Mashaa Allah hambalyo qamar ❤ani reer xamarka arooskooda waaku heestaa Mashaa alah
@shukriwehliye129523 күн бұрын
Mabruuk Hambalyo Qamar samidaa iyo Igaarka Aroosayba Allaha isu barakeeyo walaalkey Cabdiraxmaan Xaaji Axmed Aan ka aqoonsaday meesha Mabruuk Makaankooda makaan kheyr Allaha ka dhigo❤❤❤
@Israa-fj5xj23 күн бұрын
Alahuma baarik qamar ilmahiina wa isku dardarsateen dadka kale wax mau reebin 😂😂😂😂
@dekosharaf682322 күн бұрын
Masha Allah mabruuk akhwaan guur qeyr qaba allaha kadhiga wiil iyo cano gabar iyo cano insha Allah ilaaheey habarakeyo arooska iyo dhamantenba
@Shamsocayni166720 күн бұрын
Masha Allaha tabarakallah Mabruuk Allaha isku barakeeya farxad kuwada noolada waligiin Aamiin yaa rabi 🤲🤲🎊🎊🎊🎇🎆❤️❤️👍
@user-nb5ey4hv4n23 күн бұрын
Maasha allah Maasha allah ❤❤❤❤
@ruumichannel23 күн бұрын
Man sha Allah tabarakalh alif alif MABRUUUK ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉 gurigii lagu nasta lagu nagada allaha ka yeelo
@Laylaabdullahi1231223 күн бұрын
qamar salama Caleykum maasha Allah hambalyo hambalyo illahay ha u brakeeyo guur ke ta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hodandahir811123 күн бұрын
Masha Allah ilahay ha barkayo reer cusub ❤
@user-uz6zt2ei3q21 күн бұрын
MashaAllah tabarakallah alle haysku barakeeyo reerka cusub🎉❤❤