FARXAD WIILKI WUU NOOLYAHAY LKN DARBII JIIF AYUU NOQDAY XANUUNKI KADIB MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 53,003

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Күн бұрын

Пікірлер: 143
@aminafarah2318
@aminafarah2318 Ай бұрын
Daahir walaalo ILAAHAY kheyr badan ha ku siiyo ALLAAHUMA amiin amiin yaa RABBI
@khadrahilowle4877
@khadrahilowle4877 Ай бұрын
Aaaamiin aaaamiiin yaa allah ❤️
@abukarmmohamud3455
@abukarmmohamud3455 Ай бұрын
Howshi laga rabay iney qabato dowlada ayuu asagoo shaqsi ah qabanayaa mahadsanid. Dahir dahab❤
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Ай бұрын
Wiilkaas dhalintarada ah ilaahow sii caafimaad taama amiin yaa allaaah
@khadrahilowle4877
@khadrahilowle4877 Ай бұрын
Aaaamiiin aaaamiiin yaa raabi ❤
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 Ай бұрын
illahay daahir Khar hakusiyo aamiin
@khadrahilowle4877
@khadrahilowle4877 Ай бұрын
Aaaamiiin aaaamiiin yaa raabi ❤
@sammie1163
@sammie1163 10 күн бұрын
Aamiin aamiin
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 29 күн бұрын
Ilaahow kuu caafi wiilkaaga aamiin yaa Allah ❤❤❤❤
@SeyniibXuseen
@SeyniibXuseen 22 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 Ай бұрын
Masha alaah dahir ilheey haku xafido sida aad hooyoyinkq uga darxiso alaa kaga farxiyo
@Brobrotherteam
@Brobrotherteam Ай бұрын
Allah waa runtaa.waa hooyo meelbe layahay ee Allaah ah u soo Celliyo😢😢😢❤❤
@Sahra-o2x
@Sahra-o2x Ай бұрын
Ilaahoow murugta farxad ugubadal wiileedana caafimaad taam ah sii
@fardowsashiikh1217
@fardowsashiikh1217 Ай бұрын
Alxamdulilah hadii lahelay wiilka ❤
@abukarmmohamud3455
@abukarmmohamud3455 Ай бұрын
Walaahi waxaan qirayaa inaa tahay (Dahir dahab) Allaha ku xafido cadawgaaga allaha kaa xijaabo amin yaa allah❤❤❤
@HawaMohamed-k5r
@HawaMohamed-k5r Ай бұрын
Waa macalinkii iigu horeysay oo aan arko Daahir oo qabiil garan waayey
@Stitch-s9
@Stitch-s9 Ай бұрын
Allaha ajar iyo xasanaad ha kaasiiyo
@ALCADAALACALI
@ALCADAALACALI Ай бұрын
Asc dahir calasow masha Allah sxb shaqa wanagsan Ayaad heysahe guleyso waliga sxb
@muhumadhussein2422
@muhumadhussein2422 Ай бұрын
MASHAA ALLAH DAAHIR CALSOW CAADI MAHAN
@abuukaraxmedabuukar7108
@abuukaraxmedabuukar7108 Ай бұрын
Maashaa allaah Daahir waa 1ka damiir ee nool Eedhexjiro soomaali oo idil Daahir allaha kaamagan galsho. Allaahna haku barakeeyo Daahir dahab Cadawgaaga
@MaryanCabdi-c6o
@MaryanCabdi-c6o Ай бұрын
Dahiir allah haku barakeyo ❤❤❤❤❤
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 29 күн бұрын
Dahirow guuleeyso waligaa gadaal ha marin Queen soy soy waa gabar dhiig badan maasha Allah ❤❤❤❤
@RuqiyoDaahir-b3u
@RuqiyoDaahir-b3u Ай бұрын
allha dahira mux hooyo ka farxay allha kaa farxiyo walhi wa nin garg o alle naxaris siiya xita isgo hooyo badan la onyo wan arakay wax badan walhi allh ku dharo
@barlinmacalin9411
@barlinmacalin9411 29 күн бұрын
Waa Hooyo berkeedii maqan illaheey ajir xasanad ha kaa siiyo
@khaalidcusmaan2778
@khaalidcusmaan2778 Ай бұрын
Fartuuneey adigaba daahir waad ka xoog badantahay oo dumaashigaa weeya tan kale wiilkaagaagii wuu keenay hadana caafimaadkiisa diyaar buu layahay Hg waa. Gob
@Aaamina12
@Aaamina12 Ай бұрын
Xogwaynida ad shegayso wa maxay hoyo ilmaheda ka dheryahay miya sas ula hadlaysa
@IsmahaanHersi
@IsmahaanHersi Ай бұрын
Ala dahir gobsana Walaahi naagaha su u caawiyey
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 Ай бұрын
Asc NUUX JIBRAAIIL waa reerka XARFO(EX BUURYAQAB) daga waana reer caan ah DAAHIR ALASOW
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 Ай бұрын
Ilahayawo.hooyo.walaba Oo kurbaysan kurbada kaqada Farxadan ugu badale 😢😢😢
@MunaAli-f3p
@MunaAli-f3p Ай бұрын
Maasha Allah tabarakallah
@sbofficial3140
@sbofficial3140 Ай бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah Daahirow Maad weydiisid.Reer Jalaf baa wax u ah.Dadka qaar baad wareesi dheer la yeelataa. Qaarana aad baad u wareesataa.
@shamsoosman3058
@shamsoosman3058 25 күн бұрын
Mashaa allaah rabiyow u caafi
@Kheerto-un5cy
@Kheerto-un5cy Ай бұрын
Asc daahiroow guulleeyso jano allaah kuugu abaal gudo daahir istaahil kulo qeer samaali caawiyoo illaahwy idinkiisna waxku reebo kuma arkaan
@bosteyaabdulle1078
@bosteyaabdulle1078 Ай бұрын
Ilaahow hooyadan wiilkeda u caafi Ilaahow caloosheda u qabooji Amiin Amiin
@sahrohumble
@sahrohumble Ай бұрын
Allah ha kuso celiyo Habo alle haku caafiyo
@Suheybamohamed674_
@Suheybamohamed674_ Ай бұрын
Ilahow. Cafimad. Taam ah. U sii
@CabdiQadir-t1z
@CabdiQadir-t1z 11 күн бұрын
Reer aadan mahad ayaan Ahay
@Habon-y6m
@Habon-y6m Ай бұрын
Maasha allah hadii u noolyahay
@AdanOmar-s1h
@AdanOmar-s1h Ай бұрын
Qabiil iyo qabyaalad ayuu faafiyaa qofkaan
@fatumamaow5018
@fatumamaow5018 Ай бұрын
Masha Allah qeyr allaha ku siiyo
@CabdiQadir-t1z
@CabdiQadir-t1z 11 күн бұрын
Walaalkay noolow anaa garaanaya reer jalaf ayaa I dhalay
@nazrafarah5342
@nazrafarah5342 Ай бұрын
Walalo raali ahoow dahir walalo qaali ah ayaad tahay walalo waanka. Xumahay
@FadumoWarsa.e
@FadumoWarsa.e Ай бұрын
Daahir calasow allaha ku xafido waxaad noqotay samafale weyn
@HabibaMursal-w8n
@HabibaMursal-w8n 29 күн бұрын
Mashaa Allah
@ShukriHirsi-m3r
@ShukriHirsi-m3r 29 күн бұрын
Nuuh Jibraahiil dad laqoon waayo ilaah baa ka Dheereyay.
@fahimamohamedosman
@fahimamohamedosman Ай бұрын
Daahir Raqamkaa ga baan u baahanahay iisoo dir
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
MASHA ALLAH HADU NOL YAHEY IGAARKA ❤❤
@nimcaanubaxle3041
@nimcaanubaxle3041 24 күн бұрын
Qofka hadii habardigir dhali weydo ama uu hawiye noqon waayo wuu ka caajisaa
@halwomohamed3766
@halwomohamed3766 Ай бұрын
Waa jiro la yiraahdo islafraini kuna dhacda ilmaha markay sagaal iyo toban Jiraan. Waana il daawada ha qaato
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 29 күн бұрын
Wllo xanuunkas makabaxdaa markuu kawaynaado
@Abdullahi_thegoat
@Abdullahi_thegoat Ай бұрын
Ilahay ajar haka siiyo caawinta umada somaliyed
@مريمالصيعري-ج8ر
@مريمالصيعري-ج8ر Ай бұрын
Alxmdulillah yaa Rabi Allow u cafi
@Niza-j
@Niza-j Ай бұрын
CandhoY Nuux jibraHiL AqooN kagama Baahna😂
@AbdullahiAdamAhmed
@AbdullahiAdamAhmed 26 күн бұрын
Asaga miyaa u baahan marka ayagaa soo goobtee
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WA HOOYO EHELU DIINA ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@fahimamohamedosman
@fahimamohamedosman Ай бұрын
Daahir waad mahadsantahay
@shamsoosman3058
@shamsoosman3058 25 күн бұрын
Daahir calasow dhibadannaa
@Amdeeq
@Amdeeq Ай бұрын
We love u bro.
@ubahadow7662
@ubahadow7662 Ай бұрын
Mash alah ❤❤🎉
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j Ай бұрын
Manshalah daahir ilahey ahir ha kaa siiyo
@MaryamMaxamud-bv4rt
@MaryamMaxamud-bv4rt Ай бұрын
War jarmalka ma shaqtar wa lacqg la an
@dheemanhusssein9578
@dheemanhusssein9578 Ай бұрын
Waa hadii qofku ceymis ku jiro mid cayrtu ka bixiso ama aad adigu shaqeysato laga jaro lacagta cafimdka hadii kale wa lacag
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
HOYADIIS HALA GEYO JARMALKA HADI LA AWOODO
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 Ай бұрын
War wiilka yaan lasoo celin ee hooyaday hala ii keeno haduu dhaho oo sharci leehay waa loo keenaayaa africa wuu kusii waa lanaayaa wlhi.
@HaredDuale
@HaredDuale 25 күн бұрын
DAAHIR ALLAHA BARAKEEYO WAA NIN KHAYRQABE AH OO SOOMAALI UKACAY DURUUFOHOODA INUU GARAB ISTAAGO EE UDUCEEYA FADLAN
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h Ай бұрын
❤❤❤❤❤Masha allha
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd Ай бұрын
Ilaahey ha kuu caafiyo
@hanaharyen9522
@hanaharyen9522 Ай бұрын
Dulamiye hawenaka golceebed xazi afaziil duuga
@ZeynabHassan-b5y
@ZeynabHassan-b5y Ай бұрын
Ya Allah hoyadan wilkeda u cafi o asago cafimadqabo uso celi o u utaga ama la hadlaa
@zahrasiman5369
@zahrasiman5369 Ай бұрын
Dahir kheeyr Allaha ku siiyo
@sbofficial3140
@sbofficial3140 Ай бұрын
Illahey ha Caafiyo.
@sahroabdi
@sahroabdi Ай бұрын
Qurbe cid waqti kuu beerdreneysa ma jirto qof walba tiisa hysta.
@fardowsashiikh1217
@fardowsashiikh1217 Ай бұрын
Hadii an qabiil laydiinin side loo hela qufka kamaqan wayo qabiilka markan oo kle ayuu wax tara lkin markii leysku dilay waa khatar
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
JARMALKA MA JOGAAN MIYA DAD MASULA MEXEY TAHEY WIILKA JIRAN O JIDKA JIIFA
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 Ай бұрын
Kkkk imisaa dhulka jiifto. Dal uyo dibad ba.
@duceysanali9024
@duceysanali9024 Ай бұрын
Ma keligiisa mooda. Wiilal. Badan. Aya jiro. Xaladas ku jira. Ilahey ha caafiye
@omermhd985
@omermhd985 Ай бұрын
Illah ajar iyo xasanaad kaa siiyo sharta alle hakaa qabto suldaan daahir
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Ай бұрын
Iyo isku dirka iyo kaladilka umada soomaaliyeed ayad ku sifowden.
@FutoXar
@FutoXar Ай бұрын
Qabiilka wuu ku raadinayaaye xuman muu samayn hada
@aliliibiya1663
@aliliibiya1663 Ай бұрын
Mesha aduunka laga heli karo medico fiican iyo medicin lacag la aan ah o kaliya wa Germania 🇩🇪 americanka ayaa Germania daaweyn u so raadsadaan ilaheey ayaa dawo laga helaa e Allah ha u Caafiyo mamada wiilka
@SahraAli-qf5te
@SahraAli-qf5te Ай бұрын
Subxaanallah odeygaan waaba qabiileeysti weyn walee kuma imaado maxkamad maaba ahaan acuudu
@duceysanali9024
@duceysanali9024 Ай бұрын
Qabiil sow kan mamul goboleed. U sameeysaney. Oo calamo. Kala duwan heysno . Maxa ku Jaban. Taas. Hada. Ehelkeeda heleysaa Oo u guurmanayo Dahir. Ilahey baa somali u so direey. Cimrigiisa alle raaajiyo. Howsho hayo. Nin qaban karaa maleh
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
ILAHOOW U CAFI HALO GURMADO
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 Ай бұрын
Ninka kaliya soomaalida fahmey waa daahir calasow....
@Amineta.0
@Amineta.0 Ай бұрын
Nuux jibraahiil ibraahiim weeye waa dad kayaqaano oo mj eh
@alimohammedibrahim3165
@alimohammedibrahim3165 14 күн бұрын
Legend
@saladoci7314
@saladoci7314 27 күн бұрын
DAHIR xagee kajoogaa jarmalka
@nazrafarah5342
@nazrafarah5342 Ай бұрын
Dahir guuley so
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
DAAHIROOW....SOMALIA MA KENTID,LACAG IN LOO URUURIYO.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
MESHA KELIYA U DAWO KA HELI KARO WA YURUB OW SHARCI WEYN KU LEYAHEY WA IN HOYADA LA KENO
@Niceone_love
@Niceone_love Ай бұрын
Ninkan waxaad moodaa dadka inuu wax ugu qabto inuu qabiiladooda iyo dadkooda duro oo uu isudirayo waa ninkii layiri masaajidbuu dhisay hadana kuxaaray dadka uu isleeyahay bahdil dadkay wax dheeryihin uu ugu daranyahah hadi aad dad wax uqabanayso qabiilkooda kada iyo dadka ladhashay ee aad ceebahooda raadinayso guri walbaa dadxun iyo dad wanaagsanbaa wada jooga asaga hadu arkaa qabiilkiisa qofka uwareysanayo haday ceeb kasheegan wuu daboolaa anaa dhameynayu dhahaa dadka kalana suu ubahdilu dadkooda iyo qabiilkooda dabagalaa ajarkaaga waa ninkii masaajidka dhisay kuna xaarey qofka ceebtiisa astutaa Alle ayaa asgana ceebihisa asturaya
@owliyo1218
@owliyo1218 Ай бұрын
Kan ajar heli mayo waa shaydaan dadka looso diray
@aminasalad7410
@aminasalad7410 Ай бұрын
Wiilka quraan sara
@saladoci7314
@saladoci7314 27 күн бұрын
Sheeg meesha uu joogo
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Ай бұрын
Ilaah baa mahad leh
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
SHARMA WUXU UGA EKYAHEY INDHAHA
@sadam1318
@sadam1318 Ай бұрын
ilahay ha ku caafiyo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WA RUNLEY HOYADAAN
@fardowsashiikh1217
@fardowsashiikh1217 Ай бұрын
Lkin daahir waa ceeb gabadha suaalaha hawydiinin
@cabduqaadirmacaani1532
@cabduqaadirmacaani1532 Ай бұрын
Ar maskiintaan waa gacan gashay hadda ayuu ka duuayo codka marba sheeko ayuu u galaa kadibna maamo faranko iyo sharmo boy ayuu u soo gelinaa
@jihaanahmeed6061
@jihaanahmeed6061 Ай бұрын
MAAD WADATAAN MAJEETEEN AFKA XUN WAX TAREYSAAN DULI YAHEY AFKA XUN FARANKO WAA CABTOIY
@cabdisudi7128
@cabdisudi7128 Ай бұрын
Quran saar ku eega🎉🎉🎉🎉
@Amineta.0
@Amineta.0 Ай бұрын
Ibitaal jarmalka xaqbuu ukeeyahey inuu Heli bilaash waaye xanaanadiisa dowlada jarmalka U awoido iney daweyso dibna usoo celineeyso Ku xuriirsha Qof Dabo socdo arimihiisana la socdo usameeya
@shamsoosman3058
@shamsoosman3058 25 күн бұрын
Nuux jibriil bay kutiri gabadhaan farankana waa Omar maxamuud
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WA IN OSPEDAAL LA GEYO OW QATO DAWOYINKA O LOGA QADO GURI LO SO SARO BASABOORKA KASIB HOYADIIS HALO DIRO
@Aaamina12
@Aaamina12 Ай бұрын
Dahir dadka qabilka hada kana dayn laha way ficnanlahayd
@SeyniibXuseen
@SeyniibXuseen 22 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@HaredDuale
@HaredDuale 25 күн бұрын
Hooyadaas ilaahow adigaa qani awood badan ahe dhibta uga gargaar iyada iyo wiilkeedaba
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
FRANKO WA MA XISHOTO 100 DOLAR AYEY WALASHEED KU SHEGATEY AQAS
@safiyoali3131
@safiyoali3131 Ай бұрын
Nuxjibraahil waa ibaahim jibraahil.wlagaraa
@laylaxuseen-i7s
@laylaxuseen-i7s Ай бұрын
Dadka qabiilkiisa haduuna waydiin siduu wax ku baafinayaa ilan lafba laf baa lagu kabaa dadkaa lagu baadhayaa baafin camal
@owliyo1218
@owliyo1218 Ай бұрын
Ina adeer muhiim ma ahan waxba iska galin haday yurub maxamed bare iyo naagtaan
@SeyniibXuseen
@SeyniibXuseen 22 күн бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤️❤️❤️🤣
@TimmiSG256
@TimmiSG256 Ай бұрын
😢😢😢
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 Ай бұрын
Daahir dadka dhiban haku tiiqsan tiiqsan.
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Ай бұрын
Masha allaah daahir calasow cadowgaa cajabo❤❤❤
번쩍번쩍 거리는 입
0:32
승비니 Seungbini
Рет қаралды 182 МЛН
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
WAALI CAS! NIN QUDBISIRO IGU QABO ITIJABI MAHARKAYGA WA 30$
30:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 216 М.
KIIS LALA OOYAY WUU I KUFSADAY AYEE DHAHADAY WEY XIRTAY NINKEEDA WUNA WAASHAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
30:13
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 32 М.
Raga iyo Dumarka kee Qiyaano badan waqtiga Shukaansiga?
50:39
Universal TV
Рет қаралды 8 М.
GABADHII KAAMERADA LOOGU XIRAY MUSQUSHA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
22:59
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 16 М.
KIIS ADAG AABO INKIRAY WIILKIISA OO MAGAFO GACANTA UGU JIRO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
33:12
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 22 М.
KIIS 40 SANO KA HOR DHACAY AYAA HADA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
20:49
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 3,3 М.