FARXAD DARTEED AYUU LA ILMEEYAY MARKAAN U SHEEGAY INAAN UUR LEEYAHAY

  Рет қаралды 745,682

Atarisho badiyo official

Atarisho badiyo official

2 жыл бұрын

Пікірлер: 8 000
@Atarishobadiyo
@Atarishobadiyo 2 жыл бұрын
FIIRO GAAR AH MUQAALKAN MAR HORE AYAAN SAMEEYAY LKN HADDA AYAAN IDIIN SOO FASAXAY MUDO KASOO WAREEGATAY ALX INTA AAN HEYSAN ALLAH HA SIIYO ANIGANA ALLH II ADKEEYO AAMIIN
@Imraan53
@Imraan53 2 жыл бұрын
Rayi fiican waye
@amiirodiamond7026
@amiirodiamond7026 2 жыл бұрын
hamablyo abyo mcn wan ku faraxya aallah ku adkeyo
@user-jv6iz4xh3m
@user-jv6iz4xh3m 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rapi 🤲🤲alla haku adkeeyo
@hafzamahamed6245
@hafzamahamed6245 2 жыл бұрын
Aad ayan ugu farxy wlhy Alle isha nacbka haydinka ilaaliyo
@murtimadadaalo5937
@murtimadadaalo5937 2 жыл бұрын
Aamin aamiin yaarabi
@anizamohamed5053
@anizamohamed5053 2 жыл бұрын
Masha allaah mar walba waan idinku duceen jiray jah alla wuu rumeeyay 🥺🤲🏻
@deeqomaxamed1141
@deeqomaxamed1141 2 жыл бұрын
labadiina waan idin rajeynaa inshalah mar dhow walibo
@abdinasirahmed9928
@abdinasirahmed9928 2 жыл бұрын
Masha
@Atarishobadiyo
@Atarishobadiyo 2 жыл бұрын
thnks so much walalheyga qaliga ah idinka waa idin rajena insha allah 🙏🥰😍
@asmasuban7734
@asmasuban7734 2 жыл бұрын
Amine allaha idiin siyo inika iyo dhaman intaa rabtaba
@nimcokhayrcismaan1566
@nimcokhayrcismaan1566 2 жыл бұрын
Masha allah habalyo
@princess-ov4sp
@princess-ov4sp 2 жыл бұрын
I swear am in tears🥺🥺🥺♥️♥️♥️♥️ mashaaAllah may Allah bless ur union and bless u with offsprings who are cooleness of ur eyes🌹♥️
@mjiheeye6440
@mjiheeye6440 2 жыл бұрын
Masha Allah qoys qurux badan ilaahay Haydon xafido dhamantiin ilaahay caafimaad qab ha idiku Kala keeno adiga iyo ilmahagaba Amen
@myrajochannal2
@myrajochannal2 2 жыл бұрын
Masha allah congratulation ❤💥💐💐💐💯💯🌹🌹🌺🌺👏👏👏👏 Alxamdulliha illahey ha nii barakeyo
@nasibabdi8968
@nasibabdi8968 2 жыл бұрын
Masha Allah
@safiyosiman2435
@safiyosiman2435 2 жыл бұрын
Mash Allah abyo murniiro❤❤💯
@safiyowarsame6650
@safiyowarsame6650 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅💜💜💜♥️💚💋💋💋💋😁😁😁😁😁😁😁💗💗💗💗💛💛🏆🏆🏆🏆💞💞💗💗😁😁💋💋👍🏻💋👍🏻👍🏻🍎🍎🍎🍎🍎👍🏻🍇🍇☂️☂️☂️💜💜💜✅✅✅🇸🇴🇸🇴🌼🌼🌼🤍🤍🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍🧡🧡💞🏆🏆💛💛💗🦋💋😁💋💋💚💚♥️🍇☂️☂️☂️☂️☂️☂️☂️☂️
@safiyoxasan9737
@safiyoxasan9737 2 жыл бұрын
Masha alaah habalyo habalyo abaayo iyo aboowe
@ruweidaahmed7294
@ruweidaahmed7294 2 жыл бұрын
Mashaa congratulations my lovely family 😘😘😘😘😘😘😘👉👉👉👉💎💎💎💎💎❤❤❤❤❤❤❤💫💫💫💫💫💫💥💥💥💥💥💖💖💖💖💖
@faizasamaara
@faizasamaara 2 жыл бұрын
Waan idin daban jiray like wan idin sari jiray lkn. Commnt wa markii igu horesay hamplyo my family wan kahelay muqalka ilaah haidin barekeyo intaa olaad hesan allaha siiyo adna Allaha kusiiyo olaad cafimaad qabta o hooyo ku dhaha abyo faduma and nurdiin wada jira o nabad ku waara idinleyahay 🥰🥰👸🤴
@dunxx2140
@dunxx2140 2 жыл бұрын
Maasha allah faiza
@raxmacadey8617
@raxmacadey8617 2 жыл бұрын
Aamiin ya Allah
@Atarishobadiyo
@Atarishobadiyo 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi thank u xbbti aad ayaan kaaga mahad celinayaa 🥰🙏
@laylashucayb4460
@laylashucayb4460 2 жыл бұрын
Hamblyo hambalyo walky iyo walshy
@Nowseeit382
@Nowseeit382 2 жыл бұрын
Sidaa aan ufarxay lee masha Allah this is so beautiful 🥺
@abdallehashi4950
@abdallehashi4950 2 жыл бұрын
Congratulations my sister and my brother Allah ha idin barakeeyo nuunaha Allah ha nabad keeno isga oo caafimaad qaba I.n
@fartunhappy2110
@fartunhappy2110 2 жыл бұрын
Masha allah xabiibti allah ku adkeyo allah ku barkeyo sida kugu farxaya ilah ayaa oga alxmdullah 🥰🥰🤲🤲🤲
@sabirinxasan6017
@sabirinxasan6017 2 жыл бұрын
Sida aan ugu farxay lama so kobi karo
@najahodowa8666
@najahodowa8666 2 жыл бұрын
Masha allah
@sahroadan4850
@sahroadan4850 2 жыл бұрын
Frtuun wkula so hdle jwb kama
@maryanadan5811
@maryanadan5811 2 жыл бұрын
Mashallah
@safiajamaa131
@safiajamaa131 2 жыл бұрын
Amiin
@hanadomarofficial7556
@hanadomarofficial7556 2 жыл бұрын
Congrats wllhi my brother & sister❤️
@Atarishobadiyo
@Atarishobadiyo 2 жыл бұрын
thank u wllkey 🙏
@reerweedow8227
@reerweedow8227 2 жыл бұрын
Dabcasar o gabar kadalbatay galmo 🤣🤣 kzbin.info/www/bejne/gqfPZZSLl8aLaMU
@maanyuproductions903
@maanyuproductions903 2 жыл бұрын
@@reerweedow8227 Irzaaqada hadee meshaas ka gashay oo aad hadalada foosha xun kusoqoresid Illahy kuma siiyo irzaaqad xalaala
@sumayomaxamuud3912
@sumayomaxamuud3912 2 жыл бұрын
👌
@bahjadjama991
@bahjadjama991 2 жыл бұрын
Macha allah une long vie
@mahfudamohamed3240
@mahfudamohamed3240 2 жыл бұрын
MashaAllah congratulations to you both 👏 may Allah make it easy for you ❤
@nastexogarane8094
@nastexogarane8094 2 жыл бұрын
MnshaAllah congratulations best couples feeling the happiness with u ilahayow inta rabto inu uwad helo dhaman musliminta ilahow sìi Amin
@HappyFamily2
@HappyFamily2 2 жыл бұрын
Congrats to you guys for the happiness 💐💐💐illahay haidin barakeyo 🌺
@aminaosmanmoge1304
@aminaosmanmoge1304 2 жыл бұрын
Masha Allah alx hmblyo hmbayo wllo faadumo mino wllo nuradin alfa mbruk
@keitadiawoi3141
@keitadiawoi3141 2 жыл бұрын
Assa
@moiqra773
@moiqra773 2 жыл бұрын
One million likes hadey jiri laheed mante waidin sarilaha masha Allah farxadina wakufaraxnee ilahay hakuadkeyo abayo fadumina ilahay ubaad kheyr qabo cafimaad leeh hakusiyo adiyo na nurdiin Waidin jeclahay 😍♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@ruwedaabdula9755
@ruwedaabdula9755 2 жыл бұрын
MashaAllah tabarakalah congratulations, may Allah swt protect you and bless you . Farxaden wa Farxaden ❤💝
@deeqoiftinhappy2048
@deeqoiftinhappy2048 2 жыл бұрын
😢🥺masha Allah wllhi pllhi aad iyo aad Baan ugu farxay alle ha idin xafido my sister and brother ❤alle ha ku adkeeyo banaanka alle ha u soo kaso🤲allahuma aamiin aamiin 🤲❤❤❤
@ifkanolasha6304
@ifkanolasha6304 2 жыл бұрын
I’m in tears wallahi 🥺 happy tears though Mashallah tabarakallah hambalyo labadiina ba ilahay ubad kher qaaba ha ni ii siiyo 🤲🤲🤲🤲
@suleeqacumar3967
@suleeqacumar3967 2 жыл бұрын
Walaahi waan ilmeeyay farxad darteed Masha alaah Insha alaah waxaan idin rajenayaa Kuwa caafimaad qabo 💝💝
@QueenHawa
@QueenHawa 2 жыл бұрын
Marsha allah hambalyo abayo iyo abwe allaha ni daysto insha allah asoo nabad qaba allaha nii keeno oo dhabta saarta adinko nabad iyo caafimaad qaba Alhamdulillah am so happy for you guys ❤️❤️❤️
@Atarishobadiyo
@Atarishobadiyo 2 жыл бұрын
aamiin aamin thank u whi my couple aad u mahadsan tihiin 🥰🙏🥰🙏
@hodanmacalincumar9634
@hodanmacalincumar9634 2 жыл бұрын
@@Atarishobadiyo hampalyo hampalyo
@mohamedismail7753
@mohamedismail7753 2 жыл бұрын
Adigana ubad kheer qaba illaahay ha ku siiyo, inta an heysana Allaah siiya👏👏👏👏❤️👏
@nusiabahussein2770
@nusiabahussein2770 2 жыл бұрын
Masha Allaah illaahay kuwo baari ah ah haydin siiyo ❤❤❤
@maymunmahadalle3236
@maymunmahadalle3236 2 жыл бұрын
Masha Allaah Allaah haku barakeeyo, Allaah haku adkeeyo , Allaah haku fududeeyo safarka 9bil iyo umusha adinkoo 4indhood oo caafimaad qaba insha Allaah . Waa ku farxay farxadaada 🥰🥰🙏
@laylashucayb4460
@laylashucayb4460 2 жыл бұрын
Hamblyo hambalyo hamblyo walshy wlljy
@amranashali9168
@amranashali9168 2 жыл бұрын
I only saw you in social media but walai I used to pray for you guys finally alhamdulilah am in tears 😢 because of happiness 😊 may Allah make it easy for you 🙏🥰🥰🥰
@asturan24
@asturan24 2 жыл бұрын
Mashallah Apyo Adi io nuurdin calosha ihurisen ilahay ha ku Aad keyo qaali quran is ku Aaqri Apyo mcnto ilahay ubad qerqabo ha idiin siiyo faraxd igu nolada 🤲🤲🤲🤲
@hamdahassan7694
@hamdahassan7694 2 жыл бұрын
Mnsha'Allaah wan ku farxay wlhi Allaha idiin barakeeyo Awlaad bari ah Alle idiinkga dhiigo🙏❤💯
@ikraanitazaed7741
@ikraanitazaed7741 2 жыл бұрын
Mansha allah wn ku farxay wlhy Hambalyo anigana iso duceya in IlaHaY isiiyo awlaad khyr qabta baariyiina oo WngzaN insha allah
@Atarishobadiyo
@Atarishobadiyo 2 жыл бұрын
Ilhey haku siiyo wax qeyr qabo ku farxdo insha Allah
@fardowsaabdi1690
@fardowsaabdi1690 2 жыл бұрын
Abayo ilahey hakuguu irzaaqo ubad barakeysan Amin ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😭😭😭😭😭💯💯💯💯💘🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@faadumoclahi255
@faadumoclahi255 2 жыл бұрын
Allaha hakuugu deeqo ubad baariya xbbt
@raxmacadey8617
@raxmacadey8617 2 жыл бұрын
Illaahey owlaad baariyaal ah hanagu irzaaqo Aamiin ya Allah
@shukrinoor6439
@shukrinoor6439 2 жыл бұрын
Allah hakusiyo
@ayma_f2514
@ayma_f2514 2 жыл бұрын
Can anyone tell me why I cried watching this video 😭😭😭 To be honest I love you guys may Allah bless you both and wish you love each other for the rest of your lives
@rahmoibrahim2596
@rahmoibrahim2596 2 жыл бұрын
Masha Allah
@ahmed44official48
@ahmed44official48 2 жыл бұрын
Me too wlhi child 👦 is always happiness Masha Allah
@farhiyakassay5999
@farhiyakassay5999 2 жыл бұрын
Me too for real 💜🤎🤎
@nimcosiyad4858
@nimcosiyad4858 2 жыл бұрын
Even men xabibty am crying ano joga shaqada
@user-oi6kd9mq8l
@user-oi6kd9mq8l Жыл бұрын
❤❤🇸🇴❤👍👍👍👍🤲🤲🐅🐅🐅💕😭💕💕❣❣👍👍🤲🤲🤲🤲💞💞💞💞💞💞👍👍👍👍👍👍🤲🏾🤲🏾🤲🏾❤❤❤❤❤👍👍😭😭😭😭😭💕
@cazkahero9990
@cazkahero9990 2 жыл бұрын
Masha allaH alxamdulilaH Ilaahey waxaa ka baryaa riyadiina inuu alle idiin rumeeyo awlaad qeyr qabta oo fiicanne alle ha idin ku arzaaqo farxadiina waa farxadeena cos waxaa Tihiin walaalaheena guuleyzta jaceylkiina ha waaro farxad iyo caafimaad iyo qeyr ku dhameesta noloshiina
@najmociise5887
@najmociise5887 2 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakalah Walahi farxad aye notahay Allaha idin adkeyo hambalyo ❤️🙏
@dreamgirl544
@dreamgirl544 2 жыл бұрын
8:00 why am crying 😢 am so happy congrats guys ❤️❤️❤️❤️alle ha idin barakeeeyoo
@queenesra5409
@queenesra5409 2 жыл бұрын
Congratulations Mcney Ducadeeni iyo tiiniiba ialahay ayaa aqbalay oo mahadlee ad ban inii jeclahay lkni wanka xumadey inad soo bandhigtan😢 Aniga iyo Hooyadey wan wada dawanay Salad cishe ayaan ku jirnay runtii aad ayaan iniikuso ducaynay alalha ku adkeyo Bariina kaga dhigo mcney🤲🤲🤲🤲🤲🤲 From Garoowe Puntland Somalia
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 2 жыл бұрын
Asc Xabibti Maasha allha Tabarkalaah gadhahena iyo Wilkena Allha iidin siyo Ubad Caafimad tam qabo oo u adego dintisa iyo dadkisa iyo walidkis wax qeer qabo allha idin dhowaro qeer waa faraxad weyan Ducadena oyo mid walidokinaba waa soo baxaday qeer badan
@queenesra5409
@queenesra5409 2 жыл бұрын
@@fadumahasan1080 Wcs Mcney Ameen Ameeen
@hodanxasan611
@hodanxasan611 2 жыл бұрын
@@fadumahasan1080 walaahi waan farxay farxad darteet ilin ayey iga imaaday alaha kuu atkeeyo ilaah ubadkaas asagoo nool hakutusiyo oo caafimaad qabo iyo adoo caafimaad qabtid kuwii is xabaaraado alaha niga dhigo aamin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@sacdiocadey5546
@sacdiocadey5546 2 жыл бұрын
Abyo wlhi vedioga dhamad ayuu kudhowyahay intas shucuurtyda caadi ayay ahyd markan commentigaga arkay ilin ayaa igusoo dhawaatay sababtana waxan ufahmay in qoralkan ssiqalbiyana kaaga soobaxay wlshy alaha kuxifdiyo adiyo hoyaba from garowe🥰♥️
@queenesra5409
@queenesra5409 2 жыл бұрын
@@sacdiocadey5546 Sido kale mcney ilahay dhamanteen haa iino rumeyo muradadena qaliyey😢🤲🤲
@faadumohussein1216
@faadumohussein1216 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah beautiful family Illaahay haa idinxifdiyo Allahuma amiin yarabiil calamiin ❤️😍♥️♥️😍😍♥️💕
@hooyomacaan2755
@hooyomacaan2755 2 жыл бұрын
Maasha Allah mabruuuuk Alf mabruuk Allah heydinka dhigo baby caafimaad qaba Oo asagoo Nabad ah dhasho Farxadiina Allah idinkama Nusqaamiya aamiin aamiin
@dahirmoos1220
@dahirmoos1220 2 жыл бұрын
Masha Allah guys am so happy for you i feel so emotional watching this clip u guys deserved this enjoyment may allah make ur dreams do come true may allah bless this family.
@xalimobashka3868
@xalimobashka3868 2 жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ilwaadqurux8038
@ilwaadqurux8038 2 жыл бұрын
Wllh farxad darteed ayan la ilmeyey mansha allh walalahay Allah ha ku adkeeyo abaayo 🥺❤👸🤴🏿🤲🤲🤲🤲
@maimunaissack3681
@maimunaissack3681 2 жыл бұрын
mashaAllah congratulations my couples ,may it be blessed one inshaAllah
@saadiasiman6793
@saadiasiman6793 2 жыл бұрын
Ma sha Allah..Allah haidhi xafidho Abayo.
@shacnidhaladkiiboorama5783
@shacnidhaladkiiboorama5783 2 жыл бұрын
MSha Allah🥰 I can’t stop crying 😭 wlhi Congratulations 🎊🍾🎉🎈 sister and bro Farxad ku Noolaada Cunugana isagoo Caafimad qaba Alaha Na tuso Amen🙏❤️😫
@dollsahal3053
@dollsahal3053 2 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah happy for you my sister and my brother may Allah bless you 🙏❤
@user-tp6qj6fz3y
@user-tp6qj6fz3y 2 жыл бұрын
MASHA ALLAAH HAMBALYO ALLAHA HA IDIN XAFIDO FAMILY KHURX BADAN M.A💚💘
@umuasma1934
@umuasma1934 2 жыл бұрын
Masha allah allah ha idiin barakeeyo farxad ku waara❤️
@khadrasharif1504
@khadrasharif1504 2 жыл бұрын
Manshaallah May Allah keep the baby save and bring the baby in this dunya safely and protect you Allahuma amiin
@abdinuryasin9325
@abdinuryasin9325 2 жыл бұрын
Hambalyo
@asmaabdirahman1370
@asmaabdirahman1370 2 жыл бұрын
Amiin inshaAllah 🙏 ❤
@moshakzofficial5738
@moshakzofficial5738 2 жыл бұрын
ManshaAllah a great news for all somali families and couples💓❣🇸🇴💯
@fardowsomohamed5366
@fardowsomohamed5366 2 жыл бұрын
Mashallah ilaahay wlaad badan oo barkaysan haadiin ku irsaqo walala yaal iyo cimri baraakaysan amiin
@maryamshale805
@maryamshale805 2 жыл бұрын
This made me cry. MashaAllah mabrook
@aaminaqueen9164
@aaminaqueen9164 2 жыл бұрын
Oh my goodness 😭 farxda AA la ilmeeyaye walaal alaha kuubarakeeyo ilahye. Hakaga dhigo mid aduun iyo aakharaba idin anfaca cafimaad Ku dhallo maama we'll come alxmdullilah 😭😭
@halimodakane9857
@halimodakane9857 2 жыл бұрын
Mashaa allaah Abaayo ilaahay ha ku adkeeyo awlaad caafimaad iyo khayr qabo 🤲
@loveumom2746
@loveumom2746 2 жыл бұрын
Masha allah can’t stop tears Congratulations 7.4 k comments hada iga dhex aragto fadlan si niyada iigu soo duce in illahy owlaad baariya nagu arsaaqo ani zawjkayga😭😭🤲🤲🤲💕😘
@Zakariaxaajijanikedajanikeda
@Zakariaxaajijanikedajanikeda Жыл бұрын
insha allah illahay hakusiiyo awlaad barakaysan sister insha allah wad helaysa
@hamdaomar3285
@hamdaomar3285 2 жыл бұрын
Alle farxadda ha idiin siyaadiyo. Idinka oo caafimaad qabba iyo ilmahiina oo caafimaad qabba ifka ha idinku kulmiyo Aamiin Aamiin Aamiin
@sucdimaxamed8435
@sucdimaxamed8435 2 жыл бұрын
Mashallah tabrakallah allahuma barik yaa xabibti ilahay Ha idhin barakeyo 💯❤️🌹😭
@Iskufilanchannel
@Iskufilanchannel 2 жыл бұрын
Aww congratulation to both of you really happy for you Allah ni adkeeyo Aamiin ❤️🥰
@aslimohamed4939
@aslimohamed4939 2 жыл бұрын
Macnto Allan kuu adkeeyo
@nashaaddagan977
@nashaaddagan977 2 жыл бұрын
Maasha allh alle ilmuhu waa arsaaqad alle bixiyo maasha allh nabad qab ha idii ku so dhasho insha alh alle ha idinka xijaabo isha aamin🤲
@ruweydamohamedahmed7490
@ruweydamohamedahmed7490 2 жыл бұрын
Masha allah ilahay haidin dhaafo walashey iyo wllky ubad qeer qaba idin rajeynaa oo caafimad qaba wllhi lahsaC iska ilmeeynaahe kale ilahay waa idin bariyay marwalbana niyada idinkaga duceeya ilahay haidin aqbalo insha alllah wana kufarax sanahay wllhi isku waara abad inata nolol jirto 🥰👩‍❤️‍💋‍👩
@simaneali6918
@simaneali6918 2 жыл бұрын
Wlhi you guys make me cry 😭 but Masha Allah I’m so happy for you guys wlhi congratulations ❤️ May Allah SWT keep away from the evil eyes
@reerweedow8227
@reerweedow8227 2 жыл бұрын
Dabcasar o gabar kadalbatay galmo 🤣🤣 kzbin.info/www/bejne/gqfPZZSLl8aLaMU
@fatxibashir225
@fatxibashir225 2 жыл бұрын
Maansha allaah farxadiina waa farxadayda Allah haidiin barakeeyo dunidana nabad hakugeeno🤲🤲🤲🤲🇸🇴
@marwaabdirisaaq8876
@marwaabdirisaaq8876 2 жыл бұрын
Mansha Allah tabraka ma Allah Alle ha din Kala siiyo ubad khar qaba ha din siiyo farxadiina haka dhiigo mid waartaa amiin amiin
@iam_neeha1906
@iam_neeha1906 2 жыл бұрын
🥺🥺🥀 alhamdulilah ilhy ha idin barakeeyo
@NajmaHassan254
@NajmaHassan254 2 жыл бұрын
Why am I crying 😭 ma sha Allah am so happy for you may Allah make it easy for you
@hanikadiye5775
@hanikadiye5775 2 жыл бұрын
Congratulations and I wish you guys have Healthy kids
@suhanamohamed9234
@suhanamohamed9234 2 жыл бұрын
Wow mash allah ubad qer qabo Allah ka dhigo wan ku farxay runtii❤️🥰
@princessakiira5817
@princessakiira5817 2 жыл бұрын
Alx congratulations my dear sister alleh hakugu guuleeyo 🤲
@hafso___4869
@hafso___4869 2 жыл бұрын
Congratulations Mom and Dad God bless your baby 🥰 ♥ ️✨
@SumeyoSumeyo
@SumeyoSumeyo 2 жыл бұрын
Ani video bilawaan baan farxaay wlhi😥allow Nabaat asago ah Ifka keen♥️🤲
@nagadbachir222
@nagadbachir222 2 жыл бұрын
Congratulations🥰🤲❣👏 Mom and Dad God bless your Baby ❤👶💯🤲
@nimcoaragsan416
@nimcoaragsan416 2 жыл бұрын
Mansha Allah alle wxan idinka baryayaa inuu ilmihina nabad idinku dhasho farxadina waa farxadena wllhy🤲🥰
@ruqiyom8302
@ruqiyom8302 2 жыл бұрын
Congratulation, I am so happy to see you both of you with good emotions
@rahmaabdi2471
@rahmaabdi2471 2 жыл бұрын
Masha Allah sister I am proud of u being pregnant I can feel the happiness but Masha Allah you and your husband another person enter in Ur life
@nasriinxasan7236
@nasriinxasan7236 2 жыл бұрын
Masha allah 🥰 Hambalyo hambalyo Allah ku adkeey wlshy❤🙏
@user-qt5pc2zj3i
@user-qt5pc2zj3i 2 жыл бұрын
Mashallah mashallah ilheey ha ku barakeeyo abayo adi iyo owladada wllhi wn ku farxay wllhi mashallah ☺️☺️☺️💖💖💖💖💖💖💖🥰🥰🤲🏻 say Alhamdulilah 🕋☪️
@zaynabelmi3930
@zaynabelmi3930 2 жыл бұрын
Ilaahay haku adkeeyo Ana is bucii hore ayuu ilmo 2bil ah iga dilmay iiduceeya in alle badal khyr qaba isiiyo waa markii labaaad iga dilmo ilmo😭🤲
@Atarishobadiyo
@Atarishobadiyo 2 жыл бұрын
Mid kalo qeyr qabo Allah ku siiyo insha Allah
@zaynabelmi3930
@zaynabelmi3930 2 жыл бұрын
@@Atarishobadiyo Aamiin abayo mcn marka viedo giina dawaday anaa farxad la oyey walhi alle haidin adkeeyo
@suleeqocaaqil1852
@suleeqocaaqil1852 2 жыл бұрын
Badal khayr qabo abayo
@zaynabelmi3930
@zaynabelmi3930 2 жыл бұрын
@@suleeqocaaqil1852 aaamiin abayo🤲😭
@hafzasaleepan952
@hafzasaleepan952 2 жыл бұрын
Alle hakusiiyo bedel khayr qaba insha allh wll waxd samaysa dhigaagag sooo ogow negative inuuu yahay intabadan qofka dhigisu yahay - negative yahay wayka soo qubtan caruurtu
@bepositive5620
@bepositive5620 2 жыл бұрын
Alx ilaahy ducada idin aqbalay anagana naga aqbalay ameeen ameeen ❤
@SadiqH.A
@SadiqH.A 2 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo walal macan nimcada Alle waa laqarsada qarso inta ma sha allah ku leh way yar yihin
@yartainamohamed994
@yartainamohamed994 2 жыл бұрын
Waaw so amzng .......patient pays always never gve up ND tnkz to Almighty .........wish u long lyf ahead both of you 😘iam more than happy 🤲
@maysaramohamed1433
@maysaramohamed1433 2 жыл бұрын
Walaahi Ilaahey waa idin hiiliyay allaah ku barakeyga
@reerweedow8227
@reerweedow8227 2 жыл бұрын
Dabcasar o gabar kadalbatay galmo 🤣🤣 kzbin.info/www/bejne/gqfPZZSLl8aLaMU
@umucali1851
@umucali1851 2 жыл бұрын
I’m emotional Alhamdulillah farxad darteed Abaayo Allah kuu adkeeyo ubad cafimad qabo oo baari Allah kaaga dhigo Aamiin yaa Allah 💖💖💖💙💙💙
@bkchannel7054
@bkchannel7054 2 жыл бұрын
Ilaah dunidan nabad Haku keeno mid dadkiisa anfacana haka dhigo kheyr badan farxadiinu hawaarto my family 👪
@faadumocilmi3439
@faadumocilmi3439 2 жыл бұрын
Masha Allah Allaha idin barakeeyo
@fadumoismaciil2467
@fadumoismaciil2467 2 жыл бұрын
M. Allaah hamplyo hamplyo walaahay waan kuu farxay ILAHAY khayr haa kaga dhigo 🥰🥰💕💕🌹🌹 ILAHAY ha idin xafido muradkina ILAHAY haidin sahlo🤲🤲🤲
@nadiiraabdirahman8860
@nadiiraabdirahman8860 2 жыл бұрын
Allaha ku adkeeyo abaayo
@fardowsahasan9981
@fardowsahasan9981 2 жыл бұрын
🤲🤲❤❤❤
@nasromaxamedcilmixasan4556
@nasromaxamedcilmixasan4556 2 жыл бұрын
Amin
@saharamohamed991
@saharamohamed991 2 жыл бұрын
alha idin barakeyo oidin siyo owlad bari ah aamin yarabi
@fowzaismail7594
@fowzaismail7594 2 жыл бұрын
Allah ku adkeyo abaayo wax ka qurux badan ma jiro qof ad jeceshahay in ad owlaad u dhasho insha allah wuu imanayaa cunugaas allah ku qeyr galiyo abayo
@H_mohamed1
@H_mohamed1 2 жыл бұрын
Masha Allah congrats Allah ku adkeeyo
@aminaawil8037
@aminaawil8037 2 жыл бұрын
Masha Allah ilaahay ha idiin Adkayo oo riyadiin. Run ha idiinka dhigo ❤️💕💕❤️❤️😍😍🥰❤️❤️💕💕💕
@ubahharedadow939
@ubahharedadow939 2 жыл бұрын
Mashaallah alhamdullilah for everything wlhi I am soooooooo Happy congratulations my siz and my bro
@Fariihahaashi
@Fariihahaashi 2 жыл бұрын
masha allaah Mabruuk ilaah haku adkeeyo my famly farxad baan ini rajayn❤🥀🎉
@suadismail4361
@suadismail4361 2 жыл бұрын
Masha allah allah haydin barakeeyo
@bilanmuse5698
@bilanmuse5698 2 жыл бұрын
Man sha Allaah man sha Allaah Amaan Aamiin Amaan yaa Allaah 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻❤️🌹🌺🌺
@isteellamohamed2484
@isteellamohamed2484 2 жыл бұрын
Wlhi wan ilmeye😭masha allah alx alx congratulations farxda allah ni siiyadiyo illhey ha ku adkeyo abyo mcn🤲❤️
@deqomohamed6111
@deqomohamed6111 2 жыл бұрын
Amen may allah bless you with more kids😘♥️♥️
@cabdulaahiaadan83
@cabdulaahiaadan83 2 жыл бұрын
Maasha Allah beautiful family❤❤❤❤
@salsabilqueen1437
@salsabilqueen1437 2 жыл бұрын
Masha Allah ubaad khayr qaba ok bariya oo duceysan alleh ha ini siyo ameen ya rab 🤲🤲
@fatimaalzahraa7781
@fatimaalzahraa7781 2 жыл бұрын
Ma Sha Allah Xabiibti 😍, I am so happy for u ❤, Ilaahay hakuu atkeeyo Aamiin yaa Rabbi 🤲❤😍
@aichahoussein8196
@aichahoussein8196 2 жыл бұрын
İlahay hakuu atkeeyo amin yaa rabibi❤️❤️❤️❤️💋💋💓💓😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Rasmi473
@Rasmi473 2 жыл бұрын
Manshaalh wan ilmeyay wlhi 🥺farxad darteed ilahay haku adkeyo mcnto intan haysana alha siyo🤲
@rahmiitaahmed3937
@rahmiitaahmed3937 2 жыл бұрын
Run ahaantii aad iyo aad ayaan uguh faraxsanahy. Ilmaha idin calool galay. Ilaahay haydin tuso isagoo caafimaad qaba. Adina marwo fadumina hakuu fududeeyo dhibta ay leedahay fooshu🥰🥰🥰🥰waligina isla jirra🤲🤲🤲
@fadumomohamedabdi842
@fadumomohamedabdi842 2 жыл бұрын
Masha allah allahuma barik walshey iyo walkey alle nabad hakugu tuso
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 2 жыл бұрын
Ma sha Allah tabaarakallh Congratulation 😀😀😀🙏🏼🙏🏼🙏🏼❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹farxad ku waraa noloshina amiin amiin aad iyo aad ban u farxay Caruur caafimaad qaba dhalaa amiin amiin 😀😀😀😀😀❤️❤️❤️❤️🇩🇯🇩🇯🇺🇸🇺🇸 I love them 😍 I ‘m very happy for them keep going love ❤️ ❤️❤️❤️💕💕💕💕
@KeeyoKeeyo
@KeeyoKeeyo 2 жыл бұрын
Amiin amiin
@iqromoha4581
@iqromoha4581 2 жыл бұрын
Congratulations 🎊 my sister masha allah ILLAHEY HA IDIN BARAKEYO sodhalo adiga nabada insha allah ♥ 🥰😘
@reerweedow8227
@reerweedow8227 2 жыл бұрын
Dabcasar o gabar kadalbatay galmo 🤣🤣 kzbin.info/www/bejne/gqfPZZSLl8aLaMU
@nawaalyarey9565
@nawaalyarey9565 2 жыл бұрын
Masha allah allaha idiin barakeeyo waligiin farxad ku nolaada insha allah
@iqraabdidubow553
@iqraabdidubow553 2 жыл бұрын
MashaAllah tabarakaAllah Allaha haidhin siiyo canug cafimad leh intan haysanin neh Allaha siiyo
@dahabomuhamed815
@dahabomuhamed815 2 жыл бұрын
Masha Allah My beautiful couples Congratulation 🎊👩🏽‍🍼🤲🏼😍 May Allah bless you guys 😘
@sohansiman06
@sohansiman06 2 жыл бұрын
Masha Allah mcnto ilahay haku adkeyo wllhi farxad ayan la ilmeyay 🥰🥰😘🎉
@ismaaciilyare8073
@ismaaciilyare8073 2 жыл бұрын
Mansha allah allaah ayaa farxada idinsiyay allaah u mahadnaqa allaha ka dhigo midkii dadkiisa iyo diintisa anfaco idinko mahadsan halmar allaah u mahad celiya halmar igula saliya nabigena n.n.k.k scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw allaaha idiin biryo ubaad khayr qaba allaha idinku biiriyo mansha allaah walaashey iyo walaalkey waligiin sida iskugu faraxsanada marwalba
@ruweydoabdirizak8565
@ruweydoabdirizak8565 2 жыл бұрын
Msh allah allah farxada idin siyaadiyo wlhi waan iska ilmeyey ilin farxadeeda ubadkaa allah idin adkeeyo aamiin
@Samiraabrhan
@Samiraabrhan 2 жыл бұрын
ManshAllah TabarakAllah ilaahay ha isu kiin da'aayo. Uurkana ilaahay ha idin adkeeyo. Keep going beautifull family😍💕❤. Hambalyo hambalyo ilaahay farxaadada ha idin siyaadiyo
BABY LABAAD IYO NUURDIIN SIDUU UGU FARXAY AM PREGNANT LKN ...
11:58
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 387 М.
PRANK WAAN KA XUMAHAY NIYADA INAAN KAA JABIYO WALIBA ADIGOO XAALADN KU JIRTID 🥹
11:04
ХОТЯ БЫ КИНОДА 2 - официальный фильм
1:35:34
ХОТЯ БЫ В КИНО
Рет қаралды 2,8 МЛН
Final increíble 😱
00:39
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 38 МЛН
How many pencils can hold me up?
00:40
A4
Рет қаралды 19 МЛН
Как быстро замутить ЭлектроСамокат
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 12 МЛН
Dagaalkii iyo dhimasho iyo dhaawac
15:06
F wadaani halgan
Рет қаралды 2,2 М.
WAAN IS CELIN WAAYAY MARKUU SAFARKIISA SOO DHAWAADAY
9:36
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 212 М.
FARXAD DARTEED WU AAMINI WAYAY LAMA FILAANKA AAN U SAMEYAY🙈
22:18
Marish Beauty channel
Рет қаралды 595 М.
FARXAD DARTEED WEY IS CELIN WEYSAY GURIGENA AYAAN KU WAREEJIYAY ...
10:48
NASIIB LAMA DHIHI KARO WAXAAN 50DOLLAR BEEN BEEN LAGU QAATAY
17:44
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 384 М.
FARXAD DARTEED ILMADA CESHEN WEYDAY AM WITH U BBE
8:37
NUURDIIN KL
Рет қаралды 337 М.
PRANK || KII UGU XUMAA EBAD  HAWEEN 2:30 AM
17:44
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 685 М.
ХОТЯ БЫ КИНОДА 2 - официальный фильм
1:35:34
ХОТЯ БЫ В КИНО
Рет қаралды 2,8 МЛН