fartuun happy iyo ninkeda horey oo raliy giliye isku sonoqdey abdisalan xaqiqda kaxadley

  Рет қаралды 52,355

CAJIIB TV

CAJIIB TV

Күн бұрын

#Subscribe #Like_iisaar_Codsi
Walaal Channelkaan Waxaad Kala Socon Doontaan Barnaamijyo idiin Cajab Geliya Lasocod Wanaagsan

Пікірлер: 47
@fartunmohamed1848
@fartunmohamed1848 3 ай бұрын
Naag nool calaacal iyo ooyin cid kaa heyso maleh hore u soco abaayo
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 3 ай бұрын
Fartuun dumaashi Ilaahay heydin iskiin celeyo labo qof oo isuqalmaad tihiin❤❤❤❤❤❤❤
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 3 ай бұрын
Asc Fartuun habo Ilaahey run ha ka dhigo inaad isku roqotaan waxaa idinka dhexeeyo owlaad
@Beingme541
@Beingme541 3 ай бұрын
Dalaqadaha soma dhamadan baayee
@fartunmohamed1848
@fartunmohamed1848 3 ай бұрын
Masha allah wallee fartuun hadal waa taqasn
@Maryam-gx5hr
@Maryam-gx5hr 3 ай бұрын
Allahayow iskukiin sooceli aad Ban idinjeclahay wallahi ❤❤
@h.sahmed9341
@h.sahmed9341 3 ай бұрын
Maadaama aad kala tagteen wax sheeko iyo qosol la yiraahdo idiin ma kala dhaxeeyo, sax soow maaha ??
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 2 ай бұрын
Ilmo ka dhaxeeyo. Ilmaha muhiim ah.
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 3 ай бұрын
Maasha allaah maisku labteen
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 3 ай бұрын
Masha Allah hanbalyo hanbalyo 🎉🎉👏👏
@malikamed786
@malikamed786 3 ай бұрын
Ya Rabi Amin hamblyo walachey macan ❤
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 3 ай бұрын
الللهم اصبلح بالهم❤❤❤❤
@LayloLadan-df2cg
@LayloLadan-df2cg 3 ай бұрын
Masha allaha wlhi wan ku farxay
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂 Tuuney cadey and abdisalaam funny tihiin hal gabar hdi la furo dumarka dhan in la furey modan 🤣🤣🤣🤣 nolosha idinma xumeso happy life long joyful 🥰🥰🥰🥰
@Fatxicabdulaahimaxamed
@Fatxicabdulaahimaxamed 3 ай бұрын
Asc abaayo plz isku soo noqda
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 3 ай бұрын
Ma isku laaban karaano 3 dalqa we dhamesten hdi les fahmi waayo walaalnimo Ka wanaagsan
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 3 ай бұрын
Iskuma noqon karaan ilaa intey nin kale guursato oo ay kala tagaan kabacdi ayey isku noqon karaan laakiin laba qof oo kala tagey hadana isku noqdo waa xaaraan
@hudarahma2465
@hudarahma2465 3 ай бұрын
​@@deeqoahmed1771haday dalqada udhimantahy waa OK 2 jer way iskulaban karan marka 3 unba ladidaya
@Mercury_fish
@Mercury_fish 3 ай бұрын
Congratulations
@zahramohamed4883
@zahramohamed4883 3 ай бұрын
Nin Ku furay weliga haku noqona tabeecada ma bedelayo
@fowsiyonuur8990
@fowsiyonuur8990 3 ай бұрын
Haa sidey uqurxanatay ma ahaaten wale hadey soxareyso waa yaabe ninkan hadey kento waa malinti walaashet muniro turi lahet
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk 3 ай бұрын
Shaley wixi lagu kala tagey sow meesha ma yaalaan
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
@FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 3 ай бұрын
Ilmaha lama fiirinayo miya walashey kuley nin kle aabo unoqon maye abahoda u roon
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 3 ай бұрын
Tuneey ya lagu sasaban joog 😂😂
@hanefa283
@hanefa283 3 ай бұрын
Quruxdeeda ayuu no dawaqay😢
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 3 ай бұрын
😂😂😂😂 Tuuney teamkaga dhan we naceen cabdisalaam kdib furiinkina
@h.sahmed9341
@h.sahmed9341 2 ай бұрын
Fartuun happy 👎👎👎
@maryamali4778
@maryamali4778 3 ай бұрын
Abdisalanow no so noqo
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 3 ай бұрын
Hadeey isku soo noqdaan ma ayagaa ugu horeeyay labo caruur bay isku dhaleen Allaha isku soo celiya caruurtaas yar abahood wey u baahan yihiin nin kale aabo uma noqanayo abahood looma dhaama
@FadumoZakariye-jg5ge
@FadumoZakariye-jg5ge 3 ай бұрын
Fartuun xurnimo.aya,Helen manihino Ninikan maxa ugu laabatey Hadane sidi okaleto ku,sofuraa
@maryamali4778
@maryamali4778 3 ай бұрын
Mashallah
@MunaCali-uz8jv
@MunaCali-uz8jv 3 ай бұрын
Ani waxaan aaminsanahay gabadhaan iyo wilkaan ineesan ka tagin gabadhaan laba mar eey qalin ku dhashay oo isku dhaw marka nisiyo ayeey maleesiya udagtay wuuna la socdaa xaladeeda iyo xaalada ilmagiisa
@hamdicalimatanxarago1260
@hamdicalimatanxarago1260 3 ай бұрын
Waa macquul
@iqra11rok43
@iqra11rok43 3 ай бұрын
Walahi waa macquul aniga waa ogaay inay saan kukalatageenin wuuna qabaa
@SihamSiham-ni7sq
@SihamSiham-ni7sq 3 ай бұрын
Naag waa iska maskiin
@zahradahir2811
@zahradahir2811 3 ай бұрын
Mashallah tabarkallah
@xabiiboyuusuf9157
@xabiiboyuusuf9157 3 ай бұрын
Adigu lahede nafis ban daremay wale naag awalba aqli ma lahen
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 3 ай бұрын
Mashallah come together ❤️
@HilaalGarane
@HilaalGarane 3 ай бұрын
🎉🎉
@AhmedBuube
@AhmedBuube 3 ай бұрын
Iskusoonoqdo
@Fadumoisack-lk3xy
@Fadumoisack-lk3xy 3 ай бұрын
Congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@aaliadahir5088
@aaliadahir5088 3 ай бұрын
Hoogay fartuuney naag isku tashatay noqotaye ninka hakusoo laban 😂💔🤭
@liban-nr3hc
@liban-nr3hc 3 ай бұрын
Allahy natus idinko iskusonoqday
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 3 ай бұрын
Walaalo iskuma laaban karaano 3 dalqa we dhamesten
@Layliish-qh1en
@Layliish-qh1en 3 ай бұрын
​@@fatmaxuseenmohamed4416 maxa ka ogtahay abayo marqati maa ahayd
@CaliyaAdanmaxamed
@CaliyaAdanmaxamed 3 ай бұрын
Hhhhhh
@nasro7666
@nasro7666 3 ай бұрын
Ninka wad rabta socesho
ALXMDULLAH UGU DANBEEN WAA NAWADA TAGI
11:03
Fartun Happy
Рет қаралды 218 М.
WAA VIDEO IGU DANBEY GURIGA ROUTINE FARTUN HAPPY
9:03
Fartun Happy
Рет қаралды 139 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,3 МЛН
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
MAXA KU CAATOWI WAA TANA JAWABTINA
11:32
Fartun Happy
Рет қаралды 133 М.
SALMA JAAMACA OO TIRI BISLE WUU MASEEREY.DAAWO
8:09
MUHIIMA SHOW
Рет қаралды 228
sara oo niyad japatey video sir Omar o naka kale laraxesanayo
11:00
AMIIRA QURUX WALAALKED OO DAGAAL KU QAADAY NINKII HORE AMIIRA
11:40
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 47 М.
ROUTINKEYGA MAANTA IYO HAWSHA OO IGU BADNAYD INTAAN XANUUNSANAA
16:54
JADWALKAGA MAANTA ANIGA IYO GABDHEHEEGA 🥰🥰🥰SAMIRA SIMAN
8:02
Samira Siman Channel
Рет қаралды 13 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН