Macqul maaaha ina dhho fananad ka wcn baa fanka somalida dhanka gabdhaha so martay ❤farxiya axmed cadawe fiska❤❤❤❤😢
@dayibibraahim10776 ай бұрын
Inanta hablaha eryatay
@zacki0015 ай бұрын
Waa u abtirisayee 😂 hada wiil octoper ladhoho aya lafaheedi qoraxeystay oo isku ekeesiyay
@HaniTaakow5 ай бұрын
@@zacki001😂😂😂😂😂idhaaaf
@Zariiic-s1x5 ай бұрын
😂😂
@LiibaanSaleebaan-ou8nv4 ай бұрын
Ani ahaantayda Hodan Abdirahman Lee ka hor marin Sababto ah Fiska fankeedi intuu dhexe unbu ahaa oo hada way dantay Lkn Hodan wali waa sideedii
@ZadaamIsmaciil-bk2ht5 ай бұрын
Anigo gaaadhi dhaweya wata oo ah u8998 ayaan ku dhagaysanaya suuqa gaaar ahan burji omar ilahay waxan ka baryaya in arsaqad dhanta isiiyo wadankana no hagajiyo waa haben jawigaygu fiican yahay heestana waxan udhagaysanaya jacayl iso maray ilahay waxam ka barayay in dhalinyarada sanadkan 2024 is fahamsiiyo wixii is dagalsan ba😢😮❤🎉🎉❤
@ZamiirCade-s2l5 ай бұрын
3 40 ban borama ku mirqamya gar ahan xafadaha far daha legend salan sare
@NimcoSharif-sh2mc5 ай бұрын
@user-yo9fm6ro8e wadka haku ilowo legend 😅❤🫡
@Nagma-1d2 ай бұрын
😂libax wn kusalamy
@710_TV2 ай бұрын
Sxb xaafadaha Beerta xoriyada ayaankaa soo salaamaya Alle ha ina siiyo shaqo dhaanta dhaqooyinka aan hayno oo dantu inagu qasbayso Aamiin
@xamdakayse2 жыл бұрын
19/12/2022 2:23 duhurnimo malin salasaa magalada hargeisa xasuus wiil aan yarantaydii is jeclayan ayaa dhagaysan jiray maxamed la odhan jiray Montana anoo dhar meedhaya ayaa dhagaysanayaaa 🥺🥺🥺
@axmedqadar6992 жыл бұрын
Aniga Ayo aha wilkas
@xamdakayse2 жыл бұрын
@@axmedqadar699 hye waa ku grty hhhhhh
@kingaizo98587 ай бұрын
1/July/2024 21:41pm. Monday hada dawaneyso Asc ,sthy, xlda kwrn , i hope your doing well, aan isku soo duceyno hada farintan furte. i wish all the best 🫶
@NimcoCabdiraxmaan-ff5ur6 ай бұрын
😢😢vj j j j z
@SiidCali-p3r5 ай бұрын
wcs zxp🙏🏾🙏🏾
@cabdibarrekooshin32765 ай бұрын
Still I am listening 2024/8/29 4:00am hargeisa somaliland farxiya fiska keep going on sis Noloshu Kuma xumayso
@Samiiroonlineofficial4 ай бұрын
Mujadii kal gacalkana an uso maquurte mcn may lahesaa axyaa erayo ilahoow jacaylka iyo farxada no siyaadi intaan haysanna sii yaaa rabie❤❤❤
@maxamuudaxmed53503 ай бұрын
Heesta caawa nasiib iigu so gashay anaga kalaa doranayna heeso
10sano baaka soonwareegty xiligeeybqaady best song 🎵 ❤
@shaaniqadarshaani56778 ай бұрын
Marna saan beey u cod iyo qurux badned hadana waa duqoowday waa carro adeg iyo camalkeed hadii wadku ku daayo gabowgaa ku dayeyn waa hubal wadku haku daayo fiskaay waxad tahay boqrada Codka qarnigaan xasuusta wanagsan waa mid farxadeeysan 🙏
@MohamettCabdi-z6n15 күн бұрын
Hestan aad ban ugu raxeysta marka dhageysanayo voice Amezing farxiuo fiska ❤
@hamseabdimuhumed7057 Жыл бұрын
Gabadh cod mcn buu Alle siiyey Mnsha Allah ❤
@ayaan-l2d3 ай бұрын
Wllhi Kama dalo dhageysigeda ❤️
@dayibibraahim10776 ай бұрын
Still who listening 2024 heeskan macaanka badan
@abdellahajji8664 Жыл бұрын
Still listening 2015-2023
@sudialibarre56805 ай бұрын
14_8_2024 Wan dhagesan Adunkan ku jeclahay waxan kusiiyey qalpi aan khiyaano aqoon Ilaahay ha iga kaa dhigo calaf ❤❤ salaadksta wan ku duceeyaa 😢
@SadamMohomoud5 ай бұрын
Gabar sidada u qurux badan kolay ka tagi mayo kasi kuna dayici mayo waxan idin rajanya wanaag walaal ❤
@sudialibarre56805 ай бұрын
Aamin wll ❤
@AbshirCali-k2x5 ай бұрын
2024
@Muna-yusuf4 ай бұрын
2024 /101 manta waxaan dareeemaya waxaa wanaagsan iyo xasuus manta Marka an waxa ka soo dareemo ❤
@BarwakoIsaАй бұрын
Farxiya quruxleey sida yareey ujaasto baan ka helaa
@SalmaanMaxamed-i1e2 ай бұрын
Heestii caruurnimadii❤😂😢
@MohamedAshkar-ep1ie4 ай бұрын
Tarikhda waa 7/9/2024 waxana laga yaba inay noqoto farinti udambeysi e an soqora hadii farintan kuso garta iso ducey wall
@Sharma-washington4 ай бұрын
Aamin wlh muraadkaaga allaha kuu fududeeyo
@MohamedAshkar-ep1ie2 ай бұрын
@@Sharma-washingtonaamiin wll dhamantena
@dahaboomaxamuud78883 жыл бұрын
2021 😍😍
@cosoblecade76684 жыл бұрын
Queen of thr voice
@AishaCanod432 ай бұрын
Saaka ayaan soo raadiyay anoo dremaYa JacaYL xad,dhaaf ah ilaahyow dartaa ayaan u jeclaady isaGa ka dhiG calafkaYga ❤
@AbdibasidMohamed-r1eАй бұрын
Aaamin wllo alle calafkaga haka dhigo❤
@ismaciilcadde70957 ай бұрын
Fiska 2024🎉😂❤
@MohamedAli-hh2kr3 жыл бұрын
30/04/2021 12:25am yaa ila daawanaya
@MaxamedlaascanoCaalim-ce9vv5 ай бұрын
Nice song 🎵 ❤❤❤❤
@abdirahmanmohamed53087 ай бұрын
Fiscal bworada codka❤ hees xsus leh
@Amiiirahmedali6 ай бұрын
Fiska 2014 waxa isoo diri jirtey gabr an is jeclen hadana 2024 gabrti 6 carur ah aya u jogta aniga waxeygi suliga aya qaba adun wakas 😢😂😂
@muncimali54836 ай бұрын
Meesha kakac walalo😂😂
@cayni15603 жыл бұрын
Who'se here on jun 2k21
@abdisalah15 ай бұрын
Nice song…..Caleek!
@ShaktoSacadАй бұрын
1:32 😢
@kingcanjeero202Ай бұрын
😢😢😢
@adanosman12685 ай бұрын
After 11years am here fiskay🥰
@ezmarkhan91973 ай бұрын
Fiska ❤
@AMIIN1224 ай бұрын
Still ❤ 2024
@updyrahmanadani18014 ай бұрын
2013 dhagysan jiry😢
@mmaliosman23326 ай бұрын
Lipaax heest wan kaa hyin king of the king supar Voico the best acter keep going Brother hallo the poeple somali Region awdal stest of somali🐓👈 oll commtic and like and sher al fanan Arka supporta please
Marka hesta so baxeyse waxan diganaye dugsii hosa laba iyo taban sana kabacdii ayan kudageysanii haya garissa aniko jamacad so dameye waqtika qurux lee iska qadani haya dalan yara an isku duceyna nin walba nolal qurux badan alla siya