FARXAD MSS UUNSI IYO C/FATAX MUCASHAQ OO WACDARO DHIGAY. SADAAM.XUSEN OO NOOL 19 SANO KADIB DHIMASHA

  Рет қаралды 4,889

LAAKAHA MEDIA PRO

LAAKAHA MEDIA PRO

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@UmuMAmiin
@UmuMAmiin Сағат бұрын
Masha alaah❤❤❤ alaha isku barakeyo
@NasriWacdi-s1v
@NasriWacdi-s1v 3 сағат бұрын
Salalahu wacaleyhi ❤❤❤❤
@RahulKohli202
@RahulKohli202 10 минут бұрын
Salallaahu calehi wasalam ❤❤❤❤❤
@dukankaHooyo
@dukankaHooyo 3 сағат бұрын
Scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️ scw scw ❤️❤️
@deeqa9531
@deeqa9531 18 минут бұрын
صلي الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 2 сағат бұрын
Abdulfatah iyo miss unsi walalayal waan idin baryayaa jacaylkiina qarsada waa hadii aad rabtan in aad jacaylkina sii haysatan oo guriginu idin sii dhisnado❤ waayo banankan aad isisodhigaysan kama faideysan waxan ahayn il iyo in laydin cadwo oo xasid idinka faideysto❤ marka waxa mustaqbalkina u wanagsan in aad nicmada Allah idinsiiyey qarsatan❤ waxana ogatan waxkasta oo dadka indhahoda la horkena wey baba-an oo lagu kala carara, marka wiilkina yarka si uu ugu dhexkoro aabe iyo hooyo is jecel qarsada wanagiina oo dhan cidna hakala shekeysanina baraha bulshada ka fogeya fadlan
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 2 сағат бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@yusra2501
@yusra2501 3 сағат бұрын
Maansha allaa❤❤cabdi fatax. Unsi❤❤❤
@MaryamJaamac-y8e
@MaryamJaamac-y8e 3 сағат бұрын
Masha Allah
@Manabiiculkhayr
@Manabiiculkhayr 55 минут бұрын
Waa اسم فاعل
@samirahassan2023
@samirahassan2023 2 сағат бұрын
Wuu egyahay subxanallah amuu yahay qof u eg oo ehelkiisa ah 😢😢
@AyaanJaamac-c8e
@AyaanJaamac-c8e Сағат бұрын
203 ayeeya aheed waxan ku xasuusta xitaa kitaab quran ah ayuu gacmah ku heestay
@isninoali9533
@isninoali9533 Сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤
@ismahanali7035
@ismahanali7035 Сағат бұрын
Hye haday itahay waqti salad wan sotukan tack
@umusajdamuhammad7723
@umusajdamuhammad7723 28 минут бұрын
Sadam hussein waqtigi waxay ahayd 2004 Eidul hajj,not 2003 or 2006
@ismailalinunow7867
@ismailalinunow7867 3 сағат бұрын
Absolutely tala walal waheysatan dadka caanka ah ee isjecl oo isqaban. talada qaata walalayal
@hibaaqaskar1564
@hibaaqaskar1564 21 минут бұрын
gacantii duubned meday waa fidhyow hore kani
@hawohosh9198
@hawohosh9198 3 сағат бұрын
Saadaam maahan ee nin u eg laga yaabee inuu walaalkiis yahay
@khadrawarfa6320
@khadrawarfa6320 Сағат бұрын
Sadaam xusseen wakhtigi dagaalada socden waxaay ahaayd 2003 waa 21 sono kahor weeyan
@hawohosh9198
@hawohosh9198 3 сағат бұрын
Waaba loo jeeday markuu xariga ku xirnaa oo ladalay oo korloo qaaday ma laga dejiyay
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 2 сағат бұрын
Waa runtaa cimraan lkn adiga bilaabay lamanaha inkastoo xoogaa edam aad laaydeene
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 2 сағат бұрын
Anigu waxan idhi daraadto waykala tageen oo muxarin ayay kala yihin marka la meheriyo ayay udhigatay salaanta mansha alaah
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 2 сағат бұрын
Sadam Hussein ma ahayn shia ee wuxu ahaa Suni marka in uu badbada aadbey u adag tahay, waliba wadan shia haysatay Maya macqul ma ahan taasi
@asmaaj7218
@asmaaj7218 20 минут бұрын
30 December 2006 malin eida
@لولوالعلي-ز5ز
@لولوالعلي-ز5ز 2 сағат бұрын
Saadaam maahan shiicada way gubi lahaayeeen laakiin waxaaa ladhahay waabeen suuradaaan
@kiinabdi9662
@kiinabdi9662 2 сағат бұрын
Waa ruunta walqarsad
Valog Kaptan Baara Wellcome Kafi Oo Seexday Intaan Labisanayay
14:18
HOOYO MAANTA WAA KA YAAB SADAY. QOSOL IGUMA HARIN
11:56
Fartun Duvet girl
Рет қаралды 32 М.