FARXAD DARTEED AYAAN LA ILMEEYAY WAA AAMINI WAAYAY 5DAYS 200K THANK YOU SO MUCH DHAMAANTIIN😰🙏

  Рет қаралды 224,205

Samia AHMED

Samia AHMED

12 күн бұрын

Пікірлер: 1 100
@Alimxd-rl1ef
@Alimxd-rl1ef 10 күн бұрын
Tiim saamiye 300k intee lavu gaarsin karnaa 3 maalin inta ugal love saar qoraalka hambalyo❤
@NimcoadamNimcoadam
@NimcoadamNimcoadam 9 күн бұрын
Ka yar Ku garsin karna hadaynu dadalno
@faraxcumar7715
@faraxcumar7715 9 күн бұрын
Waa run aanu gaadhsino🎉❤​@@NimcoadamNimcoadam
@Rahmahodanosman
@Rahmahodanosman 9 күн бұрын
@@NimcoadamNimcoadamwaa run wllhy sisi 🎉❤😢
@MahammuudAden
@MahammuudAden 9 күн бұрын
@FartuunMowliid-by8hj
@FartuunMowliid-by8hj 9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢
@egalabi9724
@egalabi9724 10 күн бұрын
Sidii Shamuuri haloola yaaco Saamiya waayo waa gabadh qalbi wanaagsan, daacad ah, akhlaaq badan oo qurux badan 1 million 1month kuu rajaynayaa, markey oyday wallahi I can't control my tears 😢😢😢
@AbdulahiMahamed-tk9ym
@AbdulahiMahamed-tk9ym 4 күн бұрын
manashalaha❤❤❤❤
@ilwaat4158
@ilwaat4158 10 күн бұрын
Sababtay ay team malaysia guulahan u gaadhoyin wxa waaye siday isku garab taaganyihin eeg bal😢❤mashallah ilahay haysku kiin daayo❤
@suhuradan5130
@suhuradan5130 9 күн бұрын
Aad iyo aad Waa. Dad is garabtaagan oo ka madhan xaasidnimo
@user-fr7hm7xe8y
@user-fr7hm7xe8y 10 күн бұрын
Somaliyey dhamanteen DJABOUTI SOMALILAND,SOMALIA ,KENYA,ETHOPIA IYO MELKASTO SOMALI JOOGTA PLZ GABADHAA 1MONTH AAN KUGAADHSINO 1M wlhi way uqalantaaa 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@BarwaqoAhmed-mg4rk
@BarwaqoAhmed-mg4rk 10 күн бұрын
Yup absolutely wey u qalanta e halo share gareeyo linkgeda samia is the best ❤
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 10 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 hanoolaato
@user-jo7xg2pk2f
@user-jo7xg2pk2f 10 күн бұрын
Inasha allh
@Tuuneyyyy
@Tuuneyyyy 10 күн бұрын
Inshallah don't worry weygaare maadama only 5 days ay 200k ku gaartay kabadana weygaaree congratulations team saamia Ahmed 🎉🎉🎉🎉❤
@anonymouslyhidden95
@anonymouslyhidden95 10 күн бұрын
Hoyada baa somaliland ladahaa somalidiidkii ku dalay wass markaa gobol nagu so diseesid xaa raadineysay Puntland ka awood badan maadan oran iidoor baad kibir sineysa hooyada wass
@user-fr7hm7xe8y
@user-fr7hm7xe8y 10 күн бұрын
Waxay uqalantaa 1malin in lagu gaadhsiyo 1M wayo wa qof wanagsan oo walaltinimada wax ka taqana from djabouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@SareedoAbdirihmaan
@SareedoAbdirihmaan 10 күн бұрын
Ilove you re dj jabuti from somalia
@faraxabdi3028
@faraxabdi3028 9 күн бұрын
​@@SareedoAbdirihmaanI love you djabuti iyo soomalia from soomalind 🎉
@SaraAli-yt5oj
@SaraAli-yt5oj 10 күн бұрын
Samia wxaban kushegayaa hadad rabtid in aad qalbiyada dadka hanato pls wiilsha yar yar haiskusoo dhisin malmo marka laguwado hadhow waa laku nicin❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 10 күн бұрын
Kokodeena boqorad waaye markasta samiya sidey ugarab taaganthy❤
@user-py1bp6pr7o
@user-py1bp6pr7o 10 күн бұрын
M.a wallsh samia inta iyo in kabadan u qalanta qlpi inta igula faraxday like 👍 iisara ❤❤❤❤❤
@yahyemoon
@yahyemoon 10 күн бұрын
gabadhan 1M ayay u qalantaa hala gaadhsiiyo RECORED aan waligeed lagaa dhadhin gaadhsiyay
@Cumar-k9l
@Cumar-k9l 10 күн бұрын
Koko Hadii Ay Garab kada Tagan Tahay Wlh Qof Nool Ayaa Garabkada joogo Hambalyo Sis Samia❤
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 10 күн бұрын
Ku Sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muxamed scw❤😢
@user-vv7mv1sk4g
@user-vv7mv1sk4g 9 күн бұрын
Ku sali nabigena muxamed scw scw scw ❤❤
@CabdishakurMursal
@CabdishakurMursal 9 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@ManaalUpdilaahi
@ManaalUpdilaahi 10 күн бұрын
Ayyy samia quruxeey hnblyo mcnto wllhi wad iga oysiisey hore uu soco mcnto🎉🎉😢❤️
@ShamsoShiiqcali
@ShamsoShiiqcali 10 күн бұрын
Kusaliye nabigeena muxamed scw❤❤
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 10 күн бұрын
Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw scw 😢❤❤
@ahmedxasan1793
@ahmedxasan1793 10 күн бұрын
Eraygan ay ku fureen ee aha oh my god my garanayaa inaan muslim ahaan loo isticmaalin ee ay tahay inaad dhahdo (allaha) waa waan ku maqlay sxpyaal 🙏
@umalkhayrheibe1495
@umalkhayrheibe1495 9 күн бұрын
Saamiya mid ban ku sheegya qli hadad comment aragtid hamblyo again ❤ you deserve it lkin marka labad insha allah hadalka soo qoro aad jeedinaysid amaba xifti
@KingCeyda-t4o
@KingCeyda-t4o 10 күн бұрын
TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊
@KhadarDerei
@KhadarDerei 10 күн бұрын
Waji dadba ku qarabada
@HamdamahdiAli
@HamdamahdiAli 10 күн бұрын
Ladan caawa qurux m.a asturnaanta waa qurux wlhi❤❤ Samia hppti keep going waana kuugu hambalyeynaa 200k oo dad oo ku jecel oo qalbiyo qurux badan iyo wanaag ay kaa arkeen kugu soo dhaweeyay weeye🎉🎉🎉❤❤❤
@SakariYeabdiMohamed-z5d
@SakariYeabdiMohamed-z5d 10 күн бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo team 27 gear ahaan walaasheen saamia oo xirtay 200k hambalyo
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 10 күн бұрын
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 😢😢😢😢
@Fatuush11
@Fatuush11 10 күн бұрын
Halista laguu sheegYo waa samia 5 days 200k isn’t easy 😂🎉
@user-jo7xg2pk2f
@user-jo7xg2pk2f 10 күн бұрын
Wllhi waan iyeey😢 samiya wllshy mcn inata iyo inka badan baan ku rajaynaya inaaha allh 500k insha allh
@user-ym5pn4li9k
@user-ym5pn4li9k 9 күн бұрын
Dunida Ma soo Marin ruux ka Sharaf badan kana Run Badan Nabi Muxamed scw
@farhaanyare7400
@farhaanyare7400 10 күн бұрын
hadaan awoood u lhaaan lahaa 1 minutes ayaaa 1 milion ku keeen lahaa 🥰
@HamdiAbdi-n9t
@HamdiAbdi-n9t 10 күн бұрын
Waaw aad ban u faraxsanahay inaa qofkau horeyo oo like saray inaa noqday
@HalimaIbrahim-sn4wx
@HalimaIbrahim-sn4wx 10 күн бұрын
Hambalyo samiya 300 insha Allah ❤❤❤❤❤😊
@MssFaraxsan2898
@MssFaraxsan2898 10 күн бұрын
Hambaliyo hambaliyo hambaliyo Saamiyadeena iNtas iO inkabadan Aad u qalantaa 🎉🎉🎉 congratulations my sister
@HoodoAadan-ns4vm
@HoodoAadan-ns4vm 10 күн бұрын
Saa u sugaayay lee inaa wax noose dhigtid ani we hambalyo intaa inkabadan ia ❤❤❤🎉🎉😊
@SudaysiAxmed-u3w
@SudaysiAxmed-u3w 10 күн бұрын
Wll markaa dhahaysaan لا إله waa ilaah majiro ee kudara إلآ الله ❤😢😢
@hodandahir6582
@hodandahir6582 10 күн бұрын
Mansha allah hambalyo walasheen samia intaa iyo in ka badan baan kuu rajaynayaa
@SamarAbdullah-hb3dn
@SamarAbdullah-hb3dn 10 күн бұрын
Samiyo abayo wlh waa iga oysiisaay waana kula faraxsanhy hampalyo kun iyo kow waana ku garab taganhy wakhti walpo iyo meel walpo oo aad gaado intaas iyo in kabadan gacalo waad u qalabta halkaa ka sii wad guul ayaa kuu rajenaa ilaa malyanis aaan dhamaan xbbi 😢🎉❤
@fadmaabdi7142
@fadmaabdi7142 10 күн бұрын
Ayy 😢❤ samia hamplyo 🎉 waa iga oysiisey runtii horey u soco walasheey
@DAACIYARE252
@DAACIYARE252 10 күн бұрын
Waxaan Hambalyo U Dirayaan Dhamaan Ummada Muslimiinta Meelkasta Oo Ay Joogaan Gaar ahaan dadka igu Xidhan. Waxaan ugu Hambalyaynayaan Curashada Sanadka Cusub Ee Islaamka 1446, Ilaahay Sanadkan Iyo Sannado Badan Bashbash iyo Barwaaqo Ha Inagu Gaadhsiiyo
@user-xt3yf2wr8m
@user-xt3yf2wr8m 10 күн бұрын
Aamiin aamiin wll❤
@caaishomohu7786
@caaishomohu7786 10 күн бұрын
?zzzdjsswej2224jrxr3ttddwe4jftukdfnxxsee2k2e4rswwtffo3n3w2etjwazcforerijeejjejerejjedddjdjdjejjejffe2kwjwjjfje2edffiweierjcjfejejejfjfjejjwjwjwjwtjsjdejetiwjwjrjrjjrjjrdderrrjj3eejdddjejjjecdssxdjjrdjjjjhddfgi3jjjddd​@@user-xt3yf2wr8m
@manaalmohamed3105
@manaalmohamed3105 10 күн бұрын
Cwa miyaa 1 ah mise manta eheed 1da isoo sheeg wll inaa soomaan rabaaye
@maxamedcusman1158
@maxamedcusman1158 10 күн бұрын
Hambalyo hambalyo samiyadeena 200k subscribe 1m coominsoon ❤❤❤❤
@Mohamedjama-zt7zl
@Mohamedjama-zt7zl 10 күн бұрын
Mahadsanid walalkeey Hambalyo Hambalyo sanadkaan iyo sanadkiisa kale nabad Allah hanagu gaarsiiyo
@Cabdixakiimmuusecige7
@Cabdixakiimmuusecige7 10 күн бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 1k❤❤❤ Taageerayaasha #Samia Ahmed And Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤
@zeynabmaxamed3317
@zeynabmaxamed3317 10 күн бұрын
Hambalyo hambalyo Samia 200k🎊🎉🥳 waa ku faraxsanahy waa kula ilmeeyay wlhi intaan iyo in ka bdn ayaa uqalanta abyo hore usoco come soon 300k bishaan haaf million I.a 😢❤️
@marwamustafe8270
@marwamustafe8270 10 күн бұрын
Wlhi samia waa ilmeeyay anaaba isku maleeyaba hampalyo horumar wacan ban kuu rajenaya queeen👸👸❤️❤️
@muhiimafarah5413
@muhiimafarah5413 10 күн бұрын
Gabdha team 27 aan kawato waa shantaan Samia hambalyo 1M coming soon quruxey horay usoco
@user-wh9qt8qv6m
@user-wh9qt8qv6m 10 күн бұрын
Samia ilhay garabkaga ahaa adoo wllo mcn wlhi waad iga oohisey congratulations ilove you sister❤❤❤❤❤
@falxadcisman6768
@falxadcisman6768 9 күн бұрын
Masha allh samiya maskiiney Wan jecelhy 300 insha allh hamblyo Hamblyo guul wcn time samiya maskiiney
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 10 күн бұрын
Samia Hambalyo 🎉🎉Team 27 dhamantiin Hambalyo 🎉🎉🎉🎉
@faizaHirsi
@faizaHirsi 10 күн бұрын
Wow. Mashallah. Samiya Next 300k inshaAllah❤❤
@AliNuur-ss7hk
@AliNuur-ss7hk 10 күн бұрын
Waxay uqalantaa 1malin in lagu gaadhsiyo 1M wayo wa qof wanagsan oo walaltinimada wax ka taqana frim djanouti🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯🫶🥰🥰❤️
@XayaatBintuaxlaam
@XayaatBintuaxlaam 9 күн бұрын
Samia yadeeyda kabadan uqalantaa walhii intaaz kabadan kuura jeenaa i.a team samiya only one like ❤❤❤❤❤
@maandeeq2121
@maandeeq2121 10 күн бұрын
Ayyyyyy samia Qurux badan amuus abyo wad iga oysiisey intaas ito ka badan u qalntaa mcnto hore usoco 🥹❤️🎉🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊
@najmasaleban2421
@najmasaleban2421 10 күн бұрын
Samia haga ooyin uma qalntid ilintaa farxad nolosha oo qosol anagan garabkaaga naga eeg❤❤❤
@anonymouslyhidden95
@anonymouslyhidden95 10 күн бұрын
Kan cadnaan dahaan ileen waa daadan muxu jacda ugu dajiyay sundus waa iska kaftan Waa wax wareersan waxan laisku keenay ee koko naku so diseeso
@maryammaxamed2461
@maryammaxamed2461 9 күн бұрын
Mxaaa kabadaleee iydaba see gbdhaha ubaahdileyso waa aragtay
@nadaaayaan5486
@nadaaayaan5486 9 күн бұрын
8days❤❤200k 🎉🎉🎉hampalyo❤❤ abyo team gabdha ugu firfircon uguna wajiga furan uguna wajiga qurux badan ina tahay aamin sanahay ❤🎉ugu dagan ugu naxrista badan ugu calosha jilcan ita arkaya ❤❤
@zakirboss143
@zakirboss143 9 күн бұрын
Illahay baa qalbigiina isku kiin wanaajiyey Team 27 .... Forever 🎉❤🎉
@dekalovemoha9544
@dekalovemoha9544 10 күн бұрын
Samia Caadi iska Dhig Why Koko isku Dhadhajinee Gabdhaha Farxada La Wada Qaado 😊😊😊
@raxmamahad2092
@raxmamahad2092 10 күн бұрын
Haa waa run laga yaaba hablaha kale inay sikale ufahmaan iyada laga yaaba inaysan sidaa udareensanyn lkn mar kasta waxa wngzan dadka dhan inaa sintid
@iqramahamed5621
@iqramahamed5621 9 күн бұрын
Ma qaladbaa hal qof hadey saaid ugu dhowdahay koko ayey aad iskugu dhowyhn
@abdilahibershiyaofficial7283
@abdilahibershiyaofficial7283 10 күн бұрын
Bil gudaheed 500k insha allah ❤❤❤❤❤ dhiigu waa samia
@faraxsan...Chanel
@faraxsan...Chanel 10 күн бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك ❤
@farxiyomaxamed-p3r
@farxiyomaxamed-p3r 10 күн бұрын
Inta samia la oydayyy😩😭
@Nimco_qurux
@Nimco_qurux 10 күн бұрын
Congratulations 200k samiya wllo inta iyo in ka badan ba wan ku rajaynay
@safabashiir-sw8fi
@safabashiir-sw8fi 10 күн бұрын
Samia hambalyo quruxey🎉❤❤❤
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 10 күн бұрын
Nuucyada ugu muhiimsan vitamins oo jirkagu ubahanyhy kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤
@user-ct1qn7mp5z
@user-ct1qn7mp5z 10 күн бұрын
Samiy adi iyo cadnan sida isku baraten noso gali inta igu racsan like
@user-yy3xl5jm3i
@user-yy3xl5jm3i 10 күн бұрын
Hore Usoco wllo aynu hore uwadno Samiyo Somalay ilaa one million inshaa allah 🤲🤲
@nastehoabdulahi9265
@nastehoabdulahi9265 10 күн бұрын
Waan qiiroday 😢inaa jogo camal congratulations 🎉❤
@nasteexocabdi2297
@nasteexocabdi2297 10 күн бұрын
Ayyy hambalyo hambalyo 200k kabadana uqalanta my queen mar kle hambalyo inaa ahmed 🎉🎉🎉
@suldanjetlii3543
@suldanjetlii3543 9 күн бұрын
Madhigayno No jiida illaa 1M jiida jiida Hambalyo Hambalyo🎉🎉🎉
@asmaapdyhakinmohammed3306
@asmaapdyhakinmohammed3306 10 күн бұрын
Sasa kuu jecelnhy ka shekee qalbii samiya😮❤❤
@adanisaaqibraahim8501
@adanisaaqibraahim8501 10 күн бұрын
Hambalyo Hambalyo 🎉🎉 Samiya 🎉200 K🎉 Next 300 K 🎉insha Allah
@najmasaleban2421
@najmasaleban2421 10 күн бұрын
Naag rabigeed iyo ragga iyo dumarba haysataa tahee mnsh allha hanpalyo hanpalyo xbbti ❤❤
@HayaatAadanmohamed
@HayaatAadanmohamed 9 күн бұрын
Wllhi wlshy mcn waa la ooyay😢azxbta Samia 500k aan garsino 7 Soo socda
@mubaarig586
@mubaarig586 10 күн бұрын
Saamia hampalyo apayo mcn horre usoco 300k soon insha alah ❤
@romal_kinda2023
@romal_kinda2023 10 күн бұрын
Balan ayaanu ku qaadaynaa inaad todobaad walba farxad la oydo 🎉
@Msssafa143
@Msssafa143 9 күн бұрын
7days 200k 21days 400k 28days 600k 35days 800k 42days 1m🎉🎉 Insha allah❤❤❤😮❤❤
@bushrakulmiye9886
@bushrakulmiye9886 10 күн бұрын
Hambalyo bayo samiya ka badan u qalantaa gbr said u qalbi wangsan ba thaay oo dacada hormar badan ku rajeynaya
@farhiyaf_u1cq
@farhiyaf_u1cq 10 күн бұрын
Hanbalyo hanbalyo samiya qurux intaas iyo in kabadanba wad dhaadhiydoontaa insha alla wllo ❤❤❤❤
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 10 күн бұрын
MashaAllah TabarakaAllah HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO ayan kuleyahay walashey Samia qurux intas iyo iin kaa badan ayad uqalanta waana kurajeyna inad qartid inshaAllah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QueenAisho
@QueenAisho 9 күн бұрын
Team samiya one like ❤🎉😢
@munamaxamud8032
@munamaxamud8032 10 күн бұрын
Maasha allah koko way ku garab taagan tahay
@hafsamohamudhassan2602
@hafsamohamudhassan2602 10 күн бұрын
Masha allah Xbbti hanbalyo 2K👸🏆🎉🎊🥇 waa inad babisaa ❤
@mssseyga
@mssseyga 10 күн бұрын
Congratulations 🎉
@bancadedhagjar766
@bancadedhagjar766 9 күн бұрын
Habmyo sister Habmyo 200k🎉❤
@filsanmaxamudfilsanmaxamud3122
@filsanmaxamudfilsanmaxamud3122 10 күн бұрын
Habalyo habalyo habalyo walalmacan habalyo habalyo habalyo abayo macanto wankujeclahay habalyo 200k
@Hamoudiabdi
@Hamoudiabdi 10 күн бұрын
Cambaabur usamee Asxaabta Waku sidee Samia Bar Cuntadeena team 27 wa inaad U samaysaa Cambaabur video ga xiga kaas ka sugaynaa
@Rayansicid
@Rayansicid 10 күн бұрын
Allah maalin arky waxs si lo smeeyo lkn ma cunin mrki la qsyey arkyey balaayo liisku drey😭😂
@AsmaSaleeban-yc6xs
@AsmaSaleeban-yc6xs 10 күн бұрын
Habalayo habalayo mcntoh waa qalpi wanaagaaha waxaasu intaa iyo kal badan uqalantaah❤❤❤
@ayaanabdulaahi9514
@ayaanabdulaahi9514 9 күн бұрын
Alfa waa wiil naxariis badan maash allaah saamiyo aniga xitaa waan kula ooyay intaan kabadan ayaan kuu rajeey nayaa😢
@jamarashid100
@jamarashid100 10 күн бұрын
Hambalyo ms score. Guul aan dhamaad lahayn iyo scores dunida ku cusub ayaan kuu rajaynayaa.
@NiciimaMaxamuud-up8xi
@NiciimaMaxamuud-up8xi 10 күн бұрын
Mash allh samiya wanaageda ayeey ku kasbatay waxa soo qalbiyaaa wlllshy
@ceyninuur3922
@ceyninuur3922 10 күн бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo wllshei mcn intaan io in kabadan u qalantaa hore u soco boqoradeena
@FadumoCabdixasan
@FadumoCabdixasan 9 күн бұрын
Hambalyo hambalyo samia inta kabadan uqalanta🎉❤
@RuweydoCiise-x7k
@RuweydoCiise-x7k 9 күн бұрын
Hambalyo hambalyo samiyo intaan in ka badan aaku rajeeynaa ❤❤❤❤
@user-hy2fq5bl7l
@user-hy2fq5bl7l 9 күн бұрын
Congratulations samia mss score🎉❤200k kabadana uqalantaa❤
@SafaKaourah-bl8pm
@SafaKaourah-bl8pm 10 күн бұрын
Hampleyo congratulations samiya 200k
@CabdiCabdullahi-vc5xs
@CabdiCabdullahi-vc5xs 9 күн бұрын
Congratulations samia insha,Allah keep going ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 10 күн бұрын
wax walba wax igag darn koko qalpi wngeega wlhi 😢🎉🎉🎉
@user-mt2rn1tv9z
@user-mt2rn1tv9z 10 күн бұрын
Congratulations wlshey Intaas iyo inka badan ayaad u qalanta waxan sugayna 300k Ka misuun ❤👏🏻🫣
@NadiaAbdi-dx7gq
@NadiaAbdi-dx7gq 10 күн бұрын
Aay m.a hambalyo hambalyo hambalyo Samiyo cdy😢❤🎉
@user-ws7kq4yh7d
@user-ws7kq4yh7d 10 күн бұрын
Team samia cawga anaka dhaan emotional ba noqoni faraxad darted😮😢❤
@abdialimouna5016
@abdialimouna5016 10 күн бұрын
Samia qurux ❤❤🎉🎉 inchallah 300k félicitations ma soeur samia Bravo ❤❤❤
@halkaroon
@halkaroon 10 күн бұрын
Team 27 waiskasithan bcoz they live in peace no fight no argument and also they have discipline. Discipline is everything and also weyasturanyahan
@Fathiibrahim5245
@Fathiibrahim5245 10 күн бұрын
Waa haysaaaaa the main points ❤❤
@MuhammadAbdullhi-wu7lq
@MuhammadAbdullhi-wu7lq 10 күн бұрын
𝑌𝑒𝑠 𝑝𝑟𝑜 𝑙𝑖𝑣𝑒 𝑖𝑛 𝑝𝑒𝑎𝑐𝑒 ❤𝑝𝑟𝑎𝑦 𝑎𝑙𝑙 𝑝𝑒𝑜𝑝𝑙𝑒 𝑜𝑓 𝑆𝑜𝑚𝑎𝑙𝑖 𝑝𝑙𝑒𝑎𝑠𝑒 𝑚𝑒𝑐𝑘 𝑝𝑒𝑎𝑐𝑒 𝑖𝑛 𝑠𝑜𝑚𝑎𝑙𝑖𝑎 😢
@Hamzesomlie-ov1ju
@Hamzesomlie-ov1ju 10 күн бұрын
300k inchallah
@ikranxuseen1112
@ikranxuseen1112 10 күн бұрын
10 day 300k🎉🎉🎉🎉🎉🎉congratulations 🎉🎉samiya
@anisodahir7015
@anisodahir7015 10 күн бұрын
Samia intaas io ka badan u qalanta ilntaada wey na dhibeysa mar kale ha oyin abaayo congratulations 🎊 🎉❤
@AmaalAbdi-os6sv
@AmaalAbdi-os6sv 10 күн бұрын
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 10 күн бұрын
Hambalyo Hambalyo samiya Wad u qalantaa guusha, horumar wacan walashay❤🎊🎉
@NaaNa356
@NaaNa356 9 күн бұрын
Waan kula joogi donna illa tirada ugu danbeyso ee lagaaro o subscribe eh qaali SaMiYyyYyy ❤
@user-ws2ih6zb8i
@user-ws2ih6zb8i 10 күн бұрын
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo samia 200k❤❤
DABALDAG ADNAAN 100K SUBSCRIBERS IN 3DAYS
11:47
KOKO BULLE
Рет қаралды 44 М.
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 51 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
CADNAN OO AN SURPRISE KAGA NAXSADAY 100K DABALDAGA ADUNKA😱
15:23
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 71 М.
"Iskaabuladu waa darbijiif." Dayax
54:10
Cadceed channel
Рет қаралды 28 М.
CADNAAN WAX WALBO OO AAN KU DHAHO YES DHEH
25:57
Samia AHMED
Рет қаралды 312 М.
WUU BAXAY WALAALKEYGA OOYINTA CESHAN WAAYAY SAFAR SALAAMA😭😭
13:19