FARXIYA FISKA FT MUBARAK OCTOBER | NALKA MAANKA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

  Рет қаралды 12,457,528

Waqal WStudío

Waqal WStudío

2 жыл бұрын

Farxiya Fiska Iyo Mubaarak Octobar
Nalka Maanka Daara
Erayada: Abwaan Shamiito
Laxanka: Mubaarak Octobar
Music: Ayuub Haaruun
Camera: Hanad Kaabe Iyo Mustafe Saleban
Editing: Mustafe Saleebaan
Soo-Sariidi Afro Waqal Furinle

Пікірлер: 4 000
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 2 жыл бұрын
Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan.🖐❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 2 жыл бұрын
Subscribes igu caawi zxp🤴🙏👸❤🖐🔔🏃‍♂️
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 2 жыл бұрын
Waaa ruun
@abdiwahaabmahmed1330
@abdiwahaabmahmed1330 2 жыл бұрын
Haa waa run lkn haddii aad ogtahy maxaa Hal ku keenly zxp 🤣
@yasminmohamed3374
@yasminmohamed3374 2 жыл бұрын
Xaa walahi
@hodanomar6442
@hodanomar6442 2 жыл бұрын
warunta allh hainaguu anfoco qur anka
@Kabtan.
@Kabtan. 6 ай бұрын
Waxaan hubaa inaa Heestan miraha macaan aad dib usoo booqatay☺️hadaa iga danbayso Like isaar🤞💯🌹
@hamzaabdi3609
@hamzaabdi3609 2 жыл бұрын
Farxiya fiska waa qof aad u qalbi wanaagsan qabiil iyo qofkan waa kaa yar yahay ma taqaano, keliya waxay eegtaa qalbiga wanaagsan ha yaraado ama ha weynaadee, keep it up dear fiska. ❤ 😍 💖
@iqroali3510
@iqroali3510 2 жыл бұрын
Dadka waxa kujira qof aqli bdn Masha allah waxgarad bthy
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Hambalyo 🔥
@mudathir1515
@mudathir1515 2 жыл бұрын
Madax isran tahy wll wx garad tahay wlhi
@nimcosiyad4858
@nimcosiyad4858 2 жыл бұрын
After one year qofku hdu is badalana wa si tuurtaa hhhhhhh
@mssqosol
@mssqosol 2 жыл бұрын
Waa run waa qof qalbi wanaagsan aan dadka yasin
@manker6445
@manker6445 2 жыл бұрын
Fiska dhuunteeda codka kasoo baxa ayaan ku baranay ee kuma baran waxa labadeeda lugood ka jira., Qof sinaysta, dadka Xanta, umaddana isku dira ayaa raba inuu gabar sharaf leh oo guur xalaala nala wadaagtay inuu cayaar ka dhigto. Guurka waa Faan, waa Farxad, waa ka Fogaansho Fisqi Hambalyo Fiska✌️♥️
@jooojjo1838
@jooojjo1838 2 жыл бұрын
Alla wanaagsanidaa ❤️🥰
@fatimarabi3754
@fatimarabi3754 2 жыл бұрын
Adiga okale dadka yakawada dhiga
@dahran9460
@dahran9460 2 жыл бұрын
Masha allah dadku san mawada ahan
@ubahtikle8944
@ubahtikle8944 2 жыл бұрын
Msha alh alh yasharfak ❤️❤️❤️
@NacimaNacnac-mi4hq
@NacimaNacnac-mi4hq 8 ай бұрын
1sano kadib ayaan daawanaya comantigaga isoo jiitay hno runtii qof fiicanbaad tahay
@abdinasirarraleh9754
@abdinasirarraleh9754 2 жыл бұрын
Heesa waxaa ka macaan qurankaa Fadlna ku dadaal inad dhageystid quraanka Fartaa Taag Qofkii ugu Racsan 'hadhafin sxb
@mahadabdilahi911
@mahadabdilahi911 Жыл бұрын
jaw markaad waalanayso waa sidan danbiga iskadaa neefyow
@hudamohamed1610
@hudamohamed1610 Жыл бұрын
mrka hadad sida u ogthy mxd u dhgysnysaa
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 Жыл бұрын
Mawduuc aan meeshaba ool yaad shirka la timi! Doqon ALLAH taqaan lagama gar helo ayaan maqli jiray!
@bashiircabdibashka
@bashiircabdibashka Жыл бұрын
Tt
@ridwaanmaxamuud8229
@ridwaanmaxamuud8229 Жыл бұрын
@@mahadabdilahi911 mmmmmmmmmmmm
@SiciidQaran
@SiciidQaran 2 жыл бұрын
Midkii u ooyay una murugooday adiga dartaa adigoon dunidaba iman jacayl uu kuu qabo dartiis waa Suubane Mustafa, Mohamed Rasuulkeena S.C.W maxad udiiday inaad ku salido ❤ 💖
@jibrilkayembe5338
@jibrilkayembe5338 Жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@cabdulaahigulub4420
@cabdulaahigulub4420 Жыл бұрын
rttfftit
@cabdulaahigulub4420
@cabdulaahigulub4420 Жыл бұрын
🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇴
@AliMohamed-eu1zi
@AliMohamed-eu1zi Жыл бұрын
Beenlow like raadis ah nabiga sharaftiisa maaha in hees la dhex keeno bilaa aqlaaq aan ixtiraamka u hayn nabiga(scw) baa tahay oo doofaar kalab ah ee kiketa aad nabiga ku raadsaneeyso jooji
@SiciidQaran
@SiciidQaran Жыл бұрын
@@AliMohamed-eu1zi nacas
@juhdimedia7725
@juhdimedia7725 2 жыл бұрын
Wax kasto la dhagaysto wax lagu raaxaysto wax U gu macan Qura an ka Kariimka ❣
@drhd1043
@drhd1043 2 жыл бұрын
Mxa hlkan ku keenay
@user-qw5dw1gk5d
@user-qw5dw1gk5d 2 ай бұрын
@@drhd1043KZbin mahaho
@abdirahmanhero4307
@abdirahmanhero4307 2 жыл бұрын
Farxiya fiska lama mid aha gabdhaha kale ee fanaaniinta ah, waxay isku darsatay, qurux, akhlaaq, iyo edaab wanaagsan. Hambalyo farxiya iyo saygeeda, Alle ha idin barakeeyo ♥
@maxamedmuuse7162
@maxamedmuuse7162 2 жыл бұрын
Heestani waaa copy musicedu waa heesti avdi karin ali shaah kula dhacoy ku dhawrtey
@maymunssn822
@maymunssn822 2 жыл бұрын
@@maxamedmuuse7162 copy maaha ee isku nin baa tumay 😂😂 wax hubso
@haboonaxmed5443
@haboonaxmed5443 2 жыл бұрын
Imisa raga isku mrty naag qrx Bdn lagama tagee.islaanta halaga Rbo innkayar
@taqwalaah5911
@taqwalaah5911 2 жыл бұрын
Qof edeb iyo xishood lahi fanaan ma noqdo
@CR71987
@CR71987 2 жыл бұрын
Quruxleey waaye sax masha allah
@maxamedamin
@maxamedamin Жыл бұрын
Heestaan waa hees mcn, balse waxaa ka macaan kalaam ka Ale subxanahu watacaalaal yaa su al ka qabah 👍💯❤💙💙💙💙💙💙💙💙
@barccccc
@barccccc Жыл бұрын
Dad badan ayaa xasidnimo iyo masyer ayaa indhaha karidey.. Ilaahay ka baqa haddi aaney dad caayin laandheere noqon mayaan.. Isku ku kalsonada oo aflgadada joojiya.. Hambalyo hambalyo hambalyo abwaan oktoober iyo farxia Fiska noolada. Qof aan qabiilkisa amba dadnimadisa ku kalsooneen ayaa dadka cayaa. Subxaan Allah
@apdirahmaanpaapoco2116
@apdirahmaanpaapoco2116 2 жыл бұрын
Farxiya fiska wlhi anba waan guursan lahaa, lakiin mubarak baa igaga horeyy. War wuxu qurux badanaa mansha allh 🙆‍♂️❤️
@dayibyare2035
@dayibyare2035 2 жыл бұрын
Sxp subscribe isar alle Haku xifdiye subscribe
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
inta og inay😂😂 heestani qarxi doonto like isaara, farxiya × mubarik 🔥🔥🥶 Afro waqal furinle studio 2m comin soon 🔜
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
Waa sax sxp waa huba mxa yeelay two legendary
@najmamohamed2282
@najmamohamed2282 2 жыл бұрын
Ana kula og😁
@xinyoweeine431
@xinyoweeine431 2 жыл бұрын
way qaraxdeiyba
@boqoradapuntland4985
@boqoradapuntland4985 2 жыл бұрын
meel kasta wd iiga hortimaada adu Garanmayo 😁
@abdawow7194
@abdawow7194 Жыл бұрын
@@boqoradapuntland4985 ❤❤😆😉😊
@waqalwstudio1967
@waqalwstudio1967 2 жыл бұрын
Wx kasta wxa ka mqcaaan Qura’aan ka alleh Ya igu rac san ✋❤️🔥
@wizhamzehodancade8147
@wizhamzehodancade8147 2 жыл бұрын
Masha allah
@saadaqmohamud2748
@saadaqmohamud2748 2 жыл бұрын
Wa run
@yahyeabdinor4200
@yahyeabdinor4200 2 жыл бұрын
meshan maxa ku keenay marka??? !!!!!!!!!!!!!!!!
@waqalwstudio1967
@waqalwstudio1967 2 жыл бұрын
@@yahyeabdinor4200 kaliya inan idin gaxeyoh dhankayoh khyr ka
@saludAka
@saludAka 2 жыл бұрын
You are not getting a like from me mate. Do your faith privately
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 2 жыл бұрын
Geenyo qurux iyo cod macaan badan koobsatay weeye Farxiyo. Qiimo badan adiga iyo seygaga barakuuba insha'allah.
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 2 жыл бұрын
@@cabdiraxman6731 waa macquul kii u horeeyey eed aragtay oo wanaag ah in uu yahay, lakiin intaas oo fal-celin ah in aysan wada xumeyn ayaan filayaa, Mahadsanid walal.
@nimcocali5057
@nimcocali5057 2 жыл бұрын
Cmdc
@muxudinjamal3032
@muxudinjamal3032 Жыл бұрын
war hees incod laguyeesho waxaa kafiican qur aanka incod laguyeesho wlh🥰❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Heesaha waxaa Ka MacAan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👇
@carabotawa
@carabotawa 2 жыл бұрын
Muhiim maahan da'da⛔️ Muhiim maahan colourka⛔️ Muhiim maaahan reerka⛔️ Muhiim maahan jeebka⛔️ Nolasha waxaa muhiim u ah Isfahanka✔️ Ixtiraamka✔️ Daneynta✔️. Qofwaliba qofkiisa Alle uga baryay❤️🙏.
@nasiiba331
@nasiiba331 2 жыл бұрын
Xaqiiq weeye aamiin wll
@badriaahmed318
@badriaahmed318 2 жыл бұрын
Intaasba qof aa ku nacy 😭
@anzalfaarax2376
@anzalfaarax2376 2 жыл бұрын
Aamin yarabbi wlhi taasana beyn aheyn teeda kale nabi mohamed scw asako ah 25jir ayuu guursadey khadiija oo aheyd 40 jir mark maxe dadk ugu mashqulayan lamanahan cajaaib 🥺😏
@bayaanjama629
@bayaanjama629 2 жыл бұрын
Saxix weye
@yaasmiinibraahim114
@yaasmiinibraahim114 2 жыл бұрын
Waa xaqiq midaas kugu raacsanhy
@hamdifarah7519
@hamdifarah7519 2 жыл бұрын
Ilahay muxu hibooyin badan iskugu daray gabdhan qurux cod halaasi ah jir qurux badn iyo waliba so jiidasho masha Allah waliga faraxsanow fiskoy❤️
@jihadahmed6676
@jihadahmed6676 2 жыл бұрын
WAA HIBO EEBBE BIXIYO SAY MAASHAA ALLAAHH FARXIYA FISKA WAA HALDHAA DUMAR
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 2 жыл бұрын
Masha allaah masha Allah illahey xaqa hana waafajiyo insha Allah Allaahuma Aamiin Yaa Rabi,,
@fahiima9374
@fahiima9374 2 жыл бұрын
hamdi farah haa walaal waa bureeqa fatxiya fiska abuurta ilaahay ayaa iska faro badan . Beri dhaweyd inay naaxdaan moodayey sowtan berigii ay heesta dadqalato qaadaysay oo kale noqotay
@boqran101
@boqran101 Жыл бұрын
Farxiya fiska yaan lagu mashquulin waa qof wanagsan ilahayow hablaha nasiibka u wanaaji❤️
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
ONLY 3 DAYS 1M Oscar kaa waqal ayuu u xidhan yahay legendary 🙆‍♂️😂❤🔥🔥
@AbdirahmaanPess
@AbdirahmaanPess 2 жыл бұрын
Sharma boy maad ialwday
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 2 жыл бұрын
@@AbdirahmaanPess sharma wa rab ma aha hees caadi oo murti ah
@AbdirahmaanPess
@AbdirahmaanPess 2 жыл бұрын
@@anushacharlotte7406 yaaa kuyidhi raabka ladhagysta somalida hesaaha ugu views ka yarlaba weeyane
@abdullahiahmedisse
@abdullahiahmedisse 2 жыл бұрын
Jacaylku ha guulaysto Farxiyo fiska boqorada codka iyo xaajigeeda ha guulaystan
@Xasnaa.
@Xasnaa. 2 жыл бұрын
Laga yaabee in uu yahay keedii saxda ahaa🥺 Jacaylku ma yaqaan da’ ma yaqaan qabiil, ma yaqaan midab. Ha waaro jacaylku. Hambalyo ayaan leeyahay ❤️
@abdiamare6487
@abdiamare6487 2 жыл бұрын
90 jir baa kuu diyaare ma guursanaysaa
@Xasnaa.
@Xasnaa. 2 жыл бұрын
@@abdiamare6487 90 bilyan ma haystaa mise
@Xareyd
@Xareyd Жыл бұрын
Aan ku salino nabigeena Mohamed caleyhi salaam
@munas_closetkenya
@munas_closetkenya Жыл бұрын
I don't know what this song means but I'll play it on my wedding day 😅 Love from Kenya 🇰🇪
@hodmanabdi6345
@hodmanabdi6345 Жыл бұрын
Yes thanks its lovel song 🥰
@AyaaNCizmaan
@AyaaNCizmaan Жыл бұрын
11😂​@@hodmanabdi6345😂
@BarkhadCismaan-ud6xp
@BarkhadCismaan-ud6xp 10 ай бұрын
Hh
@dirhamcumar2810
@dirhamcumar2810 2 жыл бұрын
Erayada ⌨100% Laxanka 🔊100% Muusiga 🎹100% Codadka🎤🎤 100% Labiska 70% Fiska % Mubarig keep going 🎵🎵🎵🎵🎶
@saidseeraarchannel9329
@saidseeraarchannel9329 2 жыл бұрын
Labis 70 waxa u tiri Waan iska Fahmaya
@amiinupdikadir9353
@amiinupdikadir9353 2 жыл бұрын
@@saidseeraarchannel9329 muxuu u udhi saydaw ifahansii 😀
@bahjomukhtar8738
@bahjomukhtar8738 2 жыл бұрын
@@amiinupdikadir9353 inanka labiskisa firi
@sahalosman4369
@sahalosman4369 2 жыл бұрын
Mabruuuuuuuuk mabruuuuuuuuk 🌻🌻🌻🌻❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@fananadodmacan769
@fananadodmacan769 2 жыл бұрын
Booqorka gabooye wooooow mubarak inader noolow dumashi faarxiiya soodhwooow dad wanag saan ayan nahaye
@abdullahiosman9163
@abdullahiosman9163 2 жыл бұрын
One thing. Fiska's voice is always top.
@titobkeren923
@titobkeren923 2 жыл бұрын
am from Eritrea and too much love for this song 💟💟💟❤️❤️❤️✨️✨️✨️👑
@saynabaybakar5687
@saynabaybakar5687 2 жыл бұрын
👪
@raam_____official6238
@raam_____official6238 2 жыл бұрын
Waxani hees maahe magac kale halo bixiyo another level weyaan two legends gold voice fiska♥️♥️♥️♥️♥️ Thnks team waqal dhamaantiin
@solostgen3862
@solostgen3862 2 жыл бұрын
Yarka Asagaba Nasiib leh Farxiya fiska Ilahay siiyay Masha Allah isku waara🙌🌹🌹💙
@saidseeraarchannel9329
@saidseeraarchannel9329 2 жыл бұрын
Ma aragtay Markasay isaga ka waalayan😆🤣🙈
@solostgen3862
@solostgen3862 2 жыл бұрын
@@saidseeraarchannel9329 Sax😄
@caydarouzmohamed4426
@caydarouzmohamed4426 Жыл бұрын
Tani hees waa dhaaftaY. Codka 10/10 Ereyada 10/10 Laxanka 10/10 Muuqaalka 10/10 Masrixiyada 10/10 Heer sare 💯💥
@muadanas5741
@muadanas5741 2 жыл бұрын
If they said MONEY is power.....Now we Say LOVE❤️ IS THE POWER no matter what they say about age..... its only Number.....
@fadumoxiddig5646
@fadumoxiddig5646 2 жыл бұрын
Uk
@nasrabare1813
@nasrabare1813 Жыл бұрын
Hhhhhhhhhh😂😂🤣🤣🤣🤣 yeah it's true 👍👍👍👍👍wlhiiiiiiiiiiii
@faarissahadiid9402
@faarissahadiid9402 Жыл бұрын
@@nasrabare1813 5j
@faarissahadiid9402
@faarissahadiid9402 Жыл бұрын
@@nasrabare1813 f0pppppp
@faarissahadiid9402
@faarissahadiid9402 Жыл бұрын
Ĺ
@abdikadirothmen.9822
@abdikadirothmen.9822 2 жыл бұрын
"Minute kaad maqnaataad Markiiba cidloodaa naftu murantaayoo Murug gashataayoo meeday meeday dhahdaa" What a song! Couple of the century, may lord grant them to life - together.
@aw-geeddishaambow9792
@aw-geeddishaambow9792 2 жыл бұрын
Waa mute ee ma aha murug. Waa mahadsantahay.
@abdirahimjama112
@abdirahimjama112 2 жыл бұрын
Say : may Allah grant them to life together
@abdikadirothmen.9822
@abdikadirothmen.9822 2 жыл бұрын
@Aw-Geeddi thanks bro.
@qali8884
@qali8884 2 жыл бұрын
Masah allah hamplyo hamplyo family qurax
@Walalomarchannel
@Walalomarchannel 2 жыл бұрын
Respect ✊ hadal nin wayn
@mukhtarmasoud6692
@mukhtarmasoud6692 2 жыл бұрын
Cudur daar qabiiliyo Miyaanu Caada Soomaal Caashaqu kawaynayn ❤ Sow Matihid Ruux Muhiima oo Macquuloo Mulkiyey Qalbiga Sow matihid Adu matihid Nalka Maanka daara🖤 Wada Nolaada oo Nabad ku waara❤⚘
@hopehope8368
@hopehope8368 2 жыл бұрын
Couple of the century , congratulations Farxiyo with your husband.
@korneylmohamed2579
@korneylmohamed2579 Жыл бұрын
Meesha heesta lagu qaadey ayaa aniga runtii si aad ah iiga dhex baxdey mnsha allah qurux badan hargaysa
@Wadani924
@Wadani924 2 жыл бұрын
Fiska waa dadka isku kalsoon ee aan u nooleyn dadka kale. Dad badan baa jira oo waxa ay jecel yihiin sameyn si ay dadka u raalligeliyaan. Hambalyo Fiska!
@Inantii_nugaal
@Inantii_nugaal 2 жыл бұрын
👏Kun iyo kow jeer Hambalyo,jecelku hawaro.from garowe😍farxiyo fiska quruxdii o qof ah qof qalbiga iyo qaluubta nagu weyn respect my queen❤💋
@anoah1517
@anoah1517 2 жыл бұрын
Masha allah 45 year old woman and 25 year old man just like our prophet keep going guys
@ibaadosheikh9196
@ibaadosheikh9196 Жыл бұрын
Who told you he is 25🤔😅
@maymunssn822
@maymunssn822 Жыл бұрын
@@ibaadosheikh9196 😂😂
@iriss723
@iriss723 2 жыл бұрын
Je voulais juste dire que j'ai connu farxiya fiska un certain temps que j'habitais à Uk sincèrement je n'ai jamais vu jusqu'à présent une personne aussi respectueuse à son mec. Jamais elle rigolais et plaisantais devant lui et mesurait ses paroles juste pour répondre si on lui adressait la parole. Mais dès qu'il partait elle pouvait chantait rigolais avec nous. C'était une autre personne...une femme comme ça je n'ai pas encore vu de mon existence. L'homme qui se marie avec elle a de la chance.
@bashirdidow4688
@bashirdidow4688 2 жыл бұрын
Xaqiq farxiyo waa qof wanaaga Ku suntaan guukedana gabadh bay utahay naftu qofkay naxriis Ka hesho ayay dugsataa teeda kale farhia waligeed xumaan lagma so warin wiilkaas yar waa nin qaliya o dad gob ah Ka dhashtay aan u duceyno reerka mubaarik yare ,sidaasu caan Ku yahay ,ii faraxsanaada qoyskeyga ❤️🙏
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
Waxan huba inad 3 mid ka mid ah qoralkeyga ku aqrineysid 1:- amusnan 😂 2:- jiiif 3:- kabo la,aan! Mid kamid ah hadan grty
@nimcocabdi7516
@nimcocabdi7516 2 жыл бұрын
Kkkk wlhy sadexdaba
@farhiyoali6941
@farhiyoali6941 2 жыл бұрын
sadaxdaba😁😂
@nasteexacabdiraxmaan5122
@nasteexacabdiraxmaan5122 2 жыл бұрын
Wllhi sax waye
@hannifomar6894
@hannifomar6894 2 жыл бұрын
Kkkkk sadaxdeba wan ahay kwrn.
@Sabriinasai606
@Sabriinasai606 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣 sadaxdaba faalalow maa thy🤣🥰
@_qumanaha
@_qumanaha 2 жыл бұрын
Hadad qoralkayga aragto igula sali habibkeni suubana ee 'MOHAMMED NNKH SCW'👍
@cabdiqanimaxamed6601
@cabdiqanimaxamed6601 2 жыл бұрын
Halaga daayo reerka arooska ah cajarafaynta somali waa somali farxiya iyo mubaarigna way isga yaan
@shaafisharaf8868
@shaafisharaf8868 2 жыл бұрын
Cududaarka caydiyo Miyaan caada soomaali Caashaqu ka waynayn Ninba tii cajabisaa Asagay la culustaha Ha waaro Jacaylku fisa iyo mubarak❤🙏
@nafisaahmed9310
@nafisaahmed9310 2 жыл бұрын
Age is just a number, congratulations Boqorada codka iyo seygeeda ilaahey haisku raajiyo familygan ❤🔥❤
@nasroxasan9112
@nasroxasan9112 2 жыл бұрын
Mansha allah
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 жыл бұрын
Ilmaheeda ayeeba isku fac yihiin wiilkaan. Ilmahaas ee dhashay maxee dareemayaan? Waa ceeb weyn.
@sacdiyoali2128
@sacdiyoali2128 2 жыл бұрын
@@waryaawariiri1812 oo Marka odoyaasha gabdhaha yar yar guursanyo lagama hadle maxa dumarka wilsha logu quuri la” yahay
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 жыл бұрын
@@sacdiyoali2128 Odayaasha guursado gabdhaha yar yar waaka soo horjeedaa. Kuwaasna badankooda waa odeyaasha dayacay ilmahee hore u dhaleen.
@naimihusein2263
@naimihusein2263 2 жыл бұрын
Fisk cod mcn hambalyo sis qof kista noo keenta madax ayuu noo saaranyahay
@abdikadirismail872
@abdikadirismail872 Жыл бұрын
am so proud of farxiyo fiska waa gabadh qalbi nadiifsan qofka labaad waxa weeye ahmed cali cigaal jaahilnimada somalida weey iska fogeyeen
@bobby7715
@bobby7715 2 жыл бұрын
The best person ever and the most knowledgable person and the most shy person of all allah created was our prophet Muhammad scw❤
@saadaqmohamud2748
@saadaqmohamud2748 2 жыл бұрын
Scw
@feisalfeizul9717
@feisalfeizul9717 2 жыл бұрын
Scw
@nanatihuseinkenya4105
@nanatihuseinkenya4105 2 жыл бұрын
plz nabiga meshan magacisa gadaa hada ilahay taqanid mukarka dhaxdisa kada subanaha plz
@omarabdi2233
@omarabdi2233 2 жыл бұрын
@@nanatihuseinkenya4105 shukran bro
@mohamedyusuf1730
@mohamedyusuf1730 2 жыл бұрын
@@nanatihuseinkenya4105 wn ku racsan ahy meel walba xata niikada vedioga esaga ikahoreya oo like radinaya😂😂 naga qabta qofkas
@Furtureleaders
@Furtureleaders 2 жыл бұрын
Her voice is always gold one of billions 😍😍
@harunmoge6278
@harunmoge6278 Жыл бұрын
Plywood I p00u766oo99
@FAIZA_OFFICIAL738
@FAIZA_OFFICIAL738 Жыл бұрын
Wow mashaallah what a voice I can't stop listening to this song fiska your really a legend may Allah be with you I know people judge alot but love wins inshaallah you will over come
@kingrashiid4212
@kingrashiid4212 Жыл бұрын
Her voice melted my heart 💓💓💓 queen of voice
@yousra52
@yousra52 2 жыл бұрын
Age is a number,the important thing is to undrestand each other💪🏻 congratulations farxiya fiska and her husband🥰❤🥺🥺
@abdiamare6487
@abdiamare6487 2 жыл бұрын
Oday 80 jira ma guursanaysaa waa kuu diyaare
@yousra52
@yousra52 2 жыл бұрын
@@abdiamare6487 i don't need it ok everything is fodder and i do not refuse my fodder😏
@kamelmahamud3038
@kamelmahamud3038 2 жыл бұрын
Lmaooo been badana kulaha age doesn’t matter , she can be his mom wtf
@yousra52
@yousra52 2 жыл бұрын
@@kamelmahamud3038 farxia she can't birth to this man mashquulka jojiya just say congratulations to our couples ok😏
@mayo8847
@mayo8847 2 жыл бұрын
Waaa habar dhiiga kajoogsaday wax ma dhaleyso
@cubaydhusen4669
@cubaydhusen4669 2 жыл бұрын
Queen always is queen 👸🏼
@cabdiqanimaxamed6601
@cabdiqanimaxamed6601 2 жыл бұрын
Mansha alah will iyo Cano gabadh iyo Cano bay Somalidii hore ugu Ducayn jirtay reerka cusub
@bashkabashka2360
@bashkabashka2360 2 жыл бұрын
1 million views great couple 100 /100 waan taageersanahay isku waara
@mariyosalad2076
@mariyosalad2076 2 жыл бұрын
Congratulations farxiya and her husband farhia has beautiful heart, beautiful body and gold voice still she is young keep up sis Never look behind go forward
@egsoltelkosuleyman3938
@egsoltelkosuleyman3938 2 жыл бұрын
No one
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 жыл бұрын
but it is wrong for her to marry a son she can bear
@dayibyare2035
@dayibyare2035 2 жыл бұрын
@@Somaliboy sxp subscribe isar Wan ku sraay
@deqadegan
@deqadegan 2 жыл бұрын
@@mohmoudabdi3552 who said
@falastinabdullahi315
@falastinabdullahi315 2 жыл бұрын
Waa runtaa
@itsmilee1
@itsmilee1 2 жыл бұрын
ha waaro jacaylku❤ farhiya fiska waa gabadh afgaaban oo miskiin ah allah haw barakeyo qoyskeda
@zayidabtidoon
@zayidabtidoon 2 жыл бұрын
1m views 3 days iskoorkii ma fahmin ayey jabisay wllhi❤❤❤❤
@oldsongs2233
@oldsongs2233 3 ай бұрын
Who is watching 👀 2024
@user-qw5dw1gk5d
@user-qw5dw1gk5d 2 ай бұрын
Ur mum 😂
@hanaaxmedxayaad8057
@hanaaxmedxayaad8057 2 ай бұрын
😅
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 2 жыл бұрын
May God open every door that is closed to you and replace your sadness with happiness Ameen yaa allah🔥🤲🏿
@siman111
@siman111 2 жыл бұрын
Aamiin
@axmednuurcabdi5439
@axmednuurcabdi5439 2 жыл бұрын
aamiin
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 2 жыл бұрын
@@Somaliboy subscribe waan ku sary🔥
@shafieabdirahmanabshir2468
@shafieabdirahmanabshir2468 2 жыл бұрын
Amen amen pro
@ayaanmaygaag1761
@ayaanmaygaag1761 2 жыл бұрын
Lamanaha qarniga noloda
@Saynababoqran
@Saynababoqran 2 жыл бұрын
Dhisma oo dhaqma fiska waa qof wanagsan k xishooda gabadha ❤
@user-gx6st1jp1y
@user-gx6st1jp1y 5 күн бұрын
Hesaha waxa ka fadle badan ke ku saliyo saliga nabiga scw😢
@ahmedyusufmursalmursal3596
@ahmedyusufmursalmursal3596 2 жыл бұрын
Heer sare sare aad u heer sarreeysa heestan arooska qiimaha badan MaSha'Allaah guuleysta...
@quruxdumar3317
@quruxdumar3317 2 жыл бұрын
Congratulations Mabruuk farhiya fiska and Mubarak to both of you 💖Age is just a number 🥰 keep going 🥰
@im616
@im616 2 жыл бұрын
Well said wllo
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 2 жыл бұрын
jaceylku ha waaro from Hargeisa. Jacaylku yaraan iyo waynaan makala laha. Hambalyo Hambalyo from Somaliland
@jaamacxuseenjaamac6347
@jaamacxuseenjaamac6347 2 жыл бұрын
Dadka Gabooyuhu waligood ba rabbiga fanka ayay ahaayeen. 💙💙 Isku waara. Heestu way igu socotaa ee intaa hadalka aan ku koobo.
@abdikafishire9162
@abdikafishire9162 Жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo kunjeer Hambalyo Allaha barakeeyo reerka aad dhisateen waxaan si khaas ah ugu Hambalyeynayaa Boqorada Codka waxaana leeyahay Guuleeyso Garabkiinana waanahay
@Saylacc
@Saylacc 2 жыл бұрын
Yaa Allah isku daaaa they're so beautiful together maa shaa Allah 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 2 жыл бұрын
Heestaan in Million Xireyso Inta Og Like ta ha iLa Dhaafin👍👈
@Kubutaaciofficial
@Kubutaaciofficial 2 жыл бұрын
Farxiyo fiska maa qof runtii dad ladhaqan fiican wali ma arkin iyadoo wax laga faafinaayo ama cid isku dhaganyiin waa qof runtii dadku u simanyiin heesaha ay soo qaadana wax badan ayeey dadka ku madashaan madaxaad noosaarantiin adi iyo xaajigaagaba Hambalyo Hambalyo isku waara
@mriodeeq1614
@mriodeeq1614 2 жыл бұрын
Macaan Macaan walee waan idin wata isku waara abid dooqo waa cajiib calafka waa wax alle qoray e ilaahey farxad badan ha idin siiyo
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
The chorus slaps so hard 🤧😔🔥 Fiska is the queen without any doubt. 🥰❤🔥
@sundus9947
@sundus9947 2 жыл бұрын
Husband number 10 pending
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@sundus9947 Am the next one boss 😭😂😂😂
@sahrabishaar5816
@sahrabishaar5816 2 жыл бұрын
Fiska Haybad Cod iyo Quruxba Rabi Wuu u Dhamays tiray ❤️💯
@mohamedjuneyd9372
@mohamedjuneyd9372 Жыл бұрын
Iskuwara hee hakalatagin 🤩
@mohamedyariisow6510
@mohamedyariisow6510 2 жыл бұрын
1m 3days another level
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 2 жыл бұрын
Love is love ❤❤Qof kastaaba halkii uu naxariis iyo jaceyl ka helaayo diintuna ogoshahay haloogu hanbalyeeyo. Somalidu horaa loo yidhi waa sunta hargaha "negativ " Illaahay hakaaga dhigo nin masuuliyadaa ka soo baxa jacaylna kugugu haba.
@bisharozpea3238
@bisharozpea3238 2 жыл бұрын
Aduunka qofka wax cusub la yimada Wala qadariya fiska my role model marka Da’dada gara no balan eh😀😀😄 Congratulations ki ugu dambeyey alaha Ka dhigo oktober adna ki qamar sugani uu kle ku dhlalin lhyd farhio allah kaga dhigo🥰❤
@faysalsaid4320
@faysalsaid4320 2 жыл бұрын
Anigu aad baan udoo dhoweeyey dhalintaan is doortey shacabka soomaliyeedna waxaan ka rajeynayaa iney ugu duceeyaan iskuwaaris ee eysan xaasidnimadii yuhuudnimada aheyd ee somali lagu yaqaaney eysan kala hor iman inshaalaah kheyr iyo Nalka maanka daara daara guul iyo gobanimo
@kaafimnur5698
@kaafimnur5698 2 жыл бұрын
3Days wan 1Million ma rumeysan Amazing song🎵
@somalilandpatriots2484
@somalilandpatriots2484 2 жыл бұрын
Mabruuk Farxiya iyo Mubarak 😊💖 Allah haysku kiin barakeeyo ❤️ farxad Abid Ku waara 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@sagalahmed9046
@sagalahmed9046 2 жыл бұрын
My bbe girl heesaha kuguma racsani oo waa danbi, laakiin waan jeclahay sida aad noloshada u wadato oo aad dadka iyo hadalkoda dan uga galin. Naag gesiyad ah ayaa tahay fiska waana kuu wada qirnay, hanbalyo to my brother and sister
@JimcaaleAhmedsiciid-nc8jh
@JimcaaleAhmedsiciid-nc8jh 6 ай бұрын
Her voice is alwayas gold one of billions❤❤❤❤❤❤❤2023❤❤2022❤❤Wxa kle weye hestni❤❤❤❤❤❤❤
@asadhagiofans2565
@asadhagiofans2565 2 жыл бұрын
1M 3 days another level.
@muna4626
@muna4626 2 жыл бұрын
Farxiya Fiska❤ Hambalyo qurux dumar, farxad waarto. Waa gabadh aan farxadeda iyo hormarkeeda qalbiga kaa jeclahay. Isha cadowga Allah kaa qabto.
@TM-do8xl
@TM-do8xl 2 жыл бұрын
Our role model team gabdho love i saara❤️🙏😁 hanbalyo gabdheena farxiya fiska afi saygaaga farxd ku noolaada abyo😍😍
@barccccc
@barccccc Жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo hambalyo boqoradda iyo Boqorka, best talents... Something special wooow
@zakariaabdullahi181
@zakariaabdullahi181 2 жыл бұрын
Just another masterpiece 🔥🔥🔥
@Somalikick8
@Somalikick8 2 жыл бұрын
Just age is a number Congratulations the best family in the somali 🥰
@qisaskadunida
@qisaskadunida 2 жыл бұрын
Wxd copy garaysay cristiano ronaldo old is number lkn wxa ha aminin e dhalinyaro nimadada wa in aad dadaalka naftada ku bixisa maha in ad islaanwayn ku ga qadato
@shukritahir5912
@shukritahir5912 2 жыл бұрын
Yep Just Age is A Number
@Somalikick8
@Somalikick8 2 жыл бұрын
Fiiri wll diinta inad qof kaweyn gursato ma diiday anaga diintaa raaceynaa hadey diintu ongolen ma guursaneyno hadii la ogol yahay wllo umada mxad karabtaa dookhooda
@nafteydaayhimiloyeelonafte7236
@nafteydaayhimiloyeelonafte7236 2 жыл бұрын
@@Somalikick8 Masha allah waa saxan tahay diintu ma diidin
@m0stf33
@m0stf33 2 жыл бұрын
Baw😂
@mohamedalfa2044
@mohamedalfa2044 2 жыл бұрын
Life is about LOVE ❤️ for sure.. and the age is just a number. F.Fiska we love you all huuno and congratulations for your wedding 💑 🎊 👏 💐 🥳 💖 ❤️
@abdifatahgerman3429
@abdifatahgerman3429 2 жыл бұрын
Jacaylku Wuu waaraa lkn kan jacayl maaha Adaa ku xiga is diyaari 😅😅
@naimamoha3903
@naimamoha3903 Жыл бұрын
Marna mar kamaa maramo marmo 😫🥺🤤
@faizaibrahim4850
@faizaibrahim4850 Жыл бұрын
How lukey is this man with this amazing smart kind tough loveing careing beautiful and talentfulle woman 🥰❤ mashallah, may Allah blesses them with good happy life togather, ameeen 🤲🤲❤🥰
@shugri.farahh
@shugri.farahh 2 жыл бұрын
She’s so beautiful and he’s the lucky one!
@ayaandheyman7190
@ayaandheyman7190 2 жыл бұрын
Fiska iyo Jacaylkeda Cusub Hampalyo ayn Leyahay isku waara Ubad khayr qaba kala hela ❣️❣️🥰
@dayibyare2035
@dayibyare2035 2 жыл бұрын
Wllo subscribe isar alle Haku xifdiye
@ayaandheyman7190
@ayaandheyman7190 2 жыл бұрын
@@dayibyare2035 waan kuu sarey bro
@beyenebogale4756
@beyenebogale4756 Жыл бұрын
Best Somali Love Music
@amish6567
@amish6567 2 жыл бұрын
Somatihid Ruux Muhiino🥺❤️ Oo Macquulo Mulkiyay Qalbiga Somatihid Nalka Maanka Daara Daara 🌼❤️♥️
@ENG_Mowlid_Hagiaden
@ENG_Mowlid_Hagiaden 2 жыл бұрын
BEST Couple in the world I wish you all the best No tribalism No age Just Love and happy life🥰🥰❤
@sahroali1499
@sahroali1499 2 жыл бұрын
Masha Allah. You so right.agree with you.
@muminochanel5191
@muminochanel5191 2 жыл бұрын
😘🥰😘😘🥰 waa saas
@ENG_Mowlid_Hagiaden
@ENG_Mowlid_Hagiaden Жыл бұрын
@@sahroali1499 Thnkz alot walaal
@ENG_Mowlid_Hagiaden
@ENG_Mowlid_Hagiaden Жыл бұрын
@@muminochanel5191 you're welcome sis
@shido436
@shido436 Жыл бұрын
@@sahroali1499 jt😢f
@kingmohasuubane308
@kingmohasuubane308 2 жыл бұрын
The best songs lamaanaha fanka Farxiyo fiska iyo xaajigeeda mubaarak October Ereyada 100% Laxanka 100% Music 100% Codadka 100% macaan waaye Ciyaaarta 100% Goobta 100% qurux waaye Runtii waa iga gadan tahay heestaan like ta kuqabo
@saidseeraarchannel9329
@saidseeraarchannel9329 2 жыл бұрын
Labiskana imisa siisay🤣🤣
@abdullahiyare639
@abdullahiyare639 2 жыл бұрын
Boqorada codka👸 iyo segeyda allah isku barakeeyo😍
@Garyaqaan244
@Garyaqaan244 Жыл бұрын
10M comin son
FARXIYA FISKA FT MUBAARIK OCTOBER | JACAYL DAACADA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:51
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,2 МЛН
Mursal Muuse - Dhexyar Official Music Video 2021
4:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 14 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 28 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 193 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 84 МЛН
Farxiya Fiska iyo Ilkacase Qays 2014 KABO HOO II KABO.webm
7:36
Aden Ali
Рет қаралды 1,9 МЛН
MAXAMED MAAME - JACEYLADA WAALIDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 82 М.
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25
Kaafi Studío
Рет қаралды 4,7 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
FARXIYA FISKA & FUAD CADE ASHQARAAR
5:55
Waqal WStudío
Рет қаралды 9 МЛН
ismail Dannan - Qushuuc official music video 2020
5:46
Ismail Dannan
Рет қаралды 15 МЛН
FISKA 2017 HEESTA NABSI MUQAL SHIDAN
6:35
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 10 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 749 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 962 М.
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 141 М.