa7932 Жыл бұрын
Jack wn ku racey
@adiljb5943
@adiljb5943 Жыл бұрын
Akafi run badana sheko book wa qori karta
@abdiqaadir7729
@abdiqaadir7729 Жыл бұрын
Caajiska naga daay wll😂😂
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 Жыл бұрын
It's ok ayadaa rabtay ilmaha hadusan rabin ha iska dhaafo
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 Жыл бұрын
Jack welcome to Europe u learn more don't worry 😅😅😅😅
@zalmonuro3569
@zalmonuro3569 Жыл бұрын
Labo mid Gabadha waxey ku qaldantahy iney balanti ka baxday oo qiyano sameysay waxeyna dhalin karta kalsoni la,an Mida kale nh qiyanada waxa laka dhaxlay wa wax positive oo laku farxo taa darteyd wax aad weyn mnoqeyso iney wada faristay wada hadlan Go,an karan 😊❤
@ahmett5835
@ahmett5835 Жыл бұрын
Lkn qiyaaano always waa qiyaano ama -ve ha a +ve tay tahayna
@shukraanmoha2239
@shukraanmoha2239 Жыл бұрын
Sadaqaysta waxa rabteen wax ka badan hada hesheen
@zmzmcardp
@zmzmcardp Жыл бұрын
Albaabada balaqa lee ku soo koray kulahaa qurux ku dhiiglaaa 🤣🤣🤣🤣
@abdikhalidbilal8399
@abdikhalidbilal8399 Жыл бұрын
Legends
DOOD WADAAG: ANIGA NAAGTA HA I KOR SAARIN
21:02
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 104 М.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,3 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 83 МЛН
PRANK: HOOYO MARAYKANKA BAA U TAHRIIBI
13:44
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 83 М.
QURUX KU DHIGLE ,GLAM BY SUU IYO AMIIN MXA KALA QABSADAY???
17:33
WALAALKEY BAA MINDI GALIYAY
9:27
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 23 М.
AF SOMALI VS ENGLISH SI TOOS AH U FASIR FUNNY DIRECT TRANSLATION :
17:16
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 156 М.
AKAFI IYO JACK WAXEE ISKU YIHIN TOM IYO JERRY
17:22
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 125 М.
NAAGTA UU ILA QABO BUU SUPRISE IGU KEENAY
11:13
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 32 М.
GABDHO LEE SANADKAAN LA DHIBAA
15:32
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 51 М.
NIN JINI CAASHAQ AH BAA FARTUN KU JIRA
29:31
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 52 М.