Sababta Cirbada Ugashtay Iyo Dhibka Aan Kamaray…

  Рет қаралды 124,291

Fartun Happy

Fartun Happy

Күн бұрын

Пікірлер: 927
@myrajochannal2
@myrajochannal2 3 жыл бұрын
Masha allah gawartey
@abdikariinahmed2782
@abdikariinahmed2782 3 жыл бұрын
Waalo is jecel mashalah
@safiyasheikhc_raxmaan8057
@safiyasheikhc_raxmaan8057 3 жыл бұрын
Haa waa walaalo
@faizaapdirahman4788
@faizaapdirahman4788 3 жыл бұрын
W lllshy Waxan kugu jecelahay kalaamka wanagsan iyo asturnaanta msha allah nolol farxad leh rabi ha ku siiyo markasta wll💯👸❤🥀
@iqroali6519
@iqroali6519 3 жыл бұрын
Fartuun funny ayaa thy walhi ku jeclhy inta dhib haayo allh ka dulqaado🤲🤲🤲
@sadiaosman3436
@sadiaosman3436 3 жыл бұрын
Naagaha nairobi jooga yaa creamka u bilaabay horta fikrad kale ma jirto miyaa in chemical samaysaan maahane
@hanimuhumed8160
@hanimuhumed8160 3 жыл бұрын
mid walbaa diana iyo dornaafaad ayay iskugu kaaya qoodbe
@sadiaosman3436
@sadiaosman3436 3 жыл бұрын
@@hanimuhumed8160 waligaa ha marsan abaayo naagahaan caafimaadkeena iyo shilling keena ayey usoo shaqa tageen shimee is cadays laga tagay wuxuu tarayo maleh
@nimcoabdi8822
@nimcoabdi8822 3 жыл бұрын
Gabadhkasta KZbin ku jirta cream keentay hhhhh
@sadiaosman3436
@sadiaosman3436 3 жыл бұрын
@@nimcoabdi8822 abaayo dadkaan lacag lee raadi Ayaan ayagoo is leh magac baa leedahay oo waa lagaa gadanayaa lkn waa chemical waa khatar
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarak Allah abyo fartun Gabar akhlaaq wanaagsan allah ku siyaadiyo
@iidomohamud2320
@iidomohamud2320 3 жыл бұрын
Allah caafiyo cunuga yarkaa qur'an halasaaro wayo qur'anka waa dawo nooga timid allah subxannah watacala yaa rabi caafimaad sii inta xanuunsan inta caafimaaadsiina usiyaaadi intii muraad leh muraadkooda u sahal
@fartuunali3935
@fartuunali3935 3 жыл бұрын
irbada way xuntahay sida la sheegay insha allaha ilaahay wiilka yar ha caafiyo inta islaam ah oo xanuunsana allaha caafiyo
@sahraabdi208
@sahraabdi208 3 жыл бұрын
Asxaabey waxan fila ine hoyoyin ku jiran waxan idin waydina canug nasnuugayo on wax kale cabin cano ama biyo hadana ku kobcayn canaha naska
@fartunabdullehassan2065
@fartunabdullehassan2065 3 жыл бұрын
Allaah cafiyo intii xanunsan abayada cunuga haka deyso biyaha calashan yena kaqojin xundhurta yena kafujin qobka sarmaya insha allaah wucafimada
@nasriinqare9569
@nasriinqare9569 3 жыл бұрын
Abaayo fartuun cirbadaas way dhibbadan tahay aniga ayaa gabar laygu qalay oo soogashtay waxay igu riday madax xanuun caajis qaylo dulqaad la aan heer aan waalan rabo ayaan gaaray xitaa cabsi cabsi dhimasho hada ayaad dhimanaysaa ah ayaan gaaray cirbadaas dhibka ay igalaisay ayaan ilaahada ka kaban la ahay reerkii xitaa buuq ayuu ladumay abaayo oo waa ay dhibadan tahay abaayo cirbadaas
@khadradahir2740
@khadradahir2740 3 жыл бұрын
Naagvwalan badtahay ilahay kucafiyo lakiin markaste waxad mood in luga cunayo ilahay kucafiyo sister walhiii waxan ku ahaystay gabar diinleh lakiin markaste waxad mood intadtahay reerbadiyahay waxan kusheegay koley aniga markaste masha Allah waab kudhahay xagee kamartaa ilahay idin adanka oodhan caafi walib
@ramaas5896
@ramaas5896 3 жыл бұрын
😁😄
@halimosacdiyo9468
@halimosacdiyo9468 3 жыл бұрын
Asc abyo allha ku xafido aniga sido kle wa gabadheyta wa leyku qalay hada sanadki labada uu socdo cirbadna magashanin wax farsdiyana ma is ticmalin blse nolosha si kle lo xaliya tana adi iyo xajigaka xalin karo abyo wana ku salamayaa
@barebarr6557
@barebarr6557 3 жыл бұрын
abaayo aniga wiilkeyga curadka waa leygu qalay alhamdullaahi irbadne magashan alhamdullaahi ilaa hada wiilkeyga waxoow jiraa hal 1sano iyo 3 biil ayoow jiiraa urna ma qaadiin cunugaga hadad naaska sifican u siiso ur ma qaadeysid dhiiga cadadana wow igu dhacaa illaahey ayaa mahad iskale illaahey ubadka ha no xafiido ❤❤
@leylomohamedabdulahi5232
@leylomohamedabdulahi5232 3 жыл бұрын
Mcnto ani walikuqale 2bilod marke ikujurte cirbita waxamiliwaye wa iska bixiye hada 6bilod ujira nunaheyga ur aya iska helay marka dhibado miya wan baqayaye
@mulkisalad8593
@mulkisalad8593 2 жыл бұрын
@@leylomohamedabdulahi5232 abyo madhashay
@naiimocali9405
@naiimocali9405 2 жыл бұрын
@@leylomohamedabdulahi5232 abaayo no sheg mxaa kala kulantay
@safiyadeeq5509
@safiyadeeq5509 3 жыл бұрын
Alle ha caaafiyo ilmaha yar Rabbiyow caafimaad sii nuunahaas Gabartaana allow kadulqaad
@zamzamidris1603
@zamzamidris1603 3 жыл бұрын
Alxamdullilaah yaa Allah Sax walashay, mashaa Allah Ilaahay ha idiin siyaadiyo nimcada Anagana sidoo kale, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin
@aaminojaamac1080
@aaminojaamac1080 2 жыл бұрын
ManshaAllh Alle hakuxiftiyo
@ashashego3474
@ashashego3474 3 жыл бұрын
Cunuga xanuunsan caafimaad sareecan oo deg-deg ah Allah SWT ha siiyo Ameen yaa Rabb 🙏 🙏 🙏
@canabcayuuni4978
@canabcayuuni4978 3 жыл бұрын
Allaaah Hacafiyo isaga iyo inta Umda Nabi Muxammed NNKH صلى اللّه عليه وسلم Dhmmntnb Aaameeen Aaameeen Aaameeen Yaaa Allaaah Yaaarab Yaaarabbal Caaalameeen Dhmmntnb Aaameeen Yaaarab 🤲🤲🤲❤️ Inshaaa Allaaah
@kakahassan8301
@kakahassan8301 3 жыл бұрын
Mansha Allah fartuun gaari dumar 😍😍😍😍😍
@csalaammaxamad3288
@csalaammaxamad3288 3 жыл бұрын
ALAAH cafimaad taam ah hasiiyo inta Muslim ah ALAAH hanacaiyo Amiin
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 3 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah ilhy ha idin xafido 💖❣💝💋
@iqramuse9226
@iqramuse9226 3 жыл бұрын
Ilah ha caafiyo aby allahuma aaaamiiin ayada alle kurbada haka feedo ayada iyo inti muslim ah
@princessheva6099
@princessheva6099 3 жыл бұрын
Asxabta plz iso duceya inu fosha rabi ha I fududeyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@yaarabiducadydaiiaqbal9810
@yaarabiducadydaiiaqbal9810 3 жыл бұрын
Ale haku fududeeyo fosha wllo ducyso sadaqada badso wll Ana iso ducee walac ayn ahaye
@luckyaxmed467
@luckyaxmed467 3 жыл бұрын
Anaa kula mida saxibey faataxada noowada mara bal ilaahey fosha hanoo wada fududeye insha allaahu tacaalaa alahuma aamiin🤲🤲🤲
@daudaliaser3148
@daudaliaser3148 3 жыл бұрын
Nuunaha Allaha u caafiyo adigane Allaha ku xafido masha Allah
@queenfawzia2774
@queenfawzia2774 3 жыл бұрын
Alx anigabo wilkayga curdkaa qalitan aa ku dhly alx hdii aan ilmahyga ku hely waa ku farax sanahy
@yuusufcismaan6323
@yuusufcismaan6323 3 жыл бұрын
Abyo wa gabadh ilmaha kale caadi miya udhashay meeqo sano ayana udhexeso
@ridwancadeey9449
@ridwancadeey9449 3 жыл бұрын
Fartun abaayo su,aal baan kuweeydinayah igagana jawaab plz qofka marka opareshon kudhalo mu foreersan kara marku shaqada reerka uqabsani rabo jawab plz,mardhow baan opereshon laigu,sameeyeey
@dhalgobed4441
@dhalgobed4441 3 жыл бұрын
Masha allah tabarakalah raxman anba wan isku arkay casabta 😍💘😘💘🥰💘🥰💘🤩💘
@sabaxibrahim2634
@sabaxibrahim2634 3 жыл бұрын
Wlhi abyo waa sas wxn alle ku qorin m mareysid dad ku dhahayo mxaa qaliin ku fashy lagu leyhy waxaa is leedahy dadk qadarta m ba aaminsna miya is ledahy aniga bishii 6 gbr leygu qly alxmdulliah mntn wn wada cfmd qbna
@amiirahaji2225
@amiirahaji2225 3 жыл бұрын
Alx aniga qaliina ku dhalay 3mar alley qalay alx wlhi qaliinka xanun maleh lkn cabsi uu leeyahay aniga cirbad ma gashan waligeey so xaajiga dhulka wa raabi dheh ama Coton gasho dheh xaa dhib ku galshe
@keeyfinacali6732
@keeyfinacali6732 3 жыл бұрын
Hhh
@suleeqocaaqil172
@suleeqocaaqil172 3 жыл бұрын
Hhhh
@leylomohamedabdulahi5232
@leylomohamedabdulahi5232 3 жыл бұрын
Aboyo meqa udhexeso ilmahaka sanad bisa biloyin
@amiirahaji2225
@amiirahaji2225 3 жыл бұрын
@@leylomohamedabdulahi5232 abayo ilmaheygii 1 wey iga saqiirtay lkn ilmaheyga 2baad iyo kan 3aad waxa u dhaxeysay 2ba sano iyo afar bilood asoo jira ayan uur yeeshay laba sano inaa u dhaxeysiisid waye si ay meesha u reysato gudaha ciyow ma raysato computer iska saar meesha la qalay si aad u ogaato iney reysatay iyo inkale
@amiirahaji2225
@amiirahaji2225 3 жыл бұрын
@@leylomohamedabdulahi5232 2017 ban dhalay ilmaheygii 2baad kan sidaxaadna 2020 baan dhalay alx
@ZamzamMYuss
@ZamzamMYuss 3 жыл бұрын
Abaayo ilhy ha ku barakeeyo anagana hana siiyo ku khayr qaba
@marwomuhiim5615
@marwomuhiim5615 3 жыл бұрын
Haàaaa waa ruun ta wllo irbada ketayi wayo ani maraki umalayi ayaan cuunayi dawada dhashay madaxa xanuu ayan leedahayi iyo caroo iyo diiqada iyo Marka baby ga wanacayi abyo qli iska daa mafican e nadhash allhe ayaa haya waa xanun
@ruqiyafaarax282
@ruqiyafaarax282 2 жыл бұрын
Masha allha hbo mcn allha ha ku xafido
@فرحيةاحمدمحمد
@فرحيةاحمدمحمد 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ماشاء الله ( اللهم امين يارب)
@ardoteyb946
@ardoteyb946 3 жыл бұрын
Masha Allah qali dumar ilahay haa cafiyo inta xanuunsan fartuney huno waxba haqadan adiga iyo xajiiga ka heshiya cimikada iska dhaf huno baby 2year marku ku gadhana iska dhal ilahay haku siyo walad salaxa dhamanten
@umusidra9745
@umusidra9745 3 жыл бұрын
Ar tan wakuhestaa ani ina aderteeey😍❤️
@fardowsoculusowofficial7067
@fardowsoculusowofficial7067 3 жыл бұрын
Fartuun abyo qali wan ku tagera quruxey allaha iikaa xfdo mcneey
@monamanka9213
@monamanka9213 3 жыл бұрын
Masha allah ani xitaa gabadheyda qalin ku dhalay Alhamdulillah
@umuabdi8861
@umuabdi8861 3 жыл бұрын
Sax wixi ilahy ku qadary alxmdulih waye
@ubaxcabdi8749
@ubaxcabdi8749 3 жыл бұрын
Asc abyo fartun masha allah wll an jclhy ayad thy allah ku barakeyo mida kale abyada cangubka xanuusanbyhy waxan leyhy allah ku cafiyo nunah waxan u shekh apyo anaga wiil yarvow wllky dhalwy ayaa sida xutunda uga jiraday dhaqtar kasto oo la geyo wax ba waa ka qaban wayen marki tanbe ader reer miyi ah ayaa yiri deb ama tambas si da u daqan ha lgu shubo dhowr jir ayaa kagu shopay wiil gi waa u banatay marka barobey abyo allah na cafiyo yariska
@nasiimosman6838
@nasiimosman6838 3 жыл бұрын
Ano 2 mar cadi udhaly aya ki 3ad leygu qaly 7 bil kadib ayn uur qady iso duceeya inan caadi udhalo😥😥
@msszooya1919
@msszooya1919 3 жыл бұрын
Insha alah abayo wa kugu duceyay lkn hadi dhaqatirta ku dhahan qalin aya thy iska ogolaw minkaga madama uu qalanyhy waxbo cadaadis hasarin ilah iska tala saaro
@umu.1234
@umu.1234 3 жыл бұрын
Allaha kuyasiro abyo anga midka 2aad ban qaliin kudhaly hda sanad iyo 4bilod waye uur 1bil an leeyahy Allaha noo wada fududeyo
@Yusra-f9l
@Yusra-f9l 2 ай бұрын
@@umu.1234abyo hada ma nabad dhashe aniga cunuga 1 cadi udhale mid labad leygu qale alx ur marabo Ina qado hada
@Farhio127
@Farhio127 3 жыл бұрын
Wll Allah caafiyo hoyada Iyo inti muslim ahoo xanuunsan
@axmedibrahiim8750
@axmedibrahiim8750 3 жыл бұрын
Abaayo mcn wiilka yarka ah xudunta xudunta kaxanuunsan halo sogado bomatada indhaha wayna uficantahay gabar yar aandhalay baa saas iganoqatay. Bomatada indhaha ayaan usogaday wayna kuficnatay xudunta mansha alah , bumatada indhaha tatarshaliin ,🐯
@cimrocaddey5847
@cimrocaddey5847 3 жыл бұрын
Sax waye wey u fcn thy
@hananabdikarin6483
@hananabdikarin6483 3 жыл бұрын
Walale anaa saa Noqday wan dhamestay shanti sano Dagaal iyo qeli ayaan ku dhames tay👍
@hanimuhumed8160
@hanimuhumed8160 3 жыл бұрын
anoo uur diidaya hadaan irbad ama kiniin qaatoba waayi yuuba isoo dhawaan hadii kale ha is mudo isba ama condom ha xidho laakiin ka aan dhibka ila fahmayn hore ha u sii socdo
@umuyusraandyahye4380
@umuyusraandyahye4380 3 жыл бұрын
Condom hakugu haro 🤣🤣🤣🤣
@zamzamidris1603
@zamzamidris1603 3 жыл бұрын
Ilaahay ha cafiyo wiilka yar iyo intii Muslim ah, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin
@amiira164
@amiira164 3 жыл бұрын
Sidaa nooku duceesid ayan kahelaa guleso abayo ❤
@maryanibrahimali497
@maryanibrahimali497 3 жыл бұрын
illahey hacafiyo nunaha iyo dhamaan inta hanuunsan oo Muslim cah insha Allah illahey idinkis Insha Allah Amiin amiin yarabi 🤲
@shukrimuuse2063
@shukrimuuse2063 3 жыл бұрын
Mash allh tabarakallah wiilakana illhy ha caafiyo
@fatxikhaliif2138
@fatxikhaliif2138 3 жыл бұрын
M.a alle haydin barakeyo
@fadumomaxamed4057
@fadumomaxamed4057 3 жыл бұрын
Masha Allah abyo mcn ❤❤❤💋💋💓💗
@anzalruun5722
@anzalruun5722 3 жыл бұрын
Abayo doctorka numberkisa makaheli kara...problemkas ayaa iheysta
@naciimonaciimo1135
@naciimonaciimo1135 3 жыл бұрын
Masha allaah abaayo qaliya aad baan kutageraa horo u soco
@مريميوسفهاجر
@مريميوسفهاجر 3 жыл бұрын
Walaasheey Furtun, ma ii sheegi kartaa meesha aad ku nooshahay? Magaca magaalada aad ku nooshahay
@sowdamohamedshimoyshimoy415
@sowdamohamedshimoyshimoy415 3 жыл бұрын
Kenya
@sowdamohamedshimoyshimoy415
@sowdamohamedshimoyshimoy415 3 жыл бұрын
Nairobi ayeey joogtaa
@fardowsaabdi2295
@fardowsaabdi2295 3 жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين
@fatumamohamed127
@fatumamohamed127 3 жыл бұрын
Illaahay ha ucaafiyo walashen ilmahayar I.n
@ikranawale5450
@ikranawale5450 3 жыл бұрын
Masha allaah tabarakallaah
@ebyanmusa8136
@ebyanmusa8136 3 жыл бұрын
Mnshaalh siz Allah hakucafiyo ciweymar
@ummiptiss4113
@ummiptiss4113 3 жыл бұрын
Ameen ilahow u cafii lakin aniga aya wil an dalay saa axaa balse dawaa lagugupa aya jirtaa waxnaa kama dhiptoo 1 week ayu kuficnana ispitalka cafwan gay kudax
@shamsoshamso9939
@shamsoshamso9939 3 жыл бұрын
Masha Allh ilaahy haku sharfo adiga iyo familykada
@hudahuda3715
@hudahuda3715 3 жыл бұрын
Mnsha alh Wll waxa jirta mid cadi loqato o wllahy aya qata o qalin ku dhalo ubadkuna wu ukala koray iyaguna way kab sadeen tasa fican
@hodanmuumin7515
@hodanmuumin7515 3 жыл бұрын
kkkkkk wale waa iga qoslisay fartuun walah farxada waa cajiib ilahay nooma waayo farxad
@ameeraaweis7553
@ameeraaweis7553 3 жыл бұрын
ameen canuga xanuun san allah caafiyo iyo inta muslim ah ba
@hananabdikarin9243
@hananabdikarin9243 3 жыл бұрын
masha allah 🥰🥰
@farxiyajamac7273
@farxiyajamac7273 3 жыл бұрын
Walal fartuun ilmaha xunduntu xanuunayso cusbo amaba milix midkaad utaqaanidba u tun inyar oo biyaa ugu qooh markaan meesha bugta ku shub insha allaah way ladnaanaysaa walal anigu markay dhashaan baanu marinaa maalinka sadaxaadna xuduntu way ka godaa
@golgenbabygolgenbaby2188
@golgenbabygolgenbaby2188 3 жыл бұрын
mashaallah nice famliy love this
@suhuuraxmed4761
@suhuuraxmed4761 3 жыл бұрын
Yaa usheegay in irbadi kuugu jirtay dadka markaa kawarrantaya walaaleey aamiin
@lielaosman8710
@lielaosman8710 3 жыл бұрын
Qalinka wa cadi abyo ilhey na ku qore sax lkn waxa sababe noga shekey quruxey
@yasinfiqi9731
@yasinfiqi9731 3 жыл бұрын
Abaayo wlh waxksto sbb ayeey leeyihiin lkn adoo ilmahaga diyaar eyihiin oo aad dhali kartid ayaa cilad iska imaankartaa sida aniga igu dhacday ookale aniga oo salada dhalmada saaran ayaa qaliin dagdag ah leygaliyay wayo canuga ayaa ogsajiinka kuyaraaday wana nala kala badbaadinYay alxmd wuuna ii cafimaad qabaa 10sinti ayaan furnaa marka waa qadar uma qorneen inuu caadi udhasho wana ku farxsanahy hadiibo aan cafimaad qabno 2deenabo
@lielaosman8710
@lielaosman8710 3 жыл бұрын
@@yasinfiqi9731 ha Mansha alh adiga iyo nunaha hadad cfimd qabtin qalinka waxba uma arkeysid
@Yusra-f9l
@Yusra-f9l 2 ай бұрын
@@yasinfiqi9731Allah isku cilad aya nahay
@khadijacabdalla4276
@khadijacabdalla4276 3 жыл бұрын
Abayo marka hore allha cafiyo nunaha cunaga dawo somali max ku firin weeysen aniga cunga sas iga noqday mar waxan is ticmalay malmalka wuu uu ficanyahay
@farxiyocali1682
@farxiyocali1682 3 жыл бұрын
Masha Allaha
@hamdijama7680
@hamdijama7680 3 жыл бұрын
The most common Mirena IUD side effects include changes to uterine bleeding, abdominal pain, and headaches. Low mood and depression are uncommon but possible. Anyone who has the Mirena IUD and experiences
@nasroaden2469
@nasroaden2469 3 жыл бұрын
Anay abayo igujirtaa marina iud 4 years wax dhib ah ma kuqabi Alxamdulillah
@hamdijama7680
@hamdijama7680 3 жыл бұрын
@@nasroaden2469 masha Allah abayo dadka jirkooda iskusi oomashaqeeyo qaarna waxbo kumadareemaan way ushaqaysaa qaarna xanuuno badan ayey kaqaadaan
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 3 жыл бұрын
Ilahey ha u caafiyo wlshey qaliya
@aziiza1437
@aziiza1437 3 жыл бұрын
Abayo aniga gabadheyda 10 bil ayey jirta wana leygu qalay cirbadane weli wey igu jirta wax dhib ah kuma qabo xanaq kuma qabo madax xanun sido kle kuma qabo alx ila hada wey igu jirta
@aishaomar2809
@aishaomar2809 3 жыл бұрын
Masha allah❤❤
@fatxikhaliif2138
@fatxikhaliif2138 3 жыл бұрын
Wayga qoslisay wlhi qaliyey keep going mcnto adiyo rerkagaba alle haydin barakeyo
@ninmadownaagtiisa1332
@ninmadownaagtiisa1332 3 жыл бұрын
😁😁😁😁dad badan markaa dhax galo waa xanuunsadaa😁😁😁😁
@nashaatfarax12345
@nashaatfarax12345 3 жыл бұрын
😆😆😆😆
@reemdalbon856
@reemdalbon856 3 жыл бұрын
😂😂
@xagsoabdikadir6728
@xagsoabdikadir6728 3 жыл бұрын
Masha alah xabibti Fartun alaha ku xafido farxadadan jeclahay abaayo adiga iyo all teem Fartun happy iso duceeya xaamila bila dhameysatay ayan ahay inu foosha alle ii fududeeyo dabiicina alle igu kala keeno wa codsi Abaayada wiilka yar ka xanun san yhyna cfmd taama alaha u siiyo 🤲alahuma aamiin
@habibabare3130
@habibabare3130 3 жыл бұрын
Mashallah abayo 🤩❤
@miskiali8755
@miskiali8755 3 жыл бұрын
Walley waaweenkaa igadhigosaa fartuneey m.a love you
@saciidoaxmed51
@saciidoaxmed51 3 жыл бұрын
Masha Allah
@najmonajax4846
@najmonajax4846 3 жыл бұрын
Abyo fartun anigabo kula mid ahay awal marka nujinayo cado iguma dhici jirin lkn cirbad ayan soo qatay hadana dhig bax igu riday wlhi maficno
@nastehahappyhappy9999
@nastehahappyhappy9999 3 жыл бұрын
Abyo ilhey hakucafiyo cunuya iyo gabadh.abyo aniga waxan istacmalaya canin yarr cunugu yar ayaan heyataa Marka dad ayaa idahay cansar ayaa Laga qaadha cirbat waan kacabsadhay waxan gabadh dib kasheganayo ee maxan istacmalaa.
@Yusra-f9l
@Yusra-f9l 3 жыл бұрын
Midka dadka laduro miya lagu qada mise midka garabka lagashanayo
@cashuunicali8958
@cashuunicali8958 3 жыл бұрын
MMasha Allah
@meyma7790
@meyma7790 3 жыл бұрын
Waa walaashiin meymuun cirro oo idin leh soo boqo channel keyga idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏.
@nimcomohamed2121
@nimcomohamed2121 3 жыл бұрын
Ma Allah lkn fartuuneey ninkii hadda kahor aad ku riyooni jirty ma abdisalaan buu ahaa maad nooga sheegeesid🤣😂
@halishhalish5660
@halishhalish5660 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk wlh shekths wankadageyste e wxn o maley in o ahey abdisalan
@shukrimahamud6825
@shukrimahamud6825 3 жыл бұрын
MaanshaAlh abaayo ilahey haku xiftiyo adiga iyo reerkaga♥️🥀🌷⚘♥️🥰
@asmaqali1731
@asmaqali1731 3 жыл бұрын
Mashaa allh
@shukriismail8118
@shukriismail8118 3 жыл бұрын
Dawada indhaha mida bomatada ah o adag kamariya xudunta hadey macqultahy Allaha ucaafiyo amin
@ikramjamal7543
@ikramjamal7543 3 жыл бұрын
Walal illahaye ha cafiyo yarabi salida narajinak ku shuuba dheh dhicanak wuu qalajinaye
@aniisaxuseen1860
@aniisaxuseen1860 3 жыл бұрын
Asc wll qaali kareemadaad seeku helikara waaraba Somaliland jooga masha allah wll gabadh ku dayasho mudan baad tahay ilahay hakuu siyaadiyo kartidaad wll
@aaaminosheikhmohammed7891
@aaaminosheikhmohammed7891 3 жыл бұрын
masha allah masha allah 🤗🤗
@umumuscab3015
@umumuscab3015 3 жыл бұрын
Alaah hau caafiyo cunuga daawada indhaha dhiiqada ah mari dheh cunugbaa sidaa iga noqday muduu sidaa ahaa dheecaanbuu lahaa wayna barartay dhiiqadaasbuu rabi daawo ugu daray caafimaadkana rabibaa haya
@haweeyomaxamed4507
@haweeyomaxamed4507 3 жыл бұрын
masha allah❤❤❤❤👍👍🙉🙉🙏🙏
@qadroumueyman7205
@qadroumueyman7205 3 жыл бұрын
Macaanto ilaaheey caafimaad deg deg ah urajeenayaa insha allah
@maryan123cabdullahi8
@maryan123cabdullahi8 3 жыл бұрын
Masha Allah mcnto
@ciddycadar1995
@ciddycadar1995 3 жыл бұрын
Allha ha caafiyo qaali intii xanunsan
@maryanibrahim3918
@maryanibrahim3918 3 жыл бұрын
Mashallah
@nimcomohamed8510
@nimcomohamed8510 3 жыл бұрын
Fartuuuntayda lasoocarar iskudhuuqa iyo kala dhuuqa Alle haku janneeyo qali❤⚘⚘❤
@maryansiciid6583
@maryansiciid6583 3 жыл бұрын
Allaaaah ha caafiyo inanka yar cfmd taama ha.siiyo
@ismahanmohamed6720
@ismahanmohamed6720 3 жыл бұрын
Mansha Allah Allah ha u cafiyo wiilka yar an habaryarta unahay abayo waxad dhahda quran sar wiilka insha Allah wu cafimadi dona ! Abayada kale nah Allah ha u qabojiyo qalbiga amin yaa Allah
@suheybaismail4814
@suheybaismail4814 3 жыл бұрын
mashaAllah
@haniladanchannel5825
@haniladanchannel5825 3 жыл бұрын
bahasha hoosta lagqshto ayaa fiicannhormone la aanta ah waxba madareemesyid intaad nuujineysana dhiig haduu kuugu dhici jirin kuuguma dhacaayo waa masha allah
@mariamabdinasir4391
@mariamabdinasir4391 3 жыл бұрын
Wall waa nooce taasi
@Sacdush1234
@Sacdush1234 3 жыл бұрын
Asc abyo iyo Team Fartuun Happy Family abyo Alaabtaas fargalka cml ah qatarteeda ayaa bdn marka adiga oo ka fiirsan ha isku gashanin qeyr pdn insha allh
AFTERNOON ROUTINE BY MOM AND KIDS
9:41
Fartun Happy
Рет қаралды 6 М.
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,7 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,8 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 101 МЛН
Abdifatah Oo Xaaladiisu Aad U Xuntahay Waad Ka Naxaysaa
13:47
Kafi Abdi
Рет қаралды 103 М.
Short Film Maxaa laguu soo ceershay? Oomaar Barbar, Diidan iyo Sumaya
20:39
Barnaamijka Caafimaadka: Qaliinka Dumarka| Dr. Awkoombe
26:10
MORNING ROUTINE SIMPLY LIFE BY FARTUN HAPPY
11:02
Fartun Happy
Рет қаралды 13 М.
LIFE ROUTINE SINGLE MOTHER BY FARTUN HAPPY
19:32
Fartun Happy
Рет қаралды 27 М.
Afternoon routine by fartun happy
12:17
Fartun Happy
Рет қаралды 16 М.
Habka ugu fiican ee kala korinta caruurta loo sameyn karo
10:43
How I Made $4.9M Online At 22 So You Can Just Copy Me
12:22
Sara Finance
Рет қаралды 383 М.
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,7 МЛН