Lkn wiilal badan oo wanaagsan aa kudaawada ogoow oo aay kamid yihiin aniga iyo asxaabteyda
@xaliimomaxamuud-b6v2 ай бұрын
M.a❤
@Fardowsosiyad-i4v3 ай бұрын
Farxiiyo anu waan gursaday igu so duce inu allha iwanjiyo reerkeyiiga
@AnisaxuseenHilowle3 ай бұрын
Waala yaal nosoo duceeya natiijada fasalka 8 aad baa maanta soo dhaceeysee in aan keeno natiijo aan ku faraxni 😢😊dhaman
@alicadaani13823 ай бұрын
allah natiijo aan kuwada faraxno hanasiiyo yarabi
@AnisaxuseenHilowle3 ай бұрын
@@alicadaani1382aamin ❤
@raxmiishchenal3 ай бұрын
Mid lagu farxo insha allllah❤
@Salmamohama3 ай бұрын
Natijada ugu sareso ina kenta ku rajeyna adi iyo inta kula mida insha allh
@KowsarCumar-p6c3 ай бұрын
Allah Wayne wax aad kufaraxdaan aYan idiin waydiiyey
@ladnaancabdirashiid50753 ай бұрын
Wllh ani xita waaa lay caaya lakiin hooyaday waxay idhahda dad ka xun waxa la tusa qosolkaga marka faraxiy wan ku salamay from hargeisa 🎉❤
@farxiyamuse25753 ай бұрын
Alxm muruga dheer kadib Wala faraxnay gushoda ilahy ha amansado. Saliga nabiga Scw. Iyo astaqfarta Walagu barwaqoba e assxabta farxiya tawakal iso duceya in ilhy cules ba I sarane IGA qaado quranka. Iyo astaqfarta saliga nabiga Scw I fududeyo walayalow iso duceya 40 qof ducadod Wala aqbalaye culesya badan ba I sarane 🙏🏼
@NaimoNalka-y8g3 ай бұрын
Farxiyoy ada manta magac leh is ku day in ad wax uqabato manta dumarka somaliyed wa dhiban yihin badankod wlhi wax un isku day hades ku so wacan nose badhig an cawine
@Salmamohama3 ай бұрын
Masha allh kheyrka waa kii so daho hibo cunuga yar alle haku cafiyo gabdha marekanka ka timidna ilmaha ka xanunsana alle ha ucafiyo
@HaniiiAbdirzak3 ай бұрын
mamo habeeey nolosha allha kuu barakeeeyo jihaan wax fican baad samayse😭❤️ kayd samaysta i.a wax walpa dhici kara waxa idin so gala bar dhigta🤝
@KowsarCumar-p6c3 ай бұрын
Allah habo farxiyo waa kujeclahay xafadeena waxay idhahaan wa gabadhii aad dhagaysan jirtay walaahi habo digriga waa cajiib
@Maryanruncabdirahmanfarax3 ай бұрын
Allhu akbar 🎉maxe kafaa idaayan in dadka lacayo wlh ani inta badan komanti ma qoro lkn waan dhagestaa
@sacdiyaomar47263 ай бұрын
Haa wlhi haa wlhi taasbiixda iyo ducada salada wanku dega wlhi salada mr mr iga taagto ceshaha malinki oo dhaan ayan taganahay daal cunu yar nuji haka sexde ayan dhaha wanba hurda 04:am ayan soo farista waan isku naxa wlhi tasa iga soo duceya in ilahey adoon cibadada ku ad adag ka dhigo yaa Allah
@sacdiyomursal1563 ай бұрын
Masha Allah sister hibo Allah ku barakeeyo adiga iyo caruur tada 😍🙏🙏
Allahuakbar Allahuakbar Allahuakbar adunyada ilahey hausiyadiya nicmaday heshay akhirana jana firdowsa allah geya ilahey subaxanahu watacalaa aya hori uyiri inna macal cusri yusra
@simanhirey32443 ай бұрын
Hibo mash Allah hadii dhibti kasoo gudubtay reerka gabadhadi iyo kaagi allah ha idin barkeeyo aniga KZbin furo isleeyahay hadii laisoo caayo waxaan kabaqa video ina ugu soo jawabo😂😂 dulqad maleh😂
@juweriyaismail58813 ай бұрын
Asc farxiyo waan ku salaamay masha Allah qof wanagsan aathy somali hadaa nahnay nafsi aanahesto lkn alle wa ujedaa dadkan hore usoco adi qisoyinka aa soo dhigto waayo arag aan kaqaaday si hada loofiriyo waa sax weena dhacan adi ahaan masha Allah saa ugu soo hadasho dhib ilahey kuma duso walashey ❤
@sacdiyaomar47263 ай бұрын
Farxiya tawakal ilaheyow kheyr fara badan ku sii waku jeclahay abaayo macan
@@nuurofaarax7940 5 bilood ayan so joogay Waa mel an nolosheeda jecladay Masha Allah
@MunakaafiAadam3 ай бұрын
Abyo maser noloshada ii wrn abyo
@MadinaaliAli-b5z3 ай бұрын
@@MunakaafiAadam aad aya ufican tahay inta ka arkay abaayo Masha Allah Waa mel qof wax haysto iyo kan faqiirka ku wada nolan karan runtii
@Siman22133 ай бұрын
Mashallah ugu dhambeyn farxad ee nagudhamate Alxm ❤❤❤
@abdirahmansalan15833 ай бұрын
Wlhi been ma ahan dadka hadalkooda waa xanuun aniga 2014 miyaa dhow ilaa 2023 ayaan is idhi waxa ka samaysay lkn hada haday wax kastoo ay sheegaan waxbo ma igaa gelin ayan daha because waxay raban inaad murugto so dadka ma la dhagaysto markad ayaga ka ag dhow dahay walaa farxa kaliga markad tahay ooy lkn malinkan oo sheegto dhibaatada ku haysto waay ku damaatay is ilaaliyaa gabdho 😊❤
@ifrahmuze35933 ай бұрын
waa ruun farxiya qof waxa jiira hadal iska dhahaya anan ogaayn dhibka hadalkasi qalbigaga u dhawacayo waan daremi kara aniga dhibato aflagado waa somary dadku waxay i dhahan waay cuqdadaysn tahay maa oga inaay iyagu i dhawacen anigo nin i dhabateyay umula caruurtaydi kaa maqan hadal naag edoday dhashay igu tiiri maalin an aad u murug sana 2011 walahi siidu i dhawacay aniga oog waayo dadka kaale haay cayan lkin iyada kaman filay iyado wakhtigu isugu tosan yahay igu diganaysay
Hibooy ilhy nolosha inta kuu hartay hakuu nuuriyo qaali ❤❤
@Xigma_3 ай бұрын
Farhiyo tawakal thanks wlhy shekoyin qurux badan bad noso gudbisa allah hanoka daayo ❤❤❤ shekoyin kaga wan kaga mahad celinaya❤❤❤nolow sister xasidka allah ka xijabo❤
@anabanabhassan75563 ай бұрын
Asc abayo farxiyo cadeey mashallah Mashallah Allah h ku xafido amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
@XabiiboCabdi-i8p3 ай бұрын
Wllahi hbo farxiyo tawakal qofka caynaayo Allah kacabsada👍
@FarxiyoAbuukar-nu2od3 ай бұрын
Masha allah ilaahey dabi dhaf ha uga dhigo ❤❤❤❤❤❤❤❤
@QotofUmmuSaad3 ай бұрын
Masha allah
@foosiyamaxamed4533 ай бұрын
Xaasha adi xuman ma lihid wixi xuman ku yeelana ayaaga xun farxiya hore u soco wllo ❤anaga ku jecel wllhi hal video aad leedahay xtaa ima dhaafo Hooyo karti leh baad tahay hadad youtube wax soo gali sheeko duub iyo caruur aad korineysid isku wado hanpalyo waxad tahy hooyo adag ❤❤❤❤🎉🎉 Ani 20 jira misana aniga dhan caajis iyo wahsi kama baxo hadda wax ka raaxo jecli Hooyadeyna alle ha deysteee wllhi waa qof karti badan 10 ciyaala bey bilaa abbo ku korisey ❤igu so duceeya hooyadey in alle wax dhiba usan tusin igana dhigo tii xajka geyn lahayd
@zamzam52553 ай бұрын
ILLAAHAAY HAA IDIIN HAAFIIDO
@sacdiyomursal1563 ай бұрын
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
@SaafiTifowxasan3 ай бұрын
Waw masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maxameddeeqodagan3 ай бұрын
Amiin❤❤❤ yarabi
@RayaanHonasti-i6e3 ай бұрын
😢😢😢😢 subxana allah abaaayo farxiyay walhi bini adan lama qan cin karo runtiiii kuwa caaay tamayo lug bey kuli yihiin ee allow noooxafid dumarkeena
Dadku kala naxariis badan😭💔alla ilaahow gabarta yurup joogta ilaahow ucaafi ilmaha qayr weyna kasii😢ilaahow caafimaad sii siniyad ah ugu duceeya inuu alle u caafiyo ilmaha ka xanuunsan yaa Rapi🤲🏾tan kale dadka markaa ubahantehe aan ku garab siin oo markaa guul gaarto geesaha kasoo istaaga waxba kuuma tarayan ee iska dhaqaajiya xoogaga iyo hantidaada lagugu rabaa🥹allow bila aadam hakuu Baahin🤲🏾😭
@SaynabMaxamed-cb9hi3 ай бұрын
Masha allah ❤❤farxiyo
@JdndHdjdjsn3 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@CaaishoMaxamad-o1s3 ай бұрын
Hibo m.a waa soo dulqaa datey❤❤
@FarxiyoAbuukar-nu2od3 ай бұрын
Farxiyo shugran
@UkunXilwa3 ай бұрын
Farxiyo iyo asxabta meshan jogto gurb qur an online laga barto ishega
@Foosrooble-lf4cv3 ай бұрын
Apaa ani xataa warapaa hadi lagu shego isheeg🥺
@FaisaBintuIsmacil-jo7yv3 ай бұрын
Alxm noloshay qof ma cayn ❤
@RayaanHonasti-i6e3 ай бұрын
Ax ax ax 😢😢😢😢😢😢😢😢 walhi waa qiso xanun badan runtiii lkn gadal ka guuleysteen allow barakey m.a 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@munoomar243 ай бұрын
Wcs abayo qaali jafitaanka aad an ujeclahay insha allh wan ka sugeynaa ❤❤❤
@Salmamohama3 ай бұрын
Wcs ❤❤ farxiya❤❤صلو علي حبيبي محمد صلي الله عليه وسلم❤❤❤
@Maxameddeeqodagan3 ай бұрын
Ma.❤❤❤❤
@Sucad-z2c3 ай бұрын
M.a nihayad farxadle wllhi😢😊
@FarxiyaMaxamed-g7x3 ай бұрын
M.a
@MunaMohamed-d8k3 ай бұрын
Asc hpo.xaji farxiyo wlh ben mhn anigaba sidas ayn ahy sudohdey halka ay ugy dhahdy ila io hda wn ilawi la ahy sixirley ay thy wilkeygh sixir ay ku heysata ado gajo io rafad ku samrayo hdi hdlka lagu dhaho side ahan lahed ila io hda ma ilawo wlh
@munakayf55023 ай бұрын
😥😥
@qadanmuuse93613 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@LadanYussuf3 ай бұрын
Alx❤❤❤❤
@ماریہعمر-و8ز3 ай бұрын
Habo farxiya aniga wa iska kajeclahy wallhi❤❤
@umumucaad40843 ай бұрын
Wlh qebta3 waa oye qebta 4 farxada rajena😢
@CaziizociiseCiise3 ай бұрын
Wa shekada kaliya ee lix 6 geeri ku jirto alahu akbar qalbiyada dadka waxbaa ku qarsoon
@zamzammohamed43003 ай бұрын
Farxiyo abyo india 🇮🇳 kaso salama 2021/& ban kula xarire ilaa hadaa wankula socda wanku salama inbdh ❤
@FarxiyoTawakal3 ай бұрын
Xbbti 💕 so dhawaaw qaali ❤️
@zamzammohamed43003 ай бұрын
@@FarxiyoTawakal Thnkz u xabibti snap dor jer kaso wac iga qabo please
@XamdiAxmed-q3u3 ай бұрын
Wcs abayo
@Sacdieee123 ай бұрын
😢😢😢walhi reer kampla 98%way nugu adagtahy sida uga soo kabsany carona vireska😢
@umumunasar123 ай бұрын
😢😢
@shokriibrahim23533 ай бұрын
asc farxiyo abaayo masar noogu umow way ku anfacaysa wn kus soodh wa weey n en naaa❤❤❤❤❤
@nuurofaarax79403 ай бұрын
Qaali anaa masar jecel ma isoo dhawaynaysaa
@DoolialiHusein3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@FatxiMaxamed-pf1qi3 ай бұрын
Asc
@zamzam52553 ай бұрын
DAADKA QAAR ILLAAHEEY KAMAA BAQAAN
@RahmaHassan-xf2nx3 ай бұрын
Walhi waa run tusbaxa intaa haysto najax aya noqonee qabow uska noqonee wixii ad hystana wan ku qancee wa qurxsnee ani i waydiiya wlhi waxa ad hysto oo nimca ah ma arkysid buuq cajis madax xanun inaa is nacdo ilmahaagi dhibsto odygii dhibsto adna dadka ku dhibsdaan lkn wax yarba ale haka dhigee hdaa tusbxa qabsto oo xataa 100 100 aqriso wlhi wa nafisee iskaa u qaboobee lkn waxaa shuruud ah yaqiin iyo inaa adooo maskxdada tam ah oo og waxa aqirinysid og oolasocdo maskxdada iyo gcntada isla socoto
@ikrancabdi94533 ай бұрын
Faataxada isoo mara muraad aan leeyhay inuu ilaah i aqbalo
@raxmiishchenal3 ай бұрын
Wllhi farxiya been maha waa qalbi jelecsanahay isoo duceee bal inaaa is adkeeeyo😂😂😂😂 youtubekane anaa is keeneee😂😂😂😂😂😂
@AzmaCabdi-qi8ku3 ай бұрын
Zxp kuli wa wada qabi jilicsanahy lkn ku tala gal cay iyo Amanba ina lakulanto xata qarba iska ka habaraya bila sabab 😂😂😂 lkn dhag ha dhigin hiigso hadafkaga
@raxmiishchenal3 ай бұрын
@@AzmaCabdi-qi8ku xbbti igu halee ayaga Hana hadal hayaan anagane korkooda guul ku gaareynaaaa😅❤️❤️
@AzmaCabdi-qi8ku3 ай бұрын
@@raxmiishchenal raxmay dadka lacgta laga sameyaba wa kuwa kugu mashqula kaliya tada firso
@raxmiishchenal3 ай бұрын
@@AzmaCabdi-qi8ku hyeh qalbi❤️❤️❤️
@faisafaisa90313 ай бұрын
Abaayo ruun hore usoco qof ku caynaayo hadad aragto waa qof noloshaada ka xun e dhag ha u dhigin e hore u soco nolol qurux badan kuu rajay naa
@YasmiinJaale3 ай бұрын
Habo an markag adi kug dhagesayo wab iskag tusbaxsad alx in soducey bls 😢dhamantin bls
@najmaaxmed27363 ай бұрын
First 1 one
@ZuheyraAhmedMaow3 ай бұрын
Subxana lash tabaraka lash sukyada isku
@Malxiis153 ай бұрын
Sasa shib isaga dhaha leigadheh😂🤣🤣🤣
@SeynabJibriil3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤Wcs❤❤mamo❤❤farxiyo❤❤❤❤❤m.a❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@shakirahhassan25253 ай бұрын
Habo farxiyo ii jwb shekadada pin into saar intii igu raacsan like
@Maryanjimcale-d8p3 ай бұрын
Abayo farxiyo waliigey qof macaayin hadana maya
@cawralacasoowe20723 ай бұрын
Farxiyo Abyo Lanbarkaga isheeg 😢
@FatxiMaxamed-pf1qi3 ай бұрын
Hawryr. Ree taleefonkaga isodir adigo mhdsn
@SaidoHassan-y1m3 ай бұрын
Wcs abaayo 😢😢😢😢😢
@UbaxMohammed-yl3kz3 ай бұрын
Haaa❤❤❤❤❤😊😊😊❤❤
@RaxmoAbuukar-l8v3 ай бұрын
Iso duceya40 qof ducdod waa la aqbala wll iso duceyaaa Murad ayn ilyahy inuu ilahe isahlo😊
@CaishoAxmed-g6w3 ай бұрын
❤❤❤❤😂😊
@Sankaxaji-r7g3 ай бұрын
Somali badanaa dulman dhibatadaa waa dhibatada somali ku jiran aaqiraa la aadaa qofkastoo qof islama dulmiyow ilmahaday ka jaran tahay