Ninka la Dhahaya Ahmed Abdelle Waa in Maxkamada laga Qabtaa Ninkan Ahmed waa Nin la Shaqeeyo Alshabab 😡 marku Wiil ka Soo Baxo wuxu Jecel yahay in La DILLO ama XASBI ADAG LUGU XUKUMO ANIGA OO SHARCIGA BARTAY NINKAN AHMED WAA IN ASAGA LA BAARO ????
@israwadani91132 ай бұрын
Laakiin illaahay ka cabsada alshabaab nimanka la shaqeeya masoo bandhigaan nimankana waxaa cad inay naftooda furanayeen marka yaan ciqaab la iskaga tuurin maxkamadu ha ahaato mid fiiro dheer arimaha
@CabdiFaarax-o9o2 ай бұрын
Odigan suud cadaha wlhi bilahi difaco cadiyo wada
@cabdiwali23752 ай бұрын
Xamar askari jooga %75 aamin malaha sxb key baa ku ogaadey oo habeen oo awdheegle iyo afgooye dhexdooda feykon kuwadan jirey shaar askari iyo shaar xarakada isku bedeli jirey ku teg labadii shaati ee uu ku ceyshay ogow taana
@cabdimalikshafi36362 ай бұрын
ugus caqli xumadaan kunacay ugus waa ururka alshabaab argagixisadu kuwa ushaqeeya iyo kuwaan ushaqeenin waa iskumid cidna u asxaan fasho
@mulkiosman78282 ай бұрын
ADDUUNKA KAMA DHICIN DAD NAFTOODA BAD BAADINAAYAN AYAA LA DHIHIN WAA ALSHABAB 😡😡😡 MAAD SOO QABATIIN KUWA RUNTA AH 😡
@maxamedsomali209Ай бұрын
Dad ciidan ahaa oo fasax la'aan iska baxay hadana alshabaab isku dhibay hadana iska soo labtay miyaa la Aamini karaaa
@AbdiFaatax-ph8ly2 ай бұрын
Waar ruux kasto isa soodhiibaba markaad dishiin wax ìsa soodĥìib majirido nè udhaqan ceĺìya
@CumarCAllaahiАй бұрын
Ninkaan wariyaha ah yaa ila arkay cod foolxumo ah cod xumaa ma sanku ka hadlayaa mise afka codkisa waan necebnahay qofkan wariyaha ah uh 😡😡😠
@mulkiosman78282 ай бұрын
Waa maxay Ciidanka Omar bin Qataab 😡😡😡 SOMALIDII oo Dhan ayaa ALSHABAAB AH 🔥🔥🔥🔥💣💣💣💣👥️👥️👥️👥️🗣🗣🗣🗣🗣👤👤👤 Dad ADOOMO Ka ah XAGA ARABTA 🤮🤮🤮 SOMALIYEY ISMA OGADIIN MIYAA INAAD AFRIKAN TIHIIN OO NILA DHAHO NEGAR 😡
@yasinomar72402 ай бұрын
Beenta dadka kadaaya waxad ciwanka kuqoran iyo video kan ismalahanee