FARXAD: WILKI SOS KU KORAY OO WAALIDKISA HELAY IYO ARIN KALE

  Рет қаралды 64,945

Live ka maxkamada

Live ka maxkamada

Күн бұрын

Пікірлер: 246
@Assa-t1z
@Assa-t1z 2 ай бұрын
Aniga wiil udhalay howrar same wuu iga saqiray Masha Allah cabdi Nasir nasiib ayad ledhay allha kuu siyadiyo wiilka wllkaa ah wad isku egtihin hoyadaa allha unaxaristo eedo
@Mazim107
@Mazim107 2 ай бұрын
Amiin wll
@amaalxaashi3913
@amaalxaashi3913 2 ай бұрын
Mashallah wiikaan dhiranaa wa wiil aqli badan Mashallah gesiya😢 dadka qar maha wa wiil adag nolol adag so maray hadow helay rerkisa wa alxmdulilaah 😢
@BushraArab-x5o
@BushraArab-x5o 2 ай бұрын
Masha allah hadu helay reerkiisii. Allah ku barakeyo. Waxaa tahay abaha umadaa somaliyed isku keene. Waa kaan. Abo. Daahir. Cabdule. Calasow. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saynabjama8160
@saynabjama8160 2 ай бұрын
Ilmaha markay lumayaan ilahay wuxuu u ekaysiiyaa dadkiisa
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc 2 ай бұрын
Maashaa Allaah maamada kheyr fara badan Allaha siiyo hooyadii dhasheyna Allaha u naxariisto jazakallaahu kheyran maama cabdinaasir qalbiga Allaha kuu dhayo reer abtigaana Allaha kuu saqiro❤
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
CABDINASIR IYO FOWSI IYO INTA JOGTA SOOS WA ILMAHEENA👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴
@abdulali8822
@abdulali8822 2 ай бұрын
❤❤❤
@XOG_GOOB
@XOG_GOOB 2 ай бұрын
Daahir calsow wa bini aadam wuna qaldamaa inta uu. soxo ayaa ka badn Sharf kor kaaga ha ahato shaqda ad u hayso umadaa
@caqlicade534
@caqlicade534 2 ай бұрын
Maasha Allah Hambayo cabdinasir ader horey u soco
@hassanahmed1460
@hassanahmed1460 2 ай бұрын
Walaahi aad baan u farxay, Una qiirooday, wiilkaan Allaha u sahlo reerkiisa.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
AABO DAHIR WA BOQORKA SHANTA SOMALIYEED ABAHOOD👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 2 ай бұрын
Xitaa Gabdha waa isku egyihiin manshalh ilahay baa ku mahdsan war daahir good job sxb jizakalah
@ShamsoMaxamed-q3v
@ShamsoMaxamed-q3v 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤cabdinasir hambalto qoskaga heshay farid ba tahay
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 2 ай бұрын
Masha Allah Hooyadu Waa Gob Gobi Dhashay Waa Qof Aad U Wanaagsan Kheeyr Allah Siiyo
@xasankaafimaxamed1226
@xasankaafimaxamed1226 2 ай бұрын
Runtii waa far xad maasha Allaah, mida kale waxaa isoo jiitey kartida iyo aftahannimada wiilka dhallin yarada ah ee Soos kusoo koray hadana sidaas cod kar u ah asigoon Familkiisa lasoo korin!!! Maasha Allaah
@Hyatt1234
@Hyatt1234 2 ай бұрын
Ilaahay ajar iyo xasanaad hakaasiiyo daahirow wanaagaa aad samaynaysid wiilkana aad iyo aad baan ugu farxay in uu ilaahay dadkiisii tusay oo uu helay family kiisii waad kafarxisee ilaahay hakaafarxiyo aamiiiiiiiin insha allah wiilkaana ilaahay hakafarxiyo aamiiin
@IskutashiGuud
@IskutashiGuud 2 ай бұрын
lkin hooyadis iyo aabihis waa dhinten midna ma helin
@hawakiin6929
@hawakiin6929 2 ай бұрын
Mansha Allah waa la kala jaray waa wiil nasiib badan dahirow Allah ku xifdiyo waa wax lagu farxo ❤❤❤❤❤ ❤❤
@ahmedhanad96
@ahmedhanad96 2 ай бұрын
MASHA ALLAH ARN FARXAD LEH WAAYE WAXAA JIRA DHALINYARO BADAN OO WAALIDKOODA IS WAYAY OO KU XAREYSNAA XERADA XANAANEENTA ILMAHA EE SOS...
@Amalnuurabdullahi
@Amalnuurabdullahi 2 ай бұрын
Dahir wax Allaah kaaga baryay jala wacaalaa adiga iyo duriyadaada Xifdigiisa idin galiyo daahir adigo kale Allaah samaali ku badiyo dahir fariid inikaana Allaah kurbo inta ha ugu ekeeyo farxaad wartana Allaah ha siiyo aad ba ugu faraxay inuu walidkiisa helo
@Caliya7
@Caliya7 2 ай бұрын
Maasha Allaah, Aamiin.
@امناصر-ق9خ
@امناصر-ق9خ 2 ай бұрын
Mansha allaah tabaraka afkaga cano luuguqabay ilaaahayoow kuxifdi hooyadan soomaaliyeey mansha allaah tabaraka❤
@D.A.N.A.B
@D.A.N.A.B 2 ай бұрын
Alxamdulilah haduba helay walidkisa wa arin farxad leh arinta ay mamadasi sameysay masha allah👸🏼
@sahrahasan1980
@sahrahasan1980 2 ай бұрын
Walahay waan oyey waa hoyo wanagsan ilahay haisku barakeyo ❤❤❤
@kiingeesay1341
@kiingeesay1341 2 ай бұрын
Masha allah mamada qeyr ale ha siiyo hambalyo walalkey cabdinaasir daahir ajar ale hakaa siiyo familkaan aad isku heshay 🎉❤
@HudaOnline-mj1jz
@HudaOnline-mj1jz 2 ай бұрын
Mansha allah mama luul iyo ilma cabdi waa reer fiican caruurta uu dhan ayuu igyahay
@abdidaahirmahamed2032
@abdidaahirmahamed2032 2 ай бұрын
Daahir keep going walaal❤❤❤❤❤
@hassanahmed1460
@hassanahmed1460 2 ай бұрын
Team dahir alasow, waa dad team Xarfaan ah iskuxeran, xataa way isku camirayaan, waa dad is fahmay, I like them.
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw 2 ай бұрын
Masha allaah Welkan iyo gawartan waa isgugu eegyahin
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 2 ай бұрын
Way isku eg yihiin si fiican ilaahayow maladeena ha xumayn ilaahayow cidiisa u sahal
@IfraaxXasan-n1d
@IfraaxXasan-n1d 2 ай бұрын
Inaanka yare waa fariid waaan ku faraxsanahay in wuu helo reeeerkooda
@KhadraAli-sr1rx
@KhadraAli-sr1rx 2 ай бұрын
Mashallah ninka yari fariid sanaa
@LibanmuseHassan
@LibanmuseHassan 2 ай бұрын
Alx aad ayaan ugu farxay allahayoow inta kle ee familkooda kamaqanyahy usahal
@naimomohamed3787
@naimomohamed3787 2 ай бұрын
Masha allaah ilahay kheir ha siyoo maamada boqorad waaye wallaahi waan ok yey
@shamsoosman3058
@shamsoosman3058 2 ай бұрын
Wiilkaan geesi waaye caawa farxad baan la ooyey
@JaweeriyaAli-d6b
@JaweeriyaAli-d6b 2 ай бұрын
Maashaa allaah waa family fiican❤❤❤❤❤❤
@maxamedciisexirsi8692
@maxamedciisexirsi8692 2 ай бұрын
Msha alha alle ha u fudaydiyo waryaa dadkaagii waad heshay ciyaal sos ha ku noqon
@AmiiraAli-o4h
@AmiiraAli-o4h 2 ай бұрын
Allah ha usoo sahlo, laakiin dna hala qaado
@theunseen-ow9gh
@theunseen-ow9gh 2 ай бұрын
Maasha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤warfarxadleh❤
@sadiyaisman
@sadiyaisman 2 ай бұрын
Masha Allah waa arin fican wllhi dahirlaandiisa abaar waaye social media 😊
@muhaajir77
@muhaajir77 2 ай бұрын
*Masha allaah waa arin farxad leh ilaahayow isku dhiig ka dhig dhamaan dhalinyarada aan familka heeysanin ayagane allaah ha usahlo*
@GareenMedia
@GareenMedia 2 ай бұрын
Masha Allah, wallaahi waan ilmeeyey sida ay hooyadan u hadashay. Allaha xafido iyadana.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
HOYADAAN WA GOB👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴
@NimcoUmmuxabiib
@NimcoUmmuxabiib 2 ай бұрын
Gabadhey isu eg yhn wlhi❤❤❤❤
@mohammedahmad3765
@mohammedahmad3765 2 ай бұрын
Daahir Sacad Hoyadis waa fadumo sheekh Yusuf kownnin Waana faraci xasan oo ah wiilki fadumo rasuul.
@farahali5134
@farahali5134 2 ай бұрын
Masha Allah guuleyso dahir
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw 2 ай бұрын
2 wiil waa walalo ee dahir arimahan waxad ku helesaa dami dhaaf ee qeer alle ha kuseyo
@anascabdiqani
@anascabdiqani 2 ай бұрын
Allow curudka ku ciil tiiro dahiro cimrigada dheerado ❤❤
@Labwa313
@Labwa313 2 ай бұрын
Waan farxay willkan inu dadkisi helay
@atharhassan9373
@atharhassan9373 2 ай бұрын
Wallahi Jariiracaa igu diday markii aad Soo saartay sawirka, Waa iskumid labada sawir, Cabdinaasir ha ogolaado DNA ga hana loogaqaado walalkiisa u eg,
@ZahraAbdullah-nx1lt
@ZahraAbdullah-nx1lt 2 ай бұрын
ALXAMDILLAAH HADUU HELAY REERKIISII WAA WIIL FARIID AH ALLAAH HAYSU XAQIIJIYO
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 2 ай бұрын
Daahir calasow waa libaax Maanshallaah
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 2 ай бұрын
mansha allah cabdinasir hambalyo ale murugta haka dul qaado❤❤
@Nuurashiq1272
@Nuurashiq1272 2 ай бұрын
Masha Allha wa hooyo iyo carurteda wada wanagsan ❤❤❤
@HamseHamse-s9q
@HamseHamse-s9q 2 ай бұрын
Masha Allah. 🥰🥰🥰🥰🥰❤️ ❤❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@shukriali5770
@shukriali5770 2 ай бұрын
Mansha. Allah dahir khayr allaha ku siiyo C/ Naasir hore u soco
@awjaamacadhax1390
@awjaamacadhax1390 2 ай бұрын
Manshalaah cabdi naasin waa nin faytara
@Assa-t1z
@Assa-t1z 2 ай бұрын
Indhaha iskaga egtihin saaid afka wajiga Mel walbo alxmdulilah qofki ilaahey isku xiro wakaaas wiilkan waa wil Iman leh allha ku dhowro eedo
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 2 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw 2 ай бұрын
❤❤❤❤daheer waxatahay niin qalbi ficaan
@ahmedhanad96
@ahmedhanad96 2 ай бұрын
OMG WALAALKI IYO ISAGA AAD AYE ISUGU EGYIHIIN MA CH ALLAH WAXAAN AAD UGU FARAXSANAHAY WALAHI INUU ABDINASIR REERKIISI HELAY
@kiinciise
@kiinciise 2 ай бұрын
Maashaa allaah hooyadu qiimo badanaa daahir ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo farxad darteed waa la,ooyey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 2 ай бұрын
Mansha alaah guul iyo goba nimo waa isku qof kaliya
@SafiaKabail-p3u
@SafiaKabail-p3u 2 ай бұрын
Daahir waa dowlad daahir alaha xìfdio dambigiisa dambi waaridkiis alaha dhaafo
@AminaMahamet
@AminaMahamet 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤mashaa alaah
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash 2 ай бұрын
Waan ku faraxsanahay waana rajeyna inee cidiisa noqdaan Lkn yoosan ku fududaan dad baa jiro iyagoo waxba ku qabaneenin dhibka kaga sii daraayo DNA woxoona eheyn yoo amiinin
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 2 ай бұрын
Wiilkan cido fiican ayuu heley❤🎉🎉
@املمحمدالهاشمىالهاشمى
@املمحمدالهاشمىالهاشمى 2 ай бұрын
War dahirow d n a inan iska qadaaa raba kkkkkkkkk
@habibaomar8567
@habibaomar8567 2 ай бұрын
Mashaa Alaaha waa hoyo fiican
@hoyohabiba
@hoyohabiba 2 ай бұрын
Maasha allaah alxamdu lillaah hadii uu helay dadkiisii
@HamseHamse-s9q
@HamseHamse-s9q 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 2 ай бұрын
Abuukar suuxiye ma dhintay alaha u naxariisto
@mbirremfiqi5081
@mbirremfiqi5081 2 ай бұрын
Sheeko. Abuukar Macalin ayaa ilmo Sos ugu jireen miyaa veiw gii galay.. Dr Abukar baahi uu ilmiis ku qariyo maheyn Ilaahey ha unaxariisto.
@Assa-t1z
@Assa-t1z 2 ай бұрын
Allahu Akbar allow adaa mahad leh wan ogaay jirkeyga iishegaye wiilkan Inu ehen qof aan dad lehen oimesha la geyey alxmdulilah
@Cibado99
@Cibado99 2 ай бұрын
DNA SOMALICOURT😊
@ibrahimahmed281
@ibrahimahmed281 2 ай бұрын
Masha alaah wa hooya aad u feecan
@Magabade
@Magabade 2 ай бұрын
Daahir isagii baaba wakhtigii luminaya oo is xaqiijin buu galay hawshii wiilka iyo familygi khadka ku jireyba wuu ilaawey😂
@Deka_Khayre
@Deka_Khayre 2 ай бұрын
Asc dhamaan kiiski ugu quruxbadna weeye maasha alah
@MaryamHussein-d3m
@MaryamHussein-d3m 2 ай бұрын
Hooyo fiican waye wiilka dna halaa qado
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 2 ай бұрын
mansha allah ❤allahu akber
@MulkiCadaawe
@MulkiCadaawe 2 ай бұрын
Congratulations 🎉🎉🎉🎉 Abdinasir❤❤❤
@diishitaar9235
@diishitaar9235 2 ай бұрын
Asc daahir ma ogi in ad maqashay iyo in kalle waxaa xalay degmadda boondheere KU dhintay mama saafi Aabaheed Ee dhamaan maxkamadda oo dhan oo adiga oo daahir ah ugu horeeso u tacsiyeeya mama saafi iinsha allaah
@shukrishacni6666
@shukrishacni6666 2 ай бұрын
Haduuba walaalahiis helay cidkale uma baahno msh Allah ilaahow intii kala maqan isku keyn
@mustofahmad6091
@mustofahmad6091 2 ай бұрын
Wa hooyo fican siwanagsan ayey uhadashey
@Ghnivx
@Ghnivx 2 ай бұрын
Illaahry hausahlo rerkiisa waawiil yar oo mustaqbal leh oo quruxbadan
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 2 ай бұрын
Masha allh daahir ehlu janaa tahay😭😭😭
@2daysago_
@2daysago_ 2 ай бұрын
Calool jilcanidaa....daahir wuxuu qaso ayaa kabadan wuxuu wanaajiyo. Meel loo raaco ayaa lawaaye daahir.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 2 ай бұрын
Maya Waayahan Dahir Calasow Jid Kheyr Ah ayuu Sameeyey
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 ай бұрын
Allaah ayaa og qofku wuxuu yahay balse daahir ha u qiil samayn ninkaan umad sheekh iyo shariif leh ayuu caayaa aakhiro yaa kafurfuraya markay dhahaan illaahow maxuu nagu caayay
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 ай бұрын
Arka reerkii wuu isdhaafinayaa
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 ай бұрын
dahirow wiilka u dalab box ka candhuufta lagu riyado qof tegaya u dhiim deg deg ha lagu keeno half hour wwax ma cunayo mana cadayanayo candhuuftau ku tufaya qof yaqna u dir ha ku soo dhiibo dir hertage iska ilow kauwa kale ka fiican ugu dir sida 23 and me ugu dir taasa jaban qofka ugu dhow ayu utusaya weliba hada way kala shegan xaga hooyo iyo abee qofka wax isaga tihin marka u dir idinka qof dhioofaya ugu dira inta dalbtan sida loo samanayona u shega deg deg soo dhoofaya ha keni dir marka
@KowsarIna-k4l
@KowsarIna-k4l 2 ай бұрын
Aabaha ubadka somaliyed iyo hooyoyinka dayacan m.a daahir qeyr qabe
@saynabjama8160
@saynabjama8160 2 ай бұрын
Gabadhan waabu u egyahay iyadana sanka afka walaahi way isku ekyihiin
@naeimahassan9007
@naeimahassan9007 2 ай бұрын
Masha allah haanbaalyoo ayaan leeyaahy ❤😊
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Ilaahay haduu wiilkiinii yahay rabi haysukiin sikhiro oo isagana waaba ilaahay mahadii haduu reerkiisii helay
@ONKODHILAAC-f9l
@ONKODHILAAC-f9l 2 ай бұрын
walaahi hooyadani waa hooyo qiimo badan waayo sida ay u hadlaysaa waa wiilkaygii garabkiisii weeye
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 2 ай бұрын
Mash allah ❤❤❤
@Xasbunalahwanimcawakiilan
@Xasbunalahwanimcawakiilan 2 ай бұрын
Aad iyo aadey isugu egyihiin😊😅😢🎉😂labada wiil
@Deka_Khayre
@Deka_Khayre 2 ай бұрын
Hadal waka hore aboowe bal adna
@manshaalaahsheikhfadumo5997
@manshaalaahsheikhfadumo5997 2 ай бұрын
Masha Allan ❤❤❤❤
@woodhussein5710
@woodhussein5710 2 ай бұрын
Masha Allah
@miskicabdirahmanosman143
@miskicabdirahmanosman143 2 ай бұрын
Masha allah waan ku farxay
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 2 ай бұрын
Walaah waan ooyay
@Deka_Khayre
@Deka_Khayre 2 ай бұрын
Allah ya ramak habar yar abowe
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 2 ай бұрын
Kkkk adi asis wa wil caqli badan waxu yiri ani inan darod ahay ba la shegay wabo isla asaga sawirkan wale wil fariida weye ninkaan
@املمحمدالهاشمىالهاشمى
@املمحمدالهاشمىالهاشمى 2 ай бұрын
Mshaa Alha ❤❤❤
@salebanidiris-he1hg
@salebanidiris-he1hg 2 ай бұрын
Takhakhus waxan ku ahay isku eekaanshaha.reerkan Amar allergy labada wiil way isu eeg yihiin gabadhs aayada u ah waa gabadh gob ah waxay qiratay dhibka in ay qeyb ka ahayd wiilkaa illahay dadkiis ha u soondhaweeyo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
WA HOOYO FIICAN❤😭😭😭😭😭😭
FADEEXO AYAA KA DHACDAY MAXKAMADA CAAWA 10 NIN AYAA LAGU DILI RABAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
31:57
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 1,8 М.
Жездуха 41-серия
36:26
Million Show
Рет қаралды 5 МЛН
Thank you mommy 😊💝 #shorts
0:24
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 33 МЛН
PART 1/ DAHIR ALASOW MAMA FRANGO KENAY IN KIRTAY WIILKEEDA DHADAY MADHALIN
1:01:55
DAGAAL KULUL CANADA BOY IYO WALAASHIISA OO WAXBA ISKU REEBAN
1:29:20
HOOYO SOOMAALIYEED OO OOYIN 😭😭 KADIB MARKII LA CUNSIRIYEEYAY | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:43:15
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 91 М.
MAXKAMADA DAHIR ALASOW KIIS HOOYO IYI WIILKEEDA IS DAGAALAY ANIGA KUMA DHALIN WECEL AYAA TAHAY
1:16:08
MURUGO: AABE GABADHIISA 40 SANO XOOG LOGA HAYSTO
1:29:38
Live ka maxkamada
Рет қаралды 1,7 М.
KIIS MURUG BADAN WIIL ISAGO 3 BILOOD JIRO OO ISBITAALKA  SOS LAGA HELE  | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
47:22
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 58 М.
KIIS ADAG HOOYO INKIRTAY WIILKEEDA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:16:08
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 38 М.
Жездуха 41-серия
36:26
Million Show
Рет қаралды 5 МЛН