FARXAAN YAR O SI ADAG UGU SO JAWAABAY RASMI RAYS

  Рет қаралды 51,046

NARUURO CHANNEL

NARUURO CHANNEL

Күн бұрын

Fadlan subscribe channelkan si aad u noqoto qofka ugu horeeya ee nala socda.
/ @naruurochannel2174

Пікірлер: 342
@rahmaahmed6041
@rahmaahmed6041 3 жыл бұрын
Subxanallah wallo iska cafi dadka illahy aya ku cafiyaaya
@ahmedriyad9564
@ahmedriyad9564 3 жыл бұрын
Frhan inad gabadh aad qabtay usoo fadhisato waa laga fican yahay sxb hana dabaajinina illahay kabaqa waa rabadan kariim .,fikirkaa yaa ila qaba farta taaga????????????????
@umuraage2984
@umuraage2984 3 жыл бұрын
😳😳😳😳Sxbow armeyba is qabin war wey na wareeriyeen jac dheh
@bishaaroali7289
@bishaaroali7289 3 жыл бұрын
Allaha maxay nimankii Aqas noqden hada midkan faruryaha cunayo wuxu u qabaha in u wax fican samaynayo gabar u qabi jiray o u hada leyahay ma furin hadana wuxu so bandhigayah wixi dhaxmaray aqas
@halimoilmi4559
@halimoilmi4559 3 жыл бұрын
Horta laba qofood waxiii kadhaxeeyo ialaah iyo iyagaa is og marka xaalka qaraabeeya iskuna tanaasula bil Ramadan ayaa lajoogaa alaah dartiis isga cafi
@asmar8141
@asmar8141 3 жыл бұрын
Wallo walhi aniga wax xumaana kuman cayin kumanan aflagadayn sorri walhi nin adag tahay 🥰😍❤ cafis cafis wallo walhi somalidan illahay halaga baqo❤
@abdulfattah6832
@abdulfattah6832 3 жыл бұрын
Nin rag ah maahan midka dumarka latirsada waa ceeeeeb🤔🤔🤔
@abdulfatahahmed4331
@abdulfatahahmed4331 3 жыл бұрын
You are right brother he is embarrassing shameful idiot
@zeadra9700
@zeadra9700 3 жыл бұрын
War wa rag ida waxey sameysay ma kula wanagsan tahay
@wtf1234573
@wtf1234573 3 жыл бұрын
Agree 👍
@abdulfattah6832
@abdulfattah6832 3 жыл бұрын
@@zeadra9700 waa gabadh wax walba oo ey sameyso luguna deysado codod aad ka duubtayna lama keeno baraha bulshada koley aniga ma saneeyeen taa
@asmaa5466
@asmaa5466 Жыл бұрын
Allahu Akbar waa caado somalie in ee tageeran midka xun eedabta daran kula yaabi kolay waa ogaden
@hersonfarah9857
@hersonfarah9857 3 жыл бұрын
Allahu akbar yutub yaa ibarey 🤔🤔🤔🤔🤔Alaaa ciil badanaaa. 😢😢😢😢😢
@saadiaahmed3265
@saadiaahmed3265 Жыл бұрын
Just forgive her Allah is your witness your right my brother
@zeadra9700
@zeadra9700 3 жыл бұрын
Yutub galki sameyay alo dacwodo yutub dhan ala xiro
@idilsicid8083
@idilsicid8083 3 жыл бұрын
Seedigaa hacolaysan walaasha iskuma hubtide😅
@muhibomohamed5615
@muhibomohamed5615 3 жыл бұрын
Wlhi billahi somalida mel kasta way iskaso ordaan wax aakhiro hadi laga wydiyana maka jawaabi karaan😔nin iyo naagti colna maaha nabadna maaha somaliba hore utiri🙏marka ka dhexbaxa hal qofba danbiga dhan saarten wax aad ka igtihina maleh farxaan ani maku caayin lkn inta lagu cayeyy wan dawnyey iska kay cafi wllo😥😥🙏🙏🙏🙏😔
@aishainaadam8912
@aishainaadam8912 3 жыл бұрын
Asc hoyo farxano manta ayaa horta ii kaw ah wiixi kucayay midna kuman jirin mafahnty imikana dar ilahy ku waniniya wilkaygiyow shekada inaad halka ku qaboo jisid hoyo ka cod sanaya wa qof dumara hala qarsanee ilhy cebaha ka ilhy ha asturee hoyo halka kujooji sonkakana ha is ka qasarin mafahnty hoyo wan ku barayaye cod sigayga qado manta igow ah inan kulasoo hadalo😍😍😍😍😍
@shukrimohamed1738
@shukrimohamed1738 3 жыл бұрын
Balayo watanokale warya wll sidan xalmaha iskusolabta oo kala xishoda farxaan wll Nin rag ah sawmatihiid maxa dhacay codankan uga dhuubtay gabadha sawdad kamadhalan subhanalah
@halimaamin8361
@halimaamin8361 3 жыл бұрын
Kkkkkkkk
@muhibomohamed5615
@muhibomohamed5615 3 жыл бұрын
Idinka ku kalifay eedo somali maryoley melkasta wax aan jirinbay la ordaan runtu wax ma dishe lkn wyka nixisa dee dhagyso runta bentaba wadigi ku raxysanaye
@dequeenygwl6154
@dequeenygwl6154 3 жыл бұрын
Asc walal farxan waa dumar waa walasha oo kale haku fogaan adga nin raga ahe utanaasul walal alle dartii I.a.
@foos7330
@foos7330 3 жыл бұрын
Aniga waxan ka yaabay waa la isshukaansan jiray waa la is shukaansan jiray laakiin waxa socoto cajal leyska duubo iyo vidioe leyska duubo ilaahey ceeb allah asturo💯👈👍
@halimoosman9528
@halimoosman9528 3 жыл бұрын
Haa mu goo ha la isilaaliyo hada qof ku xamato xitaa telephon ka wa lays fashilayaa hhhhh
@shukrimohamed1738
@shukrimohamed1738 3 жыл бұрын
Walahi waceeb sidan ninyahaw xisho subhanallah Allah Saw kumarako
@deeqohassan959
@deeqohassan959 3 жыл бұрын
intii fahntay in lcgta EDa in naga diyarsanyan ha ii soo racdo🚶‍♀️🤣
@Fatima-qw8yj
@Fatima-qw8yj 3 жыл бұрын
Asc walalahyg qalig aah Ramadaan kaarim fadlan waxan niiga cood sanya inaad iso boqatan waa cood sii niga imady walashin illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh ❤❤🙏🙏
@xamdixaali354
@xamdixaali354 3 жыл бұрын
Codka codka rasmi ma ahan 😜😂😂
@adarabdi537
@adarabdi537 3 жыл бұрын
Naata been Bay a aga dharjisay waa laga fadhiisan waayey iydu way caytantay isagu ma caytaayo somaalyeeey run isku sheeg keep going baad ku washeen xataa haduu khalda yahay qofku rasmi waa lgu jecel yahay ayaa meel xun ka tuurtay
@caaladxumo5465
@caaladxumo5465 3 жыл бұрын
Ma naagti hooyada ku biili jirtay baad kasi daba hadli war isaga aamu
@badalshahassan7047
@badalshahassan7047 3 жыл бұрын
Ilahey ma la hor tageysa iney hooyadi bilinesey? Ileyn ninkan wu ina xujenaya ee
@alijamal1006
@alijamal1006 3 жыл бұрын
Walal raali ahaw farxan naagtu way kujeceshahy weli wayna dhacdaa hala tirsan naagta wAa rasmi codkeedu isma qariyo
@zamzamhusseen279
@zamzamhusseen279 3 жыл бұрын
Walalo qofka sirtisa dadka halwadagin ceeb kaweyn majirteeh
@yaarabiducadydaiiaqbal9810
@yaarabiducadydaiiaqbal9810 3 жыл бұрын
Subxaana laah wllo social media wuxuu noqday meel dadka ceebaheda lagu soo bandhigo bilahi calyk wax iska daaya umada somaliyed waa laga ficanyhy
@muhiyoriyaaleproduction2783
@muhiyoriyaaleproduction2783 3 жыл бұрын
Inadeer AniiGu Waan Ku Xantayeh ICafi Wll Qali Inadeer Ilahay Baan kuGu Dharshe ICafi wll Waaa Bil Ramadaan Wll Fafxaan Yare boqortooyo ayaad Tahay wll qali
@shugrimohamed7274
@shugrimohamed7274 2 жыл бұрын
M.
@GuardianCams.Network
@GuardianCams.Network 3 жыл бұрын
walhi gabadhaasi rasma raysa mahaaa binaale xasiida qalbiga ka gashay
@fartunfilsan6173
@fartunfilsan6173 3 жыл бұрын
Isku cud xitaa ma ahn wlhi
@zahraqorane9451
@zahraqorane9451 3 жыл бұрын
Haa wa runta
@ayanhoodo9827
@ayanhoodo9827 3 жыл бұрын
Wlhi waa yaab ilaahey ayaana xaqiiqada og
@hanicabdulahi6471
@hanicabdulahi6471 3 жыл бұрын
Subxanalaah yaa rabi kheerka nawaaa faji 🤲🤲
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Beeni raad ma leh. Waa Ramadan ee ilaahay ku sabir. Sir ma qabe ilaah baa u wehel ah.
@drzamzamsuldandiriye2819
@drzamzamsuldandiriye2819 3 жыл бұрын
meshaan is qarxis kaajiroo kkkkkkkk walahii qof kurabiin lama dhaba ordo magacisa hita lamasoqado rasmii indhaa malieen anagaa farxaan iskagaa haar abayoo
@esyakitchen
@esyakitchen 3 жыл бұрын
Cod in uu duubo ma ahe xijmad kle ma yaqaaan miyaa.
@esyakitchen
@esyakitchen 3 жыл бұрын
@Somali Group Official Wax somaliya laga mamnuco ayuu istahila KZbin iyo Fb gaba Somalidu kama faa’idaan in yar moye saa dadki la dhahay hada kala tagtaan ولا تنسوا الفضل بينكم ayaa saan u dhaqnaya wax ka wayna waan sugnaa.
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 3 жыл бұрын
Waa run dadka in kacay o maaha aniga waligey dadka kuma dag dago waa ceeb
@abdulfatahahmed4331
@abdulfatahahmed4331 3 жыл бұрын
Stop insulting your ex wife talk something else show her some respect.
@nasro7666
@nasro7666 2 жыл бұрын
Lkkkk
@xafsaxsan6585
@xafsaxsan6585 2 жыл бұрын
Xaywaan
@nafisonalkanalka4421
@nafisonalkanalka4421 3 жыл бұрын
Wlhi waa aqira saman subxanalah adki isqaway baa sidanah ilahow cebtena astur🤭🤭🤭🤭🤭😏
@fardosaabdullahi519
@fardosaabdullahi519 3 жыл бұрын
War hedhahaya illahey kabaqa guurka jecelka wa raxmat illahey bani adamka ku arzaqa mahan jecelka mit laisku dilo lagu kala arsado qofkasta waxa fican inat guur sharciyan utawabarantihin san madhacden illahey halo noqdo
@yasminmohamed5572
@yasminmohamed5572 3 жыл бұрын
Farxaaanow Laaangaaab Baad Tahay Wlh
@somaligirl6046
@somaligirl6046 3 жыл бұрын
Markaan idinlahaa Socail Media iska daaya waa tanoo kale bal hada ninkaan weeynaaday ee faruuryahiisa horteena ku jiqaaya oo dumar la tirsanaya xitaa hadeey iyadu xumaatay inuu isaga ka roonaado beey aheeyd Subxaanalaah Allaah baan ka magangalnay waxaan oo kale
@asmasaleebaan8077
@asmasaleebaan8077 3 жыл бұрын
Horta ma gabadh aad leedahy kuma furin adiga maxa ku dabadhigay nin raga noqo waa ramadan Allah ka cabso
@foos7330
@foos7330 3 жыл бұрын
Asc asxaabta farxaan malagu soo dirdiray labadiinaba waa israbtiin waxbaan si idinka ah aniga hadan raigeyga ka dhibto furidana maka noqotay kkkkkk jecliya shekada🤣
@edelshaker9039
@edelshaker9039 3 жыл бұрын
Dumarkii wxybarteen raga somalida xun kadib midkasto intaysofadhiisato oroansanba laygusamayayya mrkasbaladhihi balday ragasomalida say uxunyihin naaxishooda bisinkee raga somalida waragfiicane idinkakukaliifaya xumante hada wiilka bal intuu aamusnaaye laqodqodayayy wakaas afkafurtee mxkaheshsen inta utirinaysen somaliyey sa ogtihiin xaqiiqda
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 жыл бұрын
Xasbiya Allah wa nicama wakiil.
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 3 жыл бұрын
waryaa xishoo dhaqankeena kuma jirto in aad gabadh la la tirsado qiil wa qaala ilama wacna hadii aad is fahmi weydeen si xarago ah ayaa loo kala tagaa waa bil kheyr leh ha lais cafiyo
@adarabdi537
@adarabdi537 3 жыл бұрын
Iyada gabadha way dhibaytay wiilkee ehelkooda may qabtaan
@roodasalaad2959
@roodasalaad2959 3 жыл бұрын
Wllkey iska cafi akhiro io adunaydaba whli gobtu wa adokale hore usoco wllkey
@nimonor5520
@nimonor5520 3 жыл бұрын
War Farurahan Ad Public Ku Jaqesan Nagadayaa Qurx Mahane 😎
@somaligirl6046
@somaligirl6046 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@somaligirl6046
@somaligirl6046 3 жыл бұрын
Waan ku yaq yaqsiyooday walaahi
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk Istaaqfurulaah
@maymaaabdirizaaqquruxsan9364
@maymaaabdirizaaqquruxsan9364 3 жыл бұрын
Meeshaan ku yaabaan fa dhiyaaa🤭🤭🤭
@maryamaabdikadir9612
@maryamaabdikadir9612 3 жыл бұрын
Kula fadhiyaaa😂😂😂
@fadumoelmi8579
@fadumoelmi8579 3 жыл бұрын
Kashifaad baa ka dhacday ee kasoo garbaxa wiilka hubsiino hal baa la siista baa hore loo yidhi
@abdulkadirrasaasta3942
@abdulkadirrasaasta3942 3 жыл бұрын
Jibriil yooniskii ad ka dhalatey xataaa mey ku qabsan waayey... hdaan farxanow wdnka kula joga wlhi, geeed bn kgu xidhi lahaaa,
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 3 жыл бұрын
20 days bay hospital ku jirtay Ilmo aad ku dhex dishay awgiis. Ama fur ama fahurine. Meesha furin waxka wayn yaalo. Si Niyada ah bay u hadashay.
@nimohoddankaali8410
@nimohoddankaali8410 3 жыл бұрын
Miiyad ogayad wllo inaya 20 dhatar ku jiiratay adiga hadalka ku noqo ayaa lagu odhane haa garfiin
@adarabdi537
@adarabdi537 3 жыл бұрын
Ninkan waa geesi way dhibtay dadka mediaha illaahy ka baqa arsaaqda waxa aydan ogayn ha ku raadsanina
@luulaaka1804
@luulaaka1804 3 жыл бұрын
Hhhhhhh yaakufuray kulahaaa hhhhh hunguri baa wali kahaya rismi way shaqaysatay horay usoco calool jileeca joogi
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 3 жыл бұрын
Haaaa wlhi hunguri baa haya 🤣🤣🤣 Intu gacan u qaaday oi nafdilay bu leeyahay xolahaagi ban rabaa wali yacni lacagteedi😂😂😂
@ishwaqabdulahi2255
@ishwaqabdulahi2255 3 жыл бұрын
Walal waxeydan hubin hagu dambawina qofka sotu hada leyahay qofki igu dambawo macafinaayo Mise dhago malihidiiin
@nasiibabdi4579
@nasiibabdi4579 3 жыл бұрын
Xoolo nageed macana jiif oo jaq waa wax la raadsado .
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
@nasiibabdi4579
@nasiibabdi4579 3 жыл бұрын
Raga somaliland Qamar sugaani........ma ana dhalaba Farxaan yare.......... ma ana kuvfurayba Abdi cajii ............... ma ana qababa ba Waa reer mirqaan laaaand tolkay
@nickmic3728
@nickmic3728 2 жыл бұрын
SAX
@iphoneseven7328
@iphoneseven7328 3 жыл бұрын
Raga qaar wlhi ma xishodan war gabadha hadalkaka xataa qari
@muhibomohamed5615
@muhibomohamed5615 3 жыл бұрын
Maxa lo qarinaya intaso dhanbu xishonaye ma naftay la.ledahy mise ilahyba caydeda ku xukumay ha ujawaabo eedo uu saxanyahe. Nocago midhanba si ay runta uqariyaan iska rabee
@somaligirl6046
@somaligirl6046 3 жыл бұрын
Horta miyaaneey wax laga xishoodo aheyn oo dembi aheyn in qof ku soo wacay aad cod ka duubto maxaase kuugu qasbaya inaad cod ka duubto qofkaa weliba qofkaas oo ah qof aad nolol soo wada wadaagteen gogol soo wada wadaagteen ceeb caleyk Soomaaliyeey Allaah ka baqa
@GuardianCams.Network
@GuardianCams.Network 3 жыл бұрын
NAAG NAAG DHALAY OO XASIID ILKAHA KA SOO SAARTAY
@queennasra5319
@queennasra5319 3 жыл бұрын
Waxan dhaho garan maye lkn nimanka gaban baa adunka ugu xun😂
@shamsosaciid9248
@shamsosaciid9248 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhh wale wa aragtay
@hibomuumin6307
@hibomuumin6307 3 жыл бұрын
Usheeg doqonta
@hibomuumin6307
@hibomuumin6307 3 жыл бұрын
Farxanw borma mel lagu kajodo maha
@nimohoddankaali8410
@nimohoddankaali8410 3 жыл бұрын
Wllo rag iyo dumarba xaaq bay inagu leyihin miid qaladan ilahayba garan lakiin wilka Somaliyo dhanba dulmiday miskiinka iyadaba inay waxeda iska astuuratay ahayd lakiin waan ku dababnay isgaa
@suleekhaaadan3884
@suleekhaaadan3884 3 жыл бұрын
😃😃😃😃😃astaqfirullllaaaah
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 3 жыл бұрын
Inalilah huno farhan i caafi walahi haded walahi qof so oynaya uma hilinayo ila u ka kaleh so hadlo maa safiya tusmo aya u hiliyey oo wilki aya aflakadeyey marki danbana waxay tidhii ima qabo walahi sorry ilahay ha i caafiyo farhan i caafi walal 😭😭haded qof u hilin mayo
@mcxulka6709
@mcxulka6709 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂waliga qof oyinta lasohormaro lama rumesto ilaa kiikale aragto aniga lawadodawa cay iyo xuman uma qorin isha imacalin ahed
@khadrahoussein2323
@khadrahoussein2323 2 жыл бұрын
Hado so dato loma bahana masolo ee wala sifeya un ee hadade so tureside un ba masulo lo bahanyhaye wall
@sahromohamed1061
@sahromohamed1061 2 жыл бұрын
Haduu jecelkaaga dhab ahaa codkeeda baraha bulshada inaad keentay waalaga fcnaaa✍️✍️✍️srry nacas batahay
@amaalali3023
@amaalali3023 3 жыл бұрын
Wlloh Qof kasta dumar waa la oyaya maa dhip ba.
@fadumoabdullahi4819
@fadumoabdullahi4819 3 жыл бұрын
Nin aya tahaye kor ogaa bod subxanala maa dumer aya laa ficiltamesa War isku xiishon iyo Ramadan ineye tahaye mad ilowdeye ilahay kaa xiishon weseye
@rasmiruun6932
@rasmiruun6932 3 жыл бұрын
bal adiga intaasoo cod ah maxa uga duubanaysay oo maxana kufalee huno
@munojaafar1688
@munojaafar1688 Жыл бұрын
20:50 wuuuuuuw😭😭😟😟😟
@waayoaragofficial4774
@waayoaragofficial4774 3 жыл бұрын
horta si kasto aad u fcnthy meel ayaa laga dheleysaa please wll waan ku baryaa rasmi waa dumar ee haba u jawaabin tan kale side cod uga duubtaa war nin ragaa tahay xishoo xata naagta aad qabta ama aad guursan doonto waxas hadey aragto maxey is dhahee please brother hala qaad qadin rasmi
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 3 жыл бұрын
Hubsiimo hal baa la siistaa soomalida ayigoon wax ogeyn bey iska qeylinaayan shaley faraxaan yare anoogo dhan baa aflagaadeyney marka walhi waxoo xaqiiq ah Allah og wall farxaan ina cafi inta kugu qaldantey oo aniga oo kle ah soomali horey u tidhi walaasha iskuma hubtidee seediga iska haleeynin
@nasraabdulkadir2581
@nasraabdulkadir2581 3 жыл бұрын
Ayada maba ahan sifiican udhageyso codkeda
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 3 жыл бұрын
Asc wiilow shame an you in aad midiyaha waxaan camal la soo fariisato waa laga fiican yahay sheekada marka aad ka duubaysay ma in aad xilahaaga soo badhigto ma ha waxa aad isku qabtan adiga ayaa lagaa rabaa in aad xishoto hadaba hadal buu dhaliyaa before intaaadan hada soo hadlaysid maxaa u sheegi wayday malintii aad u soo jawaabeysay hadal iyo dhamantiis hala tirsan oo haraadsan oo midiyaha horeet xaskaaga ha aga sheeken oo hadalkiina suuqii bakaaro oo jaamka ahaa aniga waa iga tallo lawadiinba waxaa ii tihiin walaal thanks
@fadumosaid114
@fadumosaid114 3 жыл бұрын
War maaha codkii rasmi yaahuu beenaale.
@Wllatra
@Wllatra 2 жыл бұрын
Wr nio gabdh aad kala tagteen faaxushkeeda lma sheegsheego
@kadraibrahim4036
@kadraibrahim4036 3 жыл бұрын
Subxanallah subxanallah 🤭🤭🤭🤭😳😳🤔🤔😭😭
@daganabdi9728
@daganabdi9728 3 жыл бұрын
walalayaalow illhy ka BAQA waa bil Ramadan ceebihiinana qarsada illhy ha idin xifdiyo
@shukohabo2771
@shukohabo2771 3 жыл бұрын
Bismilah been maxay ushegeysaa. Rasmi beenta maficna
@drzamzamsuldandiriye2819
@drzamzamsuldandiriye2819 3 жыл бұрын
niinkaa adigaa markad jeceshaay waa iskaa sidaan wllo cebtaa astur codka gbadh iskaa dhaf
@salmaan_saciid8685
@salmaan_saciid8685 3 жыл бұрын
Subxana allaah subxana allaah war wllo xishow oo alle kabaq
@tuuxaabadir8730
@tuuxaabadir8730 3 жыл бұрын
Hadii ay gabadhadi tahay asturo cebihina oo ilahay ka baq sida dumarka ganbadh ha ugu so fadhisane ka ronow
@faadumomaxamed1342
@faadumomaxamed1342 3 жыл бұрын
Adiga kuguma soo dirin ee bulshada la wadagtey
@raxmaabiib2735
@raxmaabiib2735 3 жыл бұрын
Horta gabdhi waa gabadh waxy doonto hakuuahaa teee walsha gabdhada hoyada inantada xita haday tahay gabadhadan aqoon ogow waaa walshaa ookle xita hadadan gabadh la dhalan tadad aragtba waa walshaa lkn raganimadu maha gabdhad qabto amaqabi jirtay inad xuman teeda umada ogay siiso wllky midna ogow adaa qabay adaana furay waxad kukala tagteen allah ayaa og lkn muhimadu waa inad asturto haday xumayd iyo haday wacnaydba wlky qli dumarku waaa dharkga dhawaryaah ilalina tadad qabto saad udhowrto uilaliso uixtiramto udaryeesho mid ogow saad uilaliso silamida walsha ayaa lagugu ilaliyin hadad xumaysana walashaa ayaaa loo xumayn madamoon galay arimo qaldan rali noqday yaaah
@fatxiyare4165
@fatxiyare4165 3 жыл бұрын
Farxanow talo an ku siiye nin ragad tahee rasmi rays wali cod ay ka duubtay may soo dhigine ee xisho oo xaskagay ahan jirtee xisho oo waxan codkeed duubaysay jooji oo xishoo
@user-dd7kd4tu7v
@user-dd7kd4tu7v 3 жыл бұрын
War gabdhoow nin ha aminina sawir iyo fidiyoow haku aminina sana nimanka kharkoot maxishoodan nimanka Somalia 🇸🇴 maxa helay sakaret malaha aside blah
@farhiahassan5477
@farhiahassan5477 3 жыл бұрын
Subxanllah xey tahay marwadada in aad cod ka duubto waa ceeb wlh rag majiro sanadkan 🤣🤣🤣
@merciyussuf5236
@merciyussuf5236 3 жыл бұрын
Haaa wlahy
@nuradinsiciid9696
@nuradinsiciid9696 3 жыл бұрын
Waar zhp haday ku cayday iyo haday been kaa sheegtaba maanta may ahayn inaad u jawaabto qof dumer nin bu alle ka dhigay waxan wa xaaskagi hore shalay markad
@poshaleofficial561
@poshaleofficial561 3 жыл бұрын
Sxpow noo share gareey channelkeena poshale official thanks noogu sharaf muslinimo walaltinimo somalinimo thanks
@nuutrafkeif2125
@nuutrafkeif2125 3 жыл бұрын
Codkaan rasmi mahin deew abtiyoo mid kale keeen rasmi rays sowdkeeda ma lumaayeee👈🤗
@asmaa5466
@asmaa5466 Жыл бұрын
Indhaha iska tuur ileyn qabiil baa lafta somalie ka gashay
@saadaomar7957
@saadaomar7957 3 жыл бұрын
Ramadan bisha Allah waad ka xishoon wayday, subxaanallah. Allah ka xishoo oo gabadha iska daa. Ceebaha dadkana ha soo ban dhigine gabdho miyana kula dhalanin.?
@deeqohassan959
@deeqohassan959 3 жыл бұрын
war waliga han cafin doqonyhow allow kano kale wax ha igu darin uff😾🤫😏
@laylaabdi5069
@laylaabdi5069 3 жыл бұрын
Allah dinpiyadiina hanika cafiyo Dhamantin
@thewindcane2248
@thewindcane2248 3 жыл бұрын
Allah amura nii sahlo sida aniga u arkayo waa is rabtaan ducesta istiqara tukada kole wad is ku bahantiin kulel ayaa nii hayo kala dhamada
@rasmiruun6932
@rasmiruun6932 3 жыл бұрын
wllo qaali waa laga fcnyhy sidan cml waana bil soon waa bishii dembi dhaafka yaan la ilaawain
@sumayonuradin4589
@sumayonuradin4589 3 жыл бұрын
Wallhi waa layaab runti 👉😳
@smmohamud6578
@smmohamud6578 3 жыл бұрын
Kani Oromo ayuu u egyahay Seebeey markii hore uguursatahay
@luulaaka1804
@luulaaka1804 3 жыл бұрын
Dee haday kuu oyday sooninkeedii matihid waryaa ilaahay yaqaana waxii oohin kabadnaa baa idin dhexmaray
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 3 жыл бұрын
Kkkk
@shukrihoodo5239
@shukrihoodo5239 3 жыл бұрын
hhhh
@GuardianCams.Network
@GuardianCams.Network 3 жыл бұрын
TUUG HOYADAA MA HARGAYSA LEH MARKAAD HABLAHA UGU HANJABAYSID HARGAYSA ,, AAN KUGU ARKO HARGAYSA NACALAA GADABIIRSIGAAD TAHY IYO XASIID ILKAHA KU SOSSRTAY KU YAALE
@onkobrob374
@onkobrob374 2 жыл бұрын
Bila edba rasmi waa gabar adag waye adiga nin xun ah uf
@dheymanofficial7882
@dheymanofficial7882 3 жыл бұрын
xolo ilheey batahy wlhi
@rubysbesto4078
@rubysbesto4078 3 жыл бұрын
Ilmahaad adiga dishay xageey rasmi kakeneysaa wayabee cajab
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 3 жыл бұрын
Farxaan rag rag dhalay ayaa tahay waker aduun waxaan la arkeynaa ma jirto Rasmussen never ma aminaayo good jooob🤲🏻♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👊🏻💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@halimaabdikadirabdinasir6560
@halimaabdikadirabdinasir6560 3 жыл бұрын
Mansha-Allah niinrageed 🔥🔥🔥✌️✌️✌️✌️✌️💓🖤💓
@nasro7666
@nasro7666 3 жыл бұрын
Kkkk
@nuursiinhassan9043
@nuursiinhassan9043 3 жыл бұрын
Horta asc su,aal waxa ku weydiin ilmaha aad leedahay wa ka raba ...xage ku ogeed tan kle adoo og ayaduu ur ku leh oo ku oynee maxa telka ugu dhageysabeysay qof xun mahi waba ledahee ..... hadana ilmo aa dhalay markay dhahdey hooyadeed inta wacdey maxa u weydiisay ilmo ogtahay oo ku jooga hadey jiraan naga jaahil bixi bal
@faizaqawdhan6021
@faizaqawdhan6021 3 жыл бұрын
Waa xaskaagee maxaad usoo bandhigty hadldaad kuwada hadsheen maxwkraad qarin lahayd
@qalidarwan494
@qalidarwan494 2 жыл бұрын
3:27
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 94 МЛН
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 86 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 34 МЛН
Gurigeyga cusub iyo sida an u so gurey before
12:50
Rasmi Rays
Рет қаралды 159 М.
Guribarwaaqo Falaqayn Ka Bixiyay Farxaan yare 2020
12:48
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 79 М.
RASMI RAYS OO JAWABTI SAXDA AHED SISEY FARXAN YARE
18:39
Rasmi Rays
Рет қаралды 493 М.
PRANK MSS UUNSI IYO ABDIFATAH ANKAGAA ARSADHE ARGAGAX
13:19
SALMAN-BAJUUN-ENT
Рет қаралды 9 М.
Farxaan Yare | Karaamada Ruux ijecel | Official Music Video 2020
7:29
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,7 МЛН
RASMI RAYS FARHAN YARE IYO ADNAN MODEl OO PRANK KU SAMEEYAY BAARO
10:07
Adnan Model Official
Рет қаралды 368 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 94 МЛН